Just wanted to say that I absolutely love your videos! They are incredibly informative and I wish you continued success. I've always been fascinated with Mogadishu, especially because I have many Somali friends. It's been a dream of mine to visit. By any chance, could you help me locate my grandfather's children who left Eritrea to Somalia as Italian soldiers during the time of the Italian colony?Thanks
Waxaan ayub show aad uga codsanayaa inuu xogtaa muhiimka ah ee uu bulshada Somaliyeed la wadaagay uu hore ugu sii socdo waayo anigu waxaan ka mid ahay dadka reer Berbera ee ehelkooda qaar ka mida halkaa Gumaystii geeyey, waxa kalaan codsanaya inuu waydiiyo dadka asalkoodu somalida ahaa ee Madagascar joogaa inay isku xidhan yihiin, is yaqaanan Gudiyo leeyihiin, xukuumada Xilal sare ka hayaan.

Thank you so much well appreciated
Waan ka xumay waxaad ilawday inaad abtirsiinta waydiiso
My mother is Huseen Aboker,,Bah Gobo from Djibouti. I have distant relatives in Madagascar.
Masha alllllah daahir nolow❤
Mahadsanid Walaal mashalah guuleyso mar walbo
AYUB sxb waxaan ubaahanaha qof jooga Madagascar 🇲🇬 oo soomali ah fadlan ila xariiri ama number kiisa isii arin muhiim ah ayaa iiga xiran halkaas❤
👆🏻👆🏻👆🏻
@@cabdirisaqyare7250zxp Madagascar ma jogtaa
@@cabdirisaqyare7250
Wll Madagascar 🇲🇬 miyaa jogtaa wan u baahnaa meshas qof somaliya o jooga😢 wll iga caawi fadlan
Ma heshay wll qofki Madagascar 🇲🇬 wan u baahnaa ya aiga caawi kara
Maya wlle mahelin
Ereyga odayga xaajigan ayaa ka wanaagsan malaa, muuqaal xiise leh weeye.
Waa abtigey walhi lambarkisa isoo sheeg
Mansha alaah
Mashlh keeping going 😊bro
War sxb qof meeshaas maka taqana inaan ado baan rabaye
Qoxontii miyad raabate magescera ????
@@kamalyusuf6211 maya inaan caadi utago baan rabay sxb
Daahir ma ciise muse aaa 😂😂😂
Wll ilaso xariir side lagu tagi karana
Masha Allah
Ayuub noosodaa video kuwaa kuwo kasibadan 😊
Haye walaal
Beautifuul program keep going.
@@ayubshow
Alla wll qof halkas jooga iga caawi illahey baan kugu dhaarshe wan u baahnaa dalkaas plz qof uun igu xir
Dahir je espère vous visiter de tomb notre grand père sheikh isaxaaq a mait( maydh)
Bienvenue cuza
Adeer inshallah berbera waad nogu iman
Somalia iskaa ilowo sidee Bahalee Ayaa iscuneya
The transitional is not accurate when he metionned the 18 May.😂
Dad ayaa naga maqan oo rer malgaash ah .magaca oo sedexan noo soo raadi
Soobadi sxb
waarninka rerkisa halo raadiye mad qabilkisa iyo magaca aderadi waydisid waxan caruurta ah niyow camarada dadka uga faaide
Ameen brother I am Somalilander plz send to me the contact of some somalilanders in Madagascar thanks
Asalamu aleykum
Ayub
Sxb
Can you help me
Somalis in Madagascar
contact.
Mansh Allah republiken of somaliland merci couz bienvenu chef toi
Odayga dhalay magaciii
Waxaan ayub show aad uga codsanayaa inuu xogtaa muhiimka ah ee uu bulshada Somaliyeed la wadaagay uu hore ugu sii socdo waayo anigu waxaan ka mid ahay dadka reer Berbera ee ehelkooda qaar ka mida halkaa Gumaystii geeyey, waxa kalaan codsanaya inuu waydiiyo dadka asalkoodu somalida ahaa ee Madagascar joogaa inay isku xidhan yihiin, is yaqaanan Gudiyo leeyihiin, xukuumada Xilal sare ka hayaan.
waar wa carur barnamij dhan bu ka diyarin laha waa hawo la ciyaar
Ciise musu ahas
J love my famly historia somaliland
Nin gumeystihii askari u ahaa ee loo keensaday shaqo mudo kooban Soomaaliya ayey taariikhdiisi kadaba baqbabaq leeyihiin
Kadibna loo laqimaya been
Qabrikii sheekh Isxaaq ayaguba garan mayaane ninkaas midkiinka ah ree madakaskar maxaa baray 😂😂😂😂😂
Adiga bukaanbaad tahy isdaawee adeer
Masha allah