Habarjeclo Maxay Uga Soo Horaysaa Habarawal Markay Garxajis Xifaltamayan Arab Hiil Mataan Ma geli😁👇

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • #tooshkasiyaasada #garaad #goojacade #garxajis #goojacade #Gacalibaax #Jabhad

КОМЕНТАРІ • 83

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Рік тому +23

    HABEEN WANAAGSAN REER SHEEKH ISAXAAQ
    BARNAAMIJKA AAN UGU JECELAY LAAKIIN CADAWGEENII WUU INAGU WIIRSANAYAAYE TOLOW MIDOOBA GOOD 😊😊😊 👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 11 місяців тому +1

      NACAS CADOWGAAGA WAA AYO DAAROOD REER ABTI BAY IDIN YIHIIN IDINKAA CADOW NOO ARKO XISHOODA IDOOR MARQAANSANE

    • @Somfox1
      @Somfox1 9 місяців тому +1

      Cadow adigaa iska dhaadhiciyee .. dhamaan Somali waa walaalo ee cuqdada iska saar walee

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Рік тому +17

    alahuma masali calaa muxumed 💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 Рік тому +16

    😂😂😂 inta cudurka qabta ee inakala guraysa Allah haynaga qabto ❤❤😂😂

    • @ibrahimfarax2192
      @ibrahimfarax2192 Рік тому +3

      Duriyada reer sheikh isaxaaq laba maahaa ❤❤❤

    • @user-sh1co3tx4e
      @user-sh1co3tx4e Рік тому +3

      Waa laba

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 Рік тому

      Looma baahneeyn tan oo kale.
      Wariye yaasheena ayaa ugu qabyaalad jecel.👎👎👎👎

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 Рік тому +1

      Aamin. Cudur qabyaalad la yidhaahda ayaa dadkeeni geley. Subxaana Allah.

    • @AbdirashidYusuf-lv6ww
      @AbdirashidYusuf-lv6ww 9 місяців тому

      Aaaaamiin aaaaamiin aay rabi

  • @buraalemohamed6938
    @buraalemohamed6938 Рік тому +5

    BARKHAD wan tageera waxan ku taagera wixii aynu u naqanay qabyaalada. wuxu inooga dhiga wax yaro xaraabe iyo maadaysi ah. Kkkkkkkkkkk ku soco legend bad tahaye

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 Рік тому +7

    Kkkkkk horta xaraabatihiin lkn waxba kamasoconayaantaa ilmasheekh is xaaq waxaa kumakalatagaan wllo hadaalin khilaafna waligii ayuu kirijiray wa waxnolosha kamida inuu khilaagdhaco lkn anagu isaaq hadaanu nahay sidaa kuma kalatagno alxamdulilah taana ilaahay ayaa kahadsan

  • @fadumojamac2415
    @fadumojamac2415 Рік тому +6

    Horta wayga suaale awoowo sheikh isaxaaq miyaanu inan ba dhalin edo la'aan baa inagu dhacday bn u malaynayaa

    • @queenb780
      @queenb780 Рік тому +1

      😂😂😂😂😂no eedo

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 Рік тому +1

      Wan iswadiya mesha hablaha loga bahna

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il Рік тому +1

      Wey jiraan oo waliba daaroodka qaar bey dhaleen hablihii sheekh isaxaaq allow kuu naxariiso awoowe

  • @user-hj7sh4fg7p
    @user-hj7sh4fg7p Рік тому +6

    habarjeclo iyo habar awal
    wlhi waa lakala dhex mari kari waayay🤣🤣🥰🥰🥰

    • @user-sh1co3tx4e
      @user-sh1co3tx4e Рік тому

      Waa aydhiska Somaliland duminaya

    • @omaryusuf7204
      @omaryusuf7204 Рік тому +2

      Isaaq wa mid nacaaso, siyaaasadu yaanay cuqda Idin gelin

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Рік тому +4

    😂😂😂😂 waa garac kanu , kuye isku xafaayad usoo iibin jiray

  • @queenb780
    @queenb780 Рік тому +4

    Anaga iyo Subeer yare kulaha 😂😂😂😂

  • @hodannuur9393
    @hodannuur9393 Рік тому +3

    Reer ayeyday habarlove dhib badanaa

  • @fouziaismailfouziamohamed9170
    @fouziaismailfouziamohamed9170 Рік тому +1

    Waxay ugasoo horeyaan waa ka qaran jaceyl, iyo wadan jaceyl ee maaha habar awal jeceyl

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 11 місяців тому

    WAR WAA KAFTAN FIICAN WAX CADOW U AH ISAAQ MA JIRTO IDINKAA DHIBKA IYO COLAADA WADO DADKANA DHULKOODA KU HAYSTO DHULBAHANTE WAA REER ABTIGIINA KA XISHOODA🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Рік тому +1

    Tooshka Siyaasadda !!!!!! impressive waan idnka hadhay waa laysku qiraaye cumaamadina ma sidani karo thx 💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤ 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 👮🏼

  • @user-sh1co3tx4e
    @user-sh1co3tx4e Рік тому +3

    Arab iyo Habaryonis wey Wada noolankaraan lkn xaaranta cidagale marku soo galo Arab isma arki karaan ileyn salaxley ayuu soo xasuusanayaa😂😂

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Рік тому +2

    hhhh Awal miyay qayili jireen

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple

    😅😅😅😅in aan buurta kka jeexana ka tgaa tii gacan libaaxna gaari waaya 😂😂😂😅

  • @user-hb2en1pk5e
    @user-hb2en1pk5e 7 місяців тому

    Hadaanu tolow dhaho laangaabku haday dhabarka Is xejin waxay ka baqayan in dabayshu qaado naasku ma I qabanaya😢😂😂

  • @user-sf8wc6wc6v
    @user-sf8wc6wc6v Рік тому +1

    JILIINKII NIMANKA MADMADOW SOO CELI NIYOW WAAYO KAAS AYAA BARNAAMIJKA LAGU DAAWAN JIRAY RUNTII.

  • @user-zd9vh6hh3s
    @user-zd9vh6hh3s 7 місяців тому +1

    Al beerka 👑🥰😻

  • @hamsehussein4083
    @hamsehussein4083 Рік тому +1

    Wixii aad dhigataybaa dhitada kuuyaal 😂imisad samaroon soo horcarar!ysay maxaykaa sideen garxajisow ama afeef hore lahaw ama adkaysi dambe ___Intaad lahayd uunbu kuleeyahay yaanay kula xumaan 😂😂😂😂

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Рік тому +1

    Habarjeclo iyo habarawal iska daya reerka waa lawada dashe

  • @user-ug6bz4jf5d
    @user-ug6bz4jf5d Рік тому

    Waxa nimanka qarxajis u diiday inay dhistaan habarmagaadle inta lagu weyrixinayo Habarawal iyo habarmagaadle waar bedala ciro oo kena nin fahamsan habarmagalanimada.

  • @hamzeiprahin3066
    @hamzeiprahin3066 Рік тому +1

    😂😂😂 wllhi h j way taagan thy

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 6 місяців тому

    Tooshka Siyaasadda cabdale corron oo Abgaal duLaar ku Aha maad Raadi saan waa guul dar iyo CiiL Loo go ee

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 Рік тому +4

    😂😂😂😂😂😂

  • @kaabbulicabdiibraahim3351
    @kaabbulicabdiibraahim3351 Рік тому

    annaay, ilma sheekh Isaxaaq wax mataano ahi ma iyagaa ku jireyba.

  • @HassanAhmed-mr1ro
    @HassanAhmed-mr1ro Рік тому

    Miyaanad ogayn sacad muuse on toljeclo dhalay ❤😂

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 Рік тому

    Habarjeclo, Habarmagaadle ayay kala ilaalin inay is fahmaan

  • @rashkaibrahim8014
    @rashkaibrahim8014 Рік тому

    Waa ninyow Kan nacaska ah ee cadaystay reernimada miyaa laga qabto dadka tooshkiisana mooyaane waa reer,,miyi,walaahi.

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 Рік тому +2

    Tooshka qabyaalada iyo kala qeybinta somaliland.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 6 місяців тому

    LIKED

  • @ibrahimfarax2192
    @ibrahimfarax2192 Рік тому

    Gal dadliqi dabaal nimaan aqoon waa digsiin jiray maantana dugaagii miyaa dacawadii laayay 😂😂😂yawle

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Рік тому +3

    BUURIHII GACAN LIBAAX EEN ADHIGA KU RAACI JIREY MAXAA CIIDAGALE KEENAY 😂😂😂😂😂😂😂😂 MA TUULADII SALAXLEY BAY MOODEEN 😂😂😂😂😂

    • @saynabSr
      @saynabSr Рік тому +1

      Waanu kaa caqli badanahay ee la soco reeraha gacan libaax leh adigu ma tihid adiga dhulkaagi wax dhulbahante iyo habaryoonis aad u kala garanweydey ayaa kaaga soo khaakh yidhi awal iyo garxajis intaad dhehdooda meeraysanaysid degaankasga ayaa kuu baahan,

    • @osmanibrahim3470
      @osmanibrahim3470 Рік тому

      @@saynabSr Saynabeey Dhalad Super Super Awal baan ahay Waliba Gobta Geesiyada Ciise muuse ee Garxajis Buuraha GACAN Libaax Way ku soo lumeen Qaali Quruxeey Inaadeer

    • @saynabSr
      @saynabSr Рік тому +1

      ​@osmanibrahim3470 waan kaa diiday ciisa muuse waa gob gobtuna sidaada uma hadasho waayo ciise muuse burco ayaanu ku heshiinay bil iyo badh ka hore ee hjlooy ka joog ayaanu kuleenahay midabayskaagii waa la bartay eh,

    • @osmanibrahim3470
      @osmanibrahim3470 Рік тому +1

      @@saynabSr SAYNAB ALLAH TOLKEY REER SHEEKH ISAXAAQ BURCAD HAYSKU MARIYO
      REALLY BUURAHA GACAN LIBAAX ADHIGAAN KU RAACI JIREY ANIGOO CIISE MUUSE GALBEED AH
      SAYNABEEY INAADEER MAGAALADA LAFARUUG CITY WALI MA ARAGTAY EEN KU DHASHAY EE BUURTA GACAN LIBAAX KA HOOSAYSA
      Dhalad baan ahay qaali quruxeey ee kaftan wanaagsan 💕😘💕💕💕💕 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ibrahimfarax2192
      @ibrahimfarax2192 Рік тому

      Muuse cabdale ayaan ahay weliba faarax maxamed😂😂😂😂

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi Рік тому

    Dee wuu kaa celinayaa shoodhaayari waa firig firig badanyee hala ilaaliyo lkiin Wlaalkii Grxajis kaweyna Haw yara Baneeyo bahalkan kursigee ila meeraysoda Galey. 😂 hhhh.

  • @abdifatahcg4055
    @abdifatahcg4055 Рік тому

    Waar barkhadow video yadi aad ku dul qaban jirtey mey kaa idlaadeen

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 6 місяців тому

    LIVES

  • @caydarocaydaro
    @caydarocaydaro Рік тому +1

    Warya ciyalki harada gubata maxaad soo wada

    • @osmanibrahim3470
      @osmanibrahim3470 Рік тому

      😂😂😂😂😂😂😂
      WAAR BUURAHA GACAN LIBAAX WAA DEGAAN BEELWEYNTA CIISE MUUSE AHE WAALIDA NAGALA TAGA OO HOWDKIINA IIMAANSADA

    • @bilana289
      @bilana289 Рік тому

      @@osmanibrahim3470
      Waa maxay Ciise muse adeer yaan lagugu qoslin

    • @saynabSr
      @saynabSr Рік тому

      ​@@osmanibrahim3470adigu orod oo bariga burco intay u sokayso aad awal iyo garxajis haku dhex waalanina eh

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 Рік тому

    Ilabax nimada isaaq barigana xagaadayad xidhan jireen kkkkkkkkkkkk

  • @foziagelton3884
    @foziagelton3884 Рік тому

    New name suber yare

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 Рік тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @IlyasAden-iz4xw
    @IlyasAden-iz4xw Рік тому

    YAA KUSOO EEGEEY 😂😂😂

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 Рік тому +1

    Kkkkkkkk yaa qosol raba waar barkhadoow masii kala eryeysaa horaba iskumay sin banaanayn ilma sheek is xasqe way isxaaqaan talo kale ma hayaane

    • @mahamuodjoof7090
      @mahamuodjoof7090 Рік тому

      War hada ma kala kaxaynayee ee hore buu u kala kaxeeyey sxb 1994kii waatuu xitaa soo kaxaystay oromada. Ilowshiiyo dhawaa ninku ma umulbaa. Sxb hadaad waxkasta soo kaxaysato kii uun baan ah anigu.

  • @roodqqalbi9523
    @roodqqalbi9523 3 місяці тому

    Hhhhh

  • @mahdiaxmad5224
    @mahdiaxmad5224 Рік тому

    Warya reeraha qabyalada iyo qudhunka kalatag

  • @user-kq6fw5uh5p
    @user-kq6fw5uh5p Рік тому

    Hooy bad badgasheen waarma fadumo arabaa jad iibinjirtey kow waar naga leexda hooyadayo nooga leexda

    • @saynabSr
      @saynabSr Рік тому

      Warkooda oo dhan ayaa been ah siday been u tahay faadumo arab ayaa jaadka iibin jirtay xataa wax aan ka soconayn ayay ku murmayaan, reerka hjlo dhulkoodii loo diid waxaan u malaynayaa wax ay hyoonis iyo dhulbahante ay ukala garan waayeen ooy ka baqayaan ayaa dhulkooda jooga, waar bal habar awaleey ninmanka raac oo la soo eeg waxay ka baqanayaan ee degaanadooda dhex fadhiya

  • @qarshemrsnadia5335
    @qarshemrsnadia5335 Рік тому +1

    Kkkkkkkkk

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 Рік тому

    😂😂😂😂😂👏🏽👏🏽👏🏽

  • @nimcoabdi5037
    @nimcoabdi5037 Рік тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 9 місяців тому

    Waar baa adkaatay adkaatay

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Рік тому

    Waar Hay,addu waa wadhan tahay

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 Рік тому

    Kkkk

  • @ismahanabdi5646
    @ismahanabdi5646 Рік тому

    Kkkkkkk

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Рік тому +1

    HABEENWA

  • @samotalischannel5737
    @samotalischannel5737 Рік тому

    hhhhhhhhh

  • @maxameddeeqa4447
    @maxameddeeqa4447 Рік тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 Рік тому

    😅😅😅😅😂😂😂

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 Рік тому

    😂😂🤣🤣😂🤣🤣😂😂🤣🤣

  • @maahirclip9580
    @maahirclip9580 Рік тому

    😂😂😂