Fahad Yaasiin wuu ku saxsan yahay arinta uu kasharqamiyay ee Xassan Magafe balse horay ogama uusan hadale ma mar ay xeero iyo fandhaal kala dhaceen ee shiiqaashii udambeysay ay arintu mareyso ayuu xanuuka taabtay😂😂😂 sorry it's too late 😮
Subxaana laah aryaa ilaahay maka baqdidoo ? Shacab la barakiciyey aragnay maqalnay laakiin hal qof oo meel la dejiyey oo booskii laga qaaday loogu badalay intee joogaa ? Adi ma ka sheexaysid beenta
War ninkaan cid kasto oo soomali ah waa in ay la xisaabtanto ninkaan waalan meel kasto halaga dabagalo ninkaan xargahaa loo sii daaye yaan markale lagu fiirsan.
Fahad yasin isagaaba xasuuq ka gaystay godkii jilicow ,insha allah fahadow walee mar waa lagu soo qaban ragii ku curyaamisay godkii jilicow waa lagu gula xisaabtami
Rabi Talo Ku Filan Inshaaalh❤❤❤❤❤❤
Acuudu bilahi ilahaw iimanka nagu sug yaarabi
Waan ku salaamayaa suxufi qiimo badan balwaan guulayso boowe ❤
❤❤❤❤
SUBXAANALLAH
Xasan sheekh xagiisa baaris waa anigaa sameeyay warqadna haduu ka soo saaro gudiga wax baara la sameeyn maayo tusaale wixii horey u dhacay oo la baaray ma jirto xasan ma ogolaan doono gudi wax baaris ah❤❤❤❤❤
Farmaajo imaan uu leeyahay Masha allah
Sxb Mashallah. Timaha aad beeratay si fiican bay kuugu soo baxeen.
wuu sii ogaa farmaajo in mooryaan wadanka qabsatay haduusan siisheegin hada waxaay dhihi lahaayeen horay baa loo iibsaday oo farmaajaa iibsaday anana iyadii uun baanu fulinay mooryaan baa wadanka qabsatay
Wuxuu wadaavbal in uu xaasn sheekh wax fahmo .
Laakiin xassan sheekh waa dammiin waxna ma fahmo.
Wallee wuu ka shalaayi hanti ummmad wada fiqiir ah oo aan qadeyn ayuu isaga oo dheregsan ayuu sii boobay.
Alllo ku soo qabo.
hassan bahane weligii ma dhergayo ilaa uu ka dhinto mooyee da,daas buu aduunyo ku raadinaya subxana alaah allow naga qabo gajadan umadii masakiinta aheyd diratay yaa allah naga so gaar
Xasan-baahane waa in waddanka laga badbaadiyo.
Waxay ila tahey inay rabeen iney shirqoolaan.
Fahadna wuu fahmey
Sidii ikraan tahliil beey rabeen iney dilaan fahad wuuna ku fahmay
xasan sheikh asaga ka mid ah
Fahad yaasiin waa nin damiir soomaalinimo ku jirto waa run hadalkiisu I hope in u noqdo mdaxweyne federal ah
Addunka waxaad ku ledahay 2mitir subxanallah
Ascww masha alaahu Wallal nin rentals sheegaaya ayaad tahay ascww
Fahad Yaasiin wuu ku saxsan yahay arinta uu kasharqamiyay ee Xassan Magafe balse horay ogama uusan hadale ma mar ay xeero iyo fandhaal kala dhaceen ee shiiqaashii udambeysay ay arintu mareyso ayuu xanuuka taabtay😂😂😂 sorry it's too late 😮
Xaan cunaa maahane talo kale ma jirto😂😂😂😂😂😂
Asc balwaan
XASAN Ma dhul shicib lee yahay ayuu tansaaniya ka rabaa. MISKIIN MIRE QARE.
Hadalkaas Marka la qaymeeyo waa mid aan muran ku jirin.
Xasan Sheikh intaas ma ahan ENOUGH.
Wax qarsoon ma jiraan.
Xasan tuug dalka halaga qabto
Jirjirole
Subxaana laah aryaa ilaahay maka baqdidoo ? Shacab la barakiciyey aragnay maqalnay laakiin hal qof oo meel la dejiyey oo booskii laga qaaday loogu badalay intee joogaa ?
Adi ma ka sheexaysid beenta
fahad suaashaa waad asiibtay u sheeg in lasoocelinayo
dhulka maanta lasiiyay isaga uu magaca soomaliya ku helay waa in laga sooceliyaa
Ninka daarood wuu xishoodaa oo sharaftisa ayuu ilaashadaa lkn lkn ninka boobka iyo dhaca wuu ku faanaa waa xaqiiqda mida kale daarood iyo hawiye isku dhaqan ma aha ninka daarood magac iyo sharaf ayuu raadiyaa lkn ninka hawiye waa hunguri wuxuu boobo iyo wuxuu dhaco hawiye ninka wax dhaca oo wax dila wuxuu agtooda ka yahay libaax geesi ah tusaale muuse suudi oo taariikhdisu tahay mooriyaanimo ayaa maanta u ah oday ay ka dambeeyaan waxas waa ceeb muuse suudi iyo moorgan waa isku mid moorgan jago loo dhiibo iyo hadalkisa yaa maqla waxas waa wax laga xishoodo Somali waa isku dhaqan waa been waxba kama jiraan wana waxa ilaa hada la isku fahmi la,yahay
Absolutely 💯 mashaa Allah. Ruun sheeg aya tahaay. Thank you from KGS❤
Xasan xarashe xolaha qarank dhulalkii qarak, xabaalaha la so fagay.
Xasan dhiiqo inkar kugu dhacday
War ninkaan cid kasto oo soomali ah waa in ay la xisaabtanto ninkaan waalan meel kasto halaga dabagalo ninkaan xargahaa loo sii daaye yaan markale lagu fiirsan.
soowtay nalahayeen Fahad yaasiin xaaji daahir ayaa kubiray xizbiga xasan finixaar garasho xume tiimkiisa damuljadiid jilayasha dhagarta xumaanta xiqdiga xasadka eexda boobka isbarada bahdilka beenta quudata musaylamatul kadabiinta munafaqiinta budhcad madxed budhcad hantiyeed budhcad diimeed yada ah ayuu kubiray soow kaad nagu lahaydeen habeen ba ma been horleh ayaad social media lasoo fadhidaan hadad tihiin kuwa baraha bulshada social media tihiin ma bartiina ayaad ku kala kacsatan beentiina miyaa ?????
xasan munaafaq amar aadan adiga dhiibin dhulka laguma boobo adeer kiis iska waalka iskadhaaf.
Fahad yasin isagaaba xasuuq ka gaystay godkii jilicow ,insha allah fahadow walee mar waa lagu soo qaban ragii ku curyaamisay godkii jilicow waa lagu gula xisaabtami
Xassan TUUG Miyaa Difaaceysaa Adiga??..
Xasan tuug oo masaakiinta barakicinayo dhulalka danta guud xaraashtay aad difaaceysaa, xasan shiikh wuu kusii dhiiradaa dadka inuu dhaco marka uu arko maangaabka adigoo kale ah ee qabiil kutaageera
@Geesiga1 dal xoreeye Hassan daacad halaga leexdo