"Itoobiya, bad iyo dhul midna uma hayno" Shacabka Hargeysa.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 264

  • @RunshegCabdi
    @RunshegCabdi 8 місяців тому +10

    Waxan so Xasuustay falastiin iyo Israeli

  • @naciimadiomond3505
    @naciimadiomond3505 8 місяців тому +5

    Maanta hadii etopiya lagu wareejiyo badeena wllhi godob wayn ayuu naga galay isago na laaya aya noo dhaanta inta lana guumaysan laha
    Ma aqbali karo in awlaadayda oo la guumaysanayo aan arko iyo awlaadey dhaleen 😢😢
    Marnaba ma aqbali karo inuu wadankaygu noqdo falastiinta bariga Africa
    🙉🙅‍♀️💔💔

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 8 місяців тому +11

    Odayasha cajusadaha wabay narogen bal adyga wen dhalinyarada dhanta muuse calamo alle kugu rid🤲

  • @user-ek1ru9wt2k
    @user-ek1ru9wt2k 8 місяців тому +10

    Itoobi dhulhore ingiriisku nagasiiyey imikana madhicikarto🤨

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy 8 місяців тому +6

    Qof kasta oo iibiya taako kamida dalkeena hala toogto, hala dilo

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 8 місяців тому +7

    Viva wlalaha Rer waqoyi idinkay Somali imadu idinka bilabata

  • @chakouronline2391
    @chakouronline2391 8 місяців тому +6

    Wax aan qabiil qabiil dhexdena isku laynaba ..waakaa la inaga faaidaystay wlhi billahi ..walibana tani waa wax yare ta soo socotana la socda ..alla hooyooy 😢😢😢

  • @himilo101
    @himilo101 8 місяців тому +3

    Muuse biixi iimanka Allen kaa qaad iimanka malaha meel xun buu ku danbayn. Daawo videoga shacabka somaliyeed ee ku dhaqan waqooyiga somalia Gabi ahaantood waa kasoo wada horjeesteen lkn imaanlaawe baa ilahay hogaan uga dhigay.

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 8 місяців тому

      Idinka naftiina qayb wayn baad ku leedihiin idinkuna wax isuma ogolidin iyagana lugahaad haysaa

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 8 місяців тому +1

    Waa riyo
    Waa been
    Ii dhalanteed
    Muuse biixi
    Taako dhul Ah
    Mana kireyn karo
    In uu bixiyo
    Iskama dhaafe
    Keenya ayaa ku hungowdey.
    Itobiya. Ayaa is keentay
    Halkii ayey mari.ayaduna.in sha Allaah Mahadsanidiin

  • @NASRI-EEBE
    @NASRI-EEBE 8 місяців тому +1

    Mm tv waa qayb ka mida tv yada taageersan sababtuba waa dadka waxa keliya ee wax lagaga dhaadhiciyaa waa saxaafad iyo war waxayna dadkii ku cel celinayaan halka oday ee raacsan bixinta dekeda ee leh"waxa umusha u dab ah baa dadkana u dan ah" markaa waxan leeyahay halkaad ka saari lahaydeen haku soo celcelinina😢😢

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 8 місяців тому +1

    waa Run itobiya bad ii dul midna uma hayno
    Arintaan wax baa ka danbeeya

  • @omaraliguedi-ql5ek
    @omaraliguedi-ql5ek 8 місяців тому +2

    Walaahi intaan naxay markaan maqlay allaah baa og idoor biixi qabta Walaahi saan kuma fayooba

  • @fatax567
    @fatax567 8 місяців тому +1

    guul iyo gobonimo soomaaliland

  • @chakouronline2391
    @chakouronline2391 8 місяців тому +4

    Odaayashan iska hadlaya ayaan ka yaabay wlhi billahi ..kolay iyaku 5 sano kadib ama 10 sano kadib way dhimanayaane ...aayaha dhalinyarada waxba kama garanayaan ..ilmihiisa yaa u maqan 😢

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 8 місяців тому +3

    Muse alelaha Somalia 🇸🇴 ✨ ♥ god madow ayuu kurida iyo xasan caaq sababtoo ah xasan ayaa iskale saxiixa iyo ogolansha ismaaciil cumar ayaan soo raray arinkaan

    • @user-ez7hb2qd5w
      @user-ez7hb2qd5w 8 місяців тому

      Somalia kaga dhagtay dhulka Anaga iska leh hadanu nahay Shacabka Somaliland ma ogalin marka Walida nagala dagaa

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 8 місяців тому +3

    Waxaa lagu qarinayaa jabkii GOOJACADE.... Waa doorasho ka carar

  • @ibn.dahir.
    @ibn.dahir. 8 місяців тому

    Mmtv,ciyaal bay waraysanayaan.
    Aaway siyaasiintoi iyo dadkii aqoonyahanka ahaa.
    Allaa kariim mmtv

  • @user-jh5mc1ih8v
    @user-jh5mc1ih8v 8 місяців тому +3

    Hashiis maaha waa dhulk iibsi.
    Muuse ma garano meesha uu inugu wada 😢😢

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 8 місяців тому +3

    Madaxweynuhu dhul iyo bad midna ma wareejin karo. Distoorki ma qoroyo.
    Itoobiya dhul iyo dad ayaa ku maqan. Dhulkii ay naga haysatay ayey batrool ka soo saaraysaa.

  • @CooladiyoNabad
    @CooladiyoNabad 8 місяців тому

    Kiligi 6 Ethiopia welcome 2024

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 8 місяців тому +2

    Shirki jabuuti farbaa kuduugan fal nacasnima leh ehed masocondonta taasi

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 8 місяців тому +3

    Huwan iyo huwaan kaalkale cabaadki kaa dhama😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 8 місяців тому

    No more berbera welcome itoobiya zaylac seaport 1oo million more less than 5 million that is quality somali leader.

  • @Mohamedmahdiismail-wv6kx
    @Mohamedmahdiismail-wv6kx 8 місяців тому +2

    LAXAY GUUL SOMALILAND

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 8 місяців тому

      Dadku markaanay ogayn waxaa ay kahadlayaan ayey kalagaran waayaan dalnimadooda iyo dadnimadooda

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 8 місяців тому +3

    Isaaqow aan runta isu sheegno muuse biixe waa walanyahay ee halaayska qabto

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 8 місяців тому

      isaaqaw aan runta isu sheegno daarood wuxu diyaarsaday inuu isaaq uu eretiya iyo itoopiyaba u soo ka xaaysto oo laga tirtiro geeska afrika muusena jartii ayuu ka hor degay markaa huwan iyo huwan kalkaal maata waa u maalin madaw

  • @FatumaAmina-ow4kj
    @FatumaAmina-ow4kj 8 місяців тому +1

    Al lacanatu calykum muuse iyo xasan iyagaa ina soo iibiyey oo dollar ina siistay

  • @abdinasirfidow3156
    @abdinasirfidow3156 8 місяців тому +2

    Dadka odayada cimrigoodii dhameystay ayaa ugu rayi iyo talo liita ee dhalinyarooooooy isku tashada waa nala iibsadee!.

  • @user-zd5yt5fb9r
    @user-zd5yt5fb9r 8 місяців тому +2

    Dhulka falastiin sidaan oo kale ayay yuhuuda ula soodageen

  • @IsmahanMohamedMohamuud
    @IsmahanMohamedMohamuud 8 місяців тому

    dhanyarada Soomaaiyedow aniga idinkala qaadi maayo 5 tana Soomaalina kala qaadi maawo waxaan idiin sheegayaa waxaan gacmeheena ku keensany baa socee Allah aan ka baqno dad Muslim ah oo Muslim dhab ah aan noqono Muslim afkesheegashada ah aan iska dhaaf Itoobiyo iyo gaal oo dhan haday isasooraacaan waxba nagama qaadikaraane

  • @user-fe8vw3iv6y
    @user-fe8vw3iv6y 8 місяців тому

    Guul

  • @saidamohamed8097
    @saidamohamed8097 8 місяців тому +1

    Dadka dhahaa soomaalind guul bay gaadhay iyo dadka leh madaxwaynaan dalka u dooranay ee wuxuu rabo ha sameeyo Alaah caqli xumada ha ka daaweeyo waa u ducaynaynaa doqonimo aa cudur u liidata
    Kuwa ka soo horjeestayna Alaah caqliga ha u siyaadiyo soona dhiciya badeena hooyo soomaali aan ahay soomaalia iyo soomaalind in laga hadlo waxaa ka horeeya badeena,dhulkeena iyo jiritaankeena soomaalinimo
    Soomaalia meel ay joogtaba ha noolaato aan leeyahay
    3da tuug ee bada bixiyana Alaah geeri dagdaga ha u keeno

  • @mohamoudibrahimelmi1184
    @mohamoudibrahimelmi1184 8 місяців тому

    Umaddu way nooshay wali, waana isku dareen & damqasho kuwan wadanka xaraashaya mooyee!!!

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 8 місяців тому +2

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @saadmusa1635
    @saadmusa1635 8 місяців тому +3

    لا أعتقد أن رجل دولة فهم الأمور السياسية والإقليمية السيد بيهي، علما أن هناك أطماع استعمارية لدول الجوار في القرن الأفريقي، وهذا لم ينتقص من

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 8 місяців тому +4

    Somaliyey waa idinkaa gesinimadini laso baxa dhulkina difaca wax kale garan maye😢

    • @SNAcomando
      @SNAcomando 8 місяців тому

      Sxb dagaal baan diyaar unoqon donna kaliya waxa inoo dhiman amar madaxweyne bes baan sugeyna sxb insha allah dhulkeyna waa midka aan udharanay wana difaci donna dagaalki1977 qebtisa la waad baa dhici dono insha allah ethopia waa inoo dagaal

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 8 місяців тому

      ​@@SNAcomandodalkan somaliland ayaa iska leh ,somali ma leh ,qore iyo dagaal , fakhti ,saboolnimo iyo hadal iyo jahilnimo mooye ,wax kale ma jiro miyaa ,viva somaliland

    • @SNAcomando
      @SNAcomando 8 місяців тому

      @@asiyahmed-cs3ft sabool nimada iyo tuuga nimada iyo beenta dadka laga soo gaaray baad tihin idhageyso anaga dagaal baan usoo socone dadka Ethopia naga celi lahayen ayaa liska raba Somaliland hadey ihor istaagi karto hader baa la arkaya runti siyaad bare wuxu idin xasuuqay baad qabtin haderna hadad wadada no istagtan balan waye xasuuq lawaad baa nigu dhici dono Ethopia awooda ay badas kuso ag dagi laheyd baa liska raba ee awood mu heysan runti baahi baad tihin dubarkina baaf Ethopia ka iibisan waan ka xumahay fursad aan awdal ku tagi karno baad nasisen mahad naq bad mudan tihin isaaq inta xanunsan oo been iska dhadhiciso in dunida laga tirtiro bey istahilan Ethopia haku aqon sato wakaya car aqonsi haku siiso kuma siin karto ayada iska daa ingiriis baa aqonsi ku siin kareynin Ethopia maxay tahay waa kuwi aan xamar ku xasuuqaye waye waa kuwi medadkoda oo cerin ah cunay waye awoodas weli waan lenahay somalia baan nahay cadawgeyna sacabada ma horsano somalia baan kiwirka iyo awooda unahay adeer dagaal baa inoo balan ah hadad naso hor istagtan awoda aan idinku xasuqi laheyn waan lenahay insha allah dhulkeyga iyo badeyda awooda aan ku ilaalsan lahay waan leyahay hadu isaaq Ethopia iso racayo hada ha isoo raco haduba iga hor istagi karo waligina baahi baad eheyden ethopia iyo kenya intaba waan iskaga filanahay inaa ladagalo xiiso bey igu heysa kenya cabsi ay somalia ka qabto bey bada usoo celisay Ethopia oo aan waligeyba xasuqi jiray miya hader idamci karo dad sinjigoda aan garaneynin dad oromo laga dhigay in somalia nala shegtan waan ka xumahay oromo barasho wanagsan

  • @AbwanMusseAli-gi6kq
    @AbwanMusseAli-gi6kq 8 місяців тому +2

    Eyga asaasaqa leh waan ku raacsaney aamus dhaha ufta.

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 8 місяців тому

      Wxa dalku ka socon laayahay waa odayaasha dhalinyarudu way feejiganyihiine

    • @AbwanMusseAli-gi6kq
      @AbwanMusseAli-gi6kq 8 місяців тому

      Waa uun dad soori kaaqaaday dadku badano malahay kildhi aan weyso ahayn ayay wada sitaan adeer sida ina biixi mays tidhaahdeenba kolka baloodhadii baa laqaatee badda meel daran dheh.

  • @saynabahamed7148
    @saynabahamed7148 8 місяців тому +11

    Alla aniga waban suuxaye musow lagu qaad😂😂😂

    • @mohammethsuleiman9620
      @mohammethsuleiman9620 8 місяців тому

      Somaliland Wadadiii Horumarka qaaadey.
      Malın dhaw Suqaar tuur awgeeed suuuxi .
      Somaliland cidna wx ka qaaaadi karimayso.

    • @user-tm7dx9ow1l
      @user-tm7dx9ow1l 8 місяців тому +1

      waar muuse dulka soomaliland waa xaraashaya! war iska qabta!

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 8 місяців тому +1

      Aniguba ilaa markaan maqlay hurdo ma seexan dareenkaygu wuu kacsan yahay muuse wuu naga nixiyey illaahay naxdintaa uu ummadii ka nixiyey ha ka duwo dhulkeenana illaahay haynoo badbaadiyo

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 8 місяців тому

      Suux oo hasoo kicin 😂😂😂

    • @mohammethsuleiman9620
      @mohammethsuleiman9620 8 місяців тому

      @@halimadirie5301 who are U anigu Somalilander ahy waaanan tageeersanahy.
      Heshiiska

  • @amranhappyamranhappy280
    @amranhappyamranhappy280 8 місяців тому +2

    😢 Muuse bixii hala toogto carada alle hku dhacdey hduu itoobiyo bad siin Rabow

  • @user-lk9kq2ie6e
    @user-lk9kq2ie6e 8 місяців тому +1

    Muwadin maha muuse walaahi wasidii falastiin

  • @hodanahmed9114
    @hodanahmed9114 8 місяців тому

    Heshiis is afgarad maaha waan iibsanahay hadalna ma yaalo

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 8 місяців тому +2

    itoobiya isku dhaqn iyo isku diin Manihin colaad guunaana naga dhaxaysa

  • @mursalsayed
    @mursalsayed 8 місяців тому

    Waa dal la kala iibsaday oo nala ogaysiin

  • @WELOVEFANANIINTA
    @WELOVEFANANIINTA 8 місяців тому +1

    HADAAN HADEER LAGA HORTAGIN ARINKAA ITOOBIYA WADATO WAXAA IMANDOONTA XILI SOMALILAND AYKA SHALAAYI DOONTO MAXAA YEELAY ITOOBIYA NAXARIIS MALE

  • @ahmedhussein1461
    @ahmedhussein1461 8 місяців тому

    Markaan tabar hayay talo ma heyn hadda oo talo hayo tabar ma hayo". Waa xikmad.

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 8 місяців тому +2

    War kaca oo iska qabta muuse tuug wlhi dhulka waa la idin ka dhicin isaaqoow

  • @mrali3601
    @mrali3601 8 місяців тому +1

    Hadad bad iyo dhulka kiraynayso waxa laga kireya dal ka fog oo horay u maray sida USA , China oo hadhow marki xiligi kirada dhamato iska baxaya, lkn Ethiopia oo Deriske Kula ah kaana dad badan, tariikiyan na ila Haile Salase iyo kahor hamiga inay bad iyo dekad helan ku jirtay, riyadodi badba u fudud daysen

  • @shukriosmanmacalin5900
    @shukriosmanmacalin5900 8 місяців тому

    Manta hdi cadow so dhaweyso o dhul tago sisid briyow ka bursan somalina inte hora usocon lehed ayada cadow isku ah

  • @hah7064
    @hah7064 8 місяців тому

    GuuuuuuuuL Somaliland.

  • @maxamuudcabdi7942
    @maxamuudcabdi7942 8 місяців тому +2

    Somaliyey maanta hadaan Ethiopia ka aqbalno in ay badeena timaado sikastaba haku timaadee waxaa xaqiiq ah in jiritaankeena dhuleed Io kan dadeedba aan god dheer Ku ridnay 😢

  • @user-qw5pf3bv1o
    @user-qw5pf3bv1o 8 місяців тому +1

    Dad wada siyaasiya somaliland laga hela waan ku farxsanyahay waana guul somaliland gaadhay madaxa ha jiro madaxweyne ❤

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 8 місяців тому +1

    Waa maxay sababta laba wadan oo jaarihi ay ugu kala baahan yihiin saldhig milateri maxay itoobiya ka faa'iidaysaa inay saldhig kiro ka bixiso maxaa itoobiya soo wajahay? Oohintu orgiga ka wayn waa baabulmandab inay itoobiya ka taliso waayo waa dawlada ugu weyn geeska

  • @user-qc8wl1vf5p
    @user-qc8wl1vf5p 8 місяців тому +1

    Fartiiyaryareed ma ku soo qortey in naago u geeysana .ileen waxba garato bad tahiin

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 8 місяців тому +4

    20 km oo bad ah marka la siiyo... Waxey XAQ uyeelanayaan 250 km oo dhul ah ooy soo maraan.

  • @SaidAhmed-rc6hm
    @SaidAhmed-rc6hm 8 місяців тому

    Waxaa soo baxday 2da nin ee kale xassan shikh iyo ismaaciil ayagaa muuse khiyaanadaan ku qalqaaliyey kuna dhaliyey xagasha nacaybka beesha daaroodna muuse wax ka tusay....waa qalad cad....adoo daarood oo kula dad ah ka didaya axmaaro dalkaaga sii😢😢

  • @adanturu4851
    @adanturu4851 8 місяців тому

    Erterya adiy bad haka raasado

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 8 місяців тому

    Oromadii maanta way dhikhlaynayaan Somalilandna geeribaa u taala walahi subhannallah 😢😢😢

  • @saadmusa1635
    @saadmusa1635 8 місяців тому +2

    I do not think that a statesman understood political and regional matters, Mr. Bihi, knowing that there are colonial ambitions for the neighboring countries of the Horn of Africa, which did not detract from consideration of all these risks, Mr. Bihi.

    • @saadmusa1635
      @saadmusa1635 8 місяців тому +1

      U malayn maayo in nin siyaasi ah uu fahmay arrimaha siyaasadda iyo gobolka, Mudane Biixi, isaga oo og inay jiraan damac gumaysi oo dalalka Geeska Afrika ee deriska la ah, kuwaas oo aan waxba u dhimayn.

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 8 місяців тому

    ❤❤❤

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v 8 місяців тому +4

    War heshiis majire tuuga dalki uheshiise kaca kaca odhacsada kulkina badina iyado lokacayo dhaman soomaaliweyn😢😢😢😢😢

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 8 місяців тому

    Reer BOORAME IYO SAYLAC dhulkiina difaacda, qaata qoryaha oo jihaada.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 8 місяців тому +3

    Somaliland waxay Gaadhay Guul siyaasadeed. Bad la siiyay ma jiro ee waa laga kiraynayaa.

    • @zaynabomar5479
      @zaynabomar5479 8 місяців тому +2

      War kiro aqoonsi lagu helo aduunyada kama majirto waaba hadiyad lasiiyay itoobiya taana nama qabato in dhulkayaga lasiiyo shishiiyaha.

    • @ZimanAbdirisaq-ug3xt
      @ZimanAbdirisaq-ug3xt 8 місяців тому

      War falastiin eeg mantay waxa haysta waa shacab ay soo dhawaysay mantan dhibta waad argtaa Israel se u galayso Muslinkii falastiin iyo masjidkii barakasnaa somaliland saasa lagu wadaa

  • @mrTFG2011
    @mrTFG2011 8 місяців тому +2

    Urur Samaale baddoodi badar iyo beeso ayeey ku badasheen Amxaaro injerlay😂😂😂😂 Arinkaan Djibouti ayaa lagu go,amyeey

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 8 місяців тому

      Kuma khusayso tuulada uun baa ku khusaysa no more

  • @cabdilaahicumar3485
    @cabdilaahicumar3485 8 місяців тому

    mm tv halaga qabto dalka 00 hala socd.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 8 місяців тому

    waar dhulkan anigaa iskaleh ilaahay inta ka sukayso anigaana ethiopia keensaday period

  • @MohamedOmarAbdi-tc9ue
    @MohamedOmarAbdi-tc9ue 8 місяців тому +1

    Viva Somaliland,waan soo dhaweynayaa,heshiiska.

  • @hindahashi7018
    @hindahashi7018 8 місяців тому

    Masha Allah shacabka somaliland waa dad nool bravo 👏

  • @hiboyusufmashaallaha1046
    @hiboyusufmashaallaha1046 8 місяців тому

    Mm waa cadowga gudaha ee xishoo isla yaab cadowyaaatahay

  • @ifraaxxasancawad9515
    @ifraaxxasancawad9515 8 місяців тому +1

    Way dhamaatay dagaalkii iyo baryadii huwanta

  • @user-xh8uo2tm6u
    @user-xh8uo2tm6u 8 місяців тому +1

    Arinkani waa dimasho

  • @SaidAhmed-rc6hm
    @SaidAhmed-rc6hm 8 місяців тому

    Waa kuwaa dadkii xalaasha ahaa ee soomaaliyeed 97%way qaadadeen...badankoodu wey diideen...dadka soomaalyeed waa isku daren

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 8 місяців тому

    Weriyahan cidda shaqadan u diratay ha saxdo ama tallaabo ha ka qaaddo. Su'aasha uu dadka waydiinayaa waa qalad,. Heshiis ma jiro, waar Alle yaqaanna. Wriye, heshiis muu dhicin. Memorandum of Understanding weeyaan oo waxa macnihihiisu yahay in la isku afgartay in arrintaa laga wada hadlo. MMTV fadlan dhallinyarada aad microphone ka u dhiibteen ka fiirsada dhibaatada ay abuurikaraan.

  • @josars21
    @josars21 8 місяців тому +1

    War isaakhow saaan iskudhaama,walhi meel fiican umasocotaan,waxii itoobiya 100sano kahor aan usurtagalin,am tegreee,ayaa aromo niiga qaadaty,dhulka bixiseen somaali dhan baaleh,war inti damiir lahooo,arinka kaca, war ictiraaf saas kuhelimeso

    • @user-uz4ly1js4p
      @user-uz4ly1js4p 8 місяців тому

      British aya xata somaliland ku yidhi wakhtigi gumaysiga hawd resef area aya ku soo ceiaya ethiopiasii bad way diideen isaq balse waxay rabeen 5 somali tiina balaya karacday mantase waxwalba kafirsi ubahan citirafkuna waa muhiim ku noqosho somaliya majirto

  • @laaska0014
    @laaska0014 8 місяців тому +1

    Arintani facilbay rabtaa

  • @Ci___se
    @Ci___se 8 місяців тому

    5:26 caqli xumaa kaasi

  • @Mohamedmahdiismail-wv6kx
    @Mohamedmahdiismail-wv6kx 8 місяців тому

    DOQMAAYAYAHAW HAA DAAWAKHINA MUSA WU HAGAGSANYAHAY

  • @sweetkokii
    @sweetkokii 8 місяців тому

    Big big risk to the northern regions , Ethiopia knows they will
    Never return that land

  • @somali4154
    @somali4154 8 місяців тому

    20km oo dhulka ugu qaalisan ee xeebta bada cas, xaqna ay u leeyihiin 120 million oo Ethiopian inay usoo haajiraan sida yuhuuda ugu haajiraan Falastiin ninka saxiixay wax ka dulaysan ma jiro aduunyada. Reer Somaliland way ka ooyi doonaan inay amxaaro adoon u noqdaan kadib 60 sano oo xurnimo ah. Tan waa adoonimo

  • @Jualli
    @Jualli 8 місяців тому

    Somalia 2 falistiin

  • @Garyaqaan123
    @Garyaqaan123 8 місяців тому

    Xasan shiikh iyo Abi Axmed waxay ku kulmeen dalka Talyaaniga waxayna ka wada hadlayeen arinkaan.

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 8 місяців тому +3

    100 iyo 50 milyan waa ina laqayaan xataa xamaal ka heli mayno

  • @user-lk9kq2ie6e
    @user-lk9kq2ie6e 8 місяців тому +1

    Wx la aqbili karo maaha

  • @suugcabiro6415
    @suugcabiro6415 8 місяців тому

    Isaaq waa raqiisa

  • @asmafarah6846
    @asmafarah6846 8 місяців тому

    Asc nimankii Dalka illalin jiray meeye soomaliland badeeda baa u baahan in la ilaaliyo i maada sida ugu dhakhsaha badan awalba dalku 33 sano iñakaa illaalinayay dalka soomaaliya mar horaa soomaaliya laqaadanlahaa war dalka illaaliya Ka kaca fadhiga i maada soomaaliland

  • @LightSpark3421
    @LightSpark3421 8 місяців тому

    Game over! Somaliland is officially a colony of Ethiopia.
    Somaliland has sold there ass to be recognised by Ethiopia.
    And I'm a Somalilander but I have to speak the truth.

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 8 місяців тому

    Kuwa ogol waA Oromo injirlay oo luqadii baryay walahi Somaliland ilaahay hanoo badbaadiyo subhannallah😢😢!!!

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 8 місяців тому +1

    Waar hadal uun yaaanay inaga noqone ..... Ficil ha yimaado

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 8 місяців тому

    Xassn dhiiqo

  • @Nimanada
    @Nimanada 8 місяців тому

    50milyan oo Oromo ayaa kusoosocota Somaliland madaama Somali lagadhigay! Saylac iyo Awdal markay qabsadaan oo saldhig military loogadhiso kuumaba baahna! Aakhirka Oromo ayaa lawaregidoonta Somaliland😱

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 8 місяців тому

    mMTv ha La iska qabto waa CBB somaliland wax ka qabto

  • @kiranpath7033
    @kiranpath7033 8 місяців тому

    Raga qaar baa Doqomo ah. Waa maxey muusa Dalka isgaa ka masuul ah.
    Shaadh buluugle iyo koofiyad buluugle talo ha weydiinina. Muuse ilmaadeeradii .
    Muuse was tuug
    Kolba tuug ha iibiyo dhul iyo bad soomaali oo dhan ka dhaxeeya

  • @RunshegCabdi
    @RunshegCabdi 8 місяців тому

    Wallaahi wa laga shalaayi,

  • @hah7064
    @hah7064 8 місяців тому

    Cadawga Somaliland meeshuu doono ha joogee wuu kasoo horjeedaa citiraafka SL

  • @khadarismaaciil7614
    @khadarismaaciil7614 8 місяців тому

    Dhimazhadiisi ayuu soo saxeexay iyo halaakiisi

  • @user-rv9ix9zv7i
    @user-rv9ix9zv7i 8 місяців тому

    Huwan waraxumo tashiil waxay ka xunayahiin dawarasiga.

  • @ApdiraxmaanMuuse-ym1te
    @ApdiraxmaanMuuse-ym1te 8 місяців тому +1

    Guul Somaliland guul guul guul Somaliland country free quickly ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉.

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8f 8 місяців тому

    Waan ka soo hor jeeda heshiiskas wadamada jaarka waxa jira waxyabo aan lagula heshiin karin

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 8 місяців тому

    Cidaanka Ethiopia waa bilaa nidaam suqaa hargessa aay so gaalayaan kadiib naa oromo soo dhaaween kadiib naa shacabkaa ayee isku dhaacayaan .

  • @inacizman7265
    @inacizman7265 8 місяців тому

    Wan sinay badda ethopia welcome😂❤

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 8 місяців тому

    MasshaAllaah,shacabka somaliland waa gob iska diida itoobiya waa duulaan

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q 8 місяців тому

    Odayaasha 50 wixii ka ween dila waa kuwa soomaali halkaa dhigey