Hal Maalin Ayaan Qudaar Gaday Iyo Falcelinta Bulshada || Public Video By Nasra Abtidoon

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 88

  • @AmiiraAmraa
    @AmiiraAmraa 5 годин тому +15

    Nasra dhiblaw waaye malinba wax cusub là imaane hambalyo oo hormaris eh wan sugi laahay 1m😅❤🎉

  • @Abdirisaaqxasan-e9u
    @Abdirisaaqxasan-e9u 4 години тому +8

    Nasro abtidoon walashey guuleyso
    1m ka badan aad uqalantaa

  • @mahdiqoobey8424
    @mahdiqoobey8424 5 годин тому +6

    Nasro aptidoon poqorad soomaaliyed guuleyso wllshy ❤👑

  • @NajahIndho
    @NajahIndho 5 годин тому +5

    Masha allah qudaarta quruxdeda ayaba ku mashquuley nasra one million coming soon ❤🎉

  • @RaqiamuxidinMariac.cziiz6720
    @RaqiamuxidinMariac.cziiz6720 5 годин тому +4

    M.a nasradeyda quruxbadan 1m coming soon insha allah ♥️

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 5 годин тому +4

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤎

  • @fartuunahmedsaafi6016
    @fartuunahmedsaafi6016 4 години тому +2

    M.a xafidulaah wllshy qaali Nasra Abtidoon keep going marlabad xafidulaah Abayo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xamda0953
    @Xamda0953 4 години тому +4

    Nasra qurux wn ku jeclhay ❤ parnamijyadan oo kale soo padi xappti nasraay 😂😂😂

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 3 години тому +2

    Maasha alaah nasro cabdulqaadir qudaar maaha ee waa faakiho kkkkk. habbo macaanto alaah ku xafdiyo Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 години тому +1

    Maashaa'Allaah walaa quwwata illaa billaah. Shaqadu inay sharaf tahay ayay dhalinta baraysaa meelaha iska taagtaagan maalaa yacniga.

  • @mohamedok94
    @mohamedok94 3 години тому +2

    Nasro marka qosleysid wa farxadii oo naxariis ah😎❤

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz 5 годин тому +6

    Next Video baajiiyo iyo leef leefoow 😂

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 4 години тому +3

    Nasra guuleeso abaayo 🎉🎉🎉😊

  • @ahmeddholal8780
    @ahmeddholal8780 4 години тому +2

    Allaa yacisak sharaf iyo karaamo wllshay 🎉🎉

  • @YacquubMahad
    @YacquubMahad 5 годин тому +3

    Macalin waa ku taageera wax badan Aya kaa bartay❤

  • @JamilaCismaan
    @JamilaCismaan 4 години тому +2

    masha allah

  • @GoatAkmaahuu
    @GoatAkmaahuu 5 годин тому +8

    رب أوزعني أن أشكر نعمتك التي أنعمت علي وعلى والدي وأن أعمل صالحا ترضاه وأصلح لي في ذريتي إني تبت إليك وإني من المسلمين Amain 🤲 : Computer 🖥

  • @SoumeyawahibAwaleh
    @SoumeyawahibAwaleh 2 години тому +1

    Machallah Farid wll guuleyso ❤🎉

  • @mriya4601
    @mriya4601 5 годин тому +2

    ❤❤❤❤ mardhaw 1m insha allh

  • @HassanAbdirihman
    @HassanAbdirihman 4 години тому +1

    Keep Going Nasra My Sis

  • @AbdiwiliHassan-dn4wp
    @AbdiwiliHassan-dn4wp 5 годин тому +3

    Wan sugi laayahy manintadha millionka nasra gabada kalih antagera social media guuleysa

  • @Sacdiyaaxmed-jb6hx
    @Sacdiyaaxmed-jb6hx 5 годин тому +1

    Asc wll illaahay dartii iila soo xiriir nasroy ehlu xajey

  • @AweysAhmedGass60
    @AweysAhmedGass60 5 годин тому +1

    Abaayo nasro waan ku salaamay
    Hadii aan rabin xitaa waan ka iibsan lahaa

  • @SacdiyoCusmaan-fv9wx
    @SacdiyoCusmaan-fv9wx 5 годин тому +1

    Abaayo nasra horay usoco ayaan kuleyahay ❤ sister

  • @AbdirahmanMohammed-c3l
    @AbdirahmanMohammed-c3l 3 години тому +2

    Super market ka so samee muqaal

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 4 години тому +1

    Mashaa Allaah shaqo cebe maaha👍

  • @SamaraQueen-s5e
    @SamaraQueen-s5e 4 години тому

    Nasro Abtidoon isn't easy ❤❤❤

  • @Hamdateam27
    @Hamdateam27 4 години тому

    Mnsh Allah hmplyo 1m coming soon gulayso abayo

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 4 години тому +1

    qudhaarta hagaajis male miyaa ama suubis sidi lowska waxaan kaso salaamaya nasra.from hargaysa✋

  • @Niimbushra
    @Niimbushra 4 години тому

    Masha Allah

  • @DeeqaDeeqa-b4i
    @DeeqaDeeqa-b4i 5 годин тому +2

    Ar nasrooy dhibka maa dhaaftid😂

  • @IbraAli-v5e
    @IbraAli-v5e 22 хвилини тому

    Nasra mashaa allh wll❤

  • @sabriindahir1127
    @sabriindahir1127 5 годин тому

    Nasra abtidoon 📷 iyo bilaa camera isku mis ma tihid wllhi any 1m coming soon

  • @AdowAbdi-qw9vd
    @AdowAbdi-qw9vd 4 години тому

    Nasroo guuleyso 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 aby mcnta

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 Годину тому +2

    WOW amazing nasro good keep going 👍 6:47

  • @FuaadXuseen-k1g
    @FuaadXuseen-k1g 5 годин тому +1

    Nasra imikaad shxdii vhnty😂😂😂

  • @SalmociiseCabdi
    @SalmociiseCabdi 4 години тому +1

    Nasro fanny aa noqotay maalmahan 😂

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 Годину тому

    Nasrooy waxaan sugi la ahay malintaaa 1m garto abayo ilahey haku garsiyo

  • @FeysalMohamed-uf3uc
    @FeysalMohamed-uf3uc 4 години тому

    Masha allah horay usoco walal

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 4 години тому

    Masha allah🎉🎉❤❤

  • @faaisacali8335
    @faaisacali8335 5 годин тому +1

    Qudaar fareeshaa iga gadan wllhi

  • @امحمزه-ب3ن
    @امحمزه-ب3ن 2 години тому

    Nasra noolow quruxey❤

  • @NuurOmarali-ff8uh
    @NuurOmarali-ff8uh 3 години тому

    Come soon 1m ❤

  • @user-te9rn9lf8m
    @user-te9rn9lf8m 5 годин тому

    Qofkii ugu horeeyay

  • @HafsaA-p4q
    @HafsaA-p4q 2 години тому

    1m coming soon 🎉🎉🎉

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 47 хвилин тому

    Nasro khudaar maha ee waa Faakiho. Qudaar waa sida bagalka iyo wixii la mid ah🥦🥬🫑🍆🥒🥕❤❤❤

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 3 години тому

    Xamar qaalisanaa canad 1 doolar qaali waaye

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 5 годин тому

    Mashallah ❤❤❤

  • @aaminoladan8839
    @aaminoladan8839 4 години тому

    Nasroy isgoyska dabka maa joogtay maxaa kuu arki wayay maanta ❤❤❤

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 4 години тому +1

    nasrooy hadaa jikadii ku laabato hal maalin ku gaare milon hda isheenaa kugu jirto waa na nacday jiko dhn kaama heyno

  • @abdiqaadirali1220
    @abdiqaadirali1220 3 години тому

    Fiiri maalinta dambe indho shareer soo xiro markaa wax waalagaa iibsana😂😂

  • @CabdiQadar-ro3rx
    @CabdiQadar-ro3rx 4 години тому

    So badi ilaa an Ka arko my sis

  • @fardowsaxaydar1708
    @fardowsaxaydar1708 4 години тому

    Waxa yaalo kale nosamee mahadsanid

  • @Zeytunosman-hu1mq
    @Zeytunosman-hu1mq 5 годин тому

    Nasra nanin cusub wx cusub miyaa. M.a kutxy si wx lo ibsadho sfcn ugarani

  • @arwaaxcade5512
    @arwaaxcade5512 3 години тому

    Kkkk kusoco nasra iyo vedeoyadaan aad bee uxiiso badan yihin next time online noogu soo sheeg halka aad wax ku gadi doonto si aan u imaano aan kaaga iibsano qofka wax ugadesidna waxuu dareema taageerayaasha kugu xiran sidee qatar u yihiin 😂❤

  • @ibrahimcali1377
    @ibrahimcali1377 5 годин тому

    Halna Daf halna gaado Miya mise ?

  • @NasteexoAbdikarim
    @NasteexoAbdikarim 4 години тому

    Hhh mashllh

  • @AliBarre-y6t
    @AliBarre-y6t 4 години тому

    Meel cabitaan Noo Soo sameey

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 3 години тому

    1 maalin shaqaale cid u noqo aan aragnee siday cida kuula shaqeeyan

  • @NajahAhmed-r8c
    @NajahAhmed-r8c 4 години тому

    Noo soo dhig muqalo nocan oo kala 😊

  • @Samia-b2u
    @Samia-b2u 4 години тому

    1M Comon❤🎉

  • @salmaabdullahi3127
    @salmaabdullahi3127 3 години тому

    Nasra adigu 40k maraya kubartay m.a

  • @SaciidMilif
    @SaciidMilif 5 годин тому +1

    Nasroy muqalka bada awey😢

  • @bashaashaxmed2287
    @bashaashaxmed2287 2 години тому

    ❤❤❤❤❤

  • @Cabdiweli-ps4lz
    @Cabdiweli-ps4lz 4 години тому

    Manta liida kuarke

  • @izaqali8659
    @izaqali8659 4 години тому

    Bajiyo iyo leeleefow ku xiji😃

  • @nihaaninasheikh
    @nihaaninasheikh 4 години тому

    Shaqaa sharaf leh 😮

  • @hanad4556
    @hanad4556 5 годин тому

    🎉

  • @AweysAhmedGass60
    @AweysAhmedGass60 4 години тому

    Nasro hampalyo hampalyo 1m

  • @AliBarre-y6t
    @AliBarre-y6t 5 годин тому

    Nasro guleyso

  • @iman1527
    @iman1527 3 години тому

    Nasro ganacsi Hadi furato shaki kuma jiro inu ku kala kacayo runti

  • @Samia_Abdi
    @Samia_Abdi 4 години тому

    Nasro bakaaro imow plz

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 3 години тому

    subxaana laahi ilaah dolar haka qaado umu soomaali weyn faqriga waa dolar lagactii soomaali weyn aaway maad mudahaad sameysanaa si loo daabaco shilinkii soomaali masaakiinta yeey kaa naxin oo hal 1,dolar awoodina nasro cabdulqaadir waa habar yartaas ascww

  • @AYAN17000
    @AYAN17000 5 годин тому

    Dadka ma arkaayaan miyaa qofka taleefonka wax kaduubaa??😂😂

  • @user-ml6bc8ch9g
    @user-ml6bc8ch9g 3 години тому

    Asc
    Noso badi

  • @AyuubAhmed-h4d
    @AyuubAhmed-h4d 2 години тому

    I Aamim niiclaha iyada Aya is kaleh😅

  • @faaisacali8335
    @faaisacali8335 5 годин тому

    Anaa u horeeya nasro ❤

  • @maalikibnumaalikmaalik6329
    @maalikibnumaalikmaalik6329 5 годин тому +1

    𝑴𝒂𝒔𝒉𝒍𝒍𝒉 𝒏𝒂𝒔𝒓𝒂 𝒘𝒂𝒂𝒅 𝒒𝒖𝒓𝒖𝒙 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏𝒕𝒉𝒚❤

  • @KvikkLunsj-t1g
    @KvikkLunsj-t1g 16 хвилин тому

    Qudaar ma aha waa frukt

  • @RoodaXuseen-np5fo
    @RoodaXuseen-np5fo 5 годин тому

    Kkkkkk😂😂😂😂😂😂

  • @AbdiAli-n7i
    @AbdiAli-n7i 4 години тому

    ❤❤❤

  • @ليلهمحمد-ظ7ي
    @ليلهمحمد-ظ7ي 5 годин тому

    ❤❤❤