WARARKII U DAMBEEYAY DABKII XOOGANAA EE SUUQA JIGJIGA- WAREYSI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024
  • WARARKII U DAMBEEYAY DABKII XOOGANAA EE SUUQA JIGJIGA- WAREYSI
    #hbnonlinetv #subscribe #hbnonlinetv #hbntv #mowliidhajiabdi #MowliidXajiCabdi
    👉 / hbnonline
    👉 / hbnonline
    👉 / mowliidhbntv
    👉www.hbnonlinet...
    MAXAY TAHAY ARINTA TURKIGA KA DIGAY EE LAGU CADAADINAYO
    • WARARKA MAANTA:TURKIGA...
    MA DHABBAA IN MAREYKANKU QATAR KU YAHAY AMMAANKA DUNIDA?
    • MA DHABBAA IN MAREYKAN...
    MAXAA DHCI KARA HADDII UKRAINE LAGU SOO DARO GAASHAANBUURTA NATO?
    • MAXAA DHCI KARA HADDII...
    HALIS CUSUB: YURUB OO QATAR KU JIRTA: WARSHADA ZAPORIZHZHIA OO LAGA YAABO IN LA QARXIYO
    • HALIS: YURUB OO QATAR ...
    RUUSHKA OO SHEEGAY INUU DHICI KARO DAGAAL NUKLIYEER EE AAKHIRO ZAMAANKA DUNIDA
    • RUUSHKA OO KA DIGAY DA...
    SACUUDIGA & IMAARADKU MIYAY ISKU KHILAAFEEN ISBAHAYSIGOODII YEMEN?
    • SACUUDIGA & IMAARADKU ...
    MA LAGA YAABAA IN LAGU KALA TAGO GOLAHA AMAANKA QM- WAA MAXAY SABABTU?
    • MA LAGA YAABAA IN LAGU...
    DALALKII KU JIRAY XERADA MAREYKANKA OO FIRXANAYA - JAPAN OO DALBADAY BRICS
    • DALALKII KU JIRAY XERA...
    MAXAA FASHILIYAY WADAHADALLADII QARSOODIGA AHAA EE IRAN & MAREYKANKA?
    • MAXAA FASHILIYAY WADAH...
    MAXAY YIHIIN XAYAWAANKA LOO ADEEGSANAYO DAGAALKA UKRAINE? XOG CUSUB?
    • MAXAY YIHIIN XAYAWAANK...
    6 BILOOD AYUU SOO LUGEEYAY SI UU U GUTO ACMAASHA XAJKA- QISO CAJIIB AH
    • 6 BILOOD AYUU SOO LUGE...
    MUXUU YAHAY URURKA MAREYKANKA DIIDDAN EE LA ISKU GARBINAYO IN LAGU BIIRO?
    • MUXUU YAHAY URURKA MAR...
    BAADARIGII KU MUSLIMAY RIYOOYINKII CAJIIBKA AHAA EE LA KULMAY
    • MAXAY TAHAY RIYADA UU ...
    MAREYKANKA & SWEDEN MA AARGOOSI AYAY UGU SOCDAAN MADAXWEYNE ERDOGAN?
    • MAREYKANKA & SWEDEN MA...
    TURKIGA OO MAR KALE XABADKA U GARAACAY QADIYAD ISLAAMI AH OO ADAG
    • TURKIGA OO MAR KALE XA...
    MUXUU NOQON DOONAA MUSTAQBALKA CIIDAMADA WAGNER EE AFRIKA KU SUGAN?
    • MUXUU NOQON DOONAA MUS...
    HALIS CUSUB: RUUSHKA OO LA SOO BAXAY GANTAALKA SHAYDAAANKA 2-AAD
    • HALIS CUSUB: RUUSHKA O...
    MAXAAD KA TAQAAN AALADA CHATGPT EE KAAGA JAWAABAYSA WAX KASTA?
    • MAXAAD KA TAQAAN AALAD...
    QORSHAHA DOOLAR DIIDKA AH: DALALKA KHALIIJKA OO LAGA YAABO INAY KU BIIRAAN
    • QORSHAHA DOOLAR DIIDKA...
    SHIINAHA OO SALDHIG SIRDOON KA DHISANAYA CUBA & WELWELKA MAREYKANKA
    • SHIINAHA OO SALDHIG SI...
    MAXAY TAHAY KAARTADA YAABKA LEH EE RUUSHKU UGA HORTAGAYO WEERARKA UKRAINE?
    studio.youtube...
    MAXAA LOOGA HADLAYA KULAMADA QARSOODIGA AH EE IRAN & MAREYKANKA?
    studio.youtube...
    SHURUUDII SADAAM XUSEEN KA DIIDAY MAREYKANKA EE NOLASHIISA GALAAFAY
    • SHURUUDII SADAAM XUSEE...
    HALKUDHAGII XASAN SHEIKH EE SOOMAALI HESHIIS AH MA HALIS BUU KU JIRAA?
    • HALKUDHAGII XASAN SHEI...
    MADAXDA AFRIKAANKA EE NABADDA U SOCDAY MAXAY KALA KULMEEN PUTIN & ZELENSKY?
    • MADAXDA AFRIKAANKA EE ...
    GANTAALKA CAQLIGA LEH EE MUCJISADA AH EE TURKIGU SOO BANDHIGAY
    • GANTAALKA CAQLIGA LEH ...
    XIJAABKEEDDA DARTIIS AYAA LOOGU GEYSTEY DHIBKAN - QISO XANUUN BADAN
    • XIJAABKEEDDA DARTIIS A...
    YEY DAN UGU JIRTAA ISBEDDELKA LALA DOONAYO GOLAHA AMAANKA?
    • YEY DAN UGU JIRTAA ISB...
    MAXAY TAHAY SABABTA ERDOGAN U BEDDELAYO DASTUURKA TURKIGA?
    • MAXAY TAHAY SABABTA ER...
    HALIS DAGAALKII 3-AAD: RUUSHKA OO GANTAALAHA NUKLIYERKA GEEYAY BELARUS
    studio.youtube...
    ERDOGAN OO ALBAABKA KA SOO XIRAY SWEDEN GODNA KU RIDAY RAJADEEDII
    studio.youtube...
    MA LAGA YAABAA IN MAGACAAGU KU JIRO LIISKA SIRTA AH AH EE FBA-DA?
    • MA LAGA YAABAA IN MAGA...
    QODOB KU AADAN DAGAALKA LAASCAANOOD OO LAGA SOO SAARAY SHIRKA IGAD
    • QODOB KU AADAN DAGAALK...
    GO'AAN KU AADAN GUBISTA KITAABKA QURAANKA OO SWEDEN KA SOO BAXAY
    • SWEDEN OO LAGA SOO SAA...
    MUXUU YAHAY ISBAHAYSIGA MAREYKANKU DOONAYO INUU KU JABIYO SHIINAHA?
    • MUXUU YAHAY ISBAHAYSIG...
    MAXAA LAGU HAYSTAA GABADHA KALIYA EE KU JIRTA WASIIRRADA ERDOGAN?
    • MAXAA LAGU HAYSTAA GAB...
    WAA KUMA ERDOGAN? TAARIIKHDA AAN LA OGEYN EE HOGGAAMIYAHA LA LOODIN WAAYAY
    • WAA KUMA ERDOGAN? TAAR...
    IRAN OO SOO BANDHIGAY GANTAAL MUCJSIO AH & ISRAEL WADNAHA FARTA KU HAYSA
    • IRAN OO SOO BANDHIGAY ...

КОМЕНТАРІ • 27

  • @saidmohammad3006
    @saidmohammad3006 Рік тому +2

    ALLAH cawad khayr qaba ha Ka siiyo musiibadii ku dhacday walaalaha Reer jigjiga Aamiin

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia Рік тому

    Badal Khayr Qaba Eebe Ha siiyo Shacabka Hantidooda waayey amiin

  • @CabdiraxmaanNuur-j1r
    @CabdiraxmaanNuur-j1r Рік тому +1

    Allahuakbar

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Рік тому +2

    Somalilnd wa dadka ugu fir fircoon somalida wa dadka somali ugu deeqsisan

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia Рік тому +1

    Xildhibaan Zemzem Eebe Haku Sharfo. Xildhibaan Bulshada Ku dhex Jirta Mahdsanid

  • @Najwadro915
    @Najwadro915 Рік тому

    Masha Allah walahay Zamzam ahmed jama ❤

  • @omarmohamud-gh3pc
    @omarmohamud-gh3pc Рік тому +2

    Am sorry our people in jig

  • @MaxamedSaleeban-vd2xg
    @MaxamedSaleeban-vd2xg Рік тому +1

    Allaah haka caawiyo umadda khasaarahaas mawliid ninragAh kudalac idanka Alle daacad nimadaada

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Рік тому

    Walaladayda reer jig jiga wan salamaya wanan uducaynaya alla bedeel kheer lay 🤲🤲🤲❤❤

  • @mondelamohamad14
    @mondelamohamad14 Рік тому

    😢😢😢😢😢 Alleh wax ka khayr badaan hasiiyo wlhi Mussibo ayan ku habsatay JigJiiga

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 Рік тому +1

    DABKA KA DHACAY JIGJIGA INTA KU DHAAWACMAY ILLAAH EEY HOOW BOOGA DHAYO HANTIDDII DADKA MASAAKIINTA. WAA LOO QAARAAMAYA INSHAA ALLAH..DIBAD IYO GUDAHA. .SIIBA REER PUNTLAND. WAA. LAGU YAQAAN SAMA FALKA. ....!!!!!!!!!!!!!!!!!..

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 Рік тому +1

    Aniga wixii qaybtayda waan bixin inshallah

  • @QaaliKeynadiid-rx1bv
    @QaaliKeynadiid-rx1bv Рік тому

    Inaa lilaah wainaa ilayhi raajicuun ilaah samir iyo cawil fiican hasiiyo dadkaas kuhanti beelay kuwa kudhaawacmayna allah caafimaad hasiiyo

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 Рік тому +1

    ilahay masibada dhacday dadki hantidoda kuwayay ilahay badal khayar qaba iyo gargar khayar qaba hasiyo insha allaah

  • @aweysxasan1523
    @aweysxasan1523 Рік тому +3

    Allah badal kheyr qaba hasiiyo dadkaa muslimintas somaliyed ah ee ku xoola waayey dabkaa......... zamzamey jaceyl sun maloocabaa

  • @mohamedabdillahi5207
    @mohamedabdillahi5207 Рік тому +1

  • @kamaalusmaan3002
    @kamaalusmaan3002 Рік тому +1

    Zakatul maal baa ku maqan, Dabku ma asiiboo Maalka laga zakeeyay.
    Ha ahaatee intii hantidooda ku babacde, iyo masaakitii Quutul yoomka ka rasada o mata qattan dhammatooda Ilaahay beddel kheyrqaba ha ku rasaqo. Amiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @ismaciilmaxamed3102
    @ismaciilmaxamed3102 Рік тому

    Asc hbn sidaa uwada adeega hufan magacaygu waa Dr ismaaciil maxamad axmad

  • @abdoulkaderhassanhoussein2330
    @abdoulkaderhassanhoussein2330 Рік тому +1

    Oo walaal zemzam balo lama yeedhe muxuuba u noqon labadaba mid inaga dhexdeena ka yimaada iyo mid cid kalehba kayimaada amaba lagu eedeeyo,eebow kaa magan labadaba, Amiin kanina badal khayr qabo ha'inaga siiyo

  • @geedigaandaaaadangaban2394
    @geedigaandaaaadangaban2394 Рік тому

    😢😢😢

  • @abdisalamshabelleh148
    @abdisalamshabelleh148 Рік тому +1

    Somaliland waxay muujisay Hiil-walaal runtiina waay ku ammaantahay. Somaliland ha noolaato

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 Рік тому +2

    SAMSAM IYO CAGJAR PLEASE 🙏 SUUQA U SAMEEYA MEEL UU MARO DABDAMISKA SUUQA UDHISA MOOL IYO CAMIRA 📷 📷 MEEL KASTAA KU XIRA CADAW AYAA DABKAAS SHIDAY WAA CADAW PLEASE 🙏 📷 📷 📷 CAMIRA GALSHA MEEL KASTAA

  • @KhadarIdrissomar-pp3nj
    @KhadarIdrissomar-pp3nj Рік тому +1

    ilahepadalkyrkapaalahsiyo.degdegmaxalogpaqtiwahye

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 Рік тому +1

    ARINTAN ruuxkasta oo somali waa inuu udiyaar garoobo caawinta dadka

  • @issaali6048
    @issaali6048 Рік тому

    Hala caawiyo dadka jigjiga ku cayrtoobay

  • @Maruwabudul-bt1lc
    @Maruwabudul-bt1lc Рік тому

    ❤😂😂😂😂😂sorry

  • @MahamudHagimuse
    @MahamudHagimuse Рік тому

    Helicopterada dabdemiska. Degdega Wax badan maaha In somalida soo iibsadaan baa haboon.kuwaasaa Hrgeisa jigjiga ookale 1saac waxkayar u kalasoconkara 2 dhinacba.Hsntidaa kaqaalisan iyo khasaara Yimaada Iney Tabaabulshe oo Ay soo Gataan kuwaas dayuuradaa ama Halikobterka Yar yar degdega u demiyaba