😱MAXKAMADII KENYA OO LASOO TAAGAY RAYAAN BAJAAJ IYO FAHIIMA QUUJE MUKHAADIRAAD LOO HAYSTO SUBXANALAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 9

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 24 дні тому

    😂😂😂😂😂😂 my friend abdirahman maxkamada TikTok yaa naga qabta 😂😂😂😂

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 23 дні тому

    Subxaana Laah waa xan rag iyo naago isu jiibinaayo. Dadka waxan camal ka dhigtay aakhiro miyey ilaabeen Allah ka cabsi ma jiro

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 24 дні тому +1

    FAHIMA QOOJE, MA DAB YAR AYEY SHIDDA, BISINKA MA TAQAAN, WAX ISUULA HAR, INADEERTA FAHIIMA WA LA OG YAHAY, GAROOWE IYO BOAASO SHAQADA AY KA HEYSAY.

  • @cashaali3488
    @cashaali3488 21 день тому

    Kkkk

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 9 днів тому

    naagahan wa bila sharaf haday drug ka shaqaysteen kaan maxakamda sheganaya isna wuxu soo wado iyo webiga yaa wayn salamaad isana qof khayr leh ha moodina

  • @املمحمدالهاشمىالهاشمى

    Meel walba naag ba ka nacnacle

  • @samirr546
    @samirr546 23 дні тому

    Wasakhado edebdaran oo diin iyo sharafba ka dhimatay!!!!
    Meel walba xumaan bay ku hayaan
    Oohin bay ku hayaan
    Qalasad hogaamiso ciidan dhan hadii ay haysatay oo laascaano xoraysay waa maxay gaajada ay keenya u tagtay ee ay xaaraanta faraha ula gashay waa maxay!!!!!!

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 23 дні тому

    Riyan wax ay kataqano daroogo ma ahanee veenley waye beenleeywaye daroogo na jirato waa been waa dagaal