NEW VIDEO DUKAANADA QURAARTA IYO ROOTIGA TAJAMACUL QAMIS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 34

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan  Рік тому +2

    g.co/kgs/hj7kuV
    Hadad ubaahato meeshaan ayad kala xariiri kartaa
    Please video Shere noodhaha si meel dheer uu noogu gaaro aadna waan idinkugu mahad celinaa soodhawaada subscribe noo saar hadaadan wali saarin

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  Рік тому

      www.google.com/maps/place/Flavor+Bakery+%26+Pastry,+110+No.45,+New+Cairo+1,+Cairo+Governorate+11646/@30.0030036,31.4339966,15z/data=!4m6!3m5!1s0x14583cc7e0ffe8cf:0xb996d2085e1f9f75!8m2!3d30.0030036!4d31.4339966!16s%2Fg%2F11f0wn0fhp

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 4 місяці тому

    Asc abayo abayo Allaha ku xafido xabibate 🎉🎉🎉🎉🎉🎉InshaAllah wa so sage dona .

  • @idilegal3513
    @idilegal3513 Рік тому +1

    Fardowsa we love you ❤❤❤❤❤❤❤ welcome back to UA-cam

  • @ifrahelmi6269
    @ifrahelmi6269 Рік тому

    Jubca jamila xabibti waan kuu dhawnahay waana kuu xiisnay saaka vedio aad u qurux badan ayaa no so galisay jazakillahu khayran ssubax wacan

  • @FalxadoFaraarax
    @FalxadoFaraarax Рік тому

    Welcome 🙏 back ❤sister ❤ gabar aan ilaahay dartiis ujecelahay ayaatahay aqlaac iyo diina kamuuqato adigoo kale allaha noobadiyo

  • @maryamamursl5787
    @maryamamursl5787 Рік тому

    Maan shaAlaah xabiibti ilaahay hakuxifdiyo

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Рік тому

    Mashaa Allah alxamdulilaah ❤jumca mubarak mahadsanid ❤

  • @umumunasir1363
    @umumunasir1363 Рік тому

    Mashallah thank you abayo

  • @Najax
    @Najax Рік тому

    Mansha allah abaayo allaha kuxafido

  • @sophiaali4004
    @sophiaali4004 Рік тому

    Mansh Allah sidookale jimco kariiim ❤❤

  • @CadayXamuud
    @CadayXamuud Рік тому

    Maasha allah abayo ❤jumca mubarak too

  • @nastehaaden
    @nastehaaden Рік тому

    Masha Allah walashey mcn❤❤❤

  • @AishoAbdulqadirOsman
    @AishoAbdulqadirOsman 7 місяців тому

    Amiin yarabii❤❤❤

  • @Aamina4355
    @Aamina4355 Рік тому

    MashaAllha uqtii fi Allah❤

  • @FartuunIbrahim-y5c
    @FartuunIbrahim-y5c Рік тому

    Sidaan kuusu gaayay waan daalay maalintii dhawr mar UA-cam kaaga waan fiiriyaa bal inad wax soodhigto please waqti badan hanaga maqnaanin waxwalba ood soodhigto anagaa kuudaa wanayno waana kutaageeraa 💯 💯 guulayso waxaan rajaynaa walaalaha kalana inay share kuu dhahaan sida anigoo kale aniga ilaaya 10 times waan Shere gareeyay kabadana waad naga astaahishaa keep going ❤❤❤❤❤❤

  • @mamasafachannel
    @mamasafachannel Рік тому

    Salaam alaikum walaal halkee laga so xidhiidhi kara qaali

  • @LuuleeyCali-h2k
    @LuuleeyCali-h2k Рік тому

    Maasha allah ❤❤❤❤

  • @umumunasir1363
    @umumunasir1363 Рік тому

    Noosoo badi wan ku cusubneee

  • @istaahilmohamed702
    @istaahilmohamed702 Рік тому

    Abayo dugsiga quranka waa imisa cunugii

  • @CaleseeyCulosow
    @CaleseeyCulosow Рік тому

    Video noosoo badi abayo

  • @sophiaali4004
    @sophiaali4004 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sucaad7709
    @sucaad7709 Рік тому

    abayo kaamirada tartiob iduub plz

  • @kawsarfarax
    @kawsarfarax Рік тому

    ijrak nososheg wallo xafada adgantahy wameqo bishi

  • @mahamed_jama
    @mahamed_jama Рік тому

    Abaayo inoga so Waran suuqyada Xijaabyada iyo toobabka Jamlo iyo Tafaariiq masar Qiimo mac quul ah xabiibti

  • @noloshafarxadaqosyska6409
    @noloshafarxadaqosyska6409 Рік тому

    Abyo xagee kala sooo xariiira

  • @frombaadiyocali2615
    @frombaadiyocali2615 Рік тому

    Qofka 4 caruur wataa ee qaxootiga iska qoro bikisana $300 dollar ah maxu sameyna la anoow quraanka daruruyo waye

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  Рік тому

      Dugsiyada masaarida ayuu dhiganaa ayagaa raqiisa

    • @foziajama6109
      @foziajama6109 Рік тому

      ​​​​​​dugsi quraan oo masaari leedahay xaafadiina ma ku yaalaan??.....lacagtuna waa immisa?? ......luqadda carabigana ma dhigaan?? ...... immisa saacadood ayaa ladhigtaa dugsiyada quraanka walaal??...

  • @frombaadiyocali2615
    @frombaadiyocali2615 Рік тому

    Dugsiyada quraanka meqo waye lacagta somali $10 dollar lewaye