Qaaci Show | Ifraax Iftiin & Cumar Xarago | Astaan | 2021
Вставка
- Опубліковано 8 лют 2025
- Martida: Cumar Xarago
Ifraax Iftiin
Cuudka: C/naasir macalin Caydiid
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Bishaar faamoos
Piano: Maxamed Xaaji
Violen: Mustafe Macalin Caydiid
Camera: Mubaarak Jama
Mukhtar Dhuux
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Faysal Jamaal
Soo Saaristii: Astaan Tv HD
2021.
qalanjo weeyi gabadhu, wiilku ka daran, masraxu hadal ma karayo. heesaha la soo qabtay iyo codka iyo musig isku dhamaystiran , viva luqada somaliyeed
Qof fanka wax ka yaqaan ayaa tahay
@@aragsan6552 thanks wll. Waan is hayn kari waayay.
Quruxdii dumarka weeye ifraax iftiin boqol boqol
Ha socoto, astaan waan u mahadnaqaynaa hadaan nahay dhalinta somaaliyee ee afkeeda iyo dhaqankeeda jecel. si gaara cabdi naasir macalin oo daba qabtay fanka waan u mahadnaqaynaa.
waaaw waaaw cumar xarago iyo ifraax iftiin waa laba aan kala dhicin
codka 90%
music 100%
gaar ahaan labadiinu soobadiya oo soo nooleeya oo boodhka ka java fankeenii iyo dhaqankeenii
Cumar Xarrago heesihii adeerkii Maxamed Mooge ayu Aad u jecelyey
Inanta qurux iyo cood af aan caadi ahaayn baa ku yaalla
Cumar xarago best fanaan ,100/%
Cumar yare sxb soobadi mujaahidka heesihiisa aad baad ugucod macaantee
M.a gabdhu quruxy iyo cod ba way isku darsatay wiilkuna caadi maaha h hore u soco walaalyal adoo diinta iyo dhaqankeena suuban ilaalinaya
Cumar xarago please heesaha maxamed Mooge noo soo badi
Aad aayad uugu dhawaysaa mooge
Thanks wll waan inoo soo wada a qaar cusub sxb
Esh calaa hees moge hasuustiisi
Waa gabadh mowle qurrux u dhameeyey, noolow
Ayay way igu socotaaa fankii bad soo nolayseen astaan TV wad mahadsantahin dhalinyaro fan ka buxana wad noogu raxayseen
Tan yari waa anigoo kale sanad kasta 15 ayey u eeg tahay Allhmdulilah ilahayow noosiyaadi
Good voice
2 fannaan oo isku darsaday cod, xarago, akhlaaq, qurux, noolaada
Ifraax iftiin 100%
*Astaan tv keep going!*
Cumar yare wataa heesahan
Waa quruxdi oo qof ah❤️
Ifraax iftiin bila sharuud ban ku qadanayaye ha leyla ogado tolo
inkaaaH ha ilay raadiyo
Walee. Waaba iftiin kii oo qof ah Ifrah iftiin
Eeshcala sxbkey cumar hore usoco
Thanks sxb qaaliya
@@cumarahmed134 waba adigii cumar axmed guulbaan ku rajeynaya wllo
ilaa aan adiga ku tumo ka hadhi maayo fanka 🤜 🤛 👋👋
Ifrax iftiin waw waw lkn waxad kusi wacan tahay hesaha kinsi xaji adan siiba hesta ad la qaado xaji kash ee dhabta miyan ku saara halka kasi wad
Cajiib Ifrax sida ay u keentay heesaha Khadra, Luul Jeylani iyo Zahra Dawo...kor u soco Ifrax...
Heestii Luul Jeylaani gabadhu way keentay.
She’s so beautiful
Asal astaan iyo meel munaasiba ❤️
Sxb cumar wan ka danbeeya wallal
Astaan tv QAACI SHOW show aa taageero
SXB ANAY BERI HORE IGU DHACDAY LAAKIIN HADA WAAN KABOGSOODAY .WAAN KAFTAMAY HHH HHH
Astaan tv dadka camerada u duuba training badan bay u baahan yihiin,waar kuhaya dadka heesaya marabno darmuuko la qaraacayo iyo kaban latumayo aragiisee kama daaya edit badan bood boodka saiwrka indhahaa nagu xanuunay ma rock music bqad duubaysaan
axsan heeska luul jeylaani waad ka baxsatay............
Codka halkeedi baad dhigtay
Mnshlh
WlloH Drama inoo SmeYaa
Maya Maya Maya baan u hayaa
0
Odyga kabanka tumaya xariif waye wuu arkaa inuu bahasha kudheelayo al fanan isku zheegu
No no no