Waxan socda waa wax la doonayo in maamulka Ciro lagu fashiliyo waana arin ay ka danbeeyaan Muse Bixi iyo system-kiisi. Liyuuga waa inay xuduudaha soo xiraan.
Ilahay ha kala qaboojiy labada dhincba laba wiil oo somaliya ku dhimanay somaliyey caqligu ha idin shaqeeyo ilahay ka cabsada oo joojiya qabyalad plz one love
Dawlada Ogadenia ha ogaato Isaaq inu ka xanaaqsayahay Ahmed Abiye inu ka baxay MOU uu Somaliland la galay oo uu Dawlada Somalia 🇸🇴 laxidhay marka Dawlad Ogadenia waa inay hurdada ka kacdo oo Alshabab ka Somaliland soo dirtay aay soo afjaran
ilka damerad la sahansay ban maqli jiray, walle liyuu bolis wa la sahan saday abiy orom usii dhawrayeen ya dhankasta lagala waregay lagana hub badan oramkuna umo ogolo waxan hubka yar yar ahayn somaliduna hub wawayn ayey ku wada hubaysan tahay maxad samayn ina cagjarow hada ada is dhigtay iskuna tashan wayay markad uyartahay inad lasimanto ood hubkodo kale diyar satay ahayd iyaga ka gadataya iyo dibadba ka ken satayaba, waxay ila tahay raga Yan la halagin intas kasi badan ma xamili kare...
liyuuu boolidku waa qashin, waa dad aan somaliba ahayn, waa dad aanan ku dhaqaaqin go'aan ayaga ka yimid waa wada calooshood u shaqaystayaal aan lahayn damiir naxa, waxaan leeyahay dhulka halala simo
HADAY DALKA OGAADEEN WAX OGOLYAHAY TIRADA CIIDAMADA KALA DUWAN IYO DEREJOOYINKA HALOO SINAADO HADA HAL NIN OO DEREJO SARELEH IYO TIRO MACQUULA OO REER SHEEKH MEESHA KULEEYIHIN CAR HALA HELO
Ina. Cagjar cidanki iyo deganki isaga dhulka la galay o khain ah wana ilmo xaran xun ina. Cagjar mida kale cidanku yusan amar ka qadan ina. Cagjar e xabada ha ku bilaben koxda Argagixisada E hargaysa ka yimid
Ma waxaad leedahay aan ku dilee, aan gubo ee aamus maxaad u buunbuuniyeysaa liyuuga sawkii shalay dhegaha iyo naasaha dumarka ka jarayey ma kuwaas leedahay u aamus
Munafaqa Nustafe Cagjar aya ka danbeya o Cidanki Niyu bolis ayu gacmaha ka xiray isaga aya dhibka wada ina. Cagjar wilsha cidank Deganka isaga diday in talabo laga qado idor
Ethopia lagama ogola in hub lagu wadwado isaaq waxay ku qaldameen in ay dhibaato ka sameeyaan dhibaato Waa loo jeeda shacsbks deegaamka somalida ma hubaysns dowlad bay leeyihin Waxa dhibatada wada waa somalikand
Caqliga iyo diinta iyo damiirku ha shaqeeyo. Somaliland waxay laga diidey xidkii gumeysigu jeexay. Tan kililkana asagaa (waa Ingiriise) jeexay. Anigu waxaan oran lahaa: gumeysi warkii yaanaan ku habsaamine. Waxaynu beelo muslim ah oo Soomaaliyeed. War sidaan u wada noolaan jirrey ma u wada noolaanaa. Oo ma is ixtiraamnaa?.
illahey ka la qaboojiyee waxaa dhimanaya waa dhalintii somaliyeed dhibta dawlad deegaanka ka jiraa waxa weeeyi ciidanka new police oo aad moodo in dadka loo soo direy iney xasuuqaan dadkana dhibtii baa ka badatey waxana waajiba in layska celiyo
Hogaanki iyo maamul kale ba way laayeen, xadaaynti bay diiden, ciidan dawladed bay laayen. Ani mafahmin waxba khaldan. Meel ba AYZO lagaleeyahay. Cajiib
Ciidanka niyuu police ka qabiilkasto baa ku juro hawiye iyo darood iyo iyo isaaq iyo dir iyo garjante gardheere ayaa ku juro Marka ciidanka niyuu police ka ma ahan ogaadeen kaliya ee intaas qabiil baa ka buuxaan runtii
War baahin badan ayaan dhagaystay ilaa xalay lkn wali Madan arag nin sidaan usoo dhigay inta kahadlayo waa uun in fitanta horbodaysa allaha halaga cabsado Ayay fitanka hor bodin
ugadenow sidedqabiil isaaq ayaa degan itoobiya sure aya degan gadasan aya degan akhishe gurugura ciise samroon dhaman inta beelaha direed baa degan ugaden dhandhan xata nus ba kasoojeedabeleaha direed siday dna cadaysay oo walhaaya hadba manta ka dib beelaha direed waxay samaysanayan mamuul ka duwan kas itoobiya wa federal xaq bay uleyihin mamuulkooda samaystan wana ku jabaysan shaadhka dwwlada aadisticamasheen cajarna hada waxa la sheegaya in laga qadayo kursiga qofkaleloodhiibayopolicekiina hubkadhigis baalag u samanaya waa inoo taas iyo kamadanbasyti
Kula yaabi maayo oo ka ab ka aab bad gumaaysi kuso jiirtay ilaa awoowgagi lixaad gumaaysi bad ku wada dhalaate idinko maskaxda laydinka haysto bad dhalaten marka dadkan gumaysi kumaysan dhalan idiinko gumaysi kudhashay bad rabta inad gumaysi gaalisan dad xor ah
Wax beelo ah oo dagaalamay majirto jabhadii Arab ee bali gubadle oo ciidamo liyuu ah wax yeeleeyay was a arin siyaadadeed oo loola jeedo arimo kala duwan
MAANSADA TUSMADDA SOMALILAND: ABWAAN CALI HAYBE CIGE Maansadan magaceedu yahay; 'Tusmada Somaliland’, oo uu hal-abuuray Abwaan Cali Haybe Cige, ayaa waxa uu kaga warramaaya halgankii cuslaa ee dalkan loo soo gallay iyo sooyaalkii taariikheed ee ay soo martay bulshada reer Somaliland, waxaanu Abwaan Cali Haybe maansadan ku xusayaa in uu tebaayo Mujaahidiintii dalkan xorreeyey ee u shihiiday oo in badan oo kamidana uu maansada ku xusaayo in uu tebaayo kaalintoodii. Waxaanay erayada maansadu u dhigan yihiin sidan: -
Soomaalida kala tagtiyo Waxaan tusayaa khalqiga Colaad layskuma tudhiyo Wixii taf-wareeno dhacay Tan iyo lixdankii jirtada Nin tacabiray oo maqnaa Da'yare tahan uma ogee Aan taabtee wax iga qora Raggii tagay waayo hore Jihaadkii lagu tiriyo Waxaan tabayaa lixliyo Waxaan tabay Maxamed-Cali Waxaan tabay Xaamud iyo Waxaan tabay Shiine iyo Koosaar iyo tiirar jabay Waxaan tabayaa Dayib Waxaan tabay Haraggii iyo Waxaan tabayaa Mahdi Tebaye Gacma-dheere iyo Waxaan tabay Macalinkii Haaruun Geesigii ka tegay Waxaan Tebayaa Xuseen Talaabiyo may'e Sucuud Tabuhuu Haabiil yiqiin Waxaan tabayaa Libaax Waxaan tebay kaartadii Ayuub nagu toosin jiray Tebaye Siiraanyo iyo Waxaan tebayaa Obsi Koodbuur iyo tobankii wiil Turuqa kula baxay Askar Waxaan tebayaa xusuus Waxaan tebayaa rag baxay Tuurkii guusheena helay Waxaan tebayaa dablii Tamuuxaa lagu maslaye Qubuuraha lagaga tegay Waxaan tebayaa Magtii Tasow diyaddii maqnayd Timaha khalqigaa ka badan Tegaye halgankii ku baxay Tiriyo magac kuma saxnee Waxaan tebayaa xuskii Abaalkay noo tareen Tusmadan Somaliland Habeen taxtaxaashka iyo Siday nabaddani ku timi Targaafoow maad ogayn Nimaan odaygii ka tallin Talyani Ingiriis ku gallin Turkigu waayo ugu iman Tirtira iyo deda xasuuq Intii dhiig iga turqaday Tun iyo aargudasho iyo Tiirkii laga saamaxoow Tadhoogeediyo axmaqa Haddana tiiqtiiqsadoow Xornimo dhiigaa tiflehe Toogteeda nimaan u ridan Tuubada nimcada ah jaqow Taygiyo suudhka u xidhoow Tuduca murtidaa ku jabin Tuugiyo xilka Baarlamaan Adaa labadaba sitee Kitaabkaa lagu tuntiyo Tollihiyo wallahaad marteen Tudh buu wacadku idin siin Tallada qarankeed sideen Wakhtigu taash kuugu xidhay Tahriibi kuwaas lahoow Lafihii tuulnaa qabriga Ogow jesedkii isku tage Marxuun soo toosisaye Tabcada kugu leged xagluhu Tashoow male geesiyadu Taalliyo waxaan dhigi xuskood Taariikh aan been ahayn Ayaan baashashka ugu tixi Nacabka tuuraha lahoow Toorey iyo seefihiyo Tunkaan warran kaa ligligi Ayaxii tooreeyey duul Koronkorta uu toomiyaay Tagtada adigaa ku bixi Tafiirtii Sheekhu dhalay Tirtira duulkii la yidhi Waxaan tebayaa SNM Waxaan tebayaa dadkaan Dhamaan isku taba lahaa Calankan taagan ee xaqa ah Towxiidka kuwii sidee Tawbada ku hor kici lahaa Waxaan tebayaa cilmiga T'a iyo Alufkiyo Ba'dii Waxaan tebayaa baryada Tufkay culimadu lahayd Waxaan tebayaa saliga Tanbiihiyo kor u dhigii Waxaan tebayaa Suldaan Karaamo ku tiirsan iyo Tabsamo caaqilkii lahaa Taranta reerkiyo bulshada Tafiirta iclaamin jiray Waxaan tebay Awyaddii Tiriiga ifiyo maqaam Tawbiyo khayr noo lahaa Tirsiga nabigiyo bilaha Timekoodu markuu ansaxo Siyaarada loo tumoo Tuldaha loo gawracoo Taarkii baryadee Allaha Gacmaha lagu tuugi jiray Waxaan tebayaa gollihii Tiyaataradii fankee Hiddaha ku tiraabi jiray Talbiidkii abwaanadee Tixtixi jiray eray hal buur Waxaan tebayaa aqoon Talladu geedkay lahayd Waxaan tusayaa khalqiga Tartamaroorkiyo firqadu Toddoba laba lagu ambado Ayaa dhulka maanta timi Ta kaliyey guushu tahay Tubtii nabi Muxamed maray In aan ku tuntuunsanaa Waxaan tusayaa khalqiga Tan iyo Muqdishiyo halkeer Isku taga laba dawladdood Tareenkii shalay burburay Tu iyi tu-ba waw nasiib Tusaaleeyeye dhulkana Taakiyo maam baa u dhigan Tagtaye Somaliland Talaabo dib loo dhigiyo Tashuush uma baahna nacas Horraa loo tuuray sahan Waxaanu ku taamaynaa Tiigsigu waa horrumarkii Shidaal in na loo tafaqo Tab iyo xeel lagu najaxo In aan isla tiirinaa Waxay maahmaahdu tidhi Taabkaagaa lagu dhargaa Allaha lagu tiirsan yahay Tukiyo faral waw gudnaa Axkaamtii tiilay iyo Qur'aankaa laysku tabin Tirsiga salligaan xusnaa Tawaawaca gaalladiyo Turuqa quwad sheegashada Tabaadin dadka u qabaw Toodiyo waa taayadii Ilaa abid soo taxnayd Taqwadu waa laabta oo Mutaqim nuurkuu dhigaa Toosnidu alle ka cabsi iyo Rabood tallo saaratiyo Tag iyo hadda waa nasiib Aqoonta la tuujiyee Talaabsaday aadamuhu Tacliinshuhu waa xakiim Turjuma aayadaha iyo Tabaallada koonka taal Tilmaantuna samafalaha Ayey waxtarkiisa tahay Taraarkiyo hoogga iyo Iblays wuxuu toocsadiyo Toobada seeguhu cadaab Abaalkiisuu ku tagi Jannadu cidda ay u taal U tawshaa waa Islaam Mahadna ta Allaa u weyn Tolnimo waa muumin-nimo Tu qudha iyo waa nafaha Allaha weyni isku tolay Waxaynu ku kala tagniyo Turxaanta dhexdeena taal Ayaa tuurtuuristiyo Takoor iyo dhalla qabiil Intaan takar iyo qaniin Tif iyo qodax layska jarin Toddoba loo kala baxiyo Tumaatidu waa sidii Digtaytaradii ma tegin Tuutihii uun buu la baxay Idaacaddo tororogliyo Been buu soo tebinayaa Taawilo iyo sixile iyo Tabtii weeyaan Firqoon Takhtakhu waa bello ku naax Jidkaa tooska ah ma maro Jiryoo qadarka Alle diid Ku taam boqortooyo iyo Taxaabe aduun la dhaco Kufriga toddobaatan jiray Haddana towbadi u furan Wakhtigu tooruu hayaa Intaan wadku idinla tegin Ta Alle isxasuusiyoo Tallooy nimba tacabkii iyo Wuxuu kaa taartay maal
SIDEE QABIIL QABIIL UGU DAWLADEEYA JAALE DAAROOD WAX MAAMUL LADHAHO MEESHA MAYAALAN WA REER XAQDARO KU SOCDA REER MANOOGU SO DHUUMAN KARO ANAGA DAWLADA SHEEKO
Waxan socda waa wax la doonayo in maamulka Ciro lagu fashiliyo waana arin ay ka danbeeyaan Muse Bixi iyo system-kiisi. Liyuuga waa inay xuduudaha soo xiraan.
Ilahay ha kala qaboojiy labada dhincba laba wiil oo somaliya ku dhimanay somaliyey caqligu ha idin shaqeeyo ilahay ka cabsada oo joojiya qabyalad plz one love
Farside somali dhab.ah oo diin let ayaad tahay
Aamin bro dadka adoo kala ah way yaraadeen
ArB gangs 🦁
Reerkan Somalida un bay xiniyo uu layhiin ilahay ayaa mahad leh in uu Ogaden wax igu dariin waa cawaan
Guul guul ogaadeniya❤️❤️💪
Arab gangster cadi maaha
ADEERAYAAL DAGAALKA DHEXDEENA AH JOOJIYA CADAWGA UMADA SOOMAALIYEED WUU SOO BATAY FURIMIXII CADAWGA AYAAD SOO BANAYNAYSAAN ADEER CAQLIXUMO CADAABAY IDINKU WADAA WALAALAYAAL OGAADEEN IYO ISAAQOOW DAGAALKA JOOJIYA DAGAALKA CADAAB WEYN AYAA LAGA FAA, IIDO DAGAAL SOKEEYE MALE, CIIDAN DAWLAD EED MAAHA EE WAA CIIDAN OGAADEEN EE JOOJIYA DAGAALKA DAD WALAALO AH AYAAD TIHIINE JOOJIYA DAGAALKA CIDII JOOJIN WAYDAAN ALLAHA DABARDOOYO.
Dawlada Ogadenia ha ogaato Isaaq inu ka xanaaqsayahay Ahmed Abiye inu ka baxay MOU uu Somaliland la galay oo uu Dawlada Somalia 🇸🇴 laxidhay marka Dawlad Ogadenia waa inay hurdada ka kacdo oo Alshabab ka Somaliland soo dirtay aay soo afjaran
Beesha arab iyo beesha ogaaden alle ha kala qaboijiyo waayo waa dad somali ah oo isku dhiig baxaya
Beesha Ogaadeen aa...Subxaanallaah war Ogaadeen waa Qarane. Waa Waqooyi SNM iyo laf ree Cali ah oo ree Isaaq ah oo Ogaadeen ah waxa is haya...Subxaanallaah.
Aamiin Allaha Subxaanahu Watacaalaa hakala Qaboojiyo.
Nabad diid dooni mayno nin dawladiisa xabad kalahor imaaday miyaa faa'iido kasoo jeedo
Wara Ogaden dhan maaha Ee wa ree isaaq Cali iyo harun
Dalku waa itoobiya hooyadaa ma leh hadaad diidaan nabbada shaadh qabiilna soo xidhataan waa layska kiin celin aakhirka amxaar baa inoo talin
Hhhhhhh salka dhulka dhig
Somali khushaasha imisa ayaa ka dhintay isuku gey soo dara+ waa walaalkiin xabashiga ahaaye
Mashaa allh walal si dhax dhaxadnimo ah ayaad usoo dhintay allaha kubarakeyo waa fitan in laga fogaado ayaa ficn fitanta
Dhulka Reer Sheikh Isaxaaq ogaadeen taako qaadi maayo. Ciidamo ogaadeen iyo Ciidamo Isaaq
Liyuga reer abtiyashay isaq kuma dhici karab
Allah huu Aagbar ina lilahi waa Inna ileyhi rajicun ilahay haa uu gaargarroo insha Allaha 😢😢 Somalie ilahay haa uu gaargarroo 😢
Amiiiin Amiiiiiiim
ilka damerad la sahansay ban maqli jiray, walle liyuu bolis wa la sahan saday abiy orom usii dhawrayeen
ya dhankasta lagala waregay lagana hub badan oramkuna umo
ogolo waxan hubka yar yar ahayn
somaliduna hub wawayn ayey ku wada hubaysan tahay maxad samayn ina cagjarow hada ada is dhigtay iskuna tashan wayay markad uyartahay inad lasimanto
ood hubkodo kale diyar satay ahayd iyaga ka gadataya iyo dibadba ka ken satayaba, waxay
ila tahay raga Yan la halagin intas
kasi badan ma xamili kare...
Idanka Qaranka Soomaliya Guul Guul ayan idiin rajeyna Waqti kasta Ensha Allah
Ilaahay hakala qaboojiyo walalaha musliinta somalida dhexdeena nabad ilaahay hadhigo aamin
guuuuuuul ogaden guuuuuul darrrrrrod guuuul iuo gobnim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuuuuuuul ssc hanoladen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Astaqfirullah Allah swt ha kala qaboojiyo
liyuuu boolidku waa qashin, waa dad aan somaliba ahayn, waa dad aanan ku dhaqaaqin go'aan ayaga ka yimid waa wada calooshood u shaqaystayaal aan lahayn damiir naxa, waxaan leeyahay dhulka halala simo
War hadalaka. Hagaaji. 2 ismaamul hargaysa iyo jigjiga ayaa dsgalamayae.
Wax neefaa kililka haysta haduu cabdi iley joogo askari new police ah mala taaban lahaa???
HADAY DALKA OGAADEEN WAX OGOLYAHAY TIRADA CIIDAMADA KALA DUWAN IYO DEREJOOYINKA HALOO SINAADO HADA HAL NIN OO DEREJO SARELEH IYO TIRO MACQUULA OO REER SHEEKH MEESHA KULEEYIHIN CAR HALA HELO
Illaahawshimbir khayr qaba noo Soo dir oo dadkayaga ku kalla hagoogta
Aaamiin yaa rabi
Aamin walal
Aamin yaa Rabi
New police. Ma. Wax.Qarxaa. Loo.yaqana..waa.Cagdher. Fulaye
Mastar anfac waa khayr sheeg dadku wa somali ilahow kala waboji amin
ILAHOW somali Galbeed LIYU POLIS, ONLF, garaabgal waa xag uu diriir ee xafiduula.
Oromo qalqal musibo uso dhiir🤲
Waa layaab in iidoor nabada lagabarayayo oo hadii xayargaadhaana waanu hoognayeeye iyo wanalaxasuuqay war iidooroow xishooda
Taariikhda did.u rasc
Ugu yaran Soo gurta bakhtigina dacawalay warabuhu ku raqayo adoo nin raga dhankad lagula horjoga cagdher dib irac tarikhda isaaq kabihisa darod kama yaqan
Guuuuuul ogadeniya guuuuuul insha alllh
Walaahi aniga oo ogaadeen ah ayaa maanta taageersan iidoorka liyuu boilska laayay inagaba khaati billaahi Ka taagan
Lkn walal iidorku wuxu qaba nacayb xad dhaaf ah oo kadaran kayahuuda ayay u qabaan daroodka
Somaliland ilaahay baa jecel mashalah cadowgu hajabo ishalah
Nyuu polis Ku wa ciidan REEERAYSAN. Markaa iska celiya inta Lagahelayoo ciidan dadka UDHEEEXEEYA.
Ina. Cagjar cidanki iyo deganki isaga dhulka la galay o khain ah wana ilmo xaran xun ina. Cagjar mida kale cidanku yusan amar ka qadan ina. Cagjar e xabada ha ku bilaben koxda Argagixisada E hargaysa ka yimid
War malamala iska daa ragg hubeysan soo ma ahan.makale jeceshihiin. Haye maa ku bilaabtaan.
Ma waxaad leedahay aan ku dilee, aan gubo ee aamus maxaad u buunbuuniyeysaa liyuuga sawkii shalay dhegaha iyo naasaha dumarka ka jarayey ma kuwaas leedahay u aamus
Odaygani waa siyaadiyiinta ujeeda Cirro ee jabhadda Soo dirsy
Sheekhba sh musdhafe iyo sheekh dirir ayaa oogu horeeyaye sheekh isahaaqu muxuu ahaa anagu iidoor oon ku caayi jiray iyo isaaq ayaan naqaanaaye
Sheekh isaxaaq waa isaaq uun adigan maqlin malaa labadan sheekh uun baad ku garadsatay way jiren waligodba culimadu ,idoor cay maaha waa magac cadaynaya ilbaxnimada isaaqa iyo wakhtigii ay ogadenka ganacsiga wax kukala badalan jiren sidaa ayuu ku yimi magaca ii doori macnaha ii badal timirta,iyo maryaha la xidhanayo sonkorta iyo wixii lamida ayaa xoolaha lgaga badalan jiray
Anigaana kala aqaano dhulka runtii Marka qabiilkasto oo somalia oo itopia dago ayee ka kaawan yihiin ciidanka niyuu police ka runtii
.LABA.WANO.AYAA..ISKU..RIIQMAY..ISKUNA..ASHQUULAY..AYADOO.AAR..WEEN.OW.FIIRSANAAYO.ASIGOO..SUGI..LA.GOORTII..AY.ISKU.GARBA..DHICI..LAHAAYEEN..SIUU..UCUNO.LABA..DOODABA....LABA.WAN.WAA..LABA..SOOMAALIYEED. AARKANA..WAA..ITOOBIYA
Waa ragaad maatadoda laynaysey hablohoda kaga ohinaysey shacakagaad dhaqangaran wayday waana ragi reera lahaa ee aad masakinta iyo nacasyada modaysay ayaa meesha joga wana gurigodi arab sogurmaday sow. Sidi gaal wax umalaayo
Aqoon la aanayba
Arab waa wedki geedka yururay
War adiga waryaa tahye ka dhex bax cidanka wad hadal jilicsantahye .nacas yahow .
Viva new police saas kuwad
Munafaqa Nustafe Cagjar aya ka danbeya o Cidanki Niyu bolis ayu gacmaha ka xiray isaga aya dhibka wada ina. Cagjar wilsha cidank Deganka isaga diday in talabo laga qado idor
Waxaa ka isku haayo mesha maxmad subeeyr oo Ethiopian dawada ku wato Arab oo kasoo jeedo
Somaliland
Ethopia lagama ogola in hub lagu wadwado isaaq waxay ku qaldameen in ay dhibaato ka sameeyaan dhibaato
Waa loo jeeda shacsbks deegaamka somalida ma hubaysns dowlad bay leeyihin
Waxa dhibatada wada waa somalikand
degaanka wixi khalkhal galinahava gacan bir ah halaguqbto
Caqliga iyo diinta iyo damiirku ha shaqeeyo. Somaliland waxay laga diidey xidkii gumeysigu jeexay. Tan kililkana asagaa (waa Ingiriise) jeexay. Anigu waxaan oran lahaa: gumeysi warkii yaanaan ku habsaamine. Waxaynu beelo muslim ah oo Soomaaliyeed. War sidaan u wada noolaan jirrey ma u wada noolaanaa. Oo ma is ixtiraamnaa?.
Ogaadinaya guuul
illahey ka la qaboojiyee waxaa dhimanaya waa dhalintii somaliyeed dhibta dawlad deegaanka ka jiraa waxa weeeyi ciidanka new police oo aad moodo in dadka loo soo direy iney xasuuqaan dadkana dhibtii baa ka badatey waxana waajiba in layska celiyo
Ilaahay hadi laga baqo liyuu boolis
Ma ahan ciidan
Kilitka dhan dhaxdhaxaad ka ah mar walba cida madaxtooyada joogta ayaa ubadeegsata umada kle
ASC ADR ISNIIN AYAA SOO GALAYSA EE TALAADO MA AHAN SAX WARKA WARIYE WAANA KU SALAAMAY
Cafarta iyo Oromo iskama celinkaraan Somalida ayee xoog uleyihiin sidii logumeysanaye ayee caqli beleen mida kale aniga isaaq maihi walahii lakiin xaq darada ayaan didayaa
ugaadeenow mar danbe dhul isaaq xukumi maysaan cida laga hayo isaaq soo daaya maydadkooda ayuun baad guran doontaane
Hogaanki iyo maamul kale ba way laayeen, xadaaynti bay diiden, ciidan dawladed bay laayen. Ani mafahmin waxba khaldan. Meel ba AYZO lagaleeyahay. Cajiib
Liyuu policeku bulshada dhexdhexaad uma aha waa in la helaa ciidan bulshada u dhexayn karA ama laba maamul loo qaybiyo
SHEEKO DAAROOD
liyuu boilska dee Ogaadenka ka baqa isaaq kaba baqoo
Ciidanka niyuu police ka qabiilkasto baa ku juro hawiye iyo darood iyo iyo isaaq iyo dir iyo garjante gardheere ayaa ku juro Marka ciidanka niyuu police ka ma ahan ogaadeen kaliya ee intaas qabiil baa ka buuxaan runtii
wiilasha hub fiican soo siiya somaliya AK 47 loogama dagaalamo. hub culusbaa la rabaa.
MUUSE BALAQOO IYO BAASTO MACAANE AYAA SOO DIRAY SI AY U KHALKHALIYAAN AMAANKA ITOOBIYA...
Siilka hooyada baa diray shuubo GERIKOOBE DAWARSATO
War baahin badan ayaan dhagaystay ilaa xalay lkn wali Madan arag nin sidaan usoo dhigay inta kahadlayo waa uun in fitanta horbodaysa allaha halaga cabsado Ayay fitanka hor bodin
Suleimaan Gaal waa oday 90 sano. Jir khatuma seegay,Xukummada Arahmaan Cinro ayaa lagu mashquliyaa waa Shax Meelaha foog laga hagayo,Nabadda kuwa Somaliya in kaher gssho Xabashi Immaradka oo isaga ah Cadowga Dhiiga Matida islamka loo igmaday,Khawarijta oo.ah reer Galbeydka Carapta Africa kuwa qaradaha kale bariga iyo inta guraneyso kheiratka Badda dhulka iyo Hawadaba.
ugadenow sidedqabiil isaaq ayaa degan itoobiya sure aya degan gadasan aya degan akhishe gurugura ciise samroon dhaman inta beelaha direed baa degan ugaden dhandhan xata nus ba kasoojeedabeleaha direed siday dna cadaysay oo walhaaya hadba manta ka dib beelaha direed waxay samaysanayan mamuul ka duwan kas itoobiya wa federal xaq bay uleyihin mamuulkooda samaystan wana ku jabaysan shaadhka dwwlada aadisticamasheen cajarna hada waxa la sheegaya in laga qadayo kursiga qofkaleloodhiibayopolicekiina hubkadhigis baalag u samanaya waa inoo taas iyo kamadanbasyti
Wa argagixso ciidanka dowLad deeganka Layey haLa wa cadan in ay yihin argagixso itoobiye ku socda haLa xaasuqi
Adoon Amxaar leeyahay Waligii adoonimo kama boxo. 😂
Kula yaabi maayo oo ka ab ka aab bad gumaaysi kuso jiirtay ilaa awoowgagi lixaad gumaaysi bad ku wada dhalaate idinko maskaxda laydinka haysto bad dhalaten marka dadkan gumaysi kumaysan dhalan idiinko gumaysi kudhashay bad rabta inad gumaysi gaalisan dad xor ah
Waligay ogaadeen ma aaminayno waana layska celinayaa
Wax beelo ah oo dagaalamay majirto jabhadii Arab ee bali gubadle oo ciidamo liyuu ah wax yeeleeyay was a arin siyaadadeed oo loola jeedo arimo kala duwan
ascww labada dhinacba waa wiilasheenii wlaahi aad baan uga xumahay arintaas
Dhurwaa nin aan aqoonbaa hilib ka dhigto .maya wey yaaci xabada halagu furo.
Ciidanka liyuuga waa gaalo beeleysan, lama quality karo.
nacala shsydanka kuyal war ciidanka kagarab dagalama gidi habar dugagba iskubirte cawiya ciidanka fadhiga kakaca DDS gurmada guuul liyuu geesi allow iixafid🤲🤲🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲💪🇬🇲💪🇬🇶🇬🇶💪💪🇬🇲🇬🇲🇬🇲🔥🔥🦁🦁🙏✌️
Malagbaa wada Cadaabbaa Sugi la, Nin walba Habartii iyo Caruurtiisaa Tabi
❤wcs ❤
Meesha ma qurux badna waxa kasooo socda walee hadaan ilaahay xalka garansiinin dadka wax garadka sheeganaya
LIYUU CAGDHEER WAA QABIIL
Waxaan rajeenaya inay guushu raacdo Ciidanka Liyyuga ee FARDO AWLIYO ee lagu soo dhulay
3duba was SOMALIA walaalo ah waxba ha kufarxin ee inaad oydo weeye
OO OGADENKAN DHULKOODA DAGAALKU KASOCDAA AAWAY.
Intaad.hadalka..isdhexqaadayso..maad.kacaysatid.doqonyahaw
GERIKOOBE DAWARSATO
Kahadal xaqiqada markasa nabada lagadhi dodaye
MAANSADA TUSMADDA SOMALILAND: ABWAAN CALI HAYBE CIGE
Maansadan magaceedu yahay; 'Tusmada Somaliland’, oo uu hal-abuuray Abwaan Cali Haybe Cige, ayaa waxa uu kaga warramaaya halgankii cuslaa ee dalkan loo soo gallay iyo sooyaalkii taariikheed ee ay soo martay bulshada reer Somaliland, waxaanu Abwaan Cali Haybe maansadan ku xusayaa in uu tebaayo Mujaahidiintii dalkan xorreeyey ee u shihiiday oo in badan oo kamidana uu maansada ku xusaayo in uu tebaayo kaalintoodii. Waxaanay erayada maansadu u dhigan yihiin sidan: -
Soomaalida kala tagtiyo
Waxaan tusayaa khalqiga
Colaad layskuma tudhiyo
Wixii taf-wareeno dhacay
Tan iyo lixdankii jirtada
Nin tacabiray oo maqnaa
Da'yare tahan uma ogee
Aan taabtee wax iga qora
Raggii tagay waayo hore
Jihaadkii lagu tiriyo
Waxaan tabayaa lixliyo
Waxaan tabay Maxamed-Cali
Waxaan tabay Xaamud iyo
Waxaan tabay Shiine iyo
Koosaar iyo tiirar jabay
Waxaan tabayaa Dayib
Waxaan tabay Haraggii iyo
Waxaan tabayaa Mahdi
Tebaye Gacma-dheere iyo
Waxaan tabay Macalinkii
Haaruun Geesigii ka tegay
Waxaan Tebayaa Xuseen
Talaabiyo may'e Sucuud
Tabuhuu Haabiil yiqiin
Waxaan tabayaa Libaax
Waxaan tebay kaartadii
Ayuub nagu toosin jiray
Tebaye Siiraanyo iyo
Waxaan tebayaa Obsi
Koodbuur iyo tobankii wiil
Turuqa kula baxay Askar
Waxaan tebayaa xusuus
Waxaan tebayaa rag baxay
Tuurkii guusheena helay
Waxaan tebayaa dablii
Tamuuxaa lagu maslaye
Qubuuraha lagaga tegay
Waxaan tebayaa Magtii
Tasow diyaddii maqnayd
Timaha khalqigaa ka badan
Tegaye halgankii ku baxay
Tiriyo magac kuma saxnee
Waxaan tebayaa xuskii
Abaalkay noo tareen
Tusmadan Somaliland
Habeen taxtaxaashka iyo
Siday nabaddani ku timi
Targaafoow maad ogayn
Nimaan odaygii ka tallin
Talyani Ingiriis ku gallin
Turkigu waayo ugu iman
Tirtira iyo deda xasuuq
Intii dhiig iga turqaday
Tun iyo aargudasho iyo
Tiirkii laga saamaxoow
Tadhoogeediyo axmaqa
Haddana tiiqtiiqsadoow
Xornimo dhiigaa tiflehe
Toogteeda nimaan u ridan
Tuubada nimcada ah jaqow
Taygiyo suudhka u xidhoow
Tuduca murtidaa ku jabin
Tuugiyo xilka Baarlamaan
Adaa labadaba sitee
Kitaabkaa lagu tuntiyo
Tollihiyo wallahaad marteen
Tudh buu wacadku idin siin
Tallada qarankeed sideen
Wakhtigu taash kuugu xidhay
Tahriibi kuwaas lahoow
Lafihii tuulnaa qabriga
Ogow jesedkii isku tage
Marxuun soo toosisaye
Tabcada kugu leged xagluhu
Tashoow male geesiyadu
Taalliyo waxaan dhigi xuskood
Taariikh aan been ahayn
Ayaan baashashka ugu tixi
Nacabka tuuraha lahoow
Toorey iyo seefihiyo
Tunkaan warran kaa ligligi
Ayaxii tooreeyey duul
Koronkorta uu toomiyaay
Tagtada adigaa ku bixi
Tafiirtii Sheekhu dhalay
Tirtira duulkii la yidhi
Waxaan tebayaa SNM
Waxaan tebayaa dadkaan
Dhamaan isku taba lahaa
Calankan taagan ee xaqa ah
Towxiidka kuwii sidee
Tawbada ku hor kici lahaa
Waxaan tebayaa cilmiga
T'a iyo Alufkiyo Ba'dii
Waxaan tebayaa baryada
Tufkay culimadu lahayd
Waxaan tebayaa saliga
Tanbiihiyo kor u dhigii
Waxaan tebayaa Suldaan
Karaamo ku tiirsan iyo
Tabsamo caaqilkii lahaa
Taranta reerkiyo bulshada
Tafiirta iclaamin jiray
Waxaan tebay Awyaddii
Tiriiga ifiyo maqaam
Tawbiyo khayr noo lahaa
Tirsiga nabigiyo bilaha
Timekoodu markuu ansaxo
Siyaarada loo tumoo
Tuldaha loo gawracoo
Taarkii baryadee Allaha
Gacmaha lagu tuugi jiray
Waxaan tebayaa gollihii
Tiyaataradii fankee
Hiddaha ku tiraabi jiray
Talbiidkii abwaanadee
Tixtixi jiray eray hal buur
Waxaan tebayaa aqoon
Talladu geedkay lahayd
Waxaan tusayaa khalqiga
Tartamaroorkiyo firqadu
Toddoba laba lagu ambado
Ayaa dhulka maanta timi
Ta kaliyey guushu tahay
Tubtii nabi Muxamed maray
In aan ku tuntuunsanaa
Waxaan tusayaa khalqiga
Tan iyo Muqdishiyo halkeer
Isku taga laba dawladdood
Tareenkii shalay burburay
Tu iyi tu-ba waw nasiib
Tusaaleeyeye dhulkana
Taakiyo maam baa u dhigan
Tagtaye Somaliland
Talaabo dib loo dhigiyo
Tashuush uma baahna nacas
Horraa loo tuuray sahan
Waxaanu ku taamaynaa
Tiigsigu waa horrumarkii
Shidaal in na loo tafaqo
Tab iyo xeel lagu najaxo
In aan isla tiirinaa
Waxay maahmaahdu tidhi
Taabkaagaa lagu dhargaa
Allaha lagu tiirsan yahay
Tukiyo faral waw gudnaa
Axkaamtii tiilay iyo
Qur'aankaa laysku tabin
Tirsiga salligaan xusnaa
Tawaawaca gaalladiyo
Turuqa quwad sheegashada
Tabaadin dadka u qabaw
Toodiyo waa taayadii
Ilaa abid soo taxnayd
Taqwadu waa laabta oo
Mutaqim nuurkuu dhigaa
Toosnidu alle ka cabsi iyo
Rabood tallo saaratiyo
Tag iyo hadda waa nasiib
Aqoonta la tuujiyee
Talaabsaday aadamuhu
Tacliinshuhu waa xakiim
Turjuma aayadaha iyo
Tabaallada koonka taal
Tilmaantuna samafalaha
Ayey waxtarkiisa tahay
Taraarkiyo hoogga iyo
Iblays wuxuu toocsadiyo
Toobada seeguhu cadaab
Abaalkiisuu ku tagi
Jannadu cidda ay u taal
U tawshaa waa Islaam
Mahadna ta Allaa u weyn
Tolnimo waa muumin-nimo
Tu qudha iyo waa nafaha
Allaha weyni isku tolay
Waxaynu ku kala tagniyo
Turxaanta dhexdeena taal
Ayaa tuurtuuristiyo
Takoor iyo dhalla qabiil
Intaan takar iyo qaniin
Tif iyo qodax layska jarin
Toddoba loo kala baxiyo
Tumaatidu waa sidii
Digtaytaradii ma tegin
Tuutihii uun buu la baxay
Idaacaddo tororogliyo
Been buu soo tebinayaa
Taawilo iyo sixile iyo
Tabtii weeyaan Firqoon
Takhtakhu waa bello ku naax
Jidkaa tooska ah ma maro
Jiryoo qadarka Alle diid
Ku taam boqortooyo iyo
Taxaabe aduun la dhaco
Kufriga toddobaatan jiray
Haddana towbadi u furan
Wakhtigu tooruu hayaa
Intaan wadku idinla tegin
Ta Alle isxasuusiyoo
Tallooy nimba tacabkii iyo
Wuxuu kaa taartay maal
Alla Mahad leh
Abwaan Cali Haybe Cige
Hargeysa/Somaliland
Jarnaal. Gafedhe. M. Dhacay. Fadlan. ..fasax cidanka. GesiySHA. HAHODINE. M MARKA. LAGU QABTO AYAAAD. BARARUGII. GEESI. AYAAD AHAYDE. MALAGU. TAHAYTAAGAY. HORTABA. GOBOLKA. SITI. NABADKUMASEXANE. FADLAN ISAAQA. ARGAGISADA AH. GESIYAASHA. FASAX
Ciidan liyu poolis oo laga heebeysta waxaa ugu denbeysay waagii Abdiilley. Maanta habar walba isaga dhiirineysa
Walaashaybay naasaha ka jari jireen saw maaha
Kkkkkkkll
Habarnijaas hala soo afjaro .nijasta
Ibnu xaaranta ah.
Benale. G domiyaha. Barlamanka. S. Land
isaaqow ma itoobiya iyo bad ka garan weeyday dhuLka ga
SIDEE QABIIL QABIIL UGU DAWLADEEYA JAALE DAAROOD WAX MAAMUL LADHAHO MEESHA MAYAALAN WA REER XAQDARO KU SOCDA REER MANOOGU SO DHUUMAN KARO ANAGA DAWLADA SHEEKO
Maxay uga baqayan wargani waa ciidanki qaranka laku dirayska bedelayo bedelay bay ka g
dagalka marki hore wa laba beelood hase yeeshe marii danbe ayay shaadhka dowlada isticamaleen markay labada beelood ahay wati arab jebiyay caytamayen u gaden barooranyeen markii danbe ciidamdii iyoshadhkidowlada ayay adeegdaden sllaeban cishadi hodlaya kalatag meesha rufyanimda
Ader hala soo afjaro habardooraaf .
Habraha gus dheera halala dhaco .dharkaa loosoo badelay.
Lyuubooliska dharka halaga dhigo dhar cad ha gashtaan.
hadaad ugaadeenow isaaq laynaysaan oo u dawladaynaysaan laydinku eegan maayo
Cabad wayne
Ogadenow xishooda somalida iskuma dawladayso darod inan xukuno wad diiden idina dir xukumi maysan
guul ciidanka liyuu boolis ilaahay haidin xifdiyo
Hayee 😮
Ciidanki qaranka yeeye
cagdheerow dadka aad isku dileeso jooji waxaa imaaneeso meeshaas in dowllada itoobiya lawareegto ama kilalkale la raacsho waa harta sheeqa diridhaba oromo qaadatay dhulkale oromo qaadatay jooji dagaalka
Jaarso direey kaca maxaad udaawanaysaan kaca wax iska Celina garbage isqabsada kaca
Nayubusi hadu soracaya kawarn
Maxaa tallaabo looga qaadi laayahay shiftada ka soo duushay hargaysa maxaa loo baryayaa tugta iidoor nabada diidan yaa ka tamar yar dhegta hallgu dhufto dhrbaaxaduu ku ashahaataa iidoor
Dalku waa itoobiya hooyadaa ma leh hadaad diidaan nabbada shaadh qabiilna soo xidhataan waa layska kiin celin aakhirka amxaar baa inoo talin
ciidamada ladagaalamaya liyuu boliiska waa ciidamadii somaliland iyo weliba oromo lasocota.
ciidamadii kumaandooska somaliland ee itoobiya soo tababartay oo hubkii maamulka somaliland wata ayaa dagaalka kujirta,
Axdu wa ceb hoy😂