CABDI HANI XAASHI┇FARXADII JACAYLKAAY 2017 ᴴᴰ┇LYRICS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • CABDI HANI XAASHI HEES CUSUB (FARXADII JACAYLKAAY 2017) LYRICS BY ZACK FILMS

КОМЕНТАРІ • 94

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +29

    💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
    kol hadu cabdi hani yahy iyo lyricskii zack films way iga dagty heestaan❤❤❤

  • @cmccabdalemaxamedcismaan4030
    @cmccabdalemaxamedcismaan4030 7 років тому +2

    farxadii jacaylkaay foolxumo adduuniyo fidmo Eebe waa hay Aakhiro fardawsiyo inaa fawsto Aamiin cabdihani gob baad tahay zxp

  • @iidabdi4218
    @iidabdi4218 7 років тому +3

    ninkan zack flims fanku dhdhan u yelay sxp please noso gali heesti cabdi hani ee BANANKAN KENAYA sxp midaas noso gali jir oo joog zack

  • @aminyare9462
    @aminyare9462 7 років тому +3

    zack cabdi hani heesihiisa ma qandaraas ayuu kugu siiyay bryahn dhinciisa ayaad naga xigtaaye

  • @MaxasmedAbdi
    @MaxasmedAbdi 7 місяців тому +1

    Heestan markaan mirqansany ayaan dhagaystaa waliba habeenada aan aadka u faraxsanayy wayy igu dhaadhacda heestu waan jeclayy iyo poqorkii fanka "c/hani xaashi cabdilaahi" habeen igu qaaliya "16/march/axad 21:23 ❤😊 ramadan 7

  • @jimcaaleksr6621
    @jimcaaleksr6621 7 років тому +8

    Yaaa iga so horeyay manta 😂😂

  • @hamseabdi8279
    @hamseabdi8279 7 років тому +8

    falsamanta joogiyo
    furfurnaanta jaahiyo
    feejignaanta jaantiyo
    fiirsiga xishoodkana
    ma fasiri karaayo
    top ✌

  • @zachariyaali8521
    @zachariyaali8521 7 років тому +10

    💖💖💖💖💖💖
    Falaadhaha Cadceediyo
    Dayax Nuurka Fidiyaay
    Fadka Barri Ka Muuqdiyo
    Fooraha Kalgacalkiyo
    Filsananta Noloshaay
    💖💖💖💖💖💖

  • @makulatalinawalal8536
    @makulatalinawalal8536 7 років тому +5

    Shukran zhp Zakariye iyo Zackfilms idinkoo isku duuban

  • @hamseabdi8279
    @hamseabdi8279 7 років тому +6

    zack films
    Thnk u bror
    qofki ugu horeeyey

  • @cismanabdi830
    @cismanabdi830 7 років тому +4

    fanaanka caanbaxay Abdi hani xaashi cabdilaahi berayahan dambe heeso jacayl dhaba soo qaaday oo gobo ah allow Ku fudaydi taad jecshay qalbigaaga Ku jirta

  • @inantiiahmed246
    @inantiiahmed246 7 років тому +3

    waba aniga taasi😂😂❤zack go forward ✌👍

  • @a.rashiidmaxamet8826
    @a.rashiidmaxamet8826 11 місяців тому

    Fankii hore abdihani ❤🎉

  • @kasaanostudio233
    @kasaanostudio233 5 років тому +2

    ZACK FILIMS TNXIK

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal 7 років тому +2

    *Axyaa FaNaaN*

  • @mohamedilkacase6092
    @mohamedilkacase6092 7 років тому +6

    zakariye mujaahid cali guray best editer the one and the only.
    nice song alfanan abdihani haashi abdilaahi

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  7 років тому +4

      Many thanks to you brother!

    • @Truppaa
      @Truppaa 7 років тому +1

      ZACK FILMS Thanks

    • @mohamedilkacase6092
      @mohamedilkacase6092 7 років тому +4

      u welcome brother aad baan ugu xidhnhy chanelkaaga ❤

  • @makulatalinawalal8536
    @makulatalinawalal8536 7 років тому +6

    Fariid caanbaxdaa tahay
    Abdihani zhp afku kuma go,o

  • @mzzsmileuggie8968
    @mzzsmileuggie8968 7 років тому +3

    abdi haniyoooooooooooooooow
    axla sawt fil calaam
    also top wiilkay walaalkay isku magaca ahaayenow Zakariye 👏👏

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  7 років тому

      kkkk Thank youuu inanka aanu isku magaca nahay walaasheedeey.

    • @mzzsmileuggie8968
      @mzzsmileuggie8968 7 років тому

      ZACK FILMS hhh

  • @guleidsalah3511
    @guleidsalah3511 7 років тому

    Zack Films Thnkz kaape

  • @kagabotv9573
    @kagabotv9573 7 років тому +15

    65 Waan daahaye like ta iga soo daba tuura intii iga dambeysow

  • @Jaajale
    @Jaajale 7 років тому

    Inaad Fowsto Aamin
    Zack Films Boy Thnkz Ugaas Sare

  • @happyahmed9629
    @happyahmed9629 7 років тому +2

    thanks zaki films top song ilove it

  • @Z0lthAnyaREh
    @Z0lthAnyaREh 3 дні тому

    WeWe opdiHaNi Hashi OpdiLaHi
    Farxadii jacaylkaay
    FooLxumo adduuniyo
    Fidmo Eebe kaa HaaY
    Aakhiro Fardawsiyo
    Inaad fawsTo AaMiiN 😢

  • @muhacabdilaahi4904
    @muhacabdilaahi4904 6 років тому +1

    Wooow nin aN TaGero A/Hanni poQorka coDka iGa DheH

  • @mamemusa6989
    @mamemusa6989 7 років тому +3

    fariid caan baxdaad tahay

  • @sumayaali1146
    @sumayaali1146 7 років тому +1

    2017 cabdi hani baan kuhystaa heesihiisa waa igadagaan

  • @hibadafankachannel4357
    @hibadafankachannel4357 2 місяці тому

    Ala maxan ku mirqaamey heestan❤

  • @sahraxasan3672
    @sahraxasan3672 7 років тому +3

    Heestu waa macan talow tugii labsalax hesta ma isaga so xaday walaga amin baxay abwankaxun viiva Abdi hani abti

  • @Truppaa
    @Truppaa 7 років тому +5

    Heees iyo badh talaahi 💯💯💯❤️❤️🙌

  • @zainabhodan1329
    @zainabhodan1329 7 років тому +2

    ❤❤❤❤❤Heees Ideeqday Abti Abdi hani HorebUzoco💟💟💟💟💟💟

  • @anabmohamed8991
    @anabmohamed8991 7 років тому +1

    best songs abdi hani haaji wa inanka ugu wada isteelka👌👌👌I like

  • @kalid1060
    @kalid1060 7 років тому +2

    🌷markasta adiga🌷 🌷ayaa u sareeY🌷 🌷fanaaniita🌷
    🌷cabdi Hani🌷 🌷wuxuu🌷
    🌷yahay best🌷 🌷FanaaN🌷Allah 🌷keep u 🌷

  • @abdirashidahmet7057
    @abdirashidahmet7057 7 років тому +4

    The First ONE

  • @ismailfarah1857
    @ismailfarah1857 7 років тому +1

    eesh calaa sowta cabdi xaashi cabdilahi

  • @ricardoben5404
    @ricardoben5404 7 років тому +2

    Cabdi haniga cabdilahiga 😍

  • @sabahh5934
    @sabahh5934 7 років тому +4

    wow very nice song 👍👌

  • @wizzkhalifa1393
    @wizzkhalifa1393 7 років тому +3

    waa hees wacan

  • @suldansugal4882
    @suldansugal4882 7 років тому +1

    abdi hani bux taagero wlhi 👍👍👍👍👍👍👍💖💖💖💖💖

  • @abdirahmanzaet5801
    @abdirahmanzaet5801 5 років тому

    MY ZonG🎶❤❣
    ABDi HaNi HaSHi 😎
    ZCk FiLMs

  • @mohamedhamake7
    @mohamedhamake7 7 років тому

    Zack films much love bro ❤💣

  • @yahyeahussein4384
    @yahyeahussein4384 7 років тому +1

    Yaazalaam :)

  • @Mataan41
    @Mataan41 2 роки тому +1

    FaLsamaanta joogiyo🤍
    Furfurnaanta jaahiyo🤍
    Fejignaanta jaantiyo🤍
    Fiirsiga xishodkana🤍
    Ma fasiri karaaye 🤍

  • @kiirunta1271
    @kiirunta1271 7 років тому +1

    waa maxay abti yaa igu dhaama foolaadkii dumarkiyo

  • @nuhshine6933
    @nuhshine6933 7 років тому

    heestan waxan ku xassta muna hashi ❤💙❤💙❤💙😢

  • @fartunmohamedmuhumed6059
    @fartunmohamedmuhumed6059 Рік тому

    Manshallh best song abdihani keep going

  • @amounabdirezak
    @amounabdirezak 5 місяців тому

    xasuuus❤️🥺

  • @naimaabdi9651
    @naimaabdi9651 6 років тому +1

    Abdihani xaashi 😍😍🤗🤗

  • @cabdi-shakurlaydh2071
    @cabdi-shakurlaydh2071 7 років тому

    Op op. Eesh calaaa
    Heees

  • @azrarkamando6826
    @azrarkamando6826 7 років тому +4

    farxadi jeceka

  • @abtiyow08
    @abtiyow08 7 років тому +16

    adigo comments aqrinaye heesta ma firasaneysa hadaye jawaabta ha tahay like I saraa

  • @AminCumar-qv7dz
    @AminCumar-qv7dz Рік тому

    Cabdihani m,a codmacan

  • @sharmarkeabdi9107
    @sharmarkeabdi9107 7 років тому

    Fooolaaadkii Dumarka ❤️❤️💯💯💯

  • @superlifesomalia9925
    @superlifesomalia9925 7 років тому

    Zack films caadi

  • @fatemaaslam7942
    @fatemaaslam7942 7 років тому +1

    waaaaaaaaaw best song

  • @abaadiraj1384
    @abaadiraj1384 7 років тому

    Hes igA dheh👍

  • @zeynabmahamed2408
    @zeynabmahamed2408 7 років тому +12

    😍😍😍

  • @najahxargo2996
    @najahxargo2996 7 років тому

    cadi mahA wlhi hani

  • @jamalahmedjama7436
    @jamalahmedjama7436 7 років тому +6

    Abdifatah Ismail

  • @mohamedhamake7
    @mohamedhamake7 7 років тому

    Waynaka ❤

  • @Somalimusic564
    @Somalimusic564 Рік тому

    Still my fav song ❤

  • @zuleikhaahmed7220
    @zuleikhaahmed7220 3 роки тому

    AMEEN 💖💖🙏💖💖

  • @saleebankhadar3439
    @saleebankhadar3439 7 років тому +1

    Zack Flims

  • @khallosomalilander7157
    @khallosomalilander7157 7 років тому

    Sakariye ma waxa dhalay Mujaahid Cali guray ???

  • @cloudicare
    @cloudicare 7 років тому

    cabdihani caadi maaha

  • @maryanmahamed4209
    @maryanmahamed4209 7 років тому

    FIIDNO EEBE IGA HAY

  • @jazminkaqueenbbe6574
    @jazminkaqueenbbe6574 7 років тому

    Woow nice song

  • @maryanmahamed4209
    @maryanmahamed4209 7 років тому

    FIIDNO EEBE IGA HAAY

  • @nuhshine6933
    @nuhshine6933 7 років тому

    heestan xasuustan gashanaya

  • @maryanmahamed4209
    @maryanmahamed4209 7 років тому

    AAMIIN

  • @change9282
    @change9282 7 років тому

    Wow 😳 his voice tho

  • @superlifesomalia9925
    @superlifesomalia9925 7 років тому

    maaha

  • @saidabdi9510
    @saidabdi9510 7 років тому

    nice

  • @hindaabdi4010
    @hindaabdi4010 6 років тому

    Axya hes

  • @famadiomond8616
    @famadiomond8616 7 років тому

    👏👏👏👏👏👏👌👌

  • @nasrayusuf1552
    @nasrayusuf1552 7 років тому

    cabdihani shekhal beledka ceriigabo

  • @musabsaedabdilahi9371
    @musabsaedabdilahi9371 6 років тому

    🙆

  • @guletcadeh6591
    @guletcadeh6591 7 років тому +2

    subsricabe igu qabo plz

  • @qarstasadam7039
    @qarstasadam7039 7 років тому

    mcha alH pro nigga

  • @alahmed1897
    @alahmed1897 7 років тому +1

    hees kala kacsan oo jaceyl ah
    Iskalaaji ua-cam.com/video/hwIeZsCgZy0/v-deo.html

  • @darooryusuf8178
    @darooryusuf8178 7 років тому

    baydka folxumo hesta ku diley

  • @saidabdi9510
    @saidabdi9510 7 років тому

    nice