Cod Sir Laga Keenay Naagtii Xoog Ku Heesatay - Bal Munaafaqnimadan Arka | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • Cod Sir Laga Keenay Naagtii Xoog Ku Heesatay - Bal Munaafaqnimadan Arka | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

КОМЕНТАРІ • 190

  • @hh-wo4rm
    @hh-wo4rm Місяць тому +7

    Maanta waa maalin Jimco waana maalinta ugu khayrka badan isbuuca, sidaa darteed aynu badino salliga Nabiga ﷺ.
    Sidoo kale maalinta Jimcada waxaa ku jirta saacad lagu magacaabo #SAACATUL_IJAABA oo ah saacad wixii aad waydiisato Alle aad heleysid, waxaana culimadu dhaheen saacadaas waxay ku jirtaa Salaadda #Casar ka dib, haddaba aanu ka faa'ideysano.
    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم.
    إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما.

  • @qaacowchanneltv3082
    @qaacowchanneltv3082 24 дні тому +3

    TWO YEARS AGO I HATE THE WORD OF DAHIR ALASOW BUT NOW I CHANGED THESE DAYS. I SUPPORT DAHIR ALASOW COURT. IT'S THE ONLY COURT THAT GIVES THE VICTIMS THEIR SHOULDERES, BECAUSE IT'S THE ONLY COURT WHERE YOU CAN GET JUSTICE AND EQUALITY AND FREE BLOOD STOPPAGE MONEY, I SWEAR BY THE NAME OF ALLAH, COUNTRY AND ABROAD, SOMALIS SUPPORTED YOU DAHIR ALASOW COURT AND HIS TEAM HAVE GOOD WORK, NEVER FEAR AND DON'T LISTEN TO PEOPLE'S WORDS, GO AHEAD MASTER DAHIR ALASOW AND HIS TEAM, WE DON'T NEED SOFT PEOPLE

  • @abdikarimhassan5740
    @abdikarimhassan5740 Місяць тому +8

    Abti mahamed cali si fiican buu uhadlay. ( illmo waalidkood laga xanibay xero mabuuxshaan)

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 Місяць тому +6

    Ninkii ilmaha ka dhalay beey leedahay lama hadlaysid taloow naatu ma in ay ayadu ilmaha gabdhaha ka dhashay baa moodaa walaal maha Kan sas kuu galay aduunka Allah haku dhibo way ku dhibeene.

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 Місяць тому +3

      Waxaa laga yaabaa iney ninka isledahay ma hadal qurxona ee adiga wax isku hagaaji

    • @fadumoali8301
      @fadumoali8301 Місяць тому

      Amiin

    • @LearnEnglish-gw4hu
      @LearnEnglish-gw4hu Місяць тому

      ​@@hawohosh9198haa wllh been inu kaxanajiyo kacabsanese ayada oo dahabo ilmaha galada kasiso ninka kibir weyn kujiro wllh

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Місяць тому

      @@hawohosh9198 . WAA SAX NINKU WAA DULLI, XAASID AH

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Місяць тому +7

    Hadal yuusan kas tagi n dahabooy si qurxoona wad u hadlaysa guul. Dahabo 😊

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 15 днів тому

    Ilmaheeda allah caasi ha uga dhigo waa qof xune

  • @khadraali2862
    @khadraali2862 Місяць тому +2

    Hadalka Rmcaruurta ayaanba kanaxay abeenhore marka hooyinkaan allah ha ugargaaro ayagana waala welweliyey caruurtiina waa lamarin haabibiyey waan kaxumahay runtii

  • @nasserdhuxul921
    @nasserdhuxul921 Місяць тому +12

    Walaahi baan ku dhaarte wax la guursado ma ahan beesha reer saleemaan...😊

    • @muna6298
      @muna6298 Місяць тому +3

      Ma ahaa wax la guursado inkasto somali oo dhan ficnanyn nimankoda hadane ayagu waa kasii xag jiran wiil ban is guursanay anoo walac ahban ka imi ila malintan uurka lahaa ila mnta oo uu jiro todoba sanno wiilkeyga wax ma taro awoow iyo ayeey so wacdayna majirto xataa layma oran markan dhalay iska waram ninka dhalay wu jooga waxba ma siinkaro uu dhaha iga daa kuwa 😢

    • @fcy-jo7pn
      @fcy-jo7pn Місяць тому +1

      Subxanalaah cabsi cabsi waye wlhi

    • @fcy-jo7pn
      @fcy-jo7pn Місяць тому

      Familigan sir ayee qarinayaan waxba jiro mis maskaxiyan xanuunsan yihiin 😢😢😢😢

  • @SacdiyoHassan-os7sg
    @SacdiyoHassan-os7sg Місяць тому +4

    Bismilaahi Araxmaani raxiim waa naag afmiinshar ah

  • @maryami2299
    @maryami2299 Місяць тому +3

    Waligeed ilma hooyadeed la halimaayo ma dhihi karaan

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 Місяць тому +5

    Akhrud dheh
    .hadda maad habaryar u noqotey ..
    Maya maya Sharciga iyo Maxkamada bes..
    Tani waa munaafaq weynaatey .,
    .soco dheh ma iyadaa ilmaha. Kaa dhashey ., Akhrud dheh
    Haka baxdo dhaxdiina waa tuugo soco dheh.

    • @khadjaissa222
      @khadjaissa222 Місяць тому +1

      Af joogo looma adeego adimo lo'aadna looma arooro.
      Arrintaan gaalada ha gaarto

    • @khadjaissa222
      @khadjaissa222 Місяць тому

      Waad ka daahdey dheh
      Too late..
      Mar hore ay kuu aheyd.....

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Місяць тому +1

    صلى الله عليه وسلم وعلي آل محمد كما صلت على إراهيم

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Місяць тому +2

    HOYOYINKA HA YIRAAHDAN, IN UU CARUURTA HOYOYINKA KA XADAY.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +2

    YAXASADA WEXEY LA OYNE DANBIGEY GASHEY AYADA IYO NINKA

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 Місяць тому +2

    Mamaayinkaas xaqooda Alle ka siiyo. Kaas Abo mahan waa waraabo.

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 Місяць тому +4

    Naagta indha adkaa carabta inta ku nabtee nabiga scw kaga hormartaa maqli jiray qaa,iimad weynaatay

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Місяць тому +2

    Maxkamada Daahir Calasoow waa cabsi cabsi waxaay lamid tahay maxkamada Aduunka ee The Court | INTERNATIONAL COURT OF JUSTICE Hague.

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 Місяць тому +7

    Ilmo waaridkod laga xanibay xero mabuuxshaan 😭😭😭

  • @fardosa1236
    @fardosa1236 Місяць тому +4

    War naagtu munaafaq sanaa umadiiba way dambaajisay gabadhaadii ayaan iska dhigay kute xasbunallaah waaba danbileey hadayba ilmihii baan iska dhigay aa hooyo dhibane ah bay ilmeedii iska dhigay aa xasbunallaah

  • @maryami2299
    @maryami2299 Місяць тому +1

    Ilmaha hooyadeed la hadla May dhahaan

  • @user-tt6nm8yn2c
    @user-tt6nm8yn2c 20 днів тому

    Geesi yad ayaadha shay ilmaa

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 Місяць тому +2

    Wuxuu cod nin.bayba leedahayaninkii ilmaha dhalay xagay gaysay

  • @maryami2299
    @maryami2299 Місяць тому

    Ilmaheedii u geeya ha aragtee naag qaylinaysa yaa u baahan

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Місяць тому

    Wax ma u diri jirtey. 100 Allaha ka dhigee.

  • @CabdulahiBiimaal
    @CabdulahiBiimaal 4 дні тому

    Maxkamadda wacadaalad. Waye

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 Місяць тому +3

    Ubax Hanna haloo waco ayadaha beenta ah jooji ubaxey,hooyooyinka mar hore ayaa xiriiri laheed ciyaalka aad lahadashiin laheed

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    ILMAHA MAXKAMADA SOMALIA LAMA SO MARSIIN SAXIIXA HOYOYINKANA MA HAYO

  • @Ayyaan1986
    @Ayyaan1986 Місяць тому +9

    So now Mohamed daud works for the maxkamaad lol. Him and hani would make a perfect couple

    • @alimahamed2528
      @alimahamed2528 Місяць тому +1

      Hhhhhh wa waxa layabanahy😅

    • @Ayyaan1986
      @Ayyaan1986 Місяць тому +1

      ​​@@alimahamed2528 I think he's a new temp agent, since he kept on asking whether to pause the video or continue, miskin he's trying hard to belong.. daud wa will ficaan ruunti

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv Місяць тому

      way u fican tahay waa dhibane dhib weyn baa soo gaadhay miskiink sidaa darteed waqtiga ayuu ku luminyas mesha😢 allh ha u gargaaro maxamed Daud ! Malin hore ayan arkay wn yaabay😅

  • @maryami2299
    @maryami2299 Місяць тому +1

    Ilmuhu shilin ma haystaa kaar xitaa looms gado karo lacag aa laguqaataa

  • @maryami2299
    @maryami2299 Місяць тому

    Maa ilmahayga ii keen dheh

  • @AbikarAlirashid
    @AbikarAlirashid Місяць тому

    Codkaas hadii maxkamad lagu geeya wey kuxermeysaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +4

    ILMAHA WEXEY KU QATAAN LACAG WANA QASAB INEY GARACAAN

  • @user-kp1cb3zj6v
    @user-kp1cb3zj6v Місяць тому

    Wey baqeen walahi maxkamada isn't easy

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    MA DHALIN AYADA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    SISTEMKA YAXAASTA OYNEYSA WA SISTEMKA QAWARIJIINTA MUSLINKA WEXEY U ISTICMALAAN AF CARABI IYO DIIN KA DIB WEY DILAAN MUSLINKA DHACAN KUFSADAAN DHACAN KA SARAAN DIINTA MUSLINKA

  • @maryami2299
    @maryami2299 Місяць тому

    Ilmaha uga ii keen ha dhahdo ilma herds u geeya ha aragtee

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Місяць тому +3

    Iska bax kula gorgortami maydo munafaq. Aaway. Aabihi

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    HOYADAAN WEY DHAWACEEN

  • @atharhassan9373
    @atharhassan9373 Місяць тому +1

    Waan yaabay, Anigee! Naagtaan lalee yahay ubax oo ka heysato dahabo ilmaheeda wiilka iyo gabarta il adagaa oo maxeey ukala hortaagan tahay dahabo iyo ninka ilmaha kadhalay?

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    NAAG EY ILMAHEDI IYO NINKI QABI JIREY EY KA QADATEY AYEY HABARYAR LEDAHEY 😂😂😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    SHARCIGA AYEY DIIDE WEXEY OGTAHEY WEXEY SAMEYSEY

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +3

    QURAAN WAX KAMA TAQAAN WA DAYUSAD SHEYDANA CEEBTEDI AYA BANANKA KA KENEY

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Місяць тому +1

    Maxkamada hakudarsato dacwada in uu Holand kujoogo magac aan kiisii ahaan saxda ahaan.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    LACAGTA QAXOTIGA O ILMAHA LAGU SIIYEY DABAQYO AYEY UGA DHISTEEN MUQDISHO

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 Місяць тому

    Ilmaha marka lasoo qaadayo ama waydhimatay baa ladhahaya ama qof kale baa hooyo laga dhahayaa oo loogu saxeexay

  • @sahramuse1730
    @sahramuse1730 Місяць тому +1

    Mara hoosteeda hayeelin xasan dheh

  • @maryami2299
    @maryami2299 Місяць тому

    Gabdhaha ilmahooda u geeya

  • @maryami2299
    @maryami2299 Місяць тому

    Ilma heeds u geeya ha aragtee

  • @zahraahmed9871
    @zahraahmed9871 Місяць тому

    Ninka hala keeno sax taas ku atkeyso

  • @user-gh7gi5nv9g
    @user-gh7gi5nv9g Місяць тому

    Qiil Dabe maharin.iyo diinto lagu.qarabto

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    MADAXA INEY KA DHAQDO AYEY RABTA WA QAIMAD YAXAASA AYADA IYO NINKA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    GALADA AYADA DHULKOODA GURIGOODA UGU TAGTEY O SIIYEY NABAD GELYO LACAG GURI DAWO DHAQTAR

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    WA IN XABSI LA GEYO YAXAASTAN IYO YAXAASKA QABA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    AWEY NINKA SHEYDANKA O ILMAHA XADEY

  • @user-tt6nm8yn2c
    @user-tt6nm8yn2c 20 днів тому

    Dahabo gee siyad

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Місяць тому

    Wake aduunka wa lagu dhibanyahay

  • @fatmayoutube1151
    @fatmayoutube1151 Місяць тому

    Naag hadal badan uf dheeh

  • @sacdiyajamac1478
    @sacdiyajamac1478 Місяць тому +1

    kuwaani meeqay booyaa yeen oo aan loogu garaabayn xaqana alaaasobir birinaya

  • @zahraahmed9871
    @zahraahmed9871 Місяць тому

    50+50 sax dahabo waa hadel yaqaan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    NAGTAAN MUSLIN MA AHA WAXA ILAHEY UGA DHOOW GALADA EY WADANKOODA TIMID O SIIYA LACAG GURI IJAAR LA ANA DHAQTAR DAWO WADAN NABADA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    ILMO HOYOYINKOOD LAGA XADEY XERO MA BUXIYAAN

  • @fardosa1236
    @fardosa1236 Місяць тому +2

    War dumarow ninka ku qabo caruurtiisii hore iyo hooyooyinkooda iyo ninkaba dhexdooda idinba qaado ee kadhex baxa intaa hala garto

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann Місяць тому +1

    QATAR HA KU GALAAN WAAYO NIN DULLI AH OO XAASID AH XAASID AH AYAA DHALAY

  • @fardawsa9423
    @fardawsa9423 Місяць тому

    xaqaaga xaqdaro. kaaga adkaatay. waa tanoo kale

  • @hawaadan4740
    @hawaadan4740 Місяць тому

    iyad heysato ilmah

  • @user-tt6nm8yn2c
    @user-tt6nm8yn2c 20 днів тому

    Naag ku nin ka ayadaa nin kakasoohoyese

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    HALO SHEEGO DOWLADA HOLLAND YAXAASTAAN DHINAC KA XADEY ILMAHA O GALADI NABAD GALYADA SIISEY O GURI LACAG DAWO DHAQTAR SIIYEY EY TIRI GAALO AYA I AG DEGEN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    WEXEY RABTA INEY SOMALIA TAGTO O SUMEYSO AMA SIXIRTO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    WA LABO SHEYDAAN DIINTA WEY KU QARABTAAN WA QAWARIJIIN AYAGABA WEXEY DILAAN DHACAN KUFSADAN MUSLINKA

  • @sahraduale2235
    @sahraduale2235 Місяць тому +1

    indho shaydaan ilmo kama dhamaato

  • @fardosa1236
    @fardosa1236 Місяць тому +2

    Ubax Maxamed ka dhex bax hooyooyinka iyo caruurtooda maxaa ku dhex galiyey oo kaa soo hor mariyey ninkii dumarka caruurta kadhalay naag waalan

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Місяць тому +1

    Wa cases ka ay ugu jecel yihiin wana 98 percentage (SUCCESSFULLY) ayadana wanla geynaya )Holland) wana deposition) wana nin sawir ah Walahi

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    NAGTAAN SHEYDANTA O DIINTA DHAWACDEY MAYADA DHASHEY ILMAHA EY XOOGA KU HEYSATO O KU ARURSATO LACAGTA QAXOTIGA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    MAR LA DHEGER MAR LABAAD LAMA DHAGRO NAGTAAN IYO NINKA ILMAHA XADEY WEXEY RABAAN INEY SUMEYAAN HOYOYINKA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    NAGTAAN DIINTA KU QARABANEYSA IYO NINKA WA QASAB INEY DILEEN DILAAN ILMAHA OY CAYAAN HOYOYINKA DHALEY

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    ILAHEY KU QABEY IYO DIINTA ISKAMKA OD JAFEYSEY OD KU DHAWACDEEN LABO HOOYO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    WEXEY U ADE WEXEY RABTA INEY SUMEYSO AMA U ADEGSATO DAD DILA

  • @faisalali8889
    @faisalali8889 Місяць тому +2

    Aayadu dhunta Uma dhafsana iimaanka Ala kaaqaad

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    WA MUNAFAQAD SHEYDANA OYINTA YAXAASKA WEXEY ISKA DHIGTEY INEY TAHEY IQRO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    NAGTAAN WA SHEYDAAN DIINTA KU QARABATA WA IN ILMAHA EY DHASHEY GACANTA LO GELIYO GALADA AYAGA AYA DHAMA SHEYDANTAAN

  • @user-ee1hk3ff6l
    @user-ee1hk3ff6l Місяць тому

    Gbdhaan ayadana sidaasaa sugaysa

  • @maryami2299
    @maryami2299 Місяць тому

    Naagtu maxay ninka ugu diidaysaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    WA YAXAAS OYNEYSA ILMAHA MADAXA AYEY KA DHAQEEN WANA GARACI JIREEN LACAGTA QAXOTIGANA WEY GURTEEN

  • @NicomoDollar
    @NicomoDollar Місяць тому +6

    aniga waaba yaabee.ninka iyo naagta arsenal miyaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    NAGTAAN WA SHEYDAAN ILAHEY KA FURATEY AYADA IYO NINIA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    ILMAHA WA QANGAAR LAMA QADANAYO WEXEY U BAQE INEY SO BAXDO INEY DILI JIRTEY LACAGTODA GURAN JIREEN

  • @user-tt6nm8yn2c
    @user-tt6nm8yn2c 20 днів тому

    Daadaa

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 Місяць тому

    Nahaabad weyn waaye que an bay daliilainaysaa hada ma ku dhaqmayso

  • @user-tz6wi3qd7m
    @user-tz6wi3qd7m Місяць тому

    DAADKAN waxa aan shaqadooda ahen ayey faraha kula jiraan🙄🥱

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv Місяць тому

      Ma labada dumar ee ooyaya ee ninku caruurta kala baxsday baa ay ku qalaf yihiin la caawiyo cajiib

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    YAXASADA WEXEY LA OYNE WAXA LAGA GOYNA LACAGTA EY ILMAHA KU QADATO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    HANA HA FURTO DACWADA WA IN LABADA QAIIN LAGA QADO ILMAHA EY MADAXA KA DHIGEEN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    NAGTAAN WA AMXAARO AF SOMAALI BARATEY O QURANKA DIINTA DHAWACDEY

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    WA SHEYDAAN DIINTA KU QARABATA O CARURTA LACAG KU QADATA O HOYOYINKI DHAWACEY

  • @fatmayoutube1151
    @fatmayoutube1151 Місяць тому

    Subxanallaah

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    INEY SUMEYSO O DISHO AYEY U ADE

  • @fatmayoutube1151
    @fatmayoutube1151 Місяць тому

    Diinta maba ku dhaqantaa naagtan wana maskiin ciil waye

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    WA LABO QAWARIJ O DIINTA SHARCIGA ILAHEY SHARCIGA HOOYO DHAWACEY

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    XATA HOYADA KALE DERSAN CAYA AYEY U DIRTEY

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    NAGTAAN OYNEYSA WA YAXAAS YAXAASKA OYINTA MA DAYO ASO OYNAYO AYU KU CUNA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    NINKAN IYO NAGTA U HADA U HEYSTO WEXEY LACAG KU QATAAN ILMAHA