KASOO CESHO AWOODA CADAWGAAGA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • #SUHAYBSAAJIDMEDIA #AYUBAXMED

КОМЕНТАРІ • 83

  • @israhassan8282
    @israhassan8282 3 роки тому +14

    Waxan ku faraxsanahay inan halqad kaste lasocdo 🤴💞

  • @ceericiiro7447
    @ceericiiro7447 3 роки тому +6

    Best motivation speaker nin aanku dabo daydo keeep going

  • @abibokiehyacin6138
    @abibokiehyacin6138 3 роки тому +9

    Brave motivational speakers

  • @farhan--somali3547
    @farhan--somali3547 3 роки тому +3

    M.allah my brother bararujiyaha
    Bulshada somaliyeed 🇸🇴👈
    Keep going ✍🌼🤝💥💯💯

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 2 роки тому +1

    Masha Allah ayuub alle hakuxiftiyo

  • @faadumomaxamed8399
    @faadumomaxamed8399 2 роки тому +1

    Jasaakullaahu khyr wll sad markasta noo dhiiri galiso miisaankaaga xasanaadka allaaha kuugu daro anagana kuwo qaata taladaadda wanaagsan allaaha naga dhigo

  • @Jasmine18815
    @Jasmine18815 3 роки тому +4

    Maasha Allah geesi illaahay ha noo kaa xafido 🥰🥰😘😘😘😍😍

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 3 роки тому +2

    Mashallaha diyaar waye warka wa dhanyahay bro keep going allahbajar kaasiyo

  • @nadiabileh1287
    @nadiabileh1287 3 роки тому +3

    Merci beaucoup frère pour ...motivation❤🇩🇯

  • @deqayuusuf6124
    @deqayuusuf6124 3 роки тому +4

    Well said brother, God bless you and your family Aamiin.👍👍👍💯💯💯

  • @shadiaabdale4087
    @shadiaabdale4087 3 роки тому

    Illaahay haka farxiyo wll ayuub

  • @cabdiqaadirmaxamedbilow3323
    @cabdiqaadirmaxamedbilow3323 3 роки тому

    Wow walal illah dartii maadi bartid sida loo sameeyo muqaalkan quruxda badan.

  • @UsmanUsman-co1bt
    @UsmanUsman-co1bt 2 роки тому

    Asx ayuub wll qeer ilahey haku siiyo

  • @ifraheyali2835
    @ifraheyali2835 3 роки тому +1

    Mansha'Alh legend gulayso

  • @dhalgobeed5902
    @dhalgobeed5902 3 роки тому +2

    Wax badan baan kaa faaiiday ustaad dhiira galiyaha kaliya ee aan aamin sanahay in oo nolosheyda wax ka badalay

  • @salmaosman4238
    @salmaosman4238 3 роки тому +2

    Mansha allaah macalinkayga horay usoco

  • @bashkamoha8435
    @bashkamoha8435 2 роки тому

    Walale xagee kaala soo xiriiraa talo ayaan kaa rabaa akhi hawl ihaysataa

  • @mohedjigjigawi5581
    @mohedjigjigawi5581 3 роки тому +1

    M.a ustaad yaxfidaka laah

  • @malikdevops1519
    @malikdevops1519 3 роки тому +1

    Runta ayaad ishegtay manta thanks ustad😍

  • @naimamukhtar3488
    @naimamukhtar3488 3 роки тому +1

    Keep going teacher

  • @abismediapro5630
    @abismediapro5630 3 роки тому +1

    The only one somali motivational speaker✔

  • @kamadheelo3894
    @kamadheelo3894 3 роки тому +1

    Ustaad Waan Ku salaamay

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 роки тому

    Thanks my bro allaya cisak wll nolow Alle haku Sharfo cadow jabiye tay nio hergiesy jooga garan maayo abaalkaga wll wan kusoo ducaynayaa wll

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 3 роки тому +1

    Waa sax hanaqon xasidka qofka dhageysta ee noqo qof isaga isdhageysta

  • @safinamuse2227
    @safinamuse2227 3 роки тому

    Mnzhlh Allah yaxfiduka jasakala khayr 💌🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Maryamo377
    @Maryamo377 5 місяців тому

    Keep going ayuub❤❤

  • @faragaabkadoollo6945
    @faragaabkadoollo6945 3 роки тому

    Masha allaah aaad ayaan kuu tageeraa brother

  • @maryamabintuxaaris2333
    @maryamabintuxaaris2333 3 роки тому +1

    Wcs wll masha allh jazaaka allh kheer 🤲🤲💯💢💥🌹

  • @nashadahmed2297
    @nashadahmed2297 3 роки тому

    Mashalah Alah kudhowro walal

  • @muctaadmandeeq6263
    @muctaadmandeeq6263 3 роки тому

    Wall sidha noo diro galiso aad ayaa oogo mahadsantahay .

  • @ibrahimwarsame3488
    @ibrahimwarsame3488 3 роки тому +1

    Mahadsnanid Ustad.

  • @deeqomohamed2087
    @deeqomohamed2087 3 роки тому +1

    Waa sax

  • @cabdiraxmaangaashaanle1221
    @cabdiraxmaangaashaanle1221 3 роки тому

    jazaakallaahu khayr

  • @ayanxasan5054
    @ayanxasan5054 3 роки тому +1

    😘🥰🥰tagero nbr 1

  • @naimo133
    @naimo133 3 роки тому +1

    Waa dhacdaa

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 3 роки тому +1

    Prother thanks

  • @nasracraxmaancali269
    @nasracraxmaancali269 3 роки тому +1

    Mahadsanid
    Macalinkayga

  • @jamalnuurcabdiraxman4282
    @jamalnuurcabdiraxman4282 3 роки тому

    M a ayuub waankujeclhy wllqaali xikmadaadi waacajiib runtii

  • @hamdixsan
    @hamdixsan 3 роки тому +1

    Dhiirigeliye Mhdsanid wll

  • @wanaag_badan6719
    @wanaag_badan6719 3 роки тому +1

    Invest yourself ❤️

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 3 роки тому

    Mahadsanid macalin

  • @aishamursal1321
    @aishamursal1321 3 роки тому +2

    🙏❤️💯

  • @amalabdi9344
    @amalabdi9344 3 роки тому

    Masha allah

  • @muctaadmandeeq6263
    @muctaadmandeeq6263 3 роки тому

    Wcs wall .

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 3 роки тому

    Ustaad Camera Aad wax ku Doobtid nala wadaag Adoo mahadsanid Macbuudku Haku Xafido ustaad

  • @deeqomohamed2087
    @deeqomohamed2087 3 роки тому +1

    M.a

  • @roblehdaher4732
    @roblehdaher4732 3 роки тому

    Keep going bro

  • @maanabdirisaaq1484
    @maanabdirisaaq1484 3 роки тому +3

    Nio ayubow aniga main problem kaygu wuxuu iga haystaa famliga,qofkunah xalka uu katosa ama uuka dhismaa zax,lkn aniga dhibkaygu waa xagga mararka qaar wxn gadhaa heer Anna aduunkabah naco,cadhadaynadah waydhowdahy,markaa mxa ii iftiiminlahyd🤔

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  3 роки тому +1

      Sida ugu sahlan ee carada lagu dejiyo waa qofkaa ku carootay ka agtag intay kaa degayso waayo shaydaan ayaa carada dhiirigeliya 2 saac ama 3 saac markaad ka maqnaatid waad degi doontaa insha Allah

  • @maxamedmuuse3890
    @maxamedmuuse3890 3 роки тому +1

    JimCe muBareK Yaa umatul muhumed

  • @ayubsheikhmohamedamin6419
    @ayubsheikhmohamedamin6419 3 роки тому +1

    Cadawba ma lihi, Alxamdullillaaaah🤲☝☝

    • @maryamabintuxaaris2333
      @maryamabintuxaaris2333 3 роки тому +1

      Wll saa hadhihin ee illaaheey subxaanu watacaalaa baa yiri ان شيطان لكم عدون فتخذوه عدوا

    • @maryamabintuxaaris2333
      @maryamabintuxaaris2333 3 роки тому +2

      Marka allan ka bar yeenaa in naga qabto shayaadinul insi waal jini aaamiin

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 3 роки тому +2

      @@maryamabintuxaaris2333
      Haa wll Aduunka cadowga ugu weyn aan lenahay waa shaydaanka lkn dad bdan ma Oga taas kumana baraarugsana,,,,,
      Midakale qofkasta dad ku cadow ah wuu leyahay e kuma dareen siinayaan markaad la jogto waxay isaga kaa dhigayaan walal & sxb wanagsan😱
      Waxayna kugu xasdayaan ama kugu nacayaan waa waxa aad dheertahay
      Waxay noqon kartaa
      Aqoon iyo fahan wanagsan
      Diin.karti iyo shaqo bdan codkarnimo.deeqsinimo
      Akhlaaq,ixtiraam iyo dad la dhaqan wanaagsan markaas dadka aya ku jeclaanaya
      Waxad maqlaysaa qaar dhehaya kan/Tan waanba nacay mxay dadku ku jecladeen InTas hebel/heblayoy ayay ku hayaan...
      Waxad arkaysaa kuwo dhahaya wuxu dhal badanaa dooro miyaa sanad kasta way Iska dhalaysaa😭
      Dadka sidaas uhadlaya markaad la kulantid qosolka iyo iskadhaadhicinta ka dhacaysa wad yabaysaa🤔waxad idhehaysaa Alla qofku wacanaa lkn waa been inyar ma ahane waana sida hada dadkeenu ubdan yihiin🙆

    • @maryamabintuxaaris2333
      @maryamabintuxaaris2333 3 роки тому +1

      @@KhanYunis7 haa wlhi wllo taasan been eheen wax la isku ogal yahay majiraan wllhi dakaas weey ka bateen aduunka xaqiidii afka waxeey kaaga dhigayaan malab uurkana waa ka mariid lkn illaheey baa ujeedo laabtooda illaheey wuu yiri ام يحسدون الناس علي ما اتهم الله من فضله الي الاخر اءيه marka xaasid nimada ma fiicna diiniyan rasuulka scw wuuxuu yiri اياكم وحسد فان الحسد يكل الحسنات allow naga dheeree xasid nimo iyo quur laanta 🤲🤲🤲🤲😭😭

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  3 роки тому +3

      Shaydaan ma dhintay? kaas ayaa dhamaan cadaw inoo ah hadaan dadka ka nabad galno wllky

  • @suheelatuutaa5978
    @suheelatuutaa5978 3 роки тому

    Mahad sanid wll👏👏👏

  • @sakariyesakariye6027
    @sakariyesakariye6027 3 роки тому

    Mhdsanid🤩🤩

  • @nourahussein2534
    @nourahussein2534 3 роки тому

    🍒🍒🍒❣️❣️❣️❣️♥️♥️💯💯💯💯💯💯🙏

  • @ahmeddahir4028
    @ahmeddahir4028 3 роки тому +1

    Runlow aya tahay abowe runti adbad umahad santahay

  • @mukhtarduale7701
    @mukhtarduale7701 3 роки тому

    Thanks alot bro 💯💥

  • @dheymankaxamar8
    @dheymankaxamar8 3 роки тому +1

    Legend motivator

  • @sakariyesakariye6027
    @sakariyesakariye6027 3 роки тому

    Thanks😍

  • @dahabomaxamed7392
    @dahabomaxamed7392 3 роки тому

    Seeh. Ubarta. English

  • @fahadprofessionalacademy4223
    @fahadprofessionalacademy4223 3 роки тому +2

    Asc

  • @kamadheelo3894
    @kamadheelo3894 3 роки тому +1

    Ustaad Hada Kahor Qoraal aan Kuu soo Qoray ma aadan Ka soo Haday Waadna hilmaatay Lkn Ustaad Waxaan Si Naxariis leh kaaga Codsanayaa in aad ka soo Hadasho Qoraalkani
    Gabar aan Nahay isku School ayaan Jeclahay iyada Nah wey i jeceshahay lkn ima dareensiisyo Naxariista Uu jaceylku Lee yahay Mar Walbo eey Garab iyo Wax iiga Baahato wey i soo xiriirisaa Ka dib siima Arko Mudo ka dib Sidii Ayee U Noqo neydaa Markeey wax iiga soo Baahato Lacag Ayee i soo Waceyndaa in eey Anah Wax walbo eey ii weydiiso hadaan heen xitaa waan U Raadiyaa Lkn iyada Naxariis kama helo Talo iga sii Talo waa tii Rabi Taaduna waa ii lama Huraan Waad mahad San Tahay Ustaad

    • @feysalabdirahaman929
      @feysalabdirahaman929 3 роки тому +1

      Nio gabadha kuma jeclo e lacagtada ayey jeceshahay wa daneysata markey kuu bahato ayey kuso wacata adigu ma dhohane aya tahay wax fahan nio kaa jaceel lama dhaho

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 3 роки тому +2

      Bro Tan wayba Iska cadahay ma iyadaaba talo ubaahan
      Hadaysan jacylka ku darensiin kuna soo xiriirin markay waxkaaga baabato Le kuso raadiso side ku ogaatay inay ku jeceshahay🤔
      Mise adiga ayaa Iska dhaadhiciyey taas,,,
      Midakale gabadh dhab kuu jecel Lacag,shaxaad iyo wax isii kuma dhihi karto iyado ubaahan xitaa wayka xishonaysaa taas waa wax lahubo💯✅
      Lkn naag ku dhahaysa Lacag keen inTa igey hehee ha isomarin dheh😅🤗

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  3 роки тому +2

      Video ayaan kaga jawaabi doonaa berri insha Allah wllky hadaan sii noolaado oo naftu igu jirto insha Allah

    • @xararo5222
      @xararo5222 3 роки тому

      Walalkey gabadhaas xirirka ujar allahna kabari inuu qalbigaaga kasaaro swrnteda aragtideda intaba iska ilaaali markad xasuusataba allh xus oo adkaarta badi samirka iyo saladana jogtee hadey kujcshahay sidhab ah ayey kaga fikiri qofka marwalba laheli karana dumarka majcla qiimahaga tusi lacag dambana haudirin waligaa

    • @kamadheelo3894
      @kamadheelo3894 3 роки тому

      @@ayuubaxmedmedia insha Allah ilaah Nabad iyo Caafimaad Hakugu Sima insha Allah ilaah idinkii

  • @xiiscumar2145
    @xiiscumar2145 3 роки тому +1

    🤝❤❤🙏🙏

  • @muctaadmandeeq6263
    @muctaadmandeeq6263 3 роки тому

    Wcs wall .

  • @abdiwahidamiin7228
    @abdiwahidamiin7228 3 роки тому

    M.a