Masha allaha soodhawoow maslaxmaxamed siyaad waa kusoodhaweynaa waxaa dadka caynaya waa daacish iyo kuwa xaaraanta kusookoray iyo kuwa gatay dalka waa kuwa shabaabka ah xaaraanta xamar tuugada ah waxaa bilaabanayaa in dalka laga xoreeyo xaabaalo qote, shacabka barakaciyee, ii maanlaawayaash guulayso madaxweyne xaaraan cunayaasha waxaa laga k kuwa dabada buuran
Masha Allah M a slax M Siyaad bare nasiibkaas ba ma somali ba leh kuwa qeylinaayo wa kuwa tuugada ah dhacaayo dal iyo bad ha wa ninki so afgari lahaa dhulkana ka dhacaayana so badbaadin laha kuso celin laha gacanta Qaranka Allaha no keeno Maslax M Siyad
Ahlan wa sahlan Maslax Maxamad Siad Bareh inta ku didan waa somali biski Maxamad layay ee soo dhawow walal amba aado waa cisse soomali ku nool Djibouti 🇩🇯 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aniga nasiib baan u heley inaa la kulmey madexweeyne maxamed siyaad barre. 1987dii labo goor ALLAH HA U NAXRIISTO AMIIN. Aabeheey iyo madexweeyne maxamed siyaad saxiib bey ahaayeen laakiin aabehey wuxuu dhintey 3 sedex bilood ka hor intuu xukunka qabsan ALLAH HA U NAXRIISTO aabehey, hooyadey,waalidiinteena, IYO muslimiinta oo Dhan AMIIN
Waa soo dhaweynayaa maslax Mohamed siyaad Maslax waa muwaadin somali ah xaqna u leh inuu doorashada wadankisa ka qeyb qaato Hala doorto ama yaan la dooran In la doorto baana jeclahay waayo wax badan buu og yahay oo somalia u fiican ❤❤❤
Maslaxoow adeer macaane, waraabayaasha ha dhexgelin. Dad aad xukunto ma joogaan, mooryaan baa kaa dambeysey,iyo dad wada waalan, jaajuusyo.calooshood u shaqeysteyaal.
Maxamed siyaad muxuu dhimay soomaaliyoon sharaf laheyn ayuu sharaf u yeelay oo aduunka uu Nala simay oo aan dad noqonay aaway wax dhaama bal na tus maxaa noo dambeeyey oo aan dulli aheyn
DADKII HUKUNKII MAXAMED SIYAAD BARRE LAGU DILAY WAXAY AHAAYEEN JAHBAD QABYAALADEYSAN OO DOWLADA AMXAARADA SOO HABEYSEY SIIDAY U SOO ARGOSATO CAJARKII LOO DHIGEY 77. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waanu idin soo dhawaynaynaa. Faa’iidada Siyaad Bare waxa ay tahay in aan ognahay in aan dugsi hoose ilaa Jaamacad ku dhiganay oo buugaag nalagu siin jiray lacag la’aan, balse ma heli karno Madaxweyne Siyaad Bare oo kale ah.
😂😂😂😂 Masaajidka ciyaarta ha laga dhaafo ma tan ayaan anaga oo nool Cimriganagu nagu simay Allah nagu simay Calaamadihii Qiyaamaha mid ka mida ayaan u fahmay !!!
Siyaad Barre Allaha u naxariisto waddanka wax waa u soo qabtay laakin eex iyo Qabiilada isku hubeeyey isku diray diintana wuu ku xadgudbay 2daas qalad aya umadda ku diray
WAAKAN U SAARA FROM ZAKI U QORA 🙏ua-cam.com/video/tPSZNfNUdss/v-deo.htmlsi=K04zKqUgnotrDOi2
Waa mawaadin Soomaali xaqq ayuu u leeyahay inuu isku Sharaxo Hogaanka Dalkiisa Well come with Open heart and Calm hands 🇸🇴❤👏🏻
mansha allah madaxwayne jaale maxamed siyad bare wiilkisa wu u.egyahay carurta m.s bare waa carur afgabad oo aabahod kubanan soodhawow madaxwayne maslax
❤❤❤❤❤Maslax siyaad bare soo dhowoow❤❤❤❤Aabe haa camal noqo
Masha allaha soodhawoow maslaxmaxamed siyaad waa kusoodhaweynaa waxaa dadka caynaya waa daacish iyo kuwa xaaraanta kusookoray iyo kuwa gatay dalka waa kuwa shabaabka ah xaaraanta xamar tuugada ah waxaa bilaabanayaa in dalka laga xoreeyo xaabaalo qote, shacabka barakaciyee, ii maanlaawayaash guulayso madaxweyne xaaraan cunayaasha waxaa laga k kuwa dabada buuran
Masha Allah M a slax M Siyaad bare nasiibkaas ba ma somali ba leh kuwa qeylinaayo wa kuwa tuugada ah dhacaayo dal iyo bad ha wa ninki so afgari lahaa dhulkana ka dhacaayana so badbaadin laha kuso celin laha gacanta Qaranka Allaha no keeno Maslax M Siyad
Allaha uu naxaristo qabriga allaha uu wasiciyo ex mw Maxamad siyad bare codki maslax Markan maqlay waxa xasustay mw siyad bare ❤❤❤
Hooyadaa miyuu qabay codkiisa maxaaku lumay
33 Sannadood maahee waa 34 Sannadood. Madlax Maxamad Siyaad Bare Soodhawow 🇸🇴🙏🏾❤️👏
Ahlan wa sahlan Maslax Maxamad Siad Bareh inta ku didan waa somali biski Maxamad layay ee soo dhawow walal amba aado waa cisse soomali ku nool Djibouti 🇩🇯 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ciise waraabe afwane muxuu kayaqaan geelaa gumaystee
Maslax soo dhawow waan ku dooraneyna Waxaa tahey wadani soomaaliyeed ayaa tahey
Waa soo dhawaynaya anigoo ku hadalaya afka s/land inuu musharax noqdo maslax mahamed siyaad. bare cid u diidi karta ma jirto
❤️🌹😍Ilaahay hadii Laga baqo. Somali waa silicday aabaahaa dabadii. Kaalay xukun oo u miciin Soomaali. Kii waxbedela oo kheyr qabana alaha kaa dhigo.
Nin aabihii qabyaalad abuuray waxna bedeli waayay miaa wax bedelaya kkkk
❤💐
Aniga nasiib baan u heley inaa la kulmey madexweeyne maxamed siyaad barre. 1987dii labo goor ALLAH HA U NAXRIISTO AMIIN. Aabeheey iyo madexweeyne maxamed siyaad saxiib bey ahaayeen laakiin aabehey wuxuu dhintey 3 sedex bilood ka hor intuu xukunka qabsan ALLAH HA U NAXRIISTO aabehey, hooyadey,waalidiinteena, IYO muslimiinta oo Dhan AMIIN
Aad ayuu abixii uguegyahai coodka ugudaran waa codki abixis masha allah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤welkom back boqortooyada reer mahamed siyad dalka waa idin baahan yahay gobta reer mahamed siyad❤❤❤❤❤❤❤❤
Maansha alah maslax soodhowow wawadani wadani dhalay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa dowladii Shanta somaliyeed mideeyn laheed. welcome mudane
Shantee shantaaba dhacday kiikala fogeeyay ayaaba aabihii ahaa
Mnsh allah maslax maxamed soo dhawow❤❤❤
Guul ilahay hakeno maslax mohamed siyad bare
Ssoo dhowow maslax guul ban kuu rajeynayaa
Maasha allaah soo dhaqoow maslax❤❤❤❤❤❤❤
Allah ha kuu sahlo hadii aad khayr nooo tahay
MAASHAA ALLAAH SOO DHOWOW MUDANE MADAXWEEYNE MASLAX
Wuu soo daahay musharaxu
Intaas oo dhan xaguu jirey
Maashaa Allah madaslax soo dhawoow maxawayne waad mudantahay
Mashaallaah waa dad dawladnimo yaqaan dawladnimana u qalma soo dhawaaw maslax m.s bare
Waa Muwaadan Somali ina Maxamed siyaad like xasan caruurtiisa
WELCOME MADAXWEYNE MASLAX MAXAMAD SIYAD BARE.
HADAL MOORYAAN WADA TUUG AH NAGUMA SOCDAAN.
Guul iyo gobanimo welcome masalax madaxweyne guul iyo gobanimo dalaka ku bahaan ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🥰🥰💋💋🌹🌹😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🕋🕋🥰🥰
Waa soo dhaweynayaa maslax Mohamed siyaad
Maslax waa muwaadin somali ah xaqna u leh inuu doorashada wadankisa ka qeyb qaato
Hala doorto ama yaan la dooran
In la doorto baana jeclahay waayo wax badan buu og yahay oo somalia u fiican ❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waaw maslax 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Waa guul abe siiyaad guuleso maslax
Maslaxoow adeer macaane, waraabayaasha ha dhexgelin. Dad aad xukunto ma joogaan, mooryaan baa kaa dambeysey,iyo dad wada waalan, jaajuusyo.calooshood u shaqeysteyaal.
Woww masha allah so dhawow Maslax Mahamed siyad bare hogamiye qaran❤❤❤❤
Maxamed siyaad muxuu dhimay soomaaliyoon sharaf laheyn ayuu sharaf u yeelay oo aduunka uu Nala simay oo aan dad noqonay aaway wax dhaama bal na tus maxaa noo dambeeyey oo aan dulli aheyn
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw
Maa shaa Allaah sodhawow maslax
Allaahu,Akbar,alewiidaa,wiilkeyqi,siyaasadkamagaraabano❤❤😊
Walahiwacuqalmaa hawiyeewadhama 100 kiiba 1000
Masha Allah 🤲 🌎🇸🇴👑🌹🫶♥️🫶💯👍👏👏🎉🎉
guuuul maslx siyaad guuuul farmajo guuuul daarrrrrod waena ❤❤❤
Zaki❤yarisow juumca❤mubarak❤
😊❤ welcome madax wayne kama danbeyn aabihiis.
Maslax guul guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wuu uqalmaa maslax Maxamed siyaad
Quudbadi masajidka aya socda ayadana suun ayey cabeysa youmul jumca subxanallah
MaShaAllaah General*Maslah Mxed Siyad Barre* SxbGuuleyso KuGuuleyso.. xukunka sare ee dalkeena Somaliyed Nooloow~Maslah.
Guul guul maxaa guul guul❤❤❤😂
M alaah soo dhawoow m m siyaad bare waan soo dhaweynayaa viva 🇸🇴❤❤❤👍
maslàh mashan lallah
Bismilah asxan issgaa istaahila madaxweynenimo❤😢😮😅😊
insha Allah noqo wadani Abahaa wadani ayuu ahaa
Waa qoriga maslax m.siyaad barre loo yaqaan weydii dalka
Masha allah abihiis waa u egyahay waa welcome nin rag ahh so doweeyaa wuxuu no damaa waxa maanta madax isku shegesaa real leadership hidii rabtid
ASC
MASHAA ALLAAH
MASLAX
ALLAAHA KU XIFDIYO
MASHA ALLAH
DADKII HUKUNKII MAXAMED SIYAAD BARRE LAGU DILAY WAXAY AHAAYEEN JAHBAD QABYAALADEYSAN OO DOWLADA AMXAARADA SOO HABEYSEY SIIDAY U SOO ARGOSATO CAJARKII LOO DHIGEY 77. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Asc walalakayga qaaliga waxwalaba hasoqorin cayda iyo aflagadad waxaa imanaysa gacmahaga allaah kahadlinaayo aykugu markhaati furidoonan waxaad kuqoraysid maanlintana waa maalinta qiyaamaha afkaga waxwalba haka odhan gacantadana waxwalba hakuqorin
Ilaahy waxaaN kabaryaya inuu IlaaHy ku guuleeyo maslax Doorashada Soomalia 2026
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
subxaanallaah illaahay noomakeeno ina siyaad bare
Maslax maxamed siyaad waan soo dhaweynayaa muwaadin sharafleh aabihii abaalka dalka iyo dadka uu ugalay, ayaan kusoo dhaweynaayaa dhal hogaan isaga unbaa dalkana hogaaminkara xaaraanta dalka iibsaday, baabiyay, shisheeyaha futada kuhaya oo dalka burburiyay uwada shaqeeya
Aynu xasuusano nimcada alle wyne swt WLALAYAAL illahy swt dartii aynu ku noolnahay eee aynu Rabigeen u laabano I.a
Aynu kuwada salino Nabigeena Sharafta pdan muxamed scw nnkh
Aniga qofna qabiil kuma taagro
Laakin wixi qaldn wa sheega
Soomli waa jeclhy wana isugu key mid
Maslax viva
Soo dhawoow maslax m siyaad maamul wNaag
Soodhawoow wllo❤❤❤❤❤❤
GuulAn urajeyna inshAllah 😢
Mashalllaha 🎉
Siyaad bare alah unaxaristo kabacadigiisa doowalad majirin ilaa xabiibimalayin markujoga mafiyada xasanmunaafaq xoogauguqaada
Asc walalayaal allaah halaga cabsado cayda hala jogiyo iyo aflagadada
Maxkamadbaaba lasaarayaa ama madaxaaba laga toogandoonaa insha allaah😮😮😮😮😮
Siyaad bare waxba malaayiin intuuceydiid uudilley ayaa kabadan intacakaaro dishey cabdiqeyybdiid bakaaraha imisuu kugaraacaayey hoobiyo
Waad bukta
Boqorkii umada soomaaliyeed magacooda meel sare gaadhsiiyay maxamad siyaad bare somali kaama danbayn naarta alaha ka fogeeyo boqorkii xaqa ahaa qof kasta oo soo hadal qaadaa ha ufaatexeeyo
Guula ❤❤❤
Beeenn badan aderky maa raabi waaka been ❤sheeko miiya
Scw scw scw scw❤❤❤❤❤
Aabe siyaad wiilkiisa
Soo dhawoow Somali oo dhan waa diyaar
Itobiya iyo Kenya cabsi udhinta
Afarta odey isaaqa ah
Soomaali ayaa ka badan
Waa..sodhoweynayaa..anigoo.ah.buunti.laan
Siyaad bare kawa fiicnaa inta joogta maanta kuligood
Mudane so dhowoow magacaaga kasoo horeeyay 🎉
Waanu idin soo dhawaynaynaa.
Faa’iidada Siyaad Bare waxa ay tahay in aan ognahay in aan dugsi hoose ilaa Jaamacad ku dhiganay oo buugaag nalagu siin jiray lacag la’aan, balse ma heli karno Madaxweyne Siyaad Bare oo kale ah.
Waa ninki dalka xureyn lahaa
😂😂😂😂 Masaajidka ciyaarta ha laga dhaafo ma tan ayaan anaga oo nool Cimriganagu nagu simay Allah nagu simay Calaamadihii Qiyaamaha mid ka mida ayaan u fahmay !!!
Mudane Maslax so dhawow Guul ba ku rajena
Cidina dooran mayso hawiye waa kii badhin lahaa hawiye hays jiro
jaale maslax maxamed siyaad bare soodhawoow madaxweyne ha mustaqbalka
Guuul..
Halkii afwayne bare lamariyaybuu mari doonaa insha allaah
Good job kasoogaar dalka
Mudane soo dhowoow adhaxalkii aabbahaa oo la bi.iyey dayactirtide
Siyaad Barre Allaha u naxariisto waddanka wax waa u soo qabtay laakin eex iyo Qabiilada isku hubeeyey isku diray diintana wuu ku xadgudbay 2daas qalad aya umadda ku diray
Soomaali cuqdada allaaha ka safeeyo masalax waaa nasiib badan yihiin hadey maslax m s bare madaxweyne u noqdo
2026 somaliya waxa samatabixin kara farmajo iyo maslax
Idanmagumeysani done lakin sedan baad yeelan laheden
Mashaallah haa noqdo madax weeyne Somali 😅
Soodhawaaw hadii aad u adagtahey sida aabahaa ookal soomaali gacan bir ah in laguqabto atey ubaahantahay
Abaalka. Somalia. Maslax. Mohamed. Said. Bare. Ilaahay. S. W. T. Waa. Jimce. Haduu. Kheyr. Yahay
Guul
Wan sodhawaynayna maxamed siyad bare duhurbu dhalay ninkan xaga codkiisa