NASRA ABTIDOON OO SHACABKA LACAG WEYDIISATAY IYO SIDEE ULA DHAQMEEN (camerada qarsoon)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 656

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon  2 роки тому +264

    wiilka muqalkan iga duubay Kanaalkiisa booqda pls From nasra dhaha ua-cam.com/video/Pz13OpxBPTU/v-deo.html

    • @abdalleelmi8366
      @abdalleelmi8366 2 роки тому +3

      Noo soo badi Abayo qaali ah wlh video aad AYAA ugu helay Horay usoco nasra abtidoon

    • @xamdacali8788
      @xamdacali8788 2 роки тому

      Kkkkkkkkkkkk Masha.Allah

    • @fadumohusseinmaxamed8409
      @fadumohusseinmaxamed8409 2 роки тому +1

      Nasro dadka qaar ku kaseyn ina isku shegto o sfcn u qanciso ahaa
      Dadki wax ku siin rabe dhan waxa ugu baxday barnamij sameynayee
      Waxa ka fcneyd ina dhahdo waxa Ahay nasroabtidoon
      Waxa tijibanaaye dadka side isku cawiyaan youtebka so dhiga
      Lkn shugran barnamij sameynayee ma qurux badno

    • @amiiradaisha6444
      @amiiradaisha6444 2 роки тому

      kanalkeyga gorma from nasra abtidoon dhahe queen

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 роки тому

      @@xamdacali8788 walal subscribe isaar

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 2 роки тому +90

    Maashaa allaah illaahoow Dadkeena noo dhowr Soomaaliyi waa gob gob dhashey
    Cudur qabyaalad. Layidhaahdo uun baa inala hadhey sida kale gob gobi dhashey beynu nahay illaahoow Soomaali inoo xafid aduunka dadka ugu gobeysan beynu nahay ciladeenu waa qabyaalad👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @real.zhahid
    @real.zhahid 2 роки тому +148

    Haddad Kheyr Soo Gudbin Karin Ugu Yaraan igu taageer Walal 🙏

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 2 роки тому +43

    Somali inta aynu wadanka joogno ayuunbay qabyaalad Iyo qudhun naqaanaye. Lkn mar hadaan dibada ama qurbaha tagno Somali waa hal mid 🇸🇴❤️❤️❤️

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 2 роки тому +64

    Maashalaah somali is caawinayo aad ugu farxay cudurka qabiiliste ilaah ha Naga madoobeyo amiin fikir fiican baa keentey waa barnaamij sumcada somalida waji fiican ka gudbiyey weeyaan ilaah wadankeyna nabad Aan ilaah ku caabudno diinta islaamka si fiican igu dhaqano ilaah ha noga dhigo amiin

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 2 роки тому +70

    8:57 waar nimakaasi waa duriyadii 💚🤍❤
    Anaga wax nalama marsiiyodee 🤣

    • @AbdirahmanAli129
      @AbdirahmanAli129 2 роки тому

      Haa wllhi

    • @Hanmor3412
      @Hanmor3412 2 роки тому

      Haa walaahi😂

    • @ednamohamed9353
      @ednamohamed9353 2 роки тому

      😹😹😹 aaad

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil 2 роки тому

      Wlh waa xariif kaasi Allah daaye
      Inaan muqaalkan daawado asaa u sabab ahaa, inyar oo lasoo jare ban Meelo kle ku arke si aan u dhameesto baan halkaan u imid
      Durbadiiiba wuu gartay kkk

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 роки тому +34

    Maasha Allah wiilasheena somaaliyeed waa gob Alx dad saa ufiican ayan ka dhashay ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @xalimoabdigure7560
    @xalimoabdigure7560 2 роки тому +48

    Aad iyo aad baan uga helay muqaalkan somalida waa gob wlh masha allah ❤❤❤👍

  • @hermajesty1753
    @hermajesty1753 2 роки тому +7

    Illahayoow wiilasheena soomaliyeed hainaka qaadin wlhi they're the best wlhi I'm proud of you guy's ❤️❤️❤️👏🤴

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 2 роки тому +52

    Mashaalah this is the prove that somali people do care more about each other we need more shows like this plz I’m sick and tired of qabyaalad iyo qashin ❤️❤️❤️

  • @nimcoqueen1980
    @nimcoqueen1980 2 роки тому +23

    Ala wiilashayada somaliyed naxaris badana ilahay hano dhafe boqoro weye🥰

  • @maariya1851
    @maariya1851 2 роки тому +44

    gbadha u horeesaa ku qosly 😹😹😹😹hda iga duuub waa iska dhig dhig kulha🤣🤣🤣🤣

  • @fatxiabdizao4584
    @fatxiabdizao4584 2 роки тому +31

    M.a I'm really proud of my people I really respect those who are ready to help people

  • @ugbaadshanle
    @ugbaadshanle 2 роки тому +21

    ilaahay ha noo Xafido Wiilasheen Walhi waa ragga loo Dhinto💝

    • @mustafeabdi9717
      @mustafeabdi9717 2 роки тому +4

      Aamin wlshy idina wa idinkana wa idinku faan wllo

  • @fatxiyaahmed6684
    @fatxiyaahmed6684 2 роки тому +39

    maasha allsh walaahi waa dad wanaagsan wiilasha somaliyed allaha idin xafido

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 2 роки тому +25

    dhiiga bilaash ma ahan soomaalinimo waan ku dhintaa💙💙💙💙

  • @ahmeyhamud6269
    @ahmeyhamud6269 2 роки тому +8

    Mashallah. somalis are the most soft hearted and merciful people.

  • @ashuuabukar5766
    @ashuuabukar5766 2 роки тому +17

    Raga Soomaaliyeed gobwaaye Mash alh. Dumarkana lasoo duub ayagana🙏🌹

  • @makoislaw
    @makoislaw 2 роки тому +42

    Masha allaah somali qalbi wanaag 🥰

  • @hanibarre6826
    @hanibarre6826 2 роки тому +12

    Masha allah tabaraka allah wlhi aad ayan ugu farxay sida qalbiwanaga ah ay iskucaawinayan somalida allah hadhoro 🙏🙏🙏

  • @sucdielmi7947
    @sucdielmi7947 2 роки тому +25

    Masha allah wan ka heley barnamijka walalshey macan Nasra qaali love you 😍 happti nololow waligaa adiga iyo ilamahaga iyo walidkaga sharaf iyo cisaa ku hayaa walalshey qaali 👸💯❤✅🙏

  • @deeqa1481
    @deeqa1481 2 роки тому +8

    Xaakuu siiwayay bismilaahiye sakariyoow kulahaa istar cabdi bile waan garanayaa nasra inantaa masha Allah somaalidu waa dad goba allha inoo daayee

  • @ubahomar7349
    @ubahomar7349 2 роки тому +11

    Somali boy’s Manshallah ❤️🤴🏻🤴🏻

  • @salmacdy1873
    @salmacdy1873 2 роки тому +25

    7:16 gbdha funny wye wlh hda idup wajila kulh😃😃😃😃

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 роки тому +1

      Salma cdy walal subscribe isaar

    • @salmacdy1873
      @salmacdy1873 2 роки тому +1

      @@ruunishbeauty3220 waaakusray hppti wlh hore usco🥺❤

  • @marwaqani3254
    @marwaqani3254 2 роки тому +3

    Inamadydu wngsna mnsha allah ilhy ba wll noga dhigy inmda aduunka ugu wngsn ee soomaliyed we love you wiilashena 🥺❤💕

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 роки тому +15

    Wcs abayo nasra masha allha tabarikllha somaliden wey qalbi wanagsanyihi allha hano dhafo allhuma aamiin Yaa rabi ❤❤❤❤

  • @laylaibraahim6967
    @laylaibraahim6967 2 роки тому +13

    Masha allh soomalidu waa dad qalpi wngsn Wlgn sdn isku caawya somaliye ❤️

  • @ninween6865
    @ninween6865 2 роки тому +11

    Somalida dhiiga ayaa dhaqaaqa qofkooda markay arkaan waxasi waa wax ilaahay nagu beeray alx

  • @fatoum4388
    @fatoum4388 2 роки тому +2

    Videogan baa hadda iga soo horbaxay waan dawaydey mise waaba bilka hor
    Waxaan xusuutay nasra oo le maalin waan xanuusanayaye isoo duceeye mar dambena ma arag,
    Abaayo haddaa xanuusanaysi allah haku caafiyi haddaa cafimaad qabtana allah hakuu siyadiyo soo noqosho wacan baan ku rajayn insha'allah.

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 2 роки тому +7

    M.a wlhi ilina iga imaty m.a dadkena qalbi wanag allw cudrka qabyalda naga sar❤😪🤲

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 2 роки тому +9

    Masha allah somalida waa dad naxariis badan

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 роки тому +28

    Manshallah 😍 nasro qurux funny 😆

  • @salmaburhaan4715
    @salmaburhaan4715 2 роки тому +3

    Masha allah ilaahow aa mar walbo saa isku caawinaa dad qalbi wngsn wyey wiilashana wlhi m.a😍🙏😍

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 2 роки тому +36

    Kkkkkk Inaba Caadi Mahan Barnamijkan 😂😂😂😂🌷👍 Nasra Abtidoon

  • @123mohamedh
    @123mohamedh 2 роки тому +14

    Masha Allah Somalia waa dad waalitimada yaqaano
    pls make part2 ty

  • @abbaazlaaami2323
    @abbaazlaaami2323 2 роки тому +37

    Nasrooy Maxaad isla maceeyneysaa 😂😂 Funny. Keep giong sister

  • @Adam_Ally
    @Adam_Ally 2 роки тому +9

    Soomalidu waa Dad Qalbi Fiican❤💯

  • @maryamaabokor9967
    @maryamaabokor9967 2 роки тому +12

    Masha allaah Wlhi Waan qiirooday Dadkeenu Waa Dad Fiican Wlhi Anigo dhamaysan Ayaanba Qiiraaday❤

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 2 роки тому +1

    Ayyy mcnto hambalyo intan ka badan ku rajeyna 1M insha allah waxa tahay qofka kaliya Asturnaan aqlaaq Xishood ixtiraam Naxariis Ku gaaray 600k horay u soco mcney ❤💋🙏

  • @munaawale8771
    @munaawale8771 2 роки тому +8

    Walahi dadkeena waa dad wanagsan Allah hanoo dhoowro🇸🇴🥰🥰

  • @lipaanjr4778
    @lipaanjr4778 2 роки тому +16

    Nasra wanku xiisnay xbbti cuntoyinkii noso gali from duriyada♥️👸

  • @kpoplvr5118
    @kpoplvr5118 2 роки тому +13

    7:05 😭😂 hadeer duuB waa iskA dhigaa by fire WaLee😂😂😂

  • @Lovelyyy-i6v
    @Lovelyyy-i6v 2 роки тому +9

    This is why I love my ppl ❤ 💕 ♥ 💓 💗

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo 2 роки тому +1

    Wow, so many Somali people in Turkey. The Somali Tribe is the greatest.

  • @queenlamaaz6352
    @queenlamaaz6352 2 роки тому +1

    11:23 Masha allah gbadhaas we qlbi fcntahy wlh🥺❤️❤️

  • @hodanhonasti8472
    @hodanhonasti8472 2 роки тому +13

    Maasha Allah Allaha Noo dhaafo Dad keena waa Dad Wanagsan

  • @Maanka-rb5bp
    @Maanka-rb5bp 2 роки тому +14

    Wallhi waa sugaaye 🥺❤

  • @sundusmaalin1276
    @sundusmaalin1276 2 роки тому +5

    Masha Allah Wllhy soomaalidu waa dad mar kaste jece iney is caawiyaan

  • @yahyamohaa686
    @yahyamohaa686 2 роки тому +2

    Masha allah wiilasha iyo gabdhaha soomaaliyeed waa dad is caawiya qalbi furan qabyaalad iyo dowlad la'aan lee meel xun na dhigay

  • @quenfatu4629
    @quenfatu4629 2 роки тому +6

    Wlhi wiilashena waa asal aktoda lguma bahanaayo runti ❤️💕M.a

  • @sacdiyocadey2043
    @sacdiyocadey2043 2 роки тому +5

    Coming soon 600k xbbti nasro quruxey

  • @deeqofficial8771
    @deeqofficial8771 2 роки тому +2

    nasro saxiibey shafata badan waye ina ka qadatey ayee aheed lacaga badan aya ku dhaftey huuno lakiin somali walahi waa dad diiqsiyaal waye mashalah

  • @izraahappy8796
    @izraahappy8796 2 роки тому +3

    Ayyy abdullahi akanuu waku xranhy waa wiil funny ah teda kl hdii aa adi ku arki lahaa maba ku aaamini lahyn🥺 yaaah nasra aaaa waku faxri lahaa hadn ku arki lahaa lkn hada f2 noqon rabaa iskuulka xitaa wax badan ii haray 2 iiharay f3 f4 alle haku xafido macaaaneeey qolkaaga jeclahay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @farxiya267
    @farxiya267 2 роки тому +4

    Ala nasro wilasha xitaa way ku garanayaan wali masha Allah ❤️❤️❤️❤️😍❤️😍

  • @abdikanihassan3937
    @abdikanihassan3937 2 роки тому +7

    12:28 laacibkaas halis waaye wlhi only legends lee fahmi karaan😂😂

  • @فخوربإسلامي-ط1ك
    @فخوربإسلامي-ط1ك 2 роки тому +7

    MashaAllah guul somaliyey aad bad iskujeceshihin

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 2 роки тому +2

    Mahadsanid walal nasro-abtidoon muda inaga maqneyd asxbta ha ilaawin wax lee no so duub

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 2 роки тому +8

    Somalida waa dad isjecel xaqiiqdi 😭😭😭😭allow qabylda naga bin

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 роки тому +11

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED 💝❣

  • @ayannour3062
    @ayannour3062 2 роки тому +7

    Soomaalida waa dad deeqsiyiina 😂❤️❤️❤️

  • @shamsoelmi7305
    @shamsoelmi7305 2 роки тому +3

    Wiilasha soomaaliyed ❤️👑 xushmad Dad wngsn ayaa tihin💋🙏

  • @nimcoxasan3863
    @nimcoxasan3863 2 роки тому +8

    Masha allah somalidu waa qaali💯💯💯💯👍👍

  • @jaanuhanad8201
    @jaanuhanad8201 2 роки тому +16

    Soomalida wa funny🤣war waa iyadiye hhhhh so funny wlji

  • @iqromaxamedadam704
    @iqromaxamedadam704 2 роки тому +10

    Masha Alah ilahy haku xifdiyo

  • @hassandaadle5530
    @hassandaadle5530 2 роки тому +7

    This is pure love ❤️

  • @jamacismacil2596
    @jamacismacil2596 2 роки тому +4

    NASRO ABTIDOON, WAAD QURUX BADAN TAHAY-❤🎁🙏

  • @radiaaden9180
    @radiaaden9180 2 роки тому +10

    Ok waa la soconaynaa ee dharso wll wlhi i can wait 🥰🥰😇😇🤩

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 роки тому +1

      Radia walal subscribe isaar

    • @radiaaden9180
      @radiaaden9180 2 роки тому +1

      @@ruunishbeauty3220 haye walal don't worry i have done i mean waa saare

  • @Shaficisaid
    @Shaficisaid 2 роки тому +12

    Gabadhaan u horeyso legend weeye 🤣🤣🤣🤣

  • @amaleyamaley4029
    @amaleyamaley4029 2 роки тому +10

    MashA allh abaayo allh kuxafido

  • @kanadiahoussein7073
    @kanadiahoussein7073 2 роки тому +1

    machallah keep going nasra abtidon somalidu wa qali

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud 2 роки тому +2

    Masha Allah Tabaa Rakal llaah keep going Nasra Abtidoon 🥰❤

  • @gx3633
    @gx3633 2 роки тому +12

    WAXAN OO KALE SOOMALIDU WAXAY TIRAA WAXKALE
    ASAD HAGIO NA 600K IS HERE 😲 😱 OMG🤣

  • @musaybaaadan9863
    @musaybaaadan9863 2 роки тому +2

    Mashalh somalida deqsiyaal waye wlhi alle hayna xifdiyo😍😍❤

  • @anababdi7714
    @anababdi7714 2 роки тому +10

    Manshaallah how good somali people are

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 роки тому

      Anab walal subscribe isaar

    • @najiibofficial1352
      @najiibofficial1352 2 роки тому

      @@ruunishbeauty3220 Walaal qaaliya hami walbo oo aad leedahay allaah hakuu rumeeyo wax ku dhibana ilaahey kuma tuso subscribe iisaar adoo mahadsan si eey dhiiri gelin iigu noqoto

  • @fartuunmohamed3775
    @fartuunmohamed3775 2 роки тому +6

    Wlhi wiilasha somaliyed wey qalbi fican yihin msha allah

  • @efraaxmaxamed7936
    @efraaxmaxamed7936 2 роки тому +20

    Masha Allah wxan ka hely side isku jecelyihin Somalida melwalpo an jogan 😭

  • @abdirahmanaliabdillahi566
    @abdirahmanaliabdillahi566 2 роки тому +2

    nasra horey u soco part 2 insha allah

  • @farxiyamaxamed2325
    @farxiyamaxamed2325 2 роки тому +5

    Masha allah nasra abtidoon

  • @sihamali6884
    @sihamali6884 2 роки тому +3

    I swear the first girl is the funniest 😂

  • @fadumakherow4902
    @fadumakherow4902 2 роки тому +2

    Mashaa Allah 😍😍😍😍dad gobah Ayaan ka dhalan ay alhamdulilah

  • @wacyigalintadad-weynaha1361
    @wacyigalintadad-weynaha1361 2 роки тому

    Mashallah Tabaarakallah
    They're soo kind all

  • @ashrafhakim6499
    @ashrafhakim6499 2 роки тому +5

    We need part 2

  • @hawakiinchannel453
    @hawakiinchannel453 2 роки тому +3

    Masha allah hormar wacan nasra abtidoon 🤣🥰

  • @eng.hassangiire2690
    @eng.hassangiire2690 2 роки тому +1

    Mansha alaah Somali waa Dad isjecel markay Qurbaha joogan .

  • @muhiimjamacmuhiimjamac6826
    @muhiimjamacmuhiimjamac6826 2 роки тому +10

    OmG nasro hadey iga hor imaan laheed farxad darteed waanba ooyi'lahaa😭❤️

    • @riyaanqurux8710
      @riyaanqurux8710 2 роки тому

      Naa maxaadla ooynee bismillah kk

    • @samiradahir664
      @samiradahir664 2 роки тому

      Qof ba hadan aragisa ku oy nayo waa nabi maxamed scw scw

    • @fardowsayusuf2976
      @fardowsayusuf2976 2 роки тому

      @@riyaanqurux8710 😂😂😂😂waa hindi

  • @abdiqani8574
    @abdiqani8574 2 роки тому +6

    Nasrooy caan tahay wlhi m.a wax wanaagsan hadii laguugu barto dad wanaagsan OO qalbi furan waa la kulmeen

  • @Eng_ahmed_Dj
    @Eng_ahmed_Dj 2 роки тому +31

    Hamiga iyo rajada aad leedahay allah haa kuu sahlo haddii aad subscribe ii saarto wll....

  • @marwaqani3254
    @marwaqani3254 2 роки тому

    I can't wait part 2 nasra pls lso dhakhso🥺

  • @SamaraQueen-s5e
    @SamaraQueen-s5e Місяць тому

    Yariistayda ilaahay ha ika dhowro I love you so much xppti ❤❤❤

  • @fartuunahmedsaafi6016
    @fartuunahmedsaafi6016 2 роки тому

    M.a xafidulaah wllshy qaali Nasra Abtidoon keep going marlabad xafidulaah Abayo mcn ❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💓💓💓💞💞💞💞

  • @shamsabdi9345
    @shamsabdi9345 2 роки тому +3

    Msha Allah tabaraka, Allah

  • @munamahomed3489
    @munamahomed3489 2 роки тому +12

    Mansha allaah somalidu waa gooba

  • @halimaisse2217
    @halimaisse2217 2 роки тому +8

    Wow 😳

  • @umeymagabarbari2886
    @umeymagabarbari2886 2 роки тому +2

    Mash allh somalida waa wada naxariz wllhi 🥰😕

  • @xaraagoxaraago4027
    @xaraagoxaraago4027 2 роки тому

    Illahayow wilasha noda Ameen ♥️

  • @safyany9191
    @safyany9191 2 роки тому +1

    Sida runta ah, Soomaalidu waa dad deeqsinimo iyo marti soornimo leh, taasna waxaa daliil u ah hal qof oo diiday inuu gabadha u gargaaro. Allaha ku barakeeyo

  • @drsaxlam1448
    @drsaxlam1448 2 роки тому +12

    somalidii wadanki turkiga weyxureesteen 🤣sey udhax socdaan bal arag waxadba mooda muqdishoinee jogan hindha adeeg somali udaaa💪💪 🇸🇴🇸🇴

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 2 роки тому +4

    Masha Allah walaalahena somaliyeed waa dad iscaawiya m.a Allow nabadi oo nabarkee

  • @nadiraali9073
    @nadiraali9073 2 роки тому

    Masha allah waa dad qalbi wanagsan Runtii xaqiiqda hadii laga hadlo qof maanta ku weydista wax un maaha inaad ku jezjeezto xitaa hadii aadan awoodin si fiican ula hadal

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 2 роки тому +2

    Mansha Allah Somali wadad wanagsan