Mahadsanidin BRIT SOM TV guulaysta daaiman inshaa allaah jazaakalah khayr jazaa ustaad abdihafid allaha qaboojiyo bogooda burcad allaha isku Mariyo nabad waarto allaha na siiyo Soomaali oo dhan yaa rabi caalamiin 🤲🤲🤲
Xasuuqan ka dhacaya laascoon wax ka Masuula muuse bixii Isagaye Aabow Lee dahay ciidamada shacabka layenaya isagaa am ra waana ka xumahay dadka walaalahaya hurdo xitaa waan ka tagaye walaahay
Adigu/Abdixafid ,Waan ku jecelnehee M,Ma,dhul bahante uunbaad ku casuuntay, balse Waxaan kuwaydiiyey,Sland ma beelbaa mise,waa,Dowland,Calankeedii,did,uqaadatay
Dagaal ku waa bel bel ku sodushey Qadiyad ayuu na salka kuhayaa 2007kii idoor markey qabsadeen Dadki kudhin tey Iyo manta kuwa lagu diley Wa isku mid iney dhulbahante yihiin Oo ay garood yihiin ayey udhi manayaan Abdi xaafodow adigana waxaad manta Usha qey ney saa kuwa iska leh Manda a lodilayo reer lascadod Kilahaa
Dowlada Puntland baa ka danbaysa dilka iyo shidada ka socda Laascaanood. Colaad qabiil ku dhisan meesha kama jirto. Waxaa ka jira siyaasad colaad ku dhisan.
War anaga iyo SOMALILAND nakala garta hoooooy anagaba daarood wax uma qabno dawladi maxamed siyad baanu wax ka tirsanaynay imika na SOMALILAND way ku fashilantay tan
@@halimaisse6884 ,,,, 5 tii sano la soo raafey reer Muqdisho Dowlad Argagixiso ah ayaa xasuuqeysey....... Taas meesha waa looga baahana ma dhihi kartid,,, sorry,,,,,, taada bes yeysan ku gubin.......qof kasto tiisaa u daran...
ninkan lahjadiisu kolay dhulbhte maaha wa rer galbeed siiba hargeisa gabiley iyo borama wa isaaq ama samaroon umalaynaya bal si si fcn u wareyso soo xaqiiji 53 jir qof been iska sheegi kara maaha ileene ?
Waxad na weydiisey ma dagaal qabiil baa mise waa dagaal dowladeed marka waxan anigu ku cabirsya in muuse faaruq ku fashilmay hogaanka soomalind marka waxa mardhow bilaaban doonta mid xulifaysi ah oo muuse looga badbaadiyo shacabka wada dega
Maaha dagaal lava bood u dhexeeya because garxejis waa cadaystay in aaney miyqab iyo waali toona u gelayn marka waxa la sheegay in muuse iyi tuugadiisa weeye iyi inta caadaqaataha ah oo xitaa dhulbahanle leh marka maamulka ayey gaar u tahy
Dadka inta la dila mar kasta wa dadka taabacsan somalilan kuwa dilayana wa Isla reerka dhulbahante e cidkale Mahan anigu beesha dhexe & beesha sool midna ma ihi lkn xaqiiqdan sheegaya.
@@CmonNowTellme Cid walba wey ogtahay lkn hada tani wa qorshe cusub o Lola Dan leyahay somaliland balse ina biixi wu iska garan wayey o ciidankiba lo direy Wana khalad weyn o ay dowladu gashey.
Waa war la qaadan karo hubinse u baahan. Ogowna umada reer laascaano shaki weyn uunbay qabaane iyaguba cadeyn ma hayaan. Waxaa intaasba isku fuuqsaday markii xabad dhafoorka looga dhuftay iyagoo dawladoodii oo awalba ay ka shakisanaayeen u cabanaya. Wixii ka dambeeyeyna wada aragnay.
Waxaa ka masuula dadka argagaxisada ah ee shacabka dhexdiisa ka soo dagaalamaya ee ciidamada laayay ciidanka soomaaliland ee dhintay lama soo qaadayo laakiin shacabka dhintay ee cidii hore udili jirtay ay laynayso ayuunbaa la hadal hayaa
FADLAN LIKE SHARE AND SUBSCRIBE NAGU CIMAAMADA ASXAABTA ua-cam.com/video/ev_DcJadRyQ/v-deo.html
CABDI XAAFID WAA DHEXDHEXAAD MAASHA ALLAAH
Masha Allah cabdi xaafid Allah ha Ku xafido
Mahadsanidin BRIT SOM TV guulaysta daaiman inshaa allaah jazaakalah khayr jazaa ustaad abdihafid allaha qaboojiyo bogooda burcad allaha isku Mariyo nabad waarto allaha na siiyo Soomaali oo dhan yaa rabi caalamiin 🤲🤲🤲
Dhulbahante Oo isaaq ka xurowey Allaha ina tusa
Ilaahay kuma tuso aamiin
Isaaqoo buurohoodii ay saaraan jireen iyo burco, hargeysa, iyo Gibiley ku noqdey baa la arki doonaa Insha Allah.
Xasuuqan ka dhacaya laascoon wax ka Masuula muuse bixii Isagaye Aabow Lee dahay ciidamada shacabka layenaya isagaa am ra waana ka xumahay dadka walaalahaya hurdo xitaa waan ka tagaye walaahay
Adigu/Abdixafid ,Waan ku jecelnehee M,Ma,dhul bahante uunbaad ku casuuntay, balse Waxaan kuwaydiiyey,Sland ma beelbaa mise,waa,Dowland,Calankeedii,did,uqaadatay
Iidoor wagaasha u qoolan dhiiga
Dhulbahante
Waana lag jarayaa
Mashaallah abudulxafid
Libdhi mayso laascaanood
Dhiiga dhasha daraawiishtu
Biyo noqon maayo
Dagaal ku waa bel bel ku sodushey
Qadiyad ayuu na salka kuhayaa
2007kii idoor markey qabsadeen
Dadki kudhin tey
Iyo manta kuwa lagu diley
Wa isku mid iney dhulbahante yihiin
Oo ay garood yihiin ayey udhi manayaan
Abdi xaafodow adigana waxaad manta Usha qey ney saa kuwa iska leh Manda a lodilayo reer lascadod
Kilahaa
Dhiiga daadanayo muuso biixi ayaa ka masuul ah ilaa xaduyq maahee wax kalo ma yaqaano iyo dadkeey xaduuqeen oo ay maalikastaa soo fsgaan belo idin fagtay dheh
Waxan kaxumahay walalahay somalayeed waxalaguhayo xasuuq ilahay haugargaro wankaxumahay xasuuqa shabka iyo dhita
CABDI XAAFID DADKA CAAWA MIYAAD BALANSATAY MEEYE SOOMAALI LAANKII
Wlhi CXAAFID waa weriye dhex dhexaada cida soo wacaysana isagu wu qabanayaa uun
WX DAWLAD SOMALILAND LADHAHO MAJIRAAN EE NIN YAHW UMADA KA XISHOOD MA SIDAAS AYAD WARIYE KU SHEEGAN MAAMULKAASI WAA ARGAGIXISO ALSHABAAB HADAAD MAQASHO WAA SOMALILAND ALSHABABNA WAA SOMALILAND DADKII REER LASANODNA WXAA SIDADBAN IYO SITOOS AHBA UDISHAY SOMALILAND WIXII MUJAAHID MAXAMED SIYAD BARE KA GAYSTAYNA WAXAY AHAYD KEDIS WAAYO MUUSE DAALIM AYAA SIDAAS YIDHI MARKAA WAA ISKU TUUR
Marka xarshin
Harta sheikh a
Gaashamo
Daroor
Ay SOMALILAND LAGU DARO AYEY LAASCAANOD KAMID NOQON SOMALIA
Markay darawish dagalamaysay xage jirten idinka
DAAHIR RIYAALE ayaa laascaanod qabsaday ugu horeysay yuu Ahaa
Geele iyo xasan sheikh iyo muuse biixi ayagaa ka masuul ah
Geele iyo Xasan sheekh wax ka quseeyo maleh arintaan......
Daarood Jigjigo waa tii shirka loogu qabanayey Puntland habeen iyo maalinba sänka Ayaga ayaa aad u soo shirayo iyo dhulbahantaha isdilaayo ayaa kamasuul ah tas kale.
Ilama ahan qabiilkuu sheeganayo inuu yahay
Ajar raadso isirkaaga baro Somali waa Shan beel 1}Carab J 1 2)Gushitic T 1 3)Ashkenazi E1b1b1c 4)Bantu E1b1a8a1a. 5)sinhalese R1a1a
War Dhulka waa Dhul Somaliland ee iska guura awelba reser guurana ayey Somali ahayde agah
Hhh ninka leh waxaan kaqayb qaatay xasuuqii reer buuhoodle anigu waan kashakiyay
Waa gadabuursi beenaalaha
Anigu ninka wu sax sanyahay wayo dhibatadi u gaystay bu qomameyay hadlkisa run bu u egyahay
Asc walaal cabdulxaafid khatka miyaad bedashay
DADKAAN OO DHAN WAA HARTI DAAROOD LAAKIIN BRITISH SOMALI TV DAACAD KA AHAADA
Dowlada Puntland baa ka danbaysa dilka iyo shidada ka socda Laascaanood. Colaad qabiil ku dhisan meesha kama jirto. Waxaa ka jira siyaasad colaad ku dhisan.
War anaga iyo SOMALILAND nakala garta hoooooy anagaba daarood wax uma qabno dawladi maxamed siyad baanu wax ka tirsanaynay imika na SOMALILAND way ku fashilantay tan
1400 OO QOF AYAA LAGU DILEY MUQDISHO YAAN LOO HADLIN HAB QABIIL
Dadka muqdisho ma dowlad baa laysay mise argaixiso qof waxa fiican in uu maxkaxdiisa tuugiyo laakin adigu taadu waa mid caadifaysan taasna meesha looga baahna daalinyow
@@halimaisse6884 ,,,, 5 tii sano la soo raafey reer Muqdisho Dowlad Argagixiso ah ayaa xasuuqeysey....... Taas meesha waa looga baahana ma dhihi kartid,,, sorry,,,,,, taada bes yeysan ku gubin.......qof kasto tiisaa u daran...
Wll somalida bal dhagayso dagaalkii waxaan kudhawaacmay buuhoodle een kuxasuuqnay dhulbahantaha danbiilayaasha banaanka joogaa badan somalida
Ra,yigaygu waa beeli beel magumaysan kartee jabhada SNM muuse madaxda uyahay hakala baxdo ciidamadeeda sool sanaag iyo cayn xaduudoodu waa oog beesha isaq
ODAYGA BEEEEENAAAALE AH
Asalamu Aleykum
IS DAJIIYA SOMALI MA KALA ADKAATO EE HA FIIRIN DOORASHADAADA
Cabdulxaafid walaal telephone kale miyaa jiraa
War uskahadlayaa iskama celinkarno marnaba somaliland been yaynaan isusheegin wayo inaga bilaagoaana
Abdi hafid dhex dhexaad ahow
Number ka soo saar shashada fadlan ado mahad san cxafid
Aadbaan uga xumahay adoo suxuficaana in aad , caawa janjeedhsato......
Somaliland ciidankeeda 40% isaaq kma aha markaa somaliland waa qaran
Waxaad.weey.diisa.dad.kan..kuLi
ninkan lahjadiisu kolay dhulbhte maaha wa rer galbeed siiba hargeisa gabiley iyo borama wa isaaq ama samaroon umalaynaya bal si si fcn u wareyso soo xaqiiji 53 jir qof been iska sheegi kara maaha ileene ?
Isaga shegay inu isaq yahay
Waxad na weydiisey ma dagaal qabiil baa mise waa dagaal dowladeed marka waxan anigu ku cabirsya in muuse faaruq ku fashilmay hogaanka soomalind marka waxa mardhow bilaaban doonta mid xulifaysi ah oo muuse looga badbaadiyo shacabka wada dega
Beentii Weeye Kan isaaq maaha iyo Reer Somaliland 🇭🇺 beenTA İskadaa
Waxan wax maqul ma ahen Ee shakaden
kani waa benaale umada Somaliland qabiladeda isku diraya .munafaq dabka kusii shidaya oo donaya inu isaaq iyo dhulbahante o ilahay melkawada beeray isku galinaya colaad aan la is aaminin.laga yaba in ciidamada u danbi ka galay ninkasi
Waxan wax la dhagesin
Marka gaashaamo sland lagu daro ayaa laaskuna goayaa naayaa
Maaha dagaal lava bood u dhexeeya because garxejis waa cadaystay in aaney miyqab iyo waali toona u gelayn marka waxa la sheegay in muuse iyi tuugadiisa weeye iyi inta caadaqaataha ah oo xitaa dhulbahanle leh marka maamulka ayey gaar u tahy
Waalaga jarayaa korontada waayo waad iswaasheen isbitaaladana Haday buuxaa. Idinla ayaa isdilayo
Iney tahay waa darood aa dila waxaa
Cadey nayo iskuulaad ka reer ka isaaq ama idoor ama hargeysa
Aa abdi hafid taas maqarin kartiid
Khadka I so qor
Cxafid number noso sheeg
Aad baad u khaldan tahay qofka waxaad jeceshahay in aad ku beeniso mowqifkiisa beeninayso si khaldan baad wax u waraysani
Adiga deniyow Markaad ku fashilantay siyaasadii waa qalad inaad dalka iyo dadka Somaliyeed Dab ku shiraa Walee iyo bilee Meel waad.fadhiisan wayseen Daaroodka.markuu nin Hawiye Ah Xukunka Camar qabyo Raali kama noqotaan Lkn waxaad ogaan doontaan in Xamar nindambe oo daar'ood ah Katalin doonin ee arkay idiin roontahay inaad Edeb Meel u joogtaan
Dheeman so cayri wa khalad inay xamer tagan wa dhulkagi od hore ugu xasuqday
Telephone waa away
Yaab weeye # adeer horta majeerteen dhexdiisa cadaalad kasamee maxamuud saleeban ookeliya ayaa putland haysta oo madaxka ah aweey hartigii kale
Odayga beenaaleha ah ee gadabuursi ee isaaqa iska dhegaya
Reer abtiba loyahay waa iyaga abdixaafidow waad garatay🤣
ninkaan waa in la soo qabtaa dadka buuhoodle ku laayey markaa dagaal isaaq iyo daarood ayuu u dhexeyaa ninkaan baa cadeeyey
Fadumo wu qomameyay waxa igala xun kuwa qoralka iyo video ugu sacab tumaya dulmiga ninkan akhiro xusustay
Waar caawa sistamka laas caanood jooga miyaanu dhulbahabte kujiri
Waxaa ku jira caadaqaatayaal soc ah
SSCGENOCIDE
Iska hadle
Mahad sanid cxafid
Heey heey ninkan danbiile inuu yahay social media ha kacadeeyay telkiisa meeshuu joogo dad inuu laayay ayuu sheegayaa waa danbiile inuu jeel kugali karo ma oga miyaa wax walba waad arki waan yaabay runtii somalidu waa wax kale
Waa gada buursi
IsagA shegay inu isaq yahay maxa benta kugu wata wa qof islama o qomameyay wuxu gaystay waxa ka xun kuwa qoralka ku cawinaya mujrim muse
Naa idinkaa is dila naa idinkaa is kufsada
Sool is 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Dadka inta la dila mar kasta wa dadka taabacsan somalilan kuwa dilayana wa Isla reerka dhulbahante e cidkale Mahan anigu beesha dhexe & beesha sool midna ma ihi lkn xaqiiqdan sheegaya.
Hadda ka hor mad noo sheegtid?
@@CmonNowTellme Cid walba wey ogtahay lkn hada tani wa qorshe cusub o Lola Dan leyahay somaliland balse ina biixi wu iska garan wayey o ciidankiba lo direy Wana khalad weyn o ay dowladu gashey.
Waa war la qaadan karo hubinse u baahan. Ogowna umada reer laascaano shaki weyn uunbay qabaane iyaguba cadeyn ma hayaan. Waxaa intaasba isku fuuqsaday markii xabad dhafoorka looga dhuftay iyagoo dawladoodii oo awalba ay ka shakisanaayeen u cabanaya.
Wixii ka dambeeyeyna wada aragnay.
Waxaa ka masuula dadka argagaxisada ah ee shacabka dhexdiisa ka soo dagaalamaya ee ciidamada laayay ciidanka soomaaliland ee dhintay lama soo qaadayo laakiin shacabka dhintay ee cidii hore udili jirtay ay laynayso ayuunbaa la hadal hayaa
Fadlan cxafid number ka so saar shashada
Ilama ahan qabiilkuu sheeganayo inuu yahay
Waa gadabuursi beenaale ah oo maalmo jooga