Casuumad lama dhihi karo tanoo kale# Ahmed Kediye walalkay qaaliga ah mahadsanid❤️❤️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 кві 2023

КОМЕНТАРІ • 117

  • @ikraammohamed3358
    @ikraammohamed3358 Рік тому +1

    Www m.a walashey gacan dahab habiba adow allaha kuu barakeeyo gacantada 🎉🎉❤❤❤

  • @halimaali431
    @halimaali431 Рік тому +1

    Asc Masha allahi alle ha idiin xifdiyo Xafidulahi gacantada alle ha ku barakeyo 🤲❤💯

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 Рік тому

    Maasha Allah baarakallah axmed kadiye yaa rabb

  • @nimcohassan2431
    @nimcohassan2431 Рік тому +1

    Masha allah qof ku dayasho mudan illahay hani xifdiyo adi iyo qoskaba ❤

  • @hodanhodan8863
    @hodanhodan8863 Рік тому

    Mash alaha wallshey ilahey haa ku xafiido dhamatooda caruurta ❤❤❤

  • @qadrakhalif2828
    @qadrakhalif2828 Рік тому

    Maasha allha tabarakalaah Xabiibo cadey ilahey ha ku xafido adiga iyo Familigaga ilahey gacantada ha ku barakeyo waxa tahay qof ku dayasha mudan abayo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤🤲🤲

  • @hodanqaali4919
    @hodanqaali4919 Рік тому +1

    Wlhi 1M iyo ka badanbad u qalantaa insha allh wad gaadhysaa

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому

    Manshalah❤tabaralah 😊Ramadan mubarak ❤

  • @zuzuqalanjocookingdecorati4886

    Mash.allh sis gacantada allh kuu barakeyo

  • @nuurjama
    @nuurjama Рік тому

    Mashaalah tabarakalah alleh haku barkeyo wlshy

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 7 місяців тому

    Masha allah illhy ha idin prakeyo fmily qrux bdan ❤

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf Рік тому

    Mashaa allaah tabaaraka allaah abaayo cabitaanada macmacaanka noosoo gali❤

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed8775 Рік тому

    Masha allaah gaccantadaa allaah kubarakeyo

  • @prinseszeynebhassan2018
    @prinseszeynebhassan2018 Рік тому +1

    Habiiba abaayo cunto karin miyaad soo barat maasha allaah nooga soo sheekee noloshaada ❤

  • @hodanahmed5845
    @hodanahmed5845 Рік тому

    manshalaha tabarkalah faiirid gobanimo iyo geesinmo .family ilahy xa kuu xifdyo

  • @meymuunahmed2870
    @meymuunahmed2870 Рік тому

    Masha allah illaahey haku barakeeyo

  • @haninora533
    @haninora533 Рік тому

    Mashallaah Tabaarakallaah ☀️🌻✨

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Рік тому

    Masha allah tabarakalah xabiibo abaayo allaha ku xafido❤❤❤❤🤲🤲🤲⭐🌙

  • @faadumoabdulleabdi9591
    @faadumoabdulleabdi9591 Рік тому +1

    Masha allaah ma u malenayo marti qad kaada mid ka qurux badan inuu jiro masha allaah

  • @asmahassan9093
    @asmahassan9093 9 місяців тому

    Masha Allaah si qurux badan baad udiyarisay

  • @madinhanafi9997
    @madinhanafi9997 Рік тому

    Masha-Allah allahuma barik.

  • @mariaawale9492
    @mariaawale9492 Рік тому

    Masha allah xabiibo gacan dahab ❤️❤️

  • @asmaamuktar8055
    @asmaamuktar8055 Рік тому

    MashaAllah casuumad qurux badhan waaye, 😘😋

  • @safiyaahmed4054
    @safiyaahmed4054 6 місяців тому

    Maasha Allah

  • @hannahaala5120
    @hannahaala5120 Рік тому

    Msha allah casuumad qurux badan ayaad diyaarisay

  • @ashahersi2521
    @ashahersi2521 10 місяців тому

    Mashallah allaha idin xifdiyo adiga iyo famikaga abaayo ❤️

  • @sulekam1806
    @sulekam1806 Рік тому

    Asc abayo gacantaada allah kuu barakeeyo you did good job cake iyo Custer ka noo soo gali in sha allah 🎉

  • @hodanhodan8863
    @hodanhodan8863 Рік тому

    Mash alaha casumanta aad ayan ugu heeleyeey❤❤❤😛👍👍👍

  • @qadiijomaxamedcilmi-eu5jd
    @qadiijomaxamedcilmi-eu5jd Рік тому

    Masha alaah abaayo wamahad santahy inta anala wadaatay shugran

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 Рік тому +1

    mashAllah tabarakaAllah

  • @tatl_jennie
    @tatl_jennie Рік тому

    Barakallah abayo hais cayumin anigo kala tahay🎉🎉🎉🎉

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 Рік тому

    Masha Allah illahay haku fududeeya

  • @drramloelmi3162
    @drramloelmi3162 Рік тому

    Masha Allah alahuma barik

  • @user-wl1fg2pv8y
    @user-wl1fg2pv8y Рік тому

    Maasha alaah tabaarka alaha

  • @hamdiabdirizaak3309
    @hamdiabdirizaak3309 Рік тому +1

    jazakallah kheyr

  • @marwayusuf830
    @marwayusuf830 3 місяці тому

    Masha Allah gaaru❤🎉

  • @user-kk9ms5wv7q
    @user-kk9ms5wv7q 6 місяців тому

    Mash allah hawo❤

  • @Manmah201
    @Manmah201 Рік тому

    Super woman ma shaa Allah 🎉❤

  • @aishahassan4772
    @aishahassan4772 Рік тому

    Masha Allah abyo

  • @mohamedkofiyad2807
    @mohamedkofiyad2807 Рік тому +1

    Kudayasho ayaad mudantahay adoo Hooyo ah hadana hawlo bdn isku haysa
    Garabkaaganu nahay marnaba a isdhiibin halkaas kasii wad horusocodkaaga Mom❤

  • @xiishkamas-qn2nd
    @xiishkamas-qn2nd Рік тому +1

    Mansha allah abaayo

  • @sucaadcali5758
    @sucaadcali5758 Рік тому

    Oh my God tan casumaad way dhaaftay yaa kula diyaariyey walaal

  • @mariglaire
    @mariglaire Рік тому

    Masha allah tabarakallah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maaido740
    @Maaido740 10 місяців тому

    Masha Allah qurux sis

  • @user-je9sd8ym9t
    @user-je9sd8ym9t 4 місяці тому

    ماشا ءالله تبارك الله ❤❤❤

  • @nstexomohmd248
    @nstexomohmd248 Рік тому

    Maasha allaah

  • @umufatmaabdullah9533
    @umufatmaabdullah9533 Рік тому

    Masha Allah abayo ❤

  • @zunduzosman134
    @zunduzosman134 7 місяців тому

    Mahadsanid sister

  • @AyaanAbduullhi-ei8ib
    @AyaanAbduullhi-ei8ib Рік тому

    Masha Allah abayo

  • @caaliyoaadan4717
    @caaliyoaadan4717 Рік тому

    Masha allaah ❤❤

  • @user-sf8qh3mj1z
    @user-sf8qh3mj1z 2 місяці тому

    Mashaalah ❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @shugridaahir5289
    @shugridaahir5289 Рік тому

    Masha Allah

  • @ahmedroble4864
    @ahmedroble4864 Рік тому +1

    masha Allah waa shaqo qurux badan hore u socodwanaagsan ayaan ku rajeynaa,
    magaceyga waa Shukri oo ku soo biirtay dawadayasha chanalkaaga😍

    • @Aragsame334
      @Aragsame334 6 місяців тому

      Isoobooqo aboowe😊

  • @sagalh6770
    @sagalh6770 Рік тому

    MashALLAH!

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 Рік тому

    Masha allah tabaarakalaah ilahey il jin iyo il insiba Allaha kaa haayo habaryar

  • @mariish429
    @mariish429 10 місяців тому

    Masha allah

  • @farhiyoabdirahman463
    @farhiyoabdirahman463 Рік тому

    Masha allh

  • @munishapea4425
    @munishapea4425 Рік тому

    Xabibo dhaar allh ayn kuujeclhy abyoo 🎉❤ geep going 😊😊😊

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 Рік тому

    Maasha alaah

  • @ifrahyassin8991
    @ifrahyassin8991 Рік тому

    Maanshaa allah ❤

  • @fatoumaaden198
    @fatoumaaden198 Рік тому

    Machaallah

  • @fartunhusen8020
    @fartunhusen8020 Рік тому

    Masha allah❤❤❤🥰

  • @maryanmaxamuudcumar6712
    @maryanmaxamuudcumar6712 Рік тому

    maashaa Allh

  • @ridwaanahmed2318
    @ridwaanahmed2318 Рік тому

    Mashallah

  • @samerasiciid53
    @samerasiciid53 Рік тому

    mashalhe

  • @hanefa283
    @hanefa283 Рік тому

    Magaaladee waaye❤

  • @asmahassan9093
    @asmahassan9093 9 місяців тому

    Masha Allh guul

  • @DeqaAbukarxasan
    @DeqaAbukarxasan Рік тому +2

  • @istarcadey5938
    @istarcadey5938 Рік тому

    Mar hore inaa barto UA-cam kaada ayaan is dhahay wlhi wax fcn kaa faiday manta bes kugu soobiray

  • @nadiifofaraax9053
    @nadiifofaraax9053 Рік тому

    Mnsh alh xbbti alle haku xafido wan kutagaree please cake noosogali

  • @hamdiabdirizaak3309
    @hamdiabdirizaak3309 Рік тому

    mashallah hapo nosogalii labaniiyada cake and bariiyaani riceska

  • @kadray8895
    @kadray8895 Рік тому

    good job sis

  • @Abshiroabdullhixareed-cb8th
    @Abshiroabdullhixareed-cb8th 11 місяців тому

    Asc walshay xabibaba cadow manta aya igu horaysa fidyowgan waxan isu maleya aniga inad idiyarisay gacantada alahakubarakeyo masha alaaah mahadsanid

  • @hanefa283
    @hanefa283 Рік тому

    Lkn siraha qaarkood kabood❤

  • @hassankaafi7959
    @hassankaafi7959 Рік тому

    Guuleeso

  • @user-nm9to8xb7n
    @user-nm9to8xb7n Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aragsame334
    @Aragsame334 6 місяців тому

    Abaayo isoobooqo😊

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 Рік тому

    Mashallah tabarakallaah wll alle haku barakeyo ❤ wn kugu cusbey ❤❤❤

    • @habibaaddow7868
      @habibaaddow7868  Рік тому

      Soo dhowow walal, allah haku barakeeyo adna❤️❤️❤️

    • @ummosaara580
      @ummosaara580 Рік тому

      @@habibaaddow7868 amin 🥰🥰❤️shukran wll

  • @hodanf2829
    @hodanf2829 Рік тому +1

    Maasha Allaah, beautiful gabar adag. Habibo Facebook baan ku arkay wiil page kiisa kusoodhigay oo dhahaayo gabadhan channel keeda hala booqdo. Markaas baan is iri gabadhan Habbiba deeni maahinoo😂 horay usoco wll

    • @habibaaddow7868
      @habibaaddow7868  Рік тому +1

      Haa waa habiibadiina abyo❤️❤️❤️😂😂 soo dhowow qaali❤️

  • @najmasaid883
    @najmasaid883 Рік тому

    Mashalah wlo fruits se udiyarise no so gali

  • @asmaamuktar8055
    @asmaamuktar8055 Рік тому

    😍😍😍😋😋😋

  • @samirehroblehyacoub5627
    @samirehroblehyacoub5627 11 місяців тому

    Huno waan sameye cakekan mais hostu kaa bislan

  • @ahmedgoodiryoutubechannel6079
    @ahmedgoodiryoutubechannel6079 Рік тому +4

    From Ahmed kediye

  • @mohajama7381
    @mohajama7381 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @hamdqhussein2104
    @hamdqhussein2104 Рік тому

    Maash Allaha 🫶👍👍👍👍👌👌👌

  • @yasminmohamed6924
    @yasminmohamed6924 5 місяців тому

    Masha Allah meel quruxbadan aa dakantahay. Ilaaheey ha idinku xifdiyo.

  • @samirehroblehyacoub5627
    @samirehroblehyacoub5627 11 місяців тому

    Maha talo isini walal

  • @maryaniddahmed7443
    @maryaniddahmed7443 Рік тому

    Cake gan no so gali abaayo asago cadiya

  • @ibraabdi5434
    @ibraabdi5434 Рік тому

    Abayo aniga wixii guriga joog at Waan kuu so share gareey ❤❤❤❤❤❤

  • @yasminmohamed6924
    @yasminmohamed6924 5 місяців тому

    Watching you made me stressed. Hooshan in an ani wado aan iskumaleyay

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 Рік тому +1

    mansha allah horeusoco

  • @ashamohamudhersi8867
    @ashamohamudhersi8867 Рік тому

    Shalayban kugu soo biiray

  • @shukrisheikahmedmursal5618
    @shukrisheikahmedmursal5618 Рік тому

    Mashaa Allah

  • @aql8881
    @aql8881 Рік тому

    Cadanka sidan wax Uma casuman sadex mar wax so dhigan miiska qof aan dhargin macmacaan miiska Uma saran

  • @fardowsa5117
    @fardowsa5117 Рік тому

    Abaayo bariiska noosoo gali

    • @habibaaddow7868
      @habibaaddow7868  Рік тому

      ua-cam.com/video/qLcvzfp5y-0/v-deo.html
      Waa kanaa mcnto❤️❤️❤️

  • @xaawomaxamud7362
    @xaawomaxamud7362 Рік тому +1

    Abaayo see sanboska lodiyaarsadaa waa idhicay iifaa iideey

    • @habibaaddow7868
      @habibaaddow7868  Рік тому

      ua-cam.com/video/pv_Dm_0Tprk/v-deo.html
      Waa kanaa linkigaan ku dhufo

    • @habibaaddow7868
      @habibaaddow7868  Рік тому

      ua-cam.com/video/N78iROU9BHM/v-deo.html
      Sidoo kale kan wa sambuus jabis

  • @luulabdi6273
    @luulabdi6273 Рік тому

    Sorry xabiibo haddan deris ama jaar kula ahaan lahaa waan ku cawinlahaa

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 Рік тому

    Aniga markaa hal qof bes xataa aan casuumaayo subixi markaa soo tooso ayaa kushiinka galaa😂waligey isma dhaho waqti aya heesataa 😅

  • @dahabarooble2844
    @dahabarooble2844 Рік тому

    Maasha Allah

  • @anababdi5307
    @anababdi5307 Рік тому

    masha Allah abayo