Illahay ha u naxariisto Maxamed Raabi, Samir iyo iimaan illahay ha ka siiyo eheladii iyo qaraabadiisiiba, iyo dhamaan reer jubalan intii kaga dhimatay. Illahay caafimaad ha siiyo intii ku dhaawacantay.aamiin.
انا لله وانا اليه راجعون انا لله وانا اليه راجعون انا لله وانا اليه راجعون Allaah ha u naxariisto marxuuka eheladana samir iyo iimaan Allaah ha siiyo. Inta dhaawaca ahna Allaah ha u yasiro. Allaahumma Aamiin.
Waa 2 shabaab kismàyo waxa hadda jooga shabaabka ugu waa Ahmed madobe waa dambile aan degaan aheyn waxaana keenay Gabre. Kuwan soo weerarayna waa al shabaab naarta Allaha ku shubee. Dadkii caadiga ahaa ee reer kismaayo oo nolosha lagu dhibay Allaha ka dulqaado waxa wasaqda ah ee jooga gobolka jubbada hoose. Inshallah
ALLOW Caafimaad deg-deg ah sii intii kudhawacantay inta Dhimatayna unaxariiso 🤲🤲🤲
Allah shaydaamadaan hanaga qabto inta dhimatayna ha u naxariisto.
Inti kudhimatay allahayaw unaxariso inta dhaawaca ahna allahayaw ubogodhay allaahuma aamiiiiiiiiiiin aamiiìiiiiiin aamiiiiìiiiiin
Illahay ha u naxariisto Maxamed Raabi, Samir iyo iimaan illahay ha ka siiyo eheladii iyo qaraabadiisiiba, iyo dhamaan reer jubalan intii kaga dhimatay. Illahay caafimaad ha siiyo intii ku dhaawacantay.aamiin.
Alaha unaxariisto adeer maxamed Raabi iyo intii dhimatay 😭😭😭😭😭
😊😊😊
Odeysha ha tiii la weeraray taasi al-Shabab ma aheee waaa in la baara
انا لله وانا اليه راجعون
انا لله وانا اليه راجعون
انا لله وانا اليه راجعون
Allaah ha u naxariisto marxuuka eheladana samir iyo iimaan Allaah ha siiyo. Inta dhaawaca ahna Allaah ha u yasiro. Allaahumma Aamiin.
Hays casilu axmad madoobe kismaayo dhaafiwaaye
Eebe naxariistii Jano haka waraabiyo umada meshaas ku dhimatay dhawcana eebe ha caafio
Aamiin Aamiin Aamiin
aniga wiil abtigay ah markuu maqlay
jugtiii wuu taagnaa markiiba dhulka
intuu ku dhacay ayuu suuxay oo
cisbitaalka ayuu yaalaa ilaahay
how naxariisto intii ku dhimatay
inta dhaawaca ahna ilaahay ha caafiyo idinkana waadmahadsan tihiin sidaa noola wadaagteen wixii
dhacay.
Illahay umada somali ha ugargaro alshabab haka sooqabto dadka waydhibeene
Waayaab waxaa marwalbo odayshu shirayaan insidaanl9gaalo
jilib iyo jamame waa kuwa lagu warysto madaxda alshbab wana xaru ntodi
waar axmed madobe waa nin kismayo dhaafi la
war beenta nagadaaya anagaa joogana xabaduna way socotaa saacadan
warkiinu waa nee (macalin )
Wcs
Waa cadaw
mo wuxu sugaya uun kontinarka e ku jiro in lagu so werero
🤲🤲🤲🤲🤲☝️
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ceebey tacaal ma hal nin miyaa toban saacadood ka dagalamaayey.xirfada ciidamada jubalaan maxeey tahay benaale walaalkey ayaa goob joog ahaa dagaalka 10 saacadood ayuu socday
Waa 2 shabaab kismàyo waxa hadda jooga shabaabka ugu waa Ahmed madobe waa dambile aan degaan aheyn waxaana keenay Gabre. Kuwan soo weerarayna waa al shabaab naarta Allaha ku shubee. Dadkii caadiga ahaa ee reer kismaayo oo nolosha lagu dhibay Allaha ka dulqaado waxa wasaqda ah ee jooga gobolka jubbada hoose. Inshallah
Haduu Axmed Madoobe deegaan ahayn ma,adigaa ah?
gobol dhan ba ka maqan mo xorysto alshbab gobolka ka maqan bay isku urursadini