Ilaahay ka baqa Dhaqatar aan ahay ma dhihin daawana qofna umuusan quorum waxa aad sheegaysiin waa been teeda kale idinkaba aqoon lahayne waxa jiro dad ku taqasusay Nauturation Nafaqooyinka dadka u bahan yahay. Aqoontaas somalida Uma badno. Waana dhaqtar marba hadii ilaahay baray sida jirka looga nadiifiyo sunta.
Waa xasidnimada somalida ku jirta.waxn u maleyn in ay arin dhex martey ninkan beenaalaha ah ama lacag buu weydiistey.mise waa sheekadii hawiyaha aheyd ee aheyd hadaad wax na siinweydo waano ku qarxin.
COMENTIGAN AQRIYAY DR ISIM WAAN WATAA DAD BADAN AYAA WATA DR ISIM WAA LATALIYE XAGA NAFAQADA AH DHAQTAR MA AHA WAA SAX LAAKIIN TALOYIN LAGU LIIBAANAY AYUU BIXIYAAA
NINKAN DOCTOR ISKUSHEEGEY WAA IN DADKA GERMANY JOOGAAN AY KUDACWEEYAN DOWLAD GERMANY HADDI KALE DAD BADAN O SOMALI AH AYUU DILI WAA TUUG TURUFATORE AH........ . ..ABDUL NAIROBI
Waxaa jira kuwa dadka ku yiraahda dhaqter baan ku geeynayaa markii ay geeyaan dhaqter ay macaamil la leeyihiin ee ku yiraahdaan dr ninka nooga qaad 1500 € kadibna noo qaybi hadii uu wax qabina u qor Paracetamol iy vitamin hadii cudur laga helana waxaa layiraahdA soo diyaarso 8000€kadibna dgaqterka loo diro ayaa 4000€ la sinayaa inta kalena tarjubaanka iyo dhaqterka kodi hore loo geeyay ayaa qaybsansayo
Qofka umada muslimka been u sheega iyo kan dhahaa iska jira waa beenaale yaa qaldan Ilaahay ka baqa somaaliyay waxaa soo bixi doona kuwa qabiil ku difaaca Qabiil qabriga ha idiin raaco
Dhatarna waxba kama oga xataa research fiican kama soo sameeyo qof walba oo wax un ka bartay caafimaadka wuu fahmi karaa video uu fertality ka hadlayay ayaan daawadoo qosolkaa iga dhamaaday wlhy 😂😂😂
Anoo somaliya joga baan taladisa qatay cunto uu uqorayey dad su aalo waydiyay baan ka qatay wana kahelay cuntaduu dadka kasixi wuuna kumahad sanyahay
Ilahay kabaqa walalayal ninkas lacag maqato dawana dadka umadira ayaga ayasogata midakala cuntoyinka ayu bathana dadka kulataliyee aniga waxan kadadageysta taloyin bathan wana kucafimathay qeyr Allah siyo walalkey somaliyey benta iskadafa xumanta walalka harathinin😢😢😢😢
Ilaahay ka baqa Dhaqatar aan ahay ma dhihin daawana qofna umuusan quorum waxa aad sheegaysiin waa been teeda kale idinkaba aqoon lahayne waxa jiro dad ku taqasusay Nauturation Nafaqooyinka dadka u bahan yahay. Aqoontaas somalida Uma badno. Waana dhaqtar marba hadii ilaahay baray sida jirka looga nadiifiyo sunta.
ASC WLLE TAAS WAXAA KA DARAN DIINTA XITAA WUU KA HADLAA MAALIN AYUU YIRI XARFAHA UGU HOREEYA EE SUURATUL BAQARAH AYAAN FASIRAYAA ALIF LAAM MIIM KULAHAA ALIF WAA NOLOSHA BILOWGEDA LAAM WAA NOLOSHA DHEXDHEXDEEDA MIIM WAA NOLOSHA DHAMAADKEDA MARKII LA YIRI ALLAHU YACLAM WUU DIIDAY WAXAAN LA MICNEYN KARIN MA JIRO AYUU DHAHAY DADKII WEY LA YAABEEN
War ilahay kabaqa oo dadka beenta kadaya dr kan aniga what’s app group kisa kujiraha wlhi baanan shilin bixi vitamin nadana aniga sogatey isaguna ima sodirin ilahay kabaqa somaliyey iskada xasid nimada kiina dadkisa caawinaya uga fuqa lugaha
Masha allah dhakhar dadkiisa anfacay weeye. Adiguna ceebsheeg baad tahay
Dad badan ayaa sababtiisa allah ku caafiyay. Mudo hal sano kudhoona waan daawanaayay lacagtaas uu wiilku sheegay oo $300 ahna waligay wax sheegaayo ma arkin iyo wax iweeydiiyo marka soomaalaay maxaa idin dabo dhigay qofka umada anfacaayo oo aad uraadsan weeydeen kuwa umada dhibaayo hadaad rabtaan inaad wax uun sheegtaan. Please dadkiina wax uun umada utaraayo iska daaya.
Dhaqtarka noga leexda waligi wax Dadka Anfacaya ayuu noso gudbin jiray
Waa xasidnimada somalida ku jirta.waxn u maleyn in ay arin dhex martey ninkan beenaalaha ah ama lacag buu weydiistey.mise waa sheekadii hawiyaha aheyd ee aheyd hadaad wax na siinweydo waano ku qarxin.
War wali wa arday wuxuna bartay
Cuntoyihika
Waa macquul
COMENTIGAN AQRIYAY DR ISIM WAAN WATAA DAD BADAN AYAA WATA
DR ISIM WAA LATALIYE XAGA NAFAQADA AH DHAQTAR MA AHA WAA SAX LAAKIIN TALOYIN LAGU LIIBAANAY AYUU BIXIYAAA
SOMALIA WAA CAADI IN QOF KU SHEEGTO AQOON UUSAN LAHAAYN SIDA FUUDI INJINEER LOOYAQAAN SIDA DAAWO DHAQAMEEDKA DHAKHTAR LOOYAQAAN SIDA.MACALINKA ISKOOLKA PR.SOR LOOYAQAAN DADKA XIRFADAHA KALE DUWAN KU SHAQEEYA WAXSHAHAADO HAYSTAA WAA YARYIHIIN HADEEY HAYSTAANA WAA BEEN ABUUR CABDALE..SHIDEEYAA LAGU SAMEEYAA
Kkķ shut up waan daawaney DRkaas waana dhaqtar aad ufiican dhankasta. Ee please shaqo kale doonta.ceeb muslimiin ta ayaad raadisaan
Adinka dadka ceebahooda miyaad faagtaan ogow adinkana maalin baa lagu ceebeyn doonaa
Walaalo cay maha hadanana leys dabagelin oo aanu jirin cid wax baadha umadana usoo gudbisa qofwalba wuxudono ayuu kaa dhadhicinayaa. Alxmdulillaah inuujiro qof wax baara in social media yaha.
@@Caliya7Waa Run taas waana kugu taagerayaa in Ruux Kasta labaaro si Midka beenlowga uusan Shacabka u Sumeenin uu u Cabsado ❤
1 iyo badh ban dawanayey mana maqal waxad shegaysay lacag ta
NINKAN DOCTOR ISKUSHEEGEY WAA IN DADKA GERMANY JOOGAAN AY KUDACWEEYAN DOWLAD GERMANY HADDI KALE DAD BADAN O SOMALI AH AYUU DILI WAA TUUG TURUFATORE AH........ . ..ABDUL NAIROBI
Allah nosoo diray Dr isim ilaahey neh nugu caafiye taloyiinkiis waxa beenta shegaayo waa adiga Beenta iska daay somalia cadow isku yihiin Ilaahey umadiiis U nabad gali ninka ma gaartidee ninkas amaan siiu
Dharban ahay waligii muu oran
Asc adigu dadka maxaaad u faaiidaysaa,isagu waxa uu yaqaano oo la tijaabiyey ayuu gudbiyaa,xaasidnimo away kaa tahay iyo khaatumo laaan haddii aad ceeb qof ku mashquusho ilaahay Ayaan ceebtaada banaanka keenaya .iskaa daa ceebaha dadka aad raadinayso ,oo soo gudbi wax waxtar dadka uleh
Subxanallah war ka hara wiilka lacag ma qaato allah ka baqa
War ilaahay kabaqa lacag maqaato dhaqtar baan ahay muuna oran talo umbuu nasiiyey
Hadduu Germany joogo waaba sahale! Reportgareeya, asaga iyo Supplementskiisaba waa la soo qabanayaaye
Waxaa jira kuwa dadka ku yiraahda dhaqter baan ku geeynayaa markii ay geeyaan dhaqter ay macaamil la leeyihiin ee ku yiraahdaan dr ninka nooga qaad 1500 € kadibna noo qaybi hadii uu wax qabina u qor Paracetamol iy vitamin hadii cudur laga helana waxaa layiraahdA soo diyaarso 8000€kadibna dgaqterka loo diro ayaa 4000€ la sinayaa inta kalena tarjubaanka iyo dhaqterka kodi hore loo geeyay ayaa qaybsansayo
Beenta joojiya huseen ninkaas waa dhakhtar cuntada bartay
Hoooy iskaga taga wiilka jalas hadaa tihiin sheega deee ka hara wiilka
WAR..NINKAAN..ANIGAA.SOO.WADA..TAHRIBNAY..JARMALKA..NINKAAN..MAHA..DHAQTAR..SEE.WAX.U.JIRAN..ASAGA..MAA.KU.QARABAN9TO...DADKA..CAWANTAA.BADAN.WAA.ANINEEN.MIYA😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waa benaale markii ugu jiray say ee aan daawaday, ayaan arkay in aanu ahayn docter,
Dr ma'ahan wuuna sheegay lakiin suu wax u sharx8 xaga diinta ma fiicna
Ilaahy ka baqa ninkaan aad sheegey saan anaga baa tallooyin kiisa na anfeceen oo ku faaidnay ilaahy ha ka ajar siiyo aamiin baan lee nahay
Aniga waxaan ku farxay taladiisa nafaqoyinku kula taliyaa dadka
Waana lagu liibaanay
Wali waa arday maqlay
Adiga xatee si maskaxdaada si fiican ugu shaqayso Badso cuntoyinka laga helo nafaqada jirkeena u baahan yahay
❤❤
Ninkaan youtube ka ah wuxu kuqancay ninkale oo youtube ah wuxuu soobaray uusan asagu ogeen asaga warka sheegaya walina ku amaanaya wax utan asagu soobarin yaabwakan ookale bal walaal ninkan aad beenta ku aamintay adigu laftada udhiibo cowradada hakusobaro haduu waxyaqaan aad aragtidee ninkan wax mabaaro wana mayaqaan guri buu kuxiranyahay ukudhexbuuqsanyahay halaguu sheegee xooga naago ah uu youtube rufiyano ah buuhaystaa bas kalas mad nin wax baaro nooga dhigtay wuxuu yahay buu doktorka mooday
Fadlan waa noo muhiim halqof noodaaya
Xuseen jaamacadi waa beenaale ninka bariiskiisa u daa lagusoo khabaye
Xataa is baara ma dhaho vitamins ka idinku yar calaamado ayuu afkiisa kaliya yaab maxa malinba mucjiso so baxaysa
Isim wuu ku saxan yahay waayo calaamadaha ayaa caan ah waana waxa ay u badan yihiin dadkeenu inay isbitaalada u tagaan ee kafuqa dadka
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK WALE SOMALI QAARKOOD WADA TUUGO MAFIA AYEE NOQDEEN. ISKAJIRA MINDAA SOMALIA AMA EASTLEIGH AYUU MARDOW HOSPITAL O PRIVATE AH KAFURAN DOON MARKAAS AY MARYOOLEY SAF UGELI DOONAAN😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂NAIROBI
Beeeeeene tuuuuug faqash waa faqash hhhhhhhh
Supplements, kaaba-yaal
Qofka umada muslimka been u sheega iyo kan dhahaa iska jira waa beenaale yaa qaldan
Ilaahay ka baqa somaaliyay waxaa soo bixi doona kuwa qabiil ku difaaca
Qabiil qabriga ha idiin raaco
Youtuper rada wxn ku nacay barnamij ayay kuso gudbinayan iyagi Aya hadana ka dhex geli
Ninka aad so gudbinayso waa Somali hano kala turjumin
hormar lagaray miya afsomali lagu tarjumayo afsomali mise fayuska galay
Horta baan yaabnay waa talent xumo
Dhatarna waxba kama oga xataa research fiican kama soo sameeyo qof walba oo wax un ka bartay caafimaadka wuu fahmi karaa video uu fertality ka hadlayay ayaan daawadoo qosolkaa iga dhamaaday wlhy 😂😂😂
😂😂😂😂😂 good job sxb kuwa wadanka jooga o ajnabigaa xitaa daba gala shahaado been ayey wataan uk nin dhaqtar been o ilkah sameyn jiray waa la xiray
Gabadh baa jirta iyana. Jarmalka joogta tiri WhatsApp iiso gala 🤠🤠🤠🤠🤔🤔🤨⁉️😳. Waxay diinto bay qori hala qabto Xasbunallah acuudu billâhi ☢️☢️🇸🇴🤔❌
Tuugta xasid ka ah ayad tihin ee dhafa
Beenta iskadaaya ninkaas maqaato lacag anigaa lahadlay dawana wuu iisheegay lacagna igama qaadan
Huseen madadko kashakeyaa isagu muxu yahay ayaa sheqedisa rumeynkaraa
Dii waan khasab maaha aqoon taada dadka waa usoo bandhigi karaa
War maantaan ku nacay ee beenta jooji
Ciyaarta joojiya
Subxaanallaah illaahoow soomali dhib badanaa bal maxaa idinka galay
Adigo aaaamuus ok uf
Nin kaan wa sixirow iska illaaliya
War ilaahay ka baqa bisinkee
Labadiina keebaan dhagaysanaaa
Kkkkk Waxaa la dhageesan Ruuxii Shacabka Uroon oo Wax Tara hadii Ruux lasoo Eedeyo Kan lasoo Eedeyey waa Inuu Is Difaaca oo uu beeneeyaa Wax Tarkiisana uu Umadda Usheegaa wax barashadiisana uu Runta ka sheegaa umaddaan wax Masoo Baran Qaarkood lakin Ruux Kasto waa inuu is Cadeeyaa Ceeb Ma Aha Ruuxii La Eedeyo Waa inu is Cadeeya❤
Qof bili aadana maxa u daba joogtiin idinka bisinka shaqa la.aana idiinka badataye
Haduusan ahayn maxaa kaa galay adiga xoolo
Adiba aamus waan makhleynaa afsomali miyaad noo fasiree
Ale umada haka qabto
Germany maba daga ee
Walaalo cay maha hadaanana leys dabagelin oo aanu jirin cid wax baadha umadana usoo gudbiya qofwalba wuxuudono ayuu kaa dhadhicinayaa. Alxmdulillaah inuujiro qof wax baara in social media yaha.
Kusoco 🙄🥺
Walee been maaha
Gabadh baa jirta iyana. Jarmalka joogta tiri WhatsApp iiso gala 🤠🤠🤠🤠🤔🤔🤨⁉️😳. Waxay diinto bay qori hala qabto Xasbunallah acuudu billâhi ☢️☢️🇸🇴🤔❌
Gabadh baa jirta iyana. Jarmalka joogta tiri WhatsApp iiso gala 🤠🤠🤠🤠🤔🤔🤨⁉️😳. Waxay diinto bay qori hala qabto Xasbunallah acuudu billâhi ☢️☢️🇸🇴🤔❌