Is so Sad, waalidinta Somaalida marka ay isku xumaadaan , Awlaada ay ka dhigtaan hubkii ay isu adeegsadaan, Dambiga ay galaanna ,Ciqaabtiisa Awlaada ayaa mara . Qalbi adagaa.Aabahan.😭😭😭
walaalo aabahaasi xaq kuguma laha waayo xilkii aabo nimo ayuu dayacay ka soo qaad inaanuu aabe ba kuu ahayn. wallaahi ma sheegteen aabo SaaS ii galay.💔
Is so Sad, waalidinta Somaalida marka ay isku xumaadaan , Awlaada ay ka dhigtaan hubkii ay isu adeegsadaan, Dambiga ay galaanna ,Ciqaabtiisa Awlaada ayaa mara .
Qalbi adagaa.Aabahan.😭😭😭
Ax ilaahay u gargaaro waa lays dulmiyey😢
waxaasi family maaha walaalo wax la sheegtana manistaahilan.💔 wallaahi ninkan aad buu u qalbi fiican yahay inuu dadka noocaas ah raadiyo.
Daahir reer mogdisho ma aha Kula Haa amar wayne weeye zakwoordenboek Xaaji ciise
Xalwo xaaji cise guriga shaqaalaha ka soo horjeeday ilaa oday xaaji cise xasustaa gadi jiray
Halwo Xaaji Ciise waa Makkaba Almukaram ama ka soo hor jeeda guriga Shaqaalah
walaalo aabahaasi xaq kuguma laha waayo xilkii aabo nimo ayuu dayacay ka soo qaad inaanuu aabe ba kuu ahayn. wallaahi ma sheegteen aabo SaaS ii galay.💔
Üü
Üüüü
Üü
Ninka siidu shalato haday dhaba tahay abuhu reeku isam dhaman
Yaa ku siiyay dahirow adiga wax kasta ma taqaanaa
Waxkasta wa ogyahy
@ reer baad uur beenaale ah weeyaan oo wax kasta yaqaan