Barnaamijka Ramadaanta | Ramadaan waa bil is BADDAL iyo HORUMAR | xal- 3aad~ waydiimaha isbaddalka?!
Вставка
- Опубліковано 15 вер 2024
- #subscribe #like #share #somali
Waa barnaamij uu inoo soo tabin doono ustaad/sheekh Abdirahman bashir oo uu kaga hadlayo is baddalka iyo horumarka. maxaa keena? Sidee ku dhacaa is baddal? Waa maxay afkaarta is baddalku? ..
Sidee ayaa aad luuqad cusub ku baran kartaa? :-
Daawo | • sidee ayaa aad luuqad ...
ka mid noqo asxaabta kanaalkan oo la wadaag asxaabtaada sub & share :-
☆ UA-cam
/ @abdallamansuuri
☆ instegram
/ @abdalla.mansuuri .
☆ Facebook / abdalla.mansuuri
muuqaalkii u dambeeyay :-
Raac 6-dan qodob si dadka qalbiyadooda u hanatid| How to win friends & influence people - #book
• Raac 6-dan qodob si da...
Maansha allah❤
SHugran Laka,ustaad Cabdirahman Bashiir. Wax wayn ayaanunkaa baranay❤
Khayr ramadaan
Waad mahadsanthy sxb, sidaa inoogu jeceshahay kheyr ka io is badalka.
Sheekhana waan u mahadcelinayaa
Adaa mudan walaal
Masha Allah ❤
Masha allah jasa kalahu khayr shekh mufakir c raxman Bashir suleiman
Mashaa alaah
Mashaa llah sheekh alle haku xiftiyo
ما شاء الله كلامك جميل جدا الله يكثر من امثالك
M,a sheik c/raxman role model buu ii,yahey ihey cimrigiisa ha u,dheere si,aan mar un kula kulmo.......
Salam Our Sheekh Aboulraman Masha allah ❤
Asc