Mr Waaridaad Tv aad iyo aad baan kuu salaamayaa sxb awaxaad naga ilowday ninkii ciro in xalay stress ku dhacay oo dhakhtar xalay niskii dhexe guriga loogu geeyey waxa kaloo la sheegay in uu ku qarwaayey kulmiye waa la yaabay naxdin baa u siii dheer
Edo, ninka Kaah wataa waa tuug inkata uu inaga yahay Sanada ogtahay ha support garayn qaalad tarteed. Aniga dad u xigga laakiin dooranmaayo. Ninka Somaliland dan u ah dooro ciduu doono ha noqdo
Heshiiska Ina Xaashi la galay baa dhigaya sidaas. Laba mid hadhow ii sameeya buu kula heshiiyey. In lacag la siiyo haddii wadani soo baxo. Ama in xukuumada laga siiyo wasiir jooga meel xoor leh. Han siyaasadeed malaha Ina Xaashi!!. Ujeedkiisa kale waxa weeyi in la kala dhantaalo Kulmiye, iyo Mujaahidkii kaqaaday gudoomiyenimada kulmiye!!.
Habar jeclo xisbiga kulmiye ayay dhisteen waa xisbigii aabo siiraanyo
Waa sax anaguna kulmiye ayaanu ugu ridaynaa xisbigeenii aabo siilaanyo
Geesi guuuuul masha allah soomaliland guuuuul ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ciro hurdaaye maya cod malaha huwanta gudaha weeye❤❤❤❤❤❤❤❤❤akh akh
Mansh alha. Waridad TV. KULMIYE KULMIYE. Hoorsed. Hoorsed. KAHA KAHA🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Yes Waridaad tv , you show us Somaliland a mature political campaign with humour and Fun.
Somaliland forever
Waridaadtv is not easy he's always telling the truth 😂😂😂😂
Geesi Qaran waridad.TV👍1️⃣❤️❤️❤️❤️
Guuuul Somaliland 💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️
😂😂😂😂😂 mashallah fariidnimada Allah bixiya waridaad Allah haku xafido ❤❤❤❤
Mr Waaridaad Tv aad iyo aad baan kuu salaamayaa sxb awaxaad naga ilowday ninkii ciro in xalay stress ku dhacay oo dhakhtar xalay niskii dhexe guriga loogu geeyey waxa kaloo la sheegay in uu ku qarwaayey kulmiye waa la yaabay naxdin baa u siii dheer
Wadani FAQASH hogaan jilicsan iyo tuugtii cadowga gudaha NO VOTE 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
VEVA Kulmiye🦁 iyo HORSEED🦁❤️🌹🌹🌹Guul Somaliland 🦁❤️🌹
Guuuuuul somaliland qaran jiraa kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye ❤❤❤❤❤
Waridaad guul. Waad mahadsantahy
Waridaad tv ga guul
Waalaalaaldaaye lsaaqa 🪪🪪🪪🪪🪪🪪 Somaliland. 🇭🇺🇭🇺
Kulmlye Somaliland 💚💚💛💛 muuse Biixl. SNM geeei 🦁 lsaaqa guuuleysat ln sha Allah 🤲🤲 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
SL guul insha Allah ♥️💚🤍
Guushu waa kulmiye ilaaha kiiwadanka danu ahilaahay ha onoodoor waana kulmiye
Waridaad TV. Walaalo geeei 😎😇 thanks 👍👍. Funny 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂
Guul somaliland guul ❤️💓❤️
XISBIGA KULMIYE WAA XISBIGA HABARJECOOL POWER SSB GUUUL WAA KULMYLE..... MARKLE MARKLE MARKLE AABO MUSSE 7 MORE YEARS... VIVI KULMYE... VIVI KULMYE.... GUUUL SOMAILAND
ILAAHAY CADAWGA GUDAHA EE WADANI LA BAXAY DHULKA HA LA GOOYO
🤣🤣🤣
Ma habaar baa dadka wax laga qaadaa ayaa lagu yiri ragii umada dhan liqay baa joogee kuwan iyaga maxaa liqaaya
Geesi war idaad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul soomaalilaan guul xisbiga kulmiye guul madax wayne muuse❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waridad ina xashi isaga khayimay dadki la socday oo kula heeshiyay in wasir laga dhigo marku so saro Wadani iyo Cirro
Waridaad sunta cadowga gudaha iyo dibaaba muwaadin madaxaad noosoorantahay from awlaadul caasima🙏🙏🙏
HABARJECLOOY WAA INOO KAAH IYO KULMIYE.
Kkkkk wallahi wu iga qosliyay
M waridaad wa koomiig runle
Kaawaran codki M.Xashi laaqarxiye
Guuul SOMALILAND Guuul
ICTISAAM TII MUNNAFAQIINTA AHAYD, MA FASHILMEN???.
Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanid mudane waridaad guul guul kulmiye guul madaxwayne muuse biixi cabdi geesiga qaranka somaliland ilahay cadawgiisa hajebiyo
waridaad waan ku wadanaaaaa
Guul somaliland
Somaliland' kulmlye 🇭🇺🇭🇺🇭🇺
💚💚💚💚💛💛💛💛 Muuse guuuuuuuuuuuuuuuule 🙋🙋 guuu lyo gobanlmo 👏👏👏👏👏👏
Waa run balanteenu waa kaah iyo kulmiye
Layaab
Madaxwaynaha danbena ee muse kadanbeyana 3:51 🎉waa habarjeclo kasii danbeyana waa h away
5:08 😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 5:48 ❤❤❤❤❤❤❤❤
War ina gumeed ayd tahay wadani iyo kaah ayad ka bugta ee car waalo ...nooca buuka ayunbad ahayd waligaba ..viva kaah iyo wadaani
Kkķkkkk waridaad fariid qaran oo ruun sheega goof marwalba huurda o maarwalba la jiidayo o walii socood baraan ha dalin xiixbik huurda. 😂😂😂 guusha wakulmiye kulmiye kulmiye iyo geesi qaran muse biixi cabdi guul guul❤❤❤❤❤
Waad asiibtay caqliga hawaayin indheergarad ✍️
Asc saaxiib waad ku fogaatay ee saaxiib ka yare.. Waridaad waan ku salaamayaa
Keep going
Kkkkk kkkkk waar baa adkaatay adkaatay waridaad tv waan ku wataa gar iyo gardarba ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka keep going
Maxamuud xaashi ayaa xil ka doonaya waddani waana sabata uu udaba socday markaa kulmiye habarjeclo codka ha siiyaan kaahna ha illoobaan ilayn waa tuug Maxamuud xaashiye.
Habar jeclo wadani kulmiye muxuu nataray dagaalbuu nagu dhameeye
❤❤❤❤
Waridaad kada inadeer oday adeer keena med ha ku sheegin
asal sidaada saxa kulmiye codkena leh madaxtooyo kaahna waa keena
codkayga kagamafarxindoono cadowga somaliland waayo waxay jecelyihiin ciro sidaadarteed muuse ayaan ucodaynayaa insha allah
maxamed kahin wakesi kusuntan somaliland
HJeclo kulmiye cod Uma hayso
Allo isha cadoga ka ilali inader kkkk
Subxanalh
4:27
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Garacoow la saayir
KAAAH IYO A MAXAMUUD WADANI WACAD MAGALO WAA MOORYAAN RER KAH MUUSE U AARGUDA
Guulayso waridaad
😂😂😂😂😂😂Waa Faqash waana xaasid neceb aqoonsiga somaliland 😂😂😂
Waxa la yedhey. Cabdi raxman Ciiro baytarey ba ku jiira 😮😮😮😮😮😮😮
Tuugii Inna xaashi waxaa khiyaameyey nin hurda
Wazir buni mad dhagaysan
War idadow maxamed kahin maxad utageriladahay
AscWar idad xududkiwad dhaftay
Guul JSL somaliland insha Allah
Waa mayd ciro raqa hurda neefa❤❤❤ fifa kulmiye 😅😅😅😅😅😅😅😅
KAAH ALLAHA HHAA UU NAXARESTO HJ QUUSTE😅😅😅😅
Isagoo nolo la xabaali maaye meeshu ka yimi ku celiya home care ha lageeye
Kkk Waa dad wada hurda yaab!!!!!!
Habar jecloyy iga qora
Ururka hoseed aya soo pxaya iyagaana wdanka haynaya
Muuse io Ina kaahina urukaas horseed ka eega
Kkkkkkkk Qosol waynaa wlh waan ku ceshaday
Kaas maxaad u soo deysay waa qudhune
Cilad ayaa ka buuxda
Waridaad waxan ku jecelahay runtaa
Kkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk
Waridaad tv asc wa athigi laha rer somalilan qof iyo qabill cayi mayo wagi kabtan ayub garowe lagu werare so athigi ufanaye laha gobalatta somalilan wanku landerenaya cabdi raxman cinro dhumar weye ayatiri hooyo cinro iyo aba muse macnaha waxaski muse hadha gobolatha qaar matagikaresa?😅
Saxaane iyo seexdde waakaa
Soo badhaa oo ogadaa somalilanderwoo
War idaad waligey waan dhageysan jiray imin kana wali kaman tagin wali lakiin isman laheyn cadaw kale war idadka ilaali isaga somliland baa kal xigta ma lahen
Odayga calalka ah
Ina ader heegada niyada si wacan ugu dhis 😀😀😀😀
Waridaad daawatayaaba waad qosli
Edo, ninka Kaah wataa waa tuug inkata uu inaga yahay Sanada ogtahay ha support garayn qaalad tarteed. Aniga dad u xigga laakiin dooranmaayo. Ninka Somaliland dan u ah dooro ciduu doono ha noqdo
Ķķkķkkkk waa khayaamadii xinif sheegaybaa dhacay
REEL WADDANI WAA HUMANTA GUDAHE YUSRA HARTI😂😂😂😂😂😂😂😂😂FUTO DHULBHANTE FALINSTIN KAIKAAL
Kkkkkkk kkkkk kkk kkk kkk indeer wad iga qooslisey walahii
Kkk muuse waa laacib laacibna bakhti laguma bedelo
Cod ha naga sugina kuwaasow 😂
Macaaac
Hadalkaga malaig baqoraysa😮😮😮😮😮
Waa Funny.
Reer wadani inkaar ba ku dhacdy kii hadla ba takeero ayuu ladagya halky dadka so jiidan lahayen
Heshiiska Ina Xaashi la galay baa dhigaya sidaas. Laba mid hadhow ii sameeya buu kula heshiiyey. In lacag la siiyo haddii wadani soo baxo. Ama in xukuumada laga siiyo wasiir jooga meel xoor leh.
Han siyaasadeed malaha Ina Xaashi!!. Ujeedkiisa kale waxa weeyi in la kala dhantaalo Kulmiye, iyo Mujaahidkii kaqaaday gudoomiyenimada kulmiye!!.
Hoy waxakaaga digayaa qoof waligaa hacaayin abuurkiisa
Campaign aan sool ahayn mahayaan iyagoo ka danbeeyay sool si ku ololeeyaan
Hhhh shaqo ficanbad haysa
Tolow guul malagu gaadha ran
WAAD ARKAYSAAN
Guul MUSE BIXI ABDI
Odagaan raqda ah eragaa mahan eray wanagsan qof ka weyn walidkaga okale laguma dhaho wayo eragaa raqda bal muxu yahay bal aanu is weydiino ma hadal wanagsan baa ama waa hadal xun ?mhdsnd