AKHWAANKA JIN BAA DARDARAY EE MMS HA U TAGEEN FURDAAMIS IGA DHEH BOM 03/16/2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • MMS SHOW LLC COPYRIGHT ALL RIGHTS RECEIVED 03/16/2019 SUBSCRIBERS AND LIKE PLEASE

КОМЕНТАРІ • 70

  • @abdulkadirosman5982
    @abdulkadirosman5982 2 роки тому +7

    Amiirada reer mareer.
    Badaa mawlay maraan.
    Qofkii maagay mudaan.
    Mareerow kuma xaqirin.
    Xabiibkaagan ahaa.
    Mareerow maxaa ku helay.
    Mirtii xalay iigu timi.
    Ma maalkagan la bixin.
    Hadii lays baha baheeyo.
    Hadii baho saar la yiri.
    Bahdeen waa bah ina cali.
    Suldaankoodu waa mareer. 25:56

    • @umuashraf7911
      @umuashraf7911 Рік тому

      Sar miya qabta

    • @mohamedomar9004
      @mohamedomar9004 Рік тому

      Mareer ku haayo

    • @Amineta.0
      @Amineta.0 10 місяців тому

      Armaxeey saartunteen reer back ntuland jah yaabaya bahaaye yaabahdii bariyee yaa bah Ina Cali yuusufa yaah

    • @jamaabdiali227
      @jamaabdiali227 4 місяці тому

      Ardaal

  • @malyuunidris3452
    @malyuunidris3452 5 років тому +11

    I am glad she downloaded this video as I am doing research about this.

    • @mohamedali898
      @mohamedali898 3 роки тому

      @@hamdiqaalii4844 😚😳❤❤❤❤❤🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡

    • @karaamakiiko3821
      @karaamakiiko3821 2 роки тому

      Bad baad gashy

    • @queencanabofficial7158
      @queencanabofficial7158 Рік тому

      @@hamdiqaalii4844😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @queencanabofficial7158
      @queencanabofficial7158 Рік тому

      @@mohamedali898😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 10 місяців тому +4

    Hoohey yaa baha bahaayee yaa bahdii nariyee hohey yaa bah ina cali yuusuf miyaa jah xasus weeye

  • @xasnoali9688
    @xasnoali9688 4 місяці тому +1

    Maamo jin tahaye hadaaa maaamo jintahy maaamo jin tahaye asaaa tahay maama jiro jirkeyga aad sarantahy dagooo maalkaga hoo ❤

  • @abdallaomar1434
    @abdallaomar1434 5 років тому +13

    shirki iyo kufri waye waxan.Allaha sohanuniyo

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 5 років тому +6

    Acuudu billahi. Mina sheydaani rajiim

  • @mynameisburhaan.yaasin5723
    @mynameisburhaan.yaasin5723 5 років тому +2

    maamo hooyo macaan allow ma qaado hooyo soomaaliyed oo wadani ah weye allow nodaa aamin yaa rabi yaa ladiifo YAA RABI .

  • @simansuldan3791
    @simansuldan3791 5 років тому +10

    SubxanAalah Ilahey haidin so hanuniyo

  • @mynameisburhaan.yaasin5723
    @mynameisburhaan.yaasin5723 5 років тому +6

    allow caafimad allow ha siiyo aamin yaa rabi

  • @omaimaqani
    @omaimaqani Рік тому +1

    Mamo malyuun pls noo soo hadi saaar badan. Wlhi jirkaa i Dubaaxiyey. Saan ugu xisay

  • @fatuuxmustafehassanhassan3540
    @fatuuxmustafehassanhassan3540 5 років тому +5

    Malyuun waxaan inaad ku caafimadayso maad aamintay subxaanalah

  • @rashidreman2553
    @rashidreman2553 5 років тому +3

    Allahu akbar Imagine Tol iyo Qabiil inta kula yeerto Xamaro WALLAH wa shirkul Akbar Diinta Islamka wad ka baXday wallahI xaqiiiq

    • @abshiroha2072
      @abshiroha2072 2 роки тому

      ASQATFURULLAH QOFKI INTAS YIRAHDA WAA GALOBAY BALSE QOFKA IN UU QABO OO ILLAHAY KA CAFIYAY CEEB MA AHA MA ADIGA ARAGTAY AYADO DHEHEYSO SAS

  • @karaamakiiko3821
    @karaamakiiko3821 2 роки тому +2

    Muxu Mama yiri insow muxu yiri

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 2 роки тому +3

    Waxaan waa ciyaar soomaali saar tumis baa la dhahaa waa sida sharaxa wax diin looga baxo mey sheegin orda dhaqanka soo borta horta. Kumaankun sano baa soomaali ciyaari jirtey

    • @foosabdi-fs1vk
      @foosabdi-fs1vk Рік тому

      Laakin ninka riixriixaya walagaficanyahay naag malawayay somalida wax walbo qaladay ufasirata waa hida dhaqan sojireena mingiska dii a logamabaxo

    • @AhmedOmar-no1ci
      @AhmedOmar-no1ci 10 місяців тому

      Afku kuna go’o usheeg iney dhaqankooda soo bartaan intaaney fadwoon iyegoon bila aqoon ✔️

  • @zohiuromar2533
    @zohiuromar2533 5 років тому +4

    Qoom dhan oo jin u ciyaaraya ilaahayow hana halaagin

  • @maryamjacayl6423
    @maryamjacayl6423 5 років тому +5

    Ala islaan beri suuxday inta waxaan loo shiday baan xasuustay burco anagoo yaryar kkkk

  • @mohamedali898
    @mohamedali898 3 роки тому +2

    Duriyo mam loooool❤❤❤❤❤

  • @kismaayochannel4296
    @kismaayochannel4296 3 роки тому +2

    Bari miyaa mise kenya waaye?

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 роки тому +1

    waaaaaaaw malyun ah shiib iska dhah 🥰♥ 😍 🤣

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 10 місяців тому

    Yaa bahdii bariyeey miyaa

  • @AminaAbdi76Amineta
    @AminaAbdi76Amineta 5 місяців тому

    Ala yaa igeeya meshaan

  • @farhioshafat9066
    @farhioshafat9066 7 місяців тому

    kismayo aa ka watarsan meshan

  • @samsamtesoro5703
    @samsamtesoro5703 Рік тому

    Ala yaa meeshan iigeeya

  • @mynameisburhaan.yaasin5723
    @mynameisburhaan.yaasin5723 5 років тому +1

    mms allow daa aamin yaa rabi

  • @HawaaliMuhammad
    @HawaaliMuhammad 8 місяців тому

    Intee waye meeshan?

  • @kismaayochannel4296
    @kismaayochannel4296 3 роки тому

    Intee waaye meeshan tolow?

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 Рік тому

    Illahow lahishisii qui dhibadanyahay mingis 🥲

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 5 років тому +1

    Mama Malyun wow👏🏻👏🏻😎🤙🤙🤙😃😃😍🗣

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 5 років тому +1

    I knew she was not okey mentally but never thought she's into this. Waxa kadaraan dadka lacagta jinka lagu tumayo bixiyey IDINKA IYO ILAHAAY BEEY IDIN DEXEYSA SOMALIYEY.

  • @waleedosman1259
    @waleedosman1259 5 років тому +1

    Allha ku caafiyo mms

  • @simansuldan3791
    @simansuldan3791 5 років тому +1

    XasbunaAllah

  • @aniisoukaniisouk5022
    @aniisoukaniisouk5022 5 років тому +2

    Kkkķkkk waxan anigu Waan ka xaraabaysan jiray waaagan yaraa gorowe toga jamaad pulshale tumi jirtay kkkkkk

  • @SayidUgaaz
    @SayidUgaaz 6 місяців тому

    Meeshan waa magaladee

  • @kismaayochannel4296
    @kismaayochannel4296 3 роки тому

    Alaqad numberkaga isoo qor please

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 роки тому

    Gacanaha tag oo war dhar baafna kudhaq firi kugufilan soco soadego bala babur dhulka kusoco

  • @Mohamed_Ismail_Mohamoud
    @Mohamed_Ismail_Mohamoud 5 років тому +2

    Hooyo waakaah waakaah alle hakugu cafiyo imisaan dartaa kugu ooyay in aan kaatumo😂😂

  • @theamo6918
    @theamo6918 5 років тому

    Waxa ay cabeyso mxay thay ma dhiiig ba

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 2 роки тому

    War waa maxay ragaan baraaburka dumarka dheelaya 😂😂😂😂

  • @canabcadeydefg8520
    @canabcadeydefg8520 3 роки тому

    👋🤲👋👋

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 2 роки тому

    Dadka buufisku ku dhaco baa loo tumaa si ay farxad u dareemaan

  • @muznahassan8599
    @muznahassan8599 5 років тому

    Lee ninka tatawan mexey

  • @haliimayusuf6903
    @haliimayusuf6903 5 років тому

    Maxa xamar laga sixraya waxa ku nol adiga kale o awliga iyo qalbiga ka joran

  • @haydar378
    @haydar378 5 років тому +3

    Ya xamaraay maxay uga jeedaan ma xamar ayay sixrayaan???

    • @haawaabdulqadir6644
      @haawaabdulqadir6644 5 років тому

      Wa..magac.naagjina.walaale.dakan.waddhunsan

    • @guledahmed1202
      @guledahmed1202 5 років тому

      Dad ayaa la sixraa ee magaalo sidee loo sixraa kkkkk

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 5 років тому

      Kkkkkkkkkkkkk

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 5 років тому +1

      Xamar may sixrayaan ma tiri wn qoslay xamar jinkka ey quutinayaan ee u dumayaan aa la dhahaa wll

    • @guledahmed1202
      @guledahmed1202 5 років тому

      Haniya Kibirleey magaalo la sixraayo kkkkk intee lagu arkay baritana funaanada ayaa la sixraa iyo kabaha