Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 46

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 258

  • @anisojama-vp6yw
    @anisojama-vp6yw 7 місяців тому +18

    Rabiyoow raxmaanow adigaa awooda iskaleh waa maalin soonqaad dartaa baan usomanahay😢illaahow intaan awlaad haysan awlaad baariya si wlhy umulkhayr indhahyga ilmay kakentay😢😢😢😢😢

    • @xamdaxamda1193
      @xamdaxamda1193 7 місяців тому +2

      Aamin wllo alle ubad khyr qaba ha siiyo inta ubad la aanta awlaad ay ku farxan rabbiyaw dhabta u saar🤲

    • @anisojama-vp6yw
      @anisojama-vp6yw 7 місяців тому

      Aamiin abaayo mcn

    • @sihaamdagan6122
      @sihaamdagan6122 6 місяців тому

      Aaaaaammminn allh nasiyo awlaad aniyo wixi aanhaysanba😢😊

    • @anisojama-vp6yw
      @anisojama-vp6yw 6 місяців тому

      Aaamiin yaarabiii

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 7 місяців тому +13

    Umulqeyr aad baan ugu xumahey in ma dhasho Lagu dhaho waayo ilaahey baa dhalmada bixiyo iska Samir ilaahey ayaa kuu maqn❤❤

  • @SulekaAbdullahi-p6l
    @SulekaAbdullahi-p6l 7 місяців тому +20

    Laakiin xalay maxaa idin daaray meeqaa jeer baan soo fiiriyay UA-camkiina walahi ilaa sadax saac ayaa rajo kaqabay in lasodaayo from iswendhan plz noso daayo ❤❤❤❤

  • @saynabcabdicali-mo9rg
    @saynabcabdicali-mo9rg 3 місяці тому +2

    😍😍😍😍😍😍

  • @idilcali6631
    @idilcali6631 7 місяців тому +14

    Ilhow hamigayga iyo waxan jeclahay ii rume amin iso dhaha walalyal😢

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir 5 місяців тому +1

    13:17 mashallah I love she thinks 🤔 she is a funny person 😂

  • @abdisalamamoore3569
    @abdisalamamoore3569 6 місяців тому +1

    Sorry umulkheir even if it's acting you made me feel and pray for all parents out there with no kids,illahow qof walbo oo Muslim ah oo ubaad laan daraadi logu magaac bixiiyo ubaad siii insha'Allah , umulkheir I love you

  • @HaniRashid-f1y
    @HaniRashid-f1y 7 місяців тому +1

    Wallahi even l’m not that’s smile 😀 though I was crying 😢 😅wallahi Hamza and sacadiyo are two 2️⃣ funny 😁 may (Allah) protect all of us amen 🤲❤️ this movie is too much qosol l’m great from USA 🇺🇸 Minnesota

  • @MaxamedXasan-mt8cn
    @MaxamedXasan-mt8cn 7 місяців тому +1

    War oday xay noosh wlhy waa fani marwo fahan teyna wuu helay saalman tihiin tiim qasaal ❤❤❤❤

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 7 місяців тому +1

    Ramadan Mubarak dhamaan asxaabta Jilaayaasha films Dhalma doon iyo Daawadayaashaba meelkasta oo Aad kala joogtaan illahay nabadqab soonka ha inoogu dhameeyo insha Allah Aamiin Aamiin Aamiin 💚🤍❤💯

  • @sahromohamed194
    @sahromohamed194 7 місяців тому +10

    Alla qosolaan ku hayn markaa iska keenaysid dhibadanaa😂

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j 7 місяців тому +1

    Miskiin umu kheyr xabiibti iska samir ❤❤❤❤ManshaAllah,

  • @mariamjamaa5683
    @mariamjamaa5683 7 місяців тому +6

    Maseer badnaa caasi walidiin kii caadi maah 😂😂😂😂

  • @hasnahaji6991
    @hasnahaji6991 7 місяців тому

    Asc Xamze masayr baad u dhimatay Abe Xaynoosh way ugu jirtaa farxad buu ku nool yahay mashallah mashallah

  • @hakimoali3794
    @hakimoali3794 7 місяців тому

    Umulkhayr you're good actress, Allaha swt qof waliba meeshuu ka oomanyahay Allaha haraad tiro inshallah inta dulmiga.wadana Allaha soo hanuuniyo

  • @MaxamedXasan-mt8cn
    @MaxamedXasan-mt8cn 7 місяців тому +1

    Xamse iyo gabadha reer miigaa waa ay isla liitaan hhhhh 😂😂😂😂😂😂

  • @orlandonunez3924
    @orlandonunez3924 7 місяців тому +5

    wiil abihi ka maseray 😂😂

  • @Cayshodaauud
    @Cayshodaauud 7 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂 wlhy anaaba qoslay xamse is not easy 😂😂😂😂

  • @MuslimaMahad
    @MuslimaMahad 7 місяців тому +14

    Caawa xaynoosh qosolku naga dhameeyey xamsa aabahay ka maseerin

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 7 місяців тому +1

    U-mul-khayr isn't easy , don't worried

  • @Saakir-s7h
    @Saakir-s7h 7 місяців тому +5

    ❤film ka dhan waxan u dawada waa umulkhayr iyo odayga inaba caadi ma aha jilniinkoodu❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 7 місяців тому +2

    Srry umu kheyr qebteyda ad ayey u xanun badan thy waxaa dunida ku kol dad badan oo la murugo nayaa allow intaa awlad heysanin awlad bari ah sii😢😢

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 7 місяців тому +1

    Waad naga raagteen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salmacabdilahi3333
    @salmacabdilahi3333 7 місяців тому +2

    Umulkhayr filmka meeshisay dhigtay gabdho badan bay Taasi haysta ilahaw awlaad baariya siih kuwaaN haysan Ana awlaada noo barakee😢

  • @MiskiHuseinMohamed
    @MiskiHuseinMohamed 6 місяців тому

    Kkkkk xaynoosh walee waa legend niman aarsan uurhoyo kujira

  • @AsmaaQueen-fx6cu
    @AsmaaQueen-fx6cu 7 місяців тому +2

    Laso dhqsada brt 47😢❤

  • @daudcr743
    @daudcr743 7 місяців тому

    Riwaayada la soo dheereeYa✋️

  • @ahmedabdi1090
    @ahmedabdi1090 7 місяців тому

    illahow awlaad sii umalkhayr amiin

  • @cabdiaadannanismastaana2110
    @cabdiaadannanismastaana2110 7 місяців тому

    Jilayasha mashalana all wan idin salamey

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 7 місяців тому +1

    Dhamaantiin jilayaasha waanu idin jecel nahay waxaan idinka daawanayaa Sland

  • @abdullahihassan4734
    @abdullahihassan4734 7 місяців тому

    Alla Reer mudug yaa la dagi jiray

  • @NimcoHodan-r5f
    @NimcoHodan-r5f 7 місяців тому +2

    Xamse qosolkuu iga dhameeyey

  • @Zuhaybcismaan123-vf1yw
    @Zuhaybcismaan123-vf1yw 7 місяців тому +4

    MnshAllah

  • @MaymuunMacalin-ut4ps
    @MaymuunMacalin-ut4ps 7 місяців тому

    Wlhi xamse waxba helay😂😂😂xabadisu dhibadana from puntind kalkacyo my huos ❤

  • @CashaCilmi-g2e
    @CashaCilmi-g2e 7 місяців тому +2

    Maashllah❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Benzimba79
    @Benzimba79 7 місяців тому

    Asc abdishukri caawa filinka sifican uma adanan dubiin ee sidihore noguduba please

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 7 місяців тому

    Yaxye iyo gabadhiisii way yaabeen kkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoabdi2609
    @nimcoabdi2609 7 місяців тому +2

    Walahi umalkhayr Wan uducaynayaa waxay qadatay boos cajiiba oo dadku anyna xasusan markay caruur haystan ma dareemayaan dadka bila awlaada ah xanuunkay ku hayaan iyo niyad jabka lkn aniga ayaa dareemaya iyo inta ila midka ah ee wali awlaad dhalin ee dadku modayaan inay wax dheeryihiin Wan ilmeeyaa markan dadawo film kan team qasal waxanka codsanayaa wa bil ramadaan inay umada la socota QASAAL TV inay iga so duceeyan si buplic ah wa inataso allah I aqbalaaye ducadooda wad idin salamay

    • @LeilaAbdi-j1v
      @LeilaAbdi-j1v 7 місяців тому +1

      Alle awlad dagdag ah haku siyo walashey istiqfarta badso

    • @nimcoabdi2609
      @nimcoabdi2609 7 місяців тому

      @@LeilaAbdi-j1v qali wa intan qalbiga ku dajisto istiqfaarta aqbalkana allah ba laga sugayaa

    • @Cutlyyy123
      @Cutlyyy123 7 місяців тому +1

      Alee waxan ku weydiyey awlaad bariya in alle ku siiyo insha allah wlshey 😢❤❤

    • @AnfacHashi-k8h
      @AnfacHashi-k8h 7 місяців тому +1

      Abaayo owlad bariya ood kufaraxdo allaha kugu irsaaqo

    • @nimcoabdi2609
      @nimcoabdi2609 7 місяців тому

      @@Cutlyyy123 amiin amiin walashy allah haku sharfo

  • @hami6hadaf
    @hami6hadaf 7 місяців тому

    Cawa qosolka naga dhamaysay xamzow❤❤❤❤❤

  • @Najma-ge1md
    @Najma-ge1md 6 місяців тому

    Umulqeyr waanka xumahay 😢

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 7 місяців тому

    Umul Khayr habartaan warkeeda uduub wiilkeeda hadhagaystee

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir 5 місяців тому

    7:06 U jealous of the old man 😂😂😂 some old man have a better experience than a young man 😜

  • @maryanbashiir3033
    @maryanbashiir3033 7 місяців тому

    Naa qosol adiguna😂😂

  • @cubeedaismael
    @cubeedaismael 7 місяців тому

    Filim kanhaleesoogal bee waaba qosolkii aduunka😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @xaliimoaaden1458
    @xaliimoaaden1458 7 місяців тому +2

    Sacdia dhib badanaa naa ninka fahan😂😂😂

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 7 місяців тому

    Kkkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ walaahi qosol dhab ah ayaan qoslay xaynoosh waa koomiig

  • @muqtarbarremahamed8641
    @muqtarbarremahamed8641 7 місяців тому

    😂😂😂😂 wiil aabihiis umaseyraayo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😬😬😬😬😬😬😬😬😬

  • @NacimaAhmed-o9e
    @NacimaAhmed-o9e 7 місяців тому +11

    Umulkhayr sorry

  • @HiboMohamed-kg3xh
    @HiboMohamed-kg3xh 7 місяців тому

    Sorry umu khayr and samiro really labada jilaa ee markaan daawado ilmadu igu soo istaagto😢

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 7 місяців тому +1

    😂❤❤❤❤❤

  • @salmaanawil82
    @salmaanawil82 7 місяців тому

    Sacdiya waa funny wlhy 😂😂😂

  • @haaruunmacalincusmaan9289
    @haaruunmacalincusmaan9289 7 місяців тому

    Xamse aabihii baa hoos kasii la cayaaraya hada😂😂😂😂😂😂😂

  • @AxmedMaxamuud-kl7cu
    @AxmedMaxamuud-kl7cu 7 місяців тому +1

    Umulkhayr wan ka xumahay tas

  • @fahmidirechannel2373
    @fahmidirechannel2373 7 місяців тому

    Sii adaag oo.cilmiyeysan ayu uu arsaday

  • @NasracayduruusKeenadiid
    @NasracayduruusKeenadiid 7 місяців тому

    Wlhi waa shidan yahay lkn umul khayr waa in xageeda is badal lagu sameeya oo uur loo yeela 😂inta ta kale top waaye m.a ❤tan kale xaynoosh waa in xamze gurigga ka cayriyaa😂😂😂

  • @nawaalaragsan4701
    @nawaalaragsan4701 7 місяців тому +2

    Sidaan ku waday weeye baga hamze umasayray😂😂

  • @ShucaybxasanIbnujidaal
    @ShucaybxasanIbnujidaal 6 місяців тому

    Riwaayada dhanba duqaa xeynoosh ahbaa u shidan 😂😂😂

  • @KhaalidMaxamed-jl4ep
    @KhaalidMaxamed-jl4ep 7 місяців тому

    Alaaa xamse aaa ❤❤

  • @Ifrush-l8o
    @Ifrush-l8o 7 місяців тому +5

    Xamse doqon doqon baa moodaa aabow aabow kulahaa😂

  • @YasmiinAbdi-y3e
    @YasmiinAbdi-y3e 3 місяці тому +1

    ❤❤😂🎉🎉🎉❤❤😮😊

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 7 місяців тому

    Sheekada caawa waxaan aad ugu helay kkkkk sali8da odaga agdhig kkkkkk ha u marinin

  • @HASSANFARHANMAHAMED
    @HASSANFARHANMAHAMED 7 місяців тому

    Maamadakibir kabdan baan filimka unacay codxunta 😅😅

  • @MaxmedMaxmuud-z8y
    @MaxmedMaxmuud-z8y 6 місяців тому

    Naaqosol
    Adiga😅😅😅

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 7 місяців тому

    Afka afka ugalisa kulaha 😂 war maskiinta reer badiyaha jar haa ka turin joog hooy 😂

  • @faadumoyaska3924
    @faadumoyaska3924 7 місяців тому

    reer baadiye isnot easy😂😂😂😂😂

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 7 місяців тому

    Xamse😂xabadiisa fanaxle madhashay tolow 😂 dhibadana reer baadiyada 😂

  • @fahmidirechannel2373
    @fahmidirechannel2373 7 місяців тому

    Hamze big bormalem iyo cagcG aya haysata

  • @HiboMohamed-kg3xh
    @HiboMohamed-kg3xh 7 місяців тому

    Midaada qabso miday Daan qabsane😂😂😂😂😂

  • @mahdiyacabdi
    @mahdiyacabdi 7 місяців тому +3

  • @munaahmed2055
    @munaahmed2055 7 місяців тому +4

    Umulkheyr sorry xbti

  • @najmaaxmed2530
    @najmaaxmed2530 7 місяців тому

    Xamse dadkeena maaha maalin walba kadhawaaji kulahaa😅😅😅😅

  • @masertoy2328
    @masertoy2328 7 місяців тому

    War abow so orad war abow so orad😂😂😂😂😂

  • @hami6hadaf
    @hami6hadaf 7 місяців тому

    Aabow aabow abow aa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 7 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 7 місяців тому

    Xamse naagtiisu maqososho walaahi anaa qosol ka ceshan waayay kkkkkkkkkkkkk

  • @aminahassan6494
    @aminahassan6494 7 місяців тому

    Kulahaa midaada qabso tayda anaa qabsansayo😂😂😂😂😂😂

  • @ShireMohamoud
    @ShireMohamoud 7 місяців тому

    Umulkhyr iyadu meel xun bay joogta markasta

  • @SaaraAakil
    @SaaraAakil 7 місяців тому

    Aabow aabow uuuuuuu aabow uuuuuuu 😂😂😂

  • @MaclinAliZuu
    @MaclinAliZuu 7 місяців тому

    War Ha ii Qoslin Balayo Afxun😂😂😂😂

  • @Ayaan-9900
    @Ayaan-9900 7 місяців тому

    Sacdiyo maxay reer miiga iskaga dhigaysa soota sariirta la gaysto😂😂😂

  • @nimcoabiib6180
    @nimcoabiib6180 7 місяців тому

    Asc reer qasal horu socda from hargaysa abdishukri 2017 ilaa manta wan daawada taagero wayn ba idin ahye dhamntiin
    lkn umulkhyr wan u duceeya anoo og inye riwaayad tahye ❤

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 7 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdimustafe1234
    @abdimustafe1234 7 місяців тому

    Sacdiyo way kibirtay😅

  • @FosiyaHajiAli
    @FosiyaHajiAli 7 місяців тому

    Waar naagaa kala qabta xamse doqon ku lahaa aabow aabow 😅

  • @ifraaxabdulkadir3917
    @ifraaxabdulkadir3917 7 місяців тому

    😂😂 xeynosh cadi maha wilkisa wow kusugay😂😂😂

  • @naciimoabdikadir5558
    @naciimoabdikadir5558 7 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂 sadiyo shimbiro lays 😂😂😂 wlh sacdiyo indhaheda anaba kacabsaday

  • @maryanbashiir3033
    @maryanbashiir3033 7 місяців тому

    Xamse waxbaa helay😂😂

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 7 місяців тому

    Sacdiyo igu salaama from usa

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 7 місяців тому

    Xaynoosh nabsigii buu helay ilmana waa inay u dhashaa oo ay dhowaan walacdaa

  • @YuusufHaruun
    @YuusufHaruun 7 місяців тому

    Maseeerkii oo qofa

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir 5 місяців тому

    5:39 u no right to me question full stop 💃🏻🛑 talk to your son

  • @AyanAli-gh2kp
    @AyanAli-gh2kp 7 місяців тому

    Alla qeybta xaynosh io xamze qosol igu dilen xamze qosolki bu la amirtay sacdiyana maysan la fahmin alla cawa berka ixanunay san u qoslaye😂😂😂😂😂

  • @Nin.xaasle.wa.wllkey.
    @Nin.xaasle.wa.wllkey. 7 місяців тому

    Xamse abahis ayow ka maseray cadi mahan😂

  • @abdisalan516
    @abdisalan516 7 місяців тому

    Waxabahamasarrin xamse weyi kuu Hesata kkkkkkkkk😅😅😅😅

  • @Samsammaxamed-ds9yy
    @Samsammaxamed-ds9yy 7 місяців тому +2

    Hadu so dhacay dhayd ki siday

  • @brobinyamin7925
    @brobinyamin7925 7 місяців тому

    😂😂😂😂😂xamse selo gly😂

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 7 місяців тому

    hadaan xaynoosh ahaan lahaa labadaba bananka usaarilahaa midedakle labada is dhalay midkoodna ma shaqatagaane see cml

  • @MohamedAbdirahmanDacwi
    @MohamedAbdirahmanDacwi 7 місяців тому

    Maalinkata ka dhawaaji kulahaa 😂😂

  • @orlandonunez3924
    @orlandonunez3924 7 місяців тому

    Xaynush wan ku wata 😢😢

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 7 місяців тому

    Wlhi dacad baa u qoslay xamzow waa lagu hayaa bowe odigii wakaa kaa hinasiyay😂😂😂sacdiyoy wilka fahman bayo😂