Waa dareen iyo qiso dhaba waa xanuun markaad qofkaagii isku uur samaan waydaan wax ka xanuun kululi ma jiraan ilaahay inta xurguf iyo xanuun darni dhex dooda taal nabad iyo xasilooni ha dhigo Oo dadka is jecel alle ha isku daayo Ana jacaylkaygiiba mudo 2sano ah kala cabasho na dhex taal waan jeclahay isna sidoo kale oo hadii aan kala tagno ka waan waanta ama raali galinta keena waa isaga hada waa markii aan xidhiidhkayaga 2 sano ka dib abaqaadi lahayn Noo soo duceeya inuu alle nagu guuleeyo oo aan sawjad iyo saygeed isku noqono oo alle nakala cid layn🤲🤲🤲 mahadanidiin
Lyrics B1 Ma indhihii dareenkiyo Ulashada daraadeed Isu ooyi jiray baa Kaa eedo sheegtoo Ergo lagu dhex joogaa Ma dibnihii amaantiyo Erayada jacaylkaa Isku odhan ogaabaa Kala aamusnaadoo Wadnayaal is aaminay Ma is seegistoodaa Kooras Balse waa aduunkiyo Wakhtiyada adkaadee Anigoon is eedayn Adna iil ku saarayn Sidan maad ahaan jirin Ana Maan ahaan jirin Maynaan ahaan jirin B2 Ma arwaaxihii Shalay Isku uur samaayee Is afgarad yiqiin baa Turjumaan u baahdoo Is fahmaad ku adagtahay Axdigii si wada jira Loowada adkayn jiray Ma in uu idlaadaa Loo wada istaagoo Is adeecsiteenii Ma la soo af jarayaa
Waa sheeko aniga igo dhacday ila imika wey ii haysata ma indhihii darenkiyo ulashada daraaded iso ooyi jidaybaa kala eedo sheegto erko lago dheex jooga😢
Xaaladan hadaan ku jiraa ma wada hadalo xalaal baanu isu nahay isma fahano ismana naqaan midba meel buu guruga dhiniciisa kaga nool yahay xitaa ma nooshay isma dhahno bishii 8 baa arookaygii laga jooga aduunka isugu jeclahay waan is fahmi jiray lkn hada waxsi wey soo dhamadeen wada hadal daaye isma fiirino dhinac kasta wey naga samaysay lkn cidna dhexdayada manan soo galin mana soo galin doona ama saas ba lagu jiro ama waa laga bixi alle ayaan u dhiibtay talada isok duceeya haduu shar ii yahay inan kala dhamano haduu khayr ii yahayna alle inuu isu kaya hagaajiyo😢
Ma arwaaxihii shalay Isku uursamaaba Is afgarad yaqiin baa Turjumaan u baahdo Is fahmaad ku adagtay Axdigii si wada jira Loo wada adkeyn jiray Ma inuu idlaada Loo wada istaago Is adeecisteeni Ma la soo afjarayaa😢 Heesta keliya een 2025 ka qaatay
Heesaha waxa ka fiican quraanka ❤
Markaa adi xagaan maxa ku kenayy
Qofkii Calanka Somaliland arkoow like Saar Tnks
Kkkkk😂
Hargaysa waan u xiisay walahi 2011 kii baa igu danbaysay iloveu reer Hargeysa 😢😢
Xage adeyy
Xage adeyy
Ilen wa waxan ku radinayay intaa oo sano indhahaygi 😢
Xage Aday wll
@ahmedabdilahi3162 adigaa hlke ku qarisay
Hesaha waxa ka macaan quraanka yaa igu raacsan
Marka mxa meelaha heesaha adi ku dhex dhigaYyyy😒
Waad la heeshay😂😂@Inah_mohamuth
Heesaha iyo quranka maa la isbarbar dhiigi karo
Heesaha waxaa kamacaan quraanka alle yaa igu raacsan 😢
quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso 🥺🫶🏼🫂👸💋❤️
huno waad mahadsanid
Mashkuur boqorow👑💯
Yaa ila arkay baryahan haboon inay heesaha jilookoda kusoo badanyso Cali saki, abdijibar iyo marwaan yare❤️😂
Manta o qudha labo heesod ayay jilinkoda kujirtay marwan yare io tan😂
@Abokorrrr haa teamkan yar wayku haystab qofta way is fahmeen 😂
Ma awooda inaad saliga nabiga shere garyso (s.c.w.)😢
Waa dareen iyo qiso dhaba waa xanuun markaad qofkaagii isku uur samaan waydaan wax ka xanuun kululi ma jiraan ilaahay inta xurguf iyo xanuun darni dhex dooda taal nabad iyo xasilooni ha dhigo
Oo dadka is jecel alle ha isku daayo
Ana jacaylkaygiiba mudo 2sano ah kala cabasho na dhex taal waan jeclahay isna sidoo kale oo hadii aan kala tagno ka waan waanta ama raali galinta keena waa isaga hada waa markii aan xidhiidhkayaga 2 sano ka dib abaqaadi lahayn
Noo soo duceeya inuu alle nagu guuleeyo oo aan sawjad iyo saygeed isku noqono oo alle nakala cid layn🤲🤲🤲 mahadanidiin
Ilahay haydinku guleeeyo abyo farxad ku nolaada❤🎉
@@CaashaAxmed-g3d aamiin mahadsanid abaayo🥰
Alle haydinku guuleyo jaceylkiina ❤ kala taga rabi haydinka hayo wll🤲🥺
@@HilaalKaabaaamiin yaa rabi alle waxaad jeceshay hakuu rumeeyo adna
Qofaa is qabtaan ka waran oo saas ah 😢
Heestani qiso dhaba oo hda haysta abwaanka heesta samyey cali haybe iyo hodan gariye😢
Muse degdegin haynagu furin ee ma hubtaa
Wlhy hees wey dhaftey abdijibaar gacaliye legend jilinka waxba lagama qaban karo Wstudio another level❤🎉
Ma arwaaxihii shalay
Isku uursamaaye
Is afgarad yaqiinay
Turjumaad ubaahdo
Is fahmadu ku adagtahay😢
Xaladaan hadeer kusuganhy 💔💔💔
Sidan maynan ahaan jirin somaliyeey allow qulubteena is jeclaysii ❤❤❤
اللهّم لاَ تَدَعْ لَنا ذَنْباً إِلا غَفَرْتَهُ
وَ لاَ هَمّاً إِلا فَرَّجْتَهُ
وَ لاَ كَرْباً إِلا نَفَّسْتَهُ
وَ لاَ مَيْتاً إِلاَّ رَحِمْتَهُ
وَ لاَ مَرِيضاً إِلا شَفَيْتَهُ
و لاَ ضَالاًّ إِلا هَدَيْتَهُ
وَ لاَ عَسِيراً إِلا يَسَّرْتَهُ
وَ لاَ عَيْباً إِلا سَتَرْتَهُ
Anigu hees maan dhagaysane actinka uunba dawanayay mar danba ogaday inay hees baxayso haboon jilinkeda waan ladhacay 👌🔥
Waxan hees waydhaaftee. Magac iila bixayay dee my wllkay. Cabdijibaar gacaliye
ABDIJIBAAR SOWKAN SI YAR FANKIISII USOO NOOLANAYO HALKA HADDUU KAGA HAYO TOP10 WAA GALAYAA 🫡
caanki caynaba
Mushkiladaha aduun!. 😢😢
Waa aduunyo ileen aayo ma lahee ubaxii baxaayow sow digan abaaarsaday😢
Ma arwaaxihii shalay
Isku uursamaayee
Is-afgarad yiqiin baa
Turjumaan u baahdoo
Is-fahmadu ku adag tahay. 😥
Waxan dhagaystaty-10 times wlhi
Ma dibnihii aamntiyo
Ereyada jacaylka
Isku odhan ogaaba
Kala aamusnaaba
Wadnayaal is aaminay😢
Best song of the year
Voice. 100%
Melody 100%
Actin 100%
Video 100%
From mogadishu anoon hargeysa tegin raboow ha i dilin
Maxaad iman ba dhinac walba dagaal ba nagaga socde🙄
Liin bad donaysa miyaa😂?
Maya boss hhh@@AbdurahmanOmer-tk8mw
@@somaaliofficial9209
I'a hargeysa colaad alle ma tuso waayo waa somali meesha kali ah ee u hartay
Lyrics
B1
Ma indhihii dareenkiyo
Ulashada daraadeed
Isu ooyi jiray baa
Kaa eedo sheegtoo
Ergo lagu dhex joogaa
Ma dibnihii amaantiyo
Erayada jacaylkaa
Isku odhan ogaabaa
Kala aamusnaadoo
Wadnayaal is aaminay
Ma is seegistoodaa
Kooras
Balse waa aduunkiyo
Wakhtiyada adkaadee
Anigoon is eedayn
Adna iil ku saarayn
Sidan maad ahaan jirin
Ana Maan ahaan jirin
Maynaan ahaan jirin
B2
Ma arwaaxihii Shalay
Isku uur samaayee
Is afgarad yiqiin baa
Turjumaan u baahdoo
Is fahmaad ku adagtahay
Axdigii si wada jira
Loowada adkayn jiray
Ma in uu idlaadaa
Loo wada istaagoo
Is adeecsiteenii
Ma la soo af jarayaa
Waa NaSiiBe LaMa CiiLu RuuXii CaLooShiSa Kuu FuRaYy💔
Heestan waa another level Abdijabar gacaliye esh cala fanaan
Waqal on fire 🔥
waxad moda heestan in qisada jacaylkaygii laga qoray wlhi aduun xaalki
Cabdijbar gacaliye Fanaan fanan ka tagay
Ma arwaaxihii shalay
isku uur samaayee
is af garad yiqiinbaa
Turjumaan u baahdo
is fahmadu ku adag tahay🥺
Wllhi sanadkan 2024 abwanintu anyi igaa dhax hadalayaan😂
Indhawayd hees aan sidan oo kale uga helo maan dhegaysan!
Siduu wakhtigu isku badalo ayy dadku isku badalan💔😭
beenta maaha wlhyy😢
Ma dibnihii aamntiyo
Ereyada jacaylka
Isku odhan ogaaba
Kala aamusnaaba
Wadnayaal is aaminay😊
Waa sheeko aniga igo dhacday ila imika wey ii haysata ma indhihii darenkiyo ulashada daraaded iso ooyi jidaybaa kala eedo sheegto erko lago dheex jooga😢
Abdijibaar waaaan ku taaqan one minit. Iyo I am fast
Ala qalbiga ilahow Laba qof oo isku xalaada Bogooda Burcad isku mari❤
What a song❤️🔥
Legend 🙏🙏
Anay ihaysata wllhi
Ma arwaxihii shalay
Isku uursamaaye
Is afgarad yaqiinay
Turjumad ubaahdo
Is fahmadu ku adagthy 😢
Dab io holc🔥
Abdi jibaar moh Esmail gacaliye waan hayaa xabada❤
Fananki qaranka abdijibar gacaliye
Waaw. I am fast😢😢😢
Wewe cabdijibàr song...2025
Heesihii la qaaday sanadkii dhamaaday heestii ugu wacneed
Ma codka abdijibaar oo kle 😮🔥❤️
Axdigii siwada jira
Loowada adkeyn jirey
Ma inuu idlaada
Lowada istaagoo
Is adeecisteeni
Mala soo afjarayaa😢
best song❤🎉
ma arwaxii shaley
izku uursamabaa
is afgarad yiqiiney baa
turjumaad ubaahdoo
is fahmadu ku adag tahay😢😢
hees wey dhaaftey waleee😮
axsan cod axsan jilitaan axsan HD recording vidoe poqorka fanka gcliye gulyso sxb 🔥
Abdijibaar gacaliye the best singer
abdijabaar Gacaliye🐐
Somalia State Of Ethiopia🇪🇹
Xaaladan hadaan ku jiraa ma wada hadalo xalaal baanu isu nahay isma fahano ismana naqaan midba meel buu guruga dhiniciisa kaga nool yahay xitaa ma nooshay isma dhahno bishii 8 baa arookaygii laga jooga aduunka isugu jeclahay waan is fahmi jiray lkn hada waxsi wey soo dhamadeen wada hadal daaye isma fiirino dhinac kasta wey naga samaysay lkn cidna dhexdayada manan soo galin mana soo galin doona ama saas ba lagu jiro ama waa laga bixi alle ayaan u dhiibtay talada isok duceeya haduu shar ii yahay inan kala dhamano haduu khayr ii yahayna alle inuu isu kaya hagaajiyo😢
Ma arwaaxihii shalay
isku uur samaayee
is af garad yaqiinbaa
turnumaan u baahdoo
is fahanku ku adagyahay😢
Frist comment please like 😂
😢😢😢 ma ohintayadaad lacag kusoo qadatay cabdi jibarow
NINKA KALIYA AAN JECLAHAY❤❤❤😊
Ma arwaaxihii shalay
Isku uursamaaba
Is afgarad yaqiin baa
Turjumaan u baahdo
Is fahmaad ku adagtay
Axdigii si wada jira
Loo wada adkeyn jiray
Ma inuu idlaada
Loo wada istaago
Is adeecisteeni
Ma la soo afjarayaa😢
Heesta keliya een 2025 ka qaatay
Tani anuun iga dhex hadleysaaaa🔥🔥🔥🔪
Haboon bishaan gudaheeda 3dax hees bey jilaa ka aheyd War gabadha ha idinka nasato daaya😅
Rore ousaho saxib❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Sidan maad ahan jirin. Macanhedu ❤ Caadi ISKA dhig😢😮
The legnd🔥
Sidan meenan ahaanjirin💔
Anaga ugu horeeya
0vvv tan hees way dhaaftay ❤
Zhp qli wad nagu rajisay❤️
The Goat❤
Axyaaa hees
2025 umadii jecel ayaa so wada qadanyaan😢😂
Walaalkayga ugu wanaagsan
❤❤❤❤ walal machallah
Bbe rayaan xuseen ismaaciil Bbe cadi iska dhig qli I LOVE YOU 🌹
😂😂
Golden voice ❤
Asbucan heesaha sobaxay tanaa oneka gashay top wye waana qalbi taabad
Waa hees xaqiiq dhab ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Heestan waad la raagtay.
Waaw😮😮😮
Fanaki ugu kowad ee tarafi kumatala
Ma indhahiii dareenkiyo
ula zhada daradeed
izku ooyijiray abaa
Kala eeda zheegto
Ergo lala dhex joogaa😢
Hees wa dhaftyy ❤
Wewe WAxKalE❤
Team Lyrics 🤍🙌🏻
Perfected hees 1000% siyaya Ani
Xaqiiiq weyaan turjumad upahdan
Haboon nura legend legend dhaley❤
Abdijibar gacaliye
Heesaha waxa ka mcn quraanka
Waad soo daahday😢
Ax yaa hees😢
Heestan wa dhanane
Cabdale
Heestu wxay ka hadlaysa isleyahay guryaha dadku is dhahaan burburiya farxadoda iyo haday aqbalaan siday u qasaareen
Wow top song of the year 🔥❤🎉
Feeling😢
Saxib ka marmo❤❤❤❤❤
🎉🎉❤