DEG DEG Shir Xasasiya oo ka Socda Jigjiga, Cagjar oo Qalbiga ka hadlay, Dagaal ka qarxay Gobolka Tig

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @maxamuudafweeyne
    @maxamuudafweeyne 11 хвилин тому

    Warkas waa War fiican

  • @khaderyusuf9607
    @khaderyusuf9607 2 години тому +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sadiqulwalihusseinmohamoud2759
    @sadiqulwalihusseinmohamoud2759 3 години тому +3

    Suldaan, waan daraysanaa xilka Wasiirka arimaha dibadda ee Ethiopia in xilka laga qaadayo
    Arintaas oo uu sabab u ahaa Wasiir Axmed Macalin Fiqi.
    Waxaana kula socodsiinayaa haday dhacdo kulan sadexaad inay la yeelato Soomaaliya in la guulaysan karo Dublamaasiya Soomaaliya oo maanta gaaray meel ayna horay u gaarin.
    Mahadsanid wle

  • @maxamedcismaan1432
    @maxamedcismaan1432 2 години тому +1

    Itoobiya way istimaarsataa ma ihin dawlad deegka itoobiya

  • @HusseinAbdinasir
    @HusseinAbdinasir 3 години тому +1

    Saxib itopiya wada hadal waxba kuma leh.xabaday Wax kuledi

  • @nimohodan6859
    @nimohodan6859 3 години тому +1

    Madax waynaha titelkiisa ugu yeedh ilma kuraya ma tihide maxaa kuu diiday in aad tidhaahid Mudane Madaxwayena Mustafe Muxumed Cumar. Martabada ha ka tagin

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 2 години тому

    😂😂😂😂
    Waxaas yaa kuu sheegay dadkaas waa la dhufaanaye

    • @XasanWeli-r2z
      @XasanWeli-r2z 2 години тому

      Caqliga kugu jira wuxu ka hoseya ka dameerka

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Годину тому

    Somaliya maxay Ethiopia yeelikataa beenale yashu maxayi beena iskenayan 😂😂😂kkkkkkkkkkkkkkk