Dabbaal degga 62 sano guurada ciidanka xoogga dalka.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 394

  • @3s162
    @3s162 2 роки тому +25

    wan ooyay😭😭😭wxn joga hargeysa somali weyn hanoolaato

    • @onlyme562
      @onlyme562 2 роки тому

      amiin walaal, guul iyo gobonimo somali weyn

    • @gorgor3062
      @gorgor3062 2 роки тому

      Beenta jooji qadaad weyn wake up 30 hurdo kujirtaan cidanka waxba masoo kordhinayo mar hadii uu iska dhicin waayey alshabaab

    • @bashiiromarfarah4810
      @bashiiromarfarah4810 2 роки тому

      @@gorgor3062 Futadaada xaarka ka soo dhaq ka dib waxbaro jaahilyahow

    • @ApdifatahibraHassan-io3jz
      @ApdifatahibraHassan-io3jz 9 місяців тому

      ​@@gorgor3062waxad sharaf iyo magac kuleedahy Somalinimo❤❤waxa nasib daro ah inaa qof walalka ah cadow u aragto

  • @JJ-is2we
    @JJ-is2we 2 роки тому +50

    Our nation is reborn again god blessed them all!!!

  • @kingkhalidxidigaaddisapapa8985
    @kingkhalidxidigaaddisapapa8985 2 роки тому +21

    Allahu akbaar MashaAllah guuleystaa guuleystaa guuleystaa guuleystaa guuleystaa guuleystaa

  • @mohamedbashir8781
    @mohamedbashir8781 2 роки тому +41

    Is the only time I feel am somali..proud of my Nation...although I was born in Kenya,wlhy am somali boy by blood💯

    • @onlyme562
      @onlyme562 2 роки тому +3

      you are Somali no matter where you were born, your blood is blue brother.

    • @qoobeeykaliilcawad8027
      @qoobeeykaliilcawad8027 2 роки тому +1

      Yap you're no question

  • @gabowabdulle6235
    @gabowabdulle6235 2 роки тому +14

    Maa shaa allaah jrneral odowaa guleeso waxaad horumar utahay dadka iyo dalka iyo jiilka kadanbeyo jenaral odowaa guleeyso cadawgagane hajabo
    Insahaa alaah aamiin amiin

  • @hobanlesomalion8468
    @hobanlesomalion8468 2 роки тому +21

    Rooble baahane isbaaradiisii maxaa ku dhacay? Allow nadhaafi baahane iyo wixii lahalmaalo nacalad wajigaaga ha'ahaato sellouts and shisheeye kalkaal dalaal Allaha nakaa dhaafiyo aamiin aamiin aamiin Yaa Rabb. Ciidanka Xoogga Ummadda Soomaaliyeed Hambalyo Hambalyo I got tears in my eyes nafteyda waan uhurayaa Hooyo Soomaaliya can't wait to come back to you for the first time I wish I could've been there with you celebrating wallaahi I didn't go to sleep I'm so pumped up my melanin is so very much activated my Father got wounded in karamardha he got healed than went back and martyred in Xarshin in 1982 he was well known may Allah SWT have mercy on him aamiin

    • @bashiiromar
      @bashiiromar 2 роки тому +1

      🙏🙏🙏Full respect my brother laabta ayaa ka hadashay waxaad kasoo jeeda farac wadaniyiin ah long life

    • @sumiyanuura4621
      @sumiyanuura4621 2 роки тому

      @@bashiiromar wadani maxu ka ogyhy wa qabyaladiste masul dhan u gafa bcs of qabil

    • @AadanXaamud
      @AadanXaamud 2 роки тому

      @@sumiyanuura4621 wadaniyada markii laga hadlaayo ka faaideeso qabiil qarmuun looma baahna

  • @sadiaadam2919
    @sadiaadam2919 2 роки тому +9

    Guul guul ciidanka soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪🧠🧠🧠

  • @Glydh
    @Glydh 2 роки тому +8

    Kuwan waa sharafta umadan kuwan waa mustaqbalka umadan ilaahow kor idinka yeel ilaahow idin sii guusha qaranka noolaada waa bil Ramadan guul waa aniga oo idinka salaamay Toronto Canada yaa rabi aaamin

  • @gucuregacod7119
    @gucuregacod7119 2 роки тому +5

    Masha allah xooga dalka waxan leenahay hambalyo sanad guuradi 62 ee aas aaska xoga dalka somaliyeed waan idinku fanaa markasta guulaysta insha allah dadka iyo dalkiina ayaa idin garabtagan guulaysta guulaysta aamiin Aamiin

  • @ayalazakora9920
    @ayalazakora9920 2 роки тому +5

    Inshallah waxan salatul leylka barya ugudaraya in ebo Farmajo Somalia 🇸🇴 usocelsho marlawad inta igu raacsan like isodhaha, maxayele Allah aya gusha bixiyo somaha

  • @transsomalirealestate3004
    @transsomalirealestate3004 2 роки тому +14

    Hambalyo ciidanka guulaso 🇸🇴💪🇸🇴🇸🇴✊✊✊

  • @AbukarMahdi
    @AbukarMahdi 2 роки тому +5

    Maasha Allaah Hambalyo

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 2 роки тому +23

    Wan kala ognahay Dal dhise iyo Jeeb ,reer dhise. Allaha dhawro inta daacada ah, mucaarad iyo muxaafid. Alla naga ilaaliyo inta qalbiga ka jiran oo qarankan inuu istaago aan rabin

  • @hadsanisak7714
    @hadsanisak7714 2 роки тому +9

    Masha Allaha allow barakey cadowage ha dhaco viva somaliweyn from Mayland Somalia

  • @brocade7437
    @brocade7437 2 роки тому +17

    Aniga ahaan waxaan ku soo hanaqaaday dagaal sokooyeh dowlad nimo waxay tahay ma arkin lkn dholatuska ceedankeenah marka arkay ayaan dareemay dowlad nimada waxay tahay aloow dowlada nodis wax yar lee noga dhiman in aan isku moowqif noqonoh inta ka xun somalinabadaaneh iyo dowladnimadeenah alaah naga haayo guul somaliyah🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲❤❤❤💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 роки тому

      Adiga iyo qabiilkaaga weeyi waxa dawladnimada diidan

  • @kelciaaden2488
    @kelciaaden2488 2 роки тому +44

    Ciidanka soomaaliyeed allaahumabaarik guuleysta Ciidanka soomaaliyeed guuuuuuuul cadawgiina hajabo

  • @User-y4y0c
    @User-y4y0c 2 роки тому +4

    Good job mudane Farmaajo ilaah cafimad iyo cimri dheere allah ha ku siyo masha ciidamada

  • @awoahmed2337
    @awoahmed2337 2 роки тому +16

    God bless our great nation and our beloved President!! 🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @iwarsame946
    @iwarsame946 2 роки тому +55

    May Allah bless our beloved president Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo forever amiin yaarabi.💙

    • @leylahasan8352
      @leylahasan8352 Рік тому

      اللهم امين يارب العالمين

  • @ahmedjama8879
    @ahmedjama8879 2 роки тому +11

    Waxaan ka xumahay in aan dhashay qarankayaga oo dumay, laakiin waxaan ilaahay uga mahad celinyaa bilawga fiican ee qarankayga, Maan, maal, iyo muruqba waan idinla garab istaagaynaa haddaan nahay shacabka soomaaliyeed.
    Ilaahow nabad iyo nolol waarta nasii dhammaanteen.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 роки тому +22

    Ilaahawo farmaajo cimiriga iyo caafimadka u dheere yaa rabii🤲🤲🤲🤲🇸🇴🥰❤️

    • @adamgooni2667
      @adamgooni2667 2 роки тому

      Amiin iyo dhamaanteen iyo iinta wanaaga jeceel oo musliimka dhaabta ah...aamiin

    • @leylahasan8352
      @leylahasan8352 Рік тому

      أللهم امين يارب العالمين

  • @mohameda7585
    @mohameda7585 2 роки тому +7

    Ilaahay janada hageeyo inta u dhimatay difaaca qaranka.

  • @abdirahmanadamali8872
    @abdirahmanadamali8872 2 роки тому +15

    ماشاء الله تبارك الله حفظك الله يارب

  • @nimcosiciid1384
    @nimcosiciid1384 2 роки тому +4

    Mudane maxamed aaamiin allow caafimaadka io cimriga kuu dheree amiin

  • @onlyme562
    @onlyme562 2 роки тому +3

    hadaad cirkii iyo badii noo xoreysay madax weyne,ilahey ha ku xoreeyo.🥰🥰🥰

  • @adamgooni2667
    @adamgooni2667 2 роки тому +12

    Maash Allah thanks to my patriot and beloved brother and sister ...in uniform (D.D.D)..diinta ...daadka..daalka
    One Love to Pontus Farmajo...thank you
    We will never forget you an selfness and will...

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 2 роки тому +8

    Manshallah anigu waxaadan daawanayaa quruxda dhulkeenna iyo shimbiraha iyaguna aad mooddo inay gaadda ka ciyaar sameynayaan

  • @farhiyohassan3758
    @farhiyohassan3758 2 роки тому +11

    Masha allah hambalyo xooga dalkoow guuleesta

  • @iwarsame946
    @iwarsame946 2 роки тому +25

    Asc to my fallow somali senators vote for Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo again so we'll have better Somalia inshallah.👌

  • @fatushladhan2913
    @fatushladhan2913 2 роки тому +9

    Guuleysta ciidanka qarankow
    kuwaan ladin hurdo aawgeena🇸🇴❤️
    * SAHALOW WLL ADUUN* From Kenya 🇰🇪 To Viva Somalia 🇸🇴

  • @zusi__
    @zusi__ 2 роки тому +7

    Lions of Africa 🦁🥰

  • @mamma6900
    @mamma6900 2 роки тому +2

    Mashaallaaah tabarakallaah ilaahow noo xafid ciidankeena guuuuul Amiin yaarabii

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 2 роки тому +20

    Mashallah guulaysta ciidamaada Dalkooda iyo daadkooda iyo diintooda dafacaya

  • @iwarsame946
    @iwarsame946 2 роки тому +23

    Rooble baahane is not coming to our congratulations, because he's traitor.

    • @mohameda7585
      @mohameda7585 2 роки тому +2

      waan ka xumahay inuu yimaaday ahayd. Kursiga uu hayo iyo quluubta shacabka in uu ilaaliyo oo 30 daqiiqo midnimo Somaliyeed muujoyo bey ahayd.

  • @yazeedmohamud4871
    @yazeedmohamud4871 2 роки тому +12

    Ma sha Allah, very emotional to witness this day,may Allah bless our nation and our president Mudane Mohamed Abdullahi M.Farmajo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 роки тому +7

    Mashaa Allaah ilaahawo farmaajo cimiriga u dheere caafimad taamasii yaa rabii🤲🤲🤲🤲🇸🇴❤️🇸🇴❤️

    • @leylahasan8352
      @leylahasan8352 Рік тому

      أللهم امين يارب العالمين

  • @happyboy3921
    @happyboy3921 2 роки тому +8

    Guuleysta ciidankaygaw 💪🏾💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 2 роки тому +9

    Yes, our nation is reborn indeed.

  • @reerwamo3210
    @reerwamo3210 2 роки тому +14

    Masha Allah our nation reborn again god bless somalia 🇸🇴

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 2 роки тому +5

    Maansha allaah waa maalintii ugu horaysay ee 30 sano kahor lasoo bandhigo dabaaldega ciidamadeena soomaaliyeed sanad guuradii 62 baad ee la aasaasay ciidamadeena 12 kii abriil maansha allaah guul bay gaadhay soomaaliya xafidullaah mw.farmaajo guulayso sii hay oo sii wad horumarka soomaaliya guulayso insha allaah

  • @sheegowsheegowband6085
    @sheegowsheegowband6085 2 роки тому +3

    Viva Somalia waa soo noqotay somaliya guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 роки тому +5

    Mashaa Alaaha guul ciidankeena🇸🇴👍✌️

  • @MohamedAli-zd1qr
    @MohamedAli-zd1qr 2 роки тому +14

    Runti illaahy ha inaga dhigo kuwo wax qaata khudbadi Taliyaha ciidana iyo madx waynhaga sbbto ah Waxaa la yiri beerkii kaa naxaaya ayaa wax kuu sheega war adeer qabiilkaagu imasay wax ku tari karaan?
    Bal ufiirso Africa dalalka dariska ina la’ah waa 90millia illaa 40millian hdana waxy ku hashiiyeen in ay isu dulqaadaatan war inagoo ah20millian mxaa inoo diiday in aynu isaga harno dadka maraaya 50-70jirka ah ee sii dhimanaaya war adeerayalow dadkaasu wakhtigoodi way qaateen ee yeysan inagaga ciyaarin doorkeena ah dhalinyar nimada hddi kle aynu sidaas waligeen isu jiidjiidno illaa akhiro

    • @aadanaadan9109
      @aadanaadan9109 2 роки тому

      Niyow 💯 Alle habadiyo adiga oo kale wll

    • @Mustafa-jd2io
      @Mustafa-jd2io 2 роки тому

      Mashaallah Tabaarakallah waa runtaa waa inay dhaliyaradu kacdaa oo ayiskadaayaan qabiilka waa waxa inqurmiyay maanta waxaan ujeedaa inay soo noqonayso dowladadii soomaalimadu

  • @user-nu8ec4rl4d
    @user-nu8ec4rl4d 2 роки тому +11

    Mashallah Soomaaliyaa ha nolaatoo

  • @sumiyanuura4621
    @sumiyanuura4621 2 роки тому +5

    😊 I m so excited for such beautiful video from my country I would like to thank somali government for their efforts to rebuild again Strong somalia

  • @ahmedabdilaaahi9509
    @ahmedabdilaaahi9509 2 роки тому +16

    Masha Allah what a wonderful and great moment to all Somali citizens for them to witness such amazing rebuilding of Somali National Army after 30 years of darkness without government . Special congratulations goes to HE Mohamed Abdulaahi farmajo through his hard work and his partriotism he really brings back the lost glory of Somalia

  • @mahadhussien6415
    @mahadhussien6415 2 роки тому +9

    guul somalia 🇸🇴 🤞

  • @ilayshabonfarah7165
    @ilayshabonfarah7165 2 роки тому +4

    Somalia ha Noolaato, ha Jirtoo ha Joogto. Ciidamada Xooga Dalka ha Guulaystaan hana Waaraan. Amiin.

  • @user-ni8md1ly6v
    @user-ni8md1ly6v 2 роки тому +4

    Mashallah Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo insha alaah waad nagu soo noqon doontaa.🇸🇴

  • @mohazemohaze4949
    @mohazemohaze4949 2 роки тому +3

    Mashhalah Somalia is now became best of African nation after 30year of darkness💔

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 2 роки тому +6

    Waa xafladii ugu quraxda badanayd intii anigu aan soo arkay !!! Hambalyo

  • @farahmohamud6877
    @farahmohamud6877 2 роки тому +6

    Our nation is reborn again god bless Somalia 🇸🇴 and the somali people around the world

  • @yaxyefaratol6715
    @yaxyefaratol6715 2 роки тому +12

    Alcadaala waku salaamy, tvga cadaado ina la aado kaliya kuu dhiman.

  • @abad6229
    @abad6229 2 роки тому +6

    It is a very beautiful display and reminds us the glorious days of the Somali army forces and Somalia as a nation.

  • @mohammedhussein4840
    @mohammedhussein4840 2 роки тому +9

    Insha allah president maxamed cabdilahi farmajo wuu soo lawaneyaya masha allah ciidamadena hambalyo guuul cadwkiin melkasta oo jooga diiwada

  • @gabowabdulle6235
    @gabowabdulle6235 2 роки тому +6

    Mashaa allaah ilaahow nabad iyo nolol wanaagsan wadanka noga dheg ilahaw cidanka nabad nödig cidanka dalkwo guulesta gul maanta guul

  • @Bahantah
    @Bahantah 2 роки тому +9

    What a great day for Somali National Army and the people of Somalia. Thank you and congratulations Mr. President for your honest and patriotic speech. We appreciate your hard work and commitment to make Somalia great once again. May Allah guide your great efforts for the greater good of all Somalis. From Rashanboni to Zeylac. Viva Somalia 🇸🇴

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 роки тому +4

    Masha'Allaah wa wax lagu farxo aragtidoda ee Ilaaheyha ka dhigo kuwa dadkoda dalkoda daacad ugu shaqeyo.❤🇸🇴👏🏾🌹🍀🍀🍀

  • @hassanmohamud7556
    @hassanmohamud7556 2 роки тому +6

    God bless farmajo and God bless somali 🥰🥰🥰

  • @caruushsambo4848
    @caruushsambo4848 2 роки тому +17

    الحمد لله waa maalin qiimo badan ciidankeenow guuleeysta ( madaxweeyne farmaajo illaah haku xifdiyo

  • @sheekodoone5492
    @sheekodoone5492 2 роки тому +1

    INSHALLAH khayr badan mar wey noqon donta sidey ahan jirtay somalia inshallah guul weyn wadanka iyo umada somaliyed mel kasta ay jogan

  • @fadumojama21
    @fadumojama21 2 роки тому +2

    Odawaa wadani somaliyeed guuleyso jaale

  • @maryancali1321
    @maryancali1321 2 роки тому +2

    Masha allah hambalyo ciidankeena guuleysta mar walba

  • @dudechanal7768
    @dudechanal7768 2 роки тому +26

    we have one of the honest president in the world unfortunately he has been missing good people who stand his behind 😭

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 2 роки тому +1

      why did somalia get destroyed at first ?. because majority didn't stand with siad barre

    • @farhiyafarhiya9727
      @farhiyafarhiya9727 2 роки тому

      He will be the president the comming five years

    • @dudechanal7768
      @dudechanal7768 2 роки тому

      @@LexlutherVII that is it bro
      # our nation wll born again inshalh

  • @abdikadirnur7597
    @abdikadirnur7597 2 роки тому +15

    Congratulations Somalia

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 роки тому +2

    Mashallaah 💎🇸🇴🇸🇴🕋 allaahu Akbar Allow idin xifdhi 😭😭✋🤲😭😭✋🤲 Allaahu ma aamiin 🤲🤲🤲😭 Allaahu Akbar

  • @maryamabdala1715
    @maryamabdala1715 2 роки тому +4

    Masha Allaah maanta waa maalin nagu weyn. Waa maalintii ciidankeena Soomaaliyeed sanadguuradii 62. Hambalyo guuleysta geyshkayagoow. Cadowgiina ha jabo. Kuwii qabiilka ku qaraaban jirey aawey beentii inqilaabkii ad sheegteen. Ileen beeni raad maleh. Maxa hadana soo wadiin!!!!?

  • @farahj2244
    @farahj2244 2 роки тому +3

    ماشاء الله تبارك الله. الله يرفع قدركم كما رفعت رأسنا. الله يحفظكم يا رب ويحميكم من الشر والعين حاقدة❤🇸🇴❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

    • @leylahasan8352
      @leylahasan8352 Рік тому

      أللهم امين يارب العالمين

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 2 роки тому +8

    Allah ha quwadeeyo ciidanka soomaaliyeed hana mideeyo qalbigooda iyo quwadooda aamiin aamiin soomaali soomaali baa leh allah ha naga qabto kuwa dhibaatada iyo fowdada wado ee dalaaliinta ah ee cadowga u adeego ee dhiiga shacabka masaakiinta ah ka macaashey aamiin soomaali wey soo jeedaa ee aqliga ha shaqeeyo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 роки тому +4

    Mashaa Allaah tabaarkallaa🥰🇸🇴❤️🇸🇴👍✌️

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 роки тому +2

    Guusha Dowladeena..Ciidan Awood leh... Umad walba waxa lagu Tixgaliyaa Awooda ciidankooda. Maanta waa maalin xooga dalku yeeshay Awood ka nixisa Cadowga shisheeye..Allow dalkeena waa barwaaqee noo siyaadi sharafta iyo nabada viva xooga dalka

  • @saidmohamed1848
    @saidmohamed1848 2 роки тому +4

    Salute to the National Army and their loved ones

  • @swalehomar5296
    @swalehomar5296 2 роки тому +3

    Masha allah xambalyo sanad guuradii 62 guul iyo gobo nimo mudane FARMAJO 💯 PCNT RESPECT FOR YOU

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 роки тому +2

    Umad walba waxa lagu Tixgaliyaa Awooda ciidankooda. Maanta waa maalin xooga dalku yeeshay Awood ka nixisa Cadowga shisheeye..Allow dalkeena waa barwaaqee noo siyaadi sharafta iyo nabada viva xooga dalka

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 2 роки тому +2

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🙏guuuuuul Shacabka Somaaliyeed Hambalyo Hambalyo Hambalyo mar kale horay u socda insha allah guul Somaliwayn

  • @saluuibra1570
    @saluuibra1570 2 роки тому +5

    Guul somalia 🇸🇴 ♥

  • @bashiiromar
    @bashiiromar 2 роки тому +3

    Magaceeygu wa bashiir omar maxamed cabdule waxaa awoowgey ahaa halyeeygi halganka sayid maxamed cabdule xassan maanta waaxan markale marqaati u ahay dib u curashadii ciidanka xooga dalkeena alxmdullilah waan ilmeeyay xaqiiqdi guul iyo gobanimo

  • @simpleladychannel8070
    @simpleladychannel8070 2 роки тому +3

    Ma shaa Allah cidanka dalka somaliyed

  • @abdinoorahmed5357
    @abdinoorahmed5357 2 роки тому +2

    MashaaAllah MashaaAllah MashaaAllah. Somalia haanoolaato. Guul wacan InshaAllah farmaajo iyo ciidahanka qaranka.

  • @canabgoox4265
    @canabgoox4265 2 роки тому +8

    Ishii bugtaay ku bikaacso
    Kanaxoow nafta waa
    MaashaALLAAH ciidanka qaranka soomaaliyeed
    Ilaahayoow sharr iyo shuush ba kailaali

  • @buuunicali
    @buuunicali 2 роки тому +1

    hambalyo maalinta ciidanka qaranka soomaaliyeed guul

  • @galkabarista7506
    @galkabarista7506 2 роки тому +7

    We prd to be somalia for our nation force army soldier

  • @abdullsheikh9031
    @abdullsheikh9031 2 роки тому +4

    m.a waa waxlagu faana wllhi Somalia hanolata

  • @umukhayrxaaji7961
    @umukhayrxaaji7961 2 роки тому +10

    30 sano ka dib wanjiriricooday

    • @ataakemoha420
      @ataakemoha420 2 роки тому

      Waan kula qabaa aniguba lkn waaa qofkii qaranimoda kuweyn thay aa maha
      Qofkii qabiil waley ilahow dawladeena noo xooji amiiin

    • @ataakemoha420
      @ataakemoha420 2 роки тому

      Waan kula qabaa aniguba lkn waaa qofkii qaranimoda kuweyn thay aa maha
      Qofkii qabiil waley ilahow dawladeena noo xooji amiiin

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 2 роки тому +5

    Yaa Allaah
    Qalbigooda iyo Quwadeena mideey

  • @jeyali4326
    @jeyali4326 2 роки тому +5

    Mashallah 👍⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️

  • @abdiares9352
    @abdiares9352 2 роки тому +5

    Somali dowladnimo ayaa deeqda ee aan dowlada aan taageerno
    Xaqiiqdii waan qiirooday waxaan kuqiirooday sida ciidanka loodhisay jiir ahaan iyo maxkax ahaan somali hanoolaato
    Somali waa hal qoys Allahayoow
    Quluubteena midee

  • @abdikariinmire5772
    @abdikariinmire5772 2 роки тому +3

    Waa arrin lagu farxo dabaaldagan.Anaga dalkeenna oo qani ah qabiil iyo musuqmaasuq ku burburinay.Annaka oo wada jirna oo kaliya ayaa dhisi karna.
    AJANABI WAA NADA SHAQAYSANSYAAN.

  • @amnor9507
    @amnor9507 2 роки тому +7

    Maa Shaa Allaah Ilaahey hana guuleeyo cadawga Allaha naga qabto Madaxweynehena dib Allaha noogu soo celiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪

  • @kelciaaden2488
    @kelciaaden2488 2 роки тому +16

    Alkhabyaala iyo rouble baahane inshaa alaah waa nahordhaafidoontiin

    • @saadaqguure758
      @saadaqguure758 2 роки тому

      Mengist kaligii Taliye farmaajo wuu fashilmay waana dawlad diid Allah hanaga qabto mengist farmaajo iyo jaajus fahad Yaasiin

    • @bashiiromarfarah4810
      @bashiiromarfarah4810 2 роки тому

      @@saadaqguure758 Futo xaare ee furan Suuf gasho tuugyahow

  • @mohamedabotan9983
    @mohamedabotan9983 2 роки тому +3

    Mudane madaxweyne Farmajo qarankan badbaadii sidaa hore ubadbadiisay!

  • @csalaanaxmad8276
    @csalaanaxmad8276 2 роки тому +1

    Maashaa allaa

  • @mohamudmohamedmohamed271
    @mohamudmohamedmohamed271 2 роки тому +2

    🤲🤲🤲🤲ale habarakeeyo ciidanka iyo shacabkaba ma shall alaah 🙏beautiful

  • @ayaanabdirahman5243
    @ayaanabdirahman5243 2 роки тому +2

    Guuleyso mudane madaxweyne ❤

  • @hussainabdi5858
    @hussainabdi5858 2 роки тому +9

    Manta cadawga somaliya komugal wadnaha aya itagay ishibugatay ku bikacso somalidi iyo daba dhilifo ku quso ilahow cududena xooji

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 2 роки тому +4

    Nabigeenii Muxamed ku saliya ( صلى الله عليه وآله وسلم )
    Ramadan kariim walaalayaal.
    * Anigoo ku hadlaya magaca shacabka gobolka Awdal waxan hambalyo bogaadin u dirayaa ciidankeena xooga dalka oo ciidan tariikh wanaagsan ku leh Somaaliya iyo guud ahaanba Africa.
    Waa ciidan u diyaarsan difaaca dalkooga iyo diintoodaba. Allah ha idin xoogeeyo.
    Wax ka qabta khamriga iyo daroogada kuwa dadka xadayana ka qabta.

  • @muktarmahat3400
    @muktarmahat3400 2 роки тому +2

    Wlhi wan qiroday anago I thanka nocan hysano mxa wadankina aman kadigilaa it is so painful 😭😭😭

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 2 роки тому +2

    Maxada waa la taageeraa
    Somaaliduna lugaha ayey ku dhegtaa oo ay hoos u jiidaa
    Sabarka ayaa nagu yar
    Allaah xaqa ha ba waafaha🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌽🍀🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌽🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇

  • @abdielmi5603
    @abdielmi5603 2 роки тому +8

    RAYSALWASARE ROOBLE IYO WASIIR KA GAASHANDHIGA IYO TV ALCADAALA XAGEE AADEEN KKKK🇸🇴

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 2 роки тому

      Al Jaxiima Hotel bay fadhiiyan

    • @moetastic3522
      @moetastic3522 2 роки тому +1

      Halane ee Amisom u niikinaayaan!

    • @jiijodaqere8881
      @jiijodaqere8881 2 роки тому +1

      Caradooda ha ku dhintaan

    • @bashiiromarfarah4810
      @bashiiromarfarah4810 2 роки тому +1

      Hotel Jaxiimo ayeey xaaqaayaan iyo Xaarkoodii ayeey ka nadiifinaayaan Hotel Jaxiimo oo maseer ku dilay

  • @gucuregacod7119
    @gucuregacod7119 2 роки тому +1

    Illahay waxan idiinka barayeynaa inuu so celiyo sharaftii iyo karaamadii xooga dalka somaliyeed uu kulahaa geeska africa. Congratulations xooga dalka somaliyeed.

    • @gucuregacod7119
      @gucuregacod7119 2 роки тому

      Masha allah farxad ayan laseexan waayey waxan soo xusuustay sona taagnaa xiligii ciidanka xogga dalka uu lahaa sharafta iyo karaamada hadana aadban ugu faraxsanahay inaan anigo weli nool aan arko xoggii dalkayga oo dib usoo noqday kaso kabtay burburkii qarankii somaliyeed qalbiga iyo quwada kamidoba qabiilka iyo qabyalad waa ina duleyee ka midoba inta wanaaga iyo samaha jecel ayaa idinla jirta inta khaldana allah ha noso hanuuniyo waa dadkaygii allah ha idin tuso wanaaga iyo iftiinka umada somaliyed usoo muuqda. Qabiil iyo qabyalad waan so Aragnay haday karaamo leeyihiin. we are one people one religion. And one Nation let's celebrate our victory. Guul iyo Gobonimo xogga dalkayga somaliyeed