Barnaamijka Suways iyo Su'aalaha.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @Nuuradiinmaxamed1239
    @Nuuradiinmaxamed1239 Рік тому +4

    Iam youtuber from gabiley i love your questions 😁
    Reer garoowe wan idin wtaa

  • @user-zr2ve2jj7v
    @user-zr2ve2jj7v Рік тому +1

    Markaad aragtid, jawaabaha ay bixinayasn shacabka. Ayaad ka garankartaa in aqooni gablantay. Maskaxdiina waxaa qaatay balwada iyo dhibka. Aqlaaqdana waxaa la tagay barbaarinta aan waalidku baarin caruurtooda oo mujtamaca u bar baarsheeyn. Iyo baraha Bulshada . Allow dadkeeyna bad baadi oo nabad sii. InshaAllaah.

  • @kalgaceylboy1174
    @kalgaceylboy1174 Рік тому +2

    Welcome / waxa kasoo horjeeda waa
    Go' /micnaha Tag

  • @hanadeen
    @hanadeen Рік тому

    Manshallah suways keep up with the good work

  • @IssacKSheikh-i7l
    @IssacKSheikh-i7l Рік тому

    Wellcome is for thank you

  • @chyna_7017
    @chyna_7017 Рік тому +1

    Suulkii baa kici waayey kuyehe Odeyga funny waaye

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Рік тому +1

    10:20 ninakan waa fariid waxbadan garanaya.

  • @umusamirachannel
    @umusamirachannel Рік тому

    Ninks ugu dambeya ka wada jabey ila ta ingirisiga ahayn mooye😊

  • @cmsswarts7022
    @cmsswarts7022 Рік тому +1

    Waxaankaa daawadaa georgia aad ayaankuu taageeraa

  • @MuxuboTahlil-ze5sk
    @MuxuboTahlil-ze5sk Рік тому

    Zuweys waan ku watada

  • @suhaybomerr
    @suhaybomerr Рік тому +1

    1:07 ninkii aad soo dhawow tidhaahday ayaa kaasoo hor jeeda🤣🤣

    • @Ilyaasabdirahman
      @Ilyaasabdirahman Рік тому

      Waa niin legend ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇳🇴🇳🇴🇳🇴🫡🫡🫡🫡

  • @ubahaden2630
    @ubahaden2630 Рік тому

    Mansha allah ninku sheeqa ah

  • @muhammedgulow2565
    @muhammedgulow2565 Рік тому +1

    Sodow mcn wan kutagera walahi mcn sodow

  • @osmanissack6480
    @osmanissack6480 7 місяців тому

    Nin kanin wngsn

  • @mowarsame
    @mowarsame Рік тому

    Subways yartaan jecla ilaahay haku daayo

  • @nooralas6636
    @nooralas6636 Рік тому +1

    Walalay qof fiyow ma wareysatid miyaa waa maxay dadkaan ka dhacsan ayaga dhan

    • @maryamadahir1199
      @maryamadahir1199 Рік тому

      Ninkii udanbeeyay baa loogu qaatay reer puntland buuna ahaa. Inta baddan xamaaliyaal reer beeydhabood ah oo ayagaba dhiban beey su'aalo weeydiisaa.

  • @Ciididiris
    @Ciididiris Рік тому

    😂😂😂😂

  • @abdishakurabdixuuf2174
    @abdishakurabdixuuf2174 Рік тому

    Diinsoor weye degmada 8 xarfood ka kooban

  • @IvanNo13
    @IvanNo13 Рік тому

    😂😂suweys dadkan masoo xulatana

  • @nasaimohammed2783
    @nasaimohammed2783 Рік тому

    Suweysay
    Baayo
    Salaan baan hawada ku soo marinaya
    Odeyga baa wale ku helay
    Waxa ku idhi
    Wll dee wixi weydin ah ay dadku garan wayan
    Inoo soo sheeg
    😁😁

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle Рік тому +1

    🤣🤣🤣

  • @xanuunbabiye
    @xanuunbabiye Рік тому

    suulkii ba kici wayay😢

  • @libanhusseinabdi5934
    @libanhusseinabdi5934 Рік тому

    Dhahar iyo badhan madaa leh waa somaliland kaalay igaqaad

  • @salatabdullahi1269
    @salatabdullahi1269 Рік тому

    Nin waliga magartid waa ninka ka xaska fican

  • @mrali3601
    @mrali3601 Рік тому

    Welcome, go away

  • @salatabdullahi1269
    @salatabdullahi1269 Рік тому

    Well come waxaa gaso gorjeda your not well come this is it