Waa Kuma Sheikh Bashiir Ganeey Waxaa Iigu Yaab Badnaa Ardeygii igu Yidhi Fasalka Nooga Bax Macalin?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Sh Umal Oo Daah Furay ...
    • 10 Xaqiiqo Oo La Yaab ...
    • Waa Kuma Sh Xambali Wa...

КОМЕНТАРІ • 23

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et 26 днів тому +1

    Caruurta la isweydiiyo anigu majecli ee suaashaas dib ha loo eego inshaallah.
    Sheikh Bashiir Allah Barakeeyo oo xifdiyo isaga iyo reerkiisa

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 Місяць тому +4

    Shiikh Bashiir MashaAllah. Asagoo dhalinyaro ah ayan aqoon jiray Magaalada Garissa masjidka Sunna.
    Waa Shiikh aad Tawaaduc iyo dabeecad wacan uleh.
    Ilaahay hanoo xifdhiyo.

  • @alihassan-kh7kb
    @alihassan-kh7kb Місяць тому +4

    Mashaa Allah, alle haydin Barakeeyo, Runtii waa cashar wanaagsan Oo ku dhaqan mudan ❤

  • @user-be1mt1fv7v
    @user-be1mt1fv7v Місяць тому +4

    Masha,allah alle haydin maamuuso sh bashiir iyi safiirka islaamkaba alle haydin maamuuso bal foonka safiirka isoosiiya anigaa waraysi badan ahyee

  • @zamzamabdalla2129
    @zamzamabdalla2129 Місяць тому +3

    ماشاء الله شيخ بشير ش حسن
    الله يحفظه ويبارك في علمه وعمله واحفظه من كل سوء ومكروه
    هو اخينا وعمنا واستاذنا

  • @DaudOmar-ww6qg
    @DaudOmar-ww6qg Місяць тому +5

    Ilahey haku barakeyo sh bashir iyo safirka islamka janada Allah hanugu kulmiya Amin ❤

  • @asadhassan8153
    @asadhassan8153 Місяць тому +3

    Mashalah shekh Bashiir-Ganeey waxan gariisa kula noola 1995-2002 runti nin wanaagsa tawaaduc , akhlaaq iyo cabsi rabbi kamuqato ayaan ku garan jire,
    Waa ninki iigu horeye een arko isagao dar Allah salaada ku dhex ooynayo
    isagoo kale ALAH habadiyo

  • @degan4
    @degan4 24 дні тому +2

    Sheekh waa soo dadaashay MaashaAllah

  • @leilaomar8966
    @leilaomar8966 29 днів тому +3

    Maasha allah Allaha nooxafido culimada

  • @abdihamidhillow4397
    @abdihamidhillow4397 Місяць тому +4

    شيخي الفاضل حفظه الله ورعاه وجعل الجنة مثواه

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 Місяць тому +3

    Allaahuma Baarik adiga iyo REER KAAGA

  • @abdiomar1702
    @abdiomar1702 Місяць тому +3

    Asalamacaleykum sheikh bashir iyo safiirka islamka

  • @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
    @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn Місяць тому +2

    Mcha llaah culumadeena❤ alle hydin barakeeyo.

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 Місяць тому +4

    Sheekh Bashir xsfidakalah

  • @abuyasir4924
    @abuyasir4924 Місяць тому +3

    Masha allaha sheekha illahey cumrigisa abarakeyo

  • @sahrahassan4353
    @sahrahassan4353 Місяць тому +2

    masa allah sheekha allaha barakeeyo

  • @nimohussein9781
    @nimohussein9781 29 днів тому

    Masha Allah ya sheikh

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Місяць тому +2

    Allow noo barakee ❤❤❤

  • @Farah-ek1vp
    @Farah-ek1vp Місяць тому +1

    Mansh Allah sheekh

  • @quranrecitation4794
    @quranrecitation4794 Місяць тому +1

    Allah ku jeclaaada

  • @hassanalwajid4607
    @hassanalwajid4607 Місяць тому +1

    ManshAllah

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Місяць тому +1

    Assalamu Calaykum walalkay wan idin salamay lkn shekh waxan dhagaystay asagoo dhihi quranka hal bil aya lagu xafidi waxba kama jiran arintaas

  • @Alimaalim-b1b
    @Alimaalim-b1b Місяць тому +1

    Gudoomiye waan kaa hayaa