mnshallah tabarak allah Mahamud dhakhtar iyo sxbki Alle ha idinka farxiyo sida aad umada uga farxinaysan🥰👑❤️🙏🏻 Shaqo Alle iyo umadisu Rali ka tahay ayad haysan Duco🤲🏼 iyo dhiri galin ayan garabkina la taganahay Alle ha idin sharfo👑🥳
Mnsha Allah wall dhakhtar alle haka farxiyo sidad caruurta yaryar ee hoyo iyo Aabo ka farxiya lahyn ad ula sinty caruurta kle ee farxdoda la qaybsaya walidkoda
Je jamais commente un youtuber mais vous quand je regardais cet video je pleur walahi que Allah vous protege frere je vous conseil de continue cet bon acte
MASHA ALLAH ILAHAY KHAYR HA IDINKA SIIYO INTA U GURMATEEN WAXAN KALE IDINKULA TALIN LAHA QASHINKA YAAN LA TUURIN BAC HA LAGU URUURIYO MEEL HA LAGU SOO QUBA SIDA WAXA DHARKALAGA FURO
Abowe insha allah waxan ku rajeynaya inad herka ad rabto ka garto UA-cam lkn channel kale no samey oo challenge yo kala duwan iyo wax yabo xarabo ah kana cawintada kawado hadey macqul tahay
WllHi zxp aadaan u oo yay markan arkay sidad u ciidsinayso caruurta aan awoodayn inay ciido aadbaan kuu taagersanahay zxp allaHa ku barakeeyo amein halkas kaga wad zxp
M.a Mahamouth Dokhtar allah kaa farxiyo zidad uga farxisay caruur aan ciidin oy Qayrkood agmarayaan yagoo ciidan allah janada kugu muquuro zxp tagero buuxa Kuu ahy ha ka caajisin zhaqada vcn eed hyso Geezi haduu jiro waa adiga zhp
muqalo badan oo ah side loga ciiday magalo hebal oo badan baan daway caawa lkn muqalkaan waa muqalkii ugu wanagsana uguna qiimaha badnaa wlhi zhp dhaqtar guul ayaan kurajeynaa
Woow 😭 tears come to my eyes my bro, what a kind, merciful young brothers we have. your reward is with Allah because it cannot be in this world.
Reer Burco Eid MubaariG From D Jabuti🇩🇯❤️
𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝 𝐰𝐥𝐥𝐨 𝐪𝐚𝐥𝐢
Thank yuo wllki eiid Mubarak reer dijabuti
❤️😭
Manshallah walal shaqo wanagsan ayaad qabateen ajir iyo xasanad rabi ha inaga siiyo
Masha Allah sidaad caruurtaa yar yar uga farxiseen Alle ha idinka farxiyo ajar iyo xasanaadna ha idinka siiyo.
Masha allh mahamed idaa uga farxisay Allah hakaga farxiyoo Amin insha allh 😘
Masha allah Allaha kaa abaalmariyo adiga iyo inta howshaan wanagsan kula wado 👊
Everything that I watch you I always cry, not a bad thing because you are doing a wonderful job. Keep going my brother.
Mansh allh
Masha Allah Allow idinbarakee Farxada wajigooda kamujissena Alleh ha idinsiiyo 😢🥰
mnshallah tabarak allah Mahamud dhakhtar iyo sxbki Alle ha idinka farxiyo sida aad umada uga farxinaysan🥰👑❤️🙏🏻 Shaqo Alle iyo umadisu Rali ka tahay ayad haysan Duco🤲🏼 iyo dhiri galin ayan garabkina la taganahay Alle ha idin sharfo👑🥳
Maashaa Allah tabaaraka Allah Illaahay subxaana watacaalaa Ha idin barakeeyo,sidaa caruurtaa uga farxiseen Illaahay ha idinka farxiyo
You did great guys go forward masha'allaaah ilaahay hakaa farxiyo adigana I miss my zweat home burco❤❤❤
Eid Mubaarak marka hore marka labaad wall khayr badan allaah ha ini siiyo ubadka aad ka farxiseen allaah ha ini ka farxiyo aamiin yaa rabbi 🤲🏻
Mnsha Allah wall dhakhtar alle haka farxiyo sidad caruurta yaryar ee hoyo iyo Aabo ka farxiya lahyn ad ula sinty caruurta kle ee farxdoda la qaybsaya walidkoda
Mancha allh jazakallaah my bro hawsha aad hayso alle swt ha ka abaalmariyo
Manshalh ale haka farxiyo Saad caruurta uga farxisay♥️♥️
Mansha Allah walalo gulayso si fican baad u wada one million subscribe insha allah malin dhow from Germany 🇩🇪
Alla hakaa abaal mariyo wanaaga aad mar walba samayso walaal dhakhtar ❤️ Eid Mubarak
M.allah saxib ciid wanaagsan, wlal dhakhtar iyo wlalaha garab taagan iyo dhamaan reer Burco(Goblka Raga)❣💯💕 from kismayo 😘
Mansha allah tabarakalah Mahamed wll Howl fiican bad wadaa ilahay haku barakeeyo runtii qof wanagsan ayaad tahay waxan Rajaynaya inan mar uun kulano Insha allah
Masha Allah wllyl Alle weyne haidinsiyadiyo gudashada acmaasha wanaagsan Hana idinku abaaliyo khayr
Sidaa aad caruurtaa yar yar uGa Farxisay ilaaHaY aduun iyo aakhiraba ha kaaGa farxiyo wlll mahamud😩❤️🤲
Macha Allah maxn uxiisay ina an ku eido burco ♥️👍💯
Maasha allaah ciid mabaarag alah haidinbarakeeyo
Masha allah aad ban ugu farxay wllhi caruurta saad uga farxiseen masha allah howl fican baad haysan halka ka wadaa masha allah 👏
Masha Allah wll Allah hakuxafido ❤️❤️❤️😍😍👑👑👍👍
Masha allah ciid mubarak
SaxiP alleH haku xafido alleH CHanada Guri wacan hakaga dhiso sidaad dadka masaa kiinta uga farxisaY alleh hagaga farxiYo saxiP aaaaaaamin waan tageera ruuxa dadka u naxariista
Eid Mubarak kulu cam wanta bil khayr keep going wllo dhakhtar
Ciid wanaagsan dhamaan umada islaamka gaar ahaan somaliyo dhan from burao bilan my home
Dhakhtar wlhy da'yar kaa maskax badan maanan arag waxad kafarxisaa dadyaw aad u farabadan waxaad tahay road model. iLaahay adna waa kaa farxin doonaa insha allah
Cid aan Soomaali ahayn saa masamaynjarto jazakumu Allah kheyr Dhakhtar iyo Teamkiisa
Eid munarik,wll mohamed dhakhtar jasakallah,kuwi ay ahed inaanu anagu qaadno masuuliyadooda se aanu hilmaamay,alle haka abaalmariyo wll.👏👏👏👏
Masha allah Eid Mubarak wll alle hanaga aqbalo cibadada sanado badano kale alle cimri dher iyo cafimad iyo cibado suban hana gu garsiyo insha allah
Mashallah may Allah give you reward for your inshallah for everything 🥰❤️🤲🏻
Walaahi daacad ayaan u ilmeeyey ubadkaa aad ka farxinayso 😢 Waan ka qiirooday 😢 ilaahay abaalka jano haka yeelo walaal
Masha allh alle haka farxiyo wll sidaad uga farxisay masaakinta
Allaah haku barakeyo dr dhakhter
My home town Burco ❤ 😍 💖
Eid Mubarak all of you.
Mi lovely brother dhaktar dar Alle ku jeclahay Illahay adiyo saxibadaa ajar iyo xasanaad Aan lasoo koobi Karin adin siiyo Eid Mubarak farxad ku eida
Ilahay ha ka farxiYo zhp sidad saqiiradas uga farxisaY🤲🏻
Je jamais commente un youtuber mais vous quand je regardais cet video je pleur walahi que Allah vous protege frere je vous conseil de continue cet bon acte
Masha Allah waad ka farxiseenee Allah ha idinka farxiyo walahey waa qiirodey
MASHA ALLAH ILAHAY KHAYR HA IDINKA SIIYO INTA U GURMATEEN WAXAN KALE IDINKULA TALIN LAHA QASHINKA YAAN LA TUURIN BAC HA LAGU URUURIYO MEEL HA LAGU SOO QUBA SIDA WAXA DHARKALAGA FURO
Qof qalbi wanaagsan ba tahay Allaha ku karaameeyo wll🤲❤
Libaax ayaa tahay sxp Dalkaga iyo dadkaaga wax waxbaad tartay horay u soco Allah kula garab galo howshaa hayso
Mansha allah Legend 🙌🏿😍Barakallah
Oh my God, walalo. Inshallah eid ah kale Waan kala qeyb qadanaya fadlan I soo dir information kaga. Caruurtan inaan cawiyo Waan jecelan lahaa.
ShaQo fiicanbaad haysaaye illahay hakaa ajirsiiyo I.a
Manshalah ilhy ha'idin xifdiyo 🙌❤️
Mnsha Allh wall howl wacan baad haysaan alle haka abaal mariyo aakhiro iyo adduunba😢🤲🤲
Sckm, ciid wanaagsan dhammaantiin. Ilaahay ha idinka abaal mariyo, carruurta aad kafarxiseen.laakiin mid baan ku darsan lahaa, bacaha aad kafurteen dharka inaad meesha kutuurtaan may ahayn, illeen role Model baad tihiine. Inaad markii danbe ka ururiseen ma ogi. Wa saalumu calaykum.
Yes, I thought the same! Bless you but don’t litter.
Machaallah wad kaa farxiisen illahay ha idin barakeyo eid Mubarak dhaman umada islamka iyo umada somaliyed oo dhan 🎆🎆☪️☪️❤️
Masha Allah 👏👏👏 jasaka llahu khayr
Big legend dhakhtar sxp guulayso
Shaqo wacan baad samaysseen Alle ha idinka farxiyo wll
Guleyso wll , Ilahy haka farxiyo 💖
جزاكم الله خيرا . وكتب اجركم . ونفع بكم .
Masha Allah eid mubarak💕
Mansha allah bakaraka allah allah ha idinka far iyo
Masha allah keep going bro i am proud of you
Eid Mubarak Frist 🙏 Dr Jazakallah khayre sxb❤️❤️
Keep koing bro taageero buuxa zhb qali
Mashallah legend dakhtar cfmd
Kuciid Allah sanadka sanadkisa kale cfmd hanugu geeyo
Illahey haku barakeyo wllo wx wngsn aya bulshada uheysa adiga team kade
MAASHALLAH WALAALA SHEIKH BARAK ALLAH FEEK
Masha Allah maskax caafimaad qabta leedahay xliga frxada loo baahanyhy baad fiirisaa
Dhatar sxb waan Ku salamay adiga iyo asxabtaadaba ibnu xalaal ayad tahaye ale haku barakeeyo sxb
you have the heart of gold broth
Maasha allaah jecliyaa gobolka raga burco
Mansha allh keep going huno Mcn ❤❤❤❤
MashaAllah my bro shaqoo ficaan ayd xagajisii
Abowe insha allah waxan ku rajeynaya inad herka ad rabto ka garto UA-cam lkn channel kale no samey oo challenge yo kala duwan iyo wax yabo xarabo ah kana cawintada kawado hadey macqul tahay
Eid Mubarak wlky dhakhtar oo burco nagula sugna
Mazha allaH wllky guleyso labada doorba
Msha allah maxamud dhakhtar ciid mubarak wll
WllHi zxp aadaan u oo yay markan arkay sidad u ciidsinayso caruurta aan awoodayn inay ciido aadbaan kuu taagersanahay zxp allaHa ku barakeeyo amein halkas kaga wad zxp
Dhakhtar legend ❤️👋
Masha allh ❤ Eid Mubarka 🥰
Mnsha allah alle haka abal mariyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 zxp qlli
Alle hakaa farxiyo
WLL DHAKHTAR sidaa aad wllkaa uga farxinayso
Alaha haku sharfo cariurta si wanagsan ayad ugu farxisay
Mansha.alh maxamud dhakhtar iyo maxamedba waxan idinleyay ciid Mubarak
Wax ku dhiba alle kuma tuso wll mohmud dhaqtar allh kugu abaal mariyo jannatul firdows🤲🥰
Mahamuud cismaan dhakhtar
Ciid Mubarak sxp
Alle ha idinka abaal mariyo wllo 🤲🥰
Mahamud dhakhtar big fan pro 👋❤
Allah hakaaga farxiyo wll caruurta yaryar saa uga farxisay😍❤
Eid Mubaarik hno Allah Ha kaa farxiyo
Wlhi markaan arko caruur ciid😭😭😭😭😭😭😭 la aan. ah waan ilmeeyaa runtii
aniga Wayn ayaaba mararka qaar anoo ciil ihaayo
is arkaa markaas baan is dhahaa caadi waaye haa ubixin
Marka ilmaha in Laga farxiyo waa muhiin wlhi all UA-camrs. waxaan dhihi lahaa
farxada haa lala qaybsado carurta sida DHAKHTAR CHANNAL 👍👍👍👍👍👍👍
Mnsha allaa alle hakaa abaal mariyo
mnch alah Ilaahay haku barakeeyo walal
M.a Mahamouth Dokhtar allah kaa farxiyo zidad uga farxisay caruur aan ciidin oy Qayrkood agmarayaan yagoo ciidan allah janada kugu muquuro zxp tagero buuxa Kuu ahy ha ka caajisin zhaqada vcn eed hyso Geezi haduu jiro waa adiga zhp
Burcadaydii❤💚
Mshallh Macal eidain bro❤
Dhaqtar bari naxariis badan tahay walal Halka kawad
Maxamedow walaal khashinka haku tuurina dhulka khayrbadanbaad samaynaysaan ee ha iska xumayanina idinkoo caruurta iidsiinaya wadankana khashinka kadaaya waYo wadankuna inuu ciido ayuu ubaahanyahay
Mansha allah wll dhaqtar saaka waan arkayay markaad arinkaa khayriga ah waday alle haku karaameeyo wll
Alleh haka abaalmariyo wL mcn anigu wllhhi ilhay dartii ku jecel🥰
Pro Sama Falka Sameysay Alle khairkiisa Haku siiyo Zxp