Hambaylo... Hambaylo Jamuriada Somaliland, dhaman aniguuu kuu hadlaya afka xuusbiyada qaranka dhamantood Hambaylo Madaxweynaha cusub ee qaranka JSL mudane Abdirahman Cirro. Iskuudubnan sidi weeligedba cadada iyo ilbaxnimadii geeska Africa naguu taqaneey... One love the Republic of Somaliland and my people ❤❤❤
1- Cadaalad 2-MOU oo si degdeg ah meesha uga saaro hadii halkii hore meel xan ayay gaari. 3- Nabad : SSC oo aan lagu doonan degaanadooda. Nin walba gobolkiisa joog. 4- Balan qaadyadii uu u sameeyay G. AWDAl oo go,aamiyay doorashadiisa waa inuu fuliyo dhamaantood. 5- waan shacabka aan cidhiidhi la galin maaycmushtarka ama ganacsiga Mogadishu ilaa Grawoowe. dadka Somaaliyeed waa in la walaaleeyo oo kii xamar tagaya ama Hargaysa imanaya aan xornimadiisa laga qaadin.
Maanta ayey somaliland u dhamaaty kana waa khaayin sababtoo ah waxaa u hada noo sheegay hore baan u maqalay isaga uun baana reerkooda u sheegay loo wada joogee waxay ku danbeyso.
Walaley ma farmajo ayaa la doorte mise farmajo ayaa maamule ka ahaa doorashada maxad ku heysataa oo intaan oo afxumo ah ula maree shaqsi aan kuu ogeyn 😢
Masha Allah Hambalyo S/L Hambalyo Madaxweyne Abdirahman Ciro!!! & Xisbigiisa Wadani Oo Ku Guuleeystay Doorashadii
HAMBALYO SOMALILAND 💯
Hambaylo... Hambaylo Jamuriada Somaliland, dhaman aniguuu kuu hadlaya afka xuusbiyada qaranka dhamantood Hambaylo Madaxweynaha cusub ee qaranka JSL mudane Abdirahman Cirro. Iskuudubnan sidi weeligedba cadada iyo ilbaxnimadii geeska Africa naguu taqaneey... One love the Republic of Somaliland and my people ❤❤❤
Alxamdulillahi rabilcalamiin
HAMBALYO ❤ HAMBALYO SOMALILAND MID AH, HORUMARSAN, NABADA, BARWAAQO AH, IS JECEL OO LA AQOONSADO AYEYNU RAJAYNAYNAA❤
الحمد لله
SOMALILAND OO MID AH OO WALAALO AH INSHAA ALLAH
Allaah mahadleh mashaa Allaah Guul Somaliland u soo hoyatey 🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡Guul Guul Guul wadani
Dr Mohamed abdirahman Cirro guul gobanimo Somaliland guul gobanimo issaaqq gobanimo akisha gobanimo
ALHAMDULILAAH REER SOMALILAND WA MID WA QARAN WA DOWLAD WA NABAD WAD GUULAY SA TAN GUUUUUUUUUUL DHAAM TAN ❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha alah ilahay ayay mahadi u sugan tahay guul somalilan
Masha allah
Allah Swt khair ha I nooga dhigo somaliland way guulaysatey.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul waa guulaysanay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Inna Lillah Wainna Ilayhi Raji'un ! We lost SOMALILAND and Madaxwheene Silanyo Allahu raxma same week! 😢
Here at this moment we are talking about Election results not condolences
Illahay labadaba samir iyo iimaan haynaga siiyo walal
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo ciiroooy hanbalyo aabo❤❤
Congratulations to this young guy he has delivered together with his team
guulaysta gudoomiye iyo gudidiisa
Hambalyo masha Allah
Mashallaah guul Somaliland
Hanbalyo M/weyne Abdiraxmaan Cirro Xisbiga Waddani iyo Xisbiga Kaah party from Cardiff beesha Adan Madoobee
Guuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤MUDAN MUDAN ❤❤❤❤❤❤❤
Alhamdullah. ❤ congratulations 🙌🏾
HAMBALYO SOMALILAND AYAA GUULAYSATAY
Guul wadani ❤❤❤
Qaranka qranka ha gulaysto
Guul xisbiga wadani
Somaliland oo dhan baa guuleysatay
Illaahaybaa mahad leh maxamad baa sharable leh mugdigii uu iftiimay
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
MUDANE MADAXWEYNE MIDEEYE
ALLAH XILKA GA KUGU ASTURO
Guul Somaliland Allah mahad iska leh.. ❤❤❤🩸🩸🩸
Shacab midaysan wallee waaka dhabaynay reer somaliland guul iyo gobonimo inaynu mid nahay ayaad cadeyseen
HANBALYO M/WEYNE ABDIRAXMAAN CIRRO IYO XISBIGA WADDANI IYO KAAH PARTY 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ma sha Allah, taqabir, bye bye bye kulmeyi Musa haadarab
Alxamdulilaahi ❤
Hambalyo Hambalyo Hambalyo 😂😂😂😂😂
Viva. Somalilnd❤❤❤. Guul
Alxmdulhi guuuuul somaliland u so hoyatay guuul wadani
Hambalyo Hambalyo ayaan lee yahay Xisbiga Waddani iyo Madaxwayne Cabdiraxmaan Mohamed Cabdilaahi Cirro.
Ilaahay xilkaa hakula qabto, Mudane Madaxwayne.
MaashaAllah
Ilaahay somaliland how dhowro
@@aishamuuse202 aamiin aamiin aamiin Yaa Allaah
Cirro guul somAli Hanoldo 🇸🇴
Godomiye tariqda ku xusi gull sl
❤guul
1- Cadaalad
2-MOU oo si degdeg ah meesha uga saaro hadii halkii hore meel xan ayay gaari.
3- Nabad : SSC oo aan lagu doonan degaanadooda. Nin walba gobolkiisa joog.
4- Balan qaadyadii uu u sameeyay G. AWDAl oo go,aamiyay doorashadiisa waa inuu fuliyo dhamaantood.
5- waan shacabka aan cidhiidhi la galin maaycmushtarka ama ganacsiga Mogadishu ilaa Grawoowe. dadka Somaaliyeed waa in la walaaleeyo oo kii xamar tagaya ama Hargaysa imanaya aan xornimadiisa laga qaadin.
❤
AHABARJEECLOO 3 XISBIBA KUWAR WARTAY
Qaabiil niimo waa laga baxay 😂😂
Markii ay sii sheegen iyadoon la tirin codadka hadana sii lagu dhaawaqay way cadahay in la dhacay xisbigii hilaac
Faysal Cali waraabe wuxuu helay 2000 cod ah, talow meelaha cilaajyada bay joogaan dadkaasi😂😂😂😂.
guusha qaranka qaranka 😅
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
Maanta ayey somaliland u dhamaaty kana waa khaayin sababtoo ah waxaa u hada noo sheegay hore baan u maqalay isaga uun baana reerkooda u sheegay loo wada joogee waxay ku danbeyso.
Ilaahay ka baqo xisbi walba dad baa u joogay oo tako tako ula socday marka iyaga sheegay oo u sheegay madaxdooda
Ciro madaxwaynee uma qalmo
Guuuuuuuulll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Beenta HJ soo maluuqdey ma aqbaleyno❌❌❌
Aqbal. Adeeg😂
Been cad oo habar jeclo noo soo dhoo dhoob tay komishan kii habar celo ayaa noo sheegty ee ceel afwayn iyo xamar eddo war kaagan film ka ah iska hayso
❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌
❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌⭕️⭕️⭕️
Beeeeeenle huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo huwantaa xaarmaajo
Ka naxo nafta waa
😂😂😂@@abdiwarsame6229
Wixii iyo beenti baad walii waadan heegoy, Alle kaa baaqa imaan kiiba indiinka xumaday ee😂😂😂😂
@@NimoAbdi-il4um anigu wadani ban ahay inadeeŕ waliba codka siyay ❤ciroo
Walaley ma farmajo ayaa la doorte mise farmajo ayaa maamule ka ahaa doorashada maxad ku heysataa oo intaan oo afxumo ah ula maree shaqsi aan kuu ogeyn 😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌