ardayda baratay telecommunication malaha wax practical ah o ayku shaqa tagaan lkn muhiim maha in aad field ga barato lkn wxa muhiim ah in Lo sameeyo ardayda practical. lo sameeyo wn dhameyay kumana shaqeeyo feildki a an bartay e wxyaabo kle bn Ku shaqaye mrka practical wa muhiim
Zxp wlhi hada i hortala kale doorashada labo faculty computer science iyo telecommunications welba mida aan doorto sabtiga bilabaya talo iga sii isgaadhsinta
Abdirahman babur waa macalinkaygii ii dhigayey courseka optical fiberka runtii talo bixin fiican ayuu so jeedayay wanan ku bogaadinaya engineer is engineer becouse he is engineer
I'm Telecommunications Engineering👊👊 I very liked👐
Olso i am like you
all special thanks runtii waa hawl ay dad badani u baah naayeen shukran
ardayda baratay telecommunication malaha wax practical ah o ayku shaqa tagaan lkn muhiim maha in aad field ga barato lkn wxa muhiim ah in Lo sameeyo ardayda practical. lo sameeyo wn dhameyay kumana shaqeeyo feildki a an bartay e wxyaabo kle bn Ku shaqaye mrka practical wa muhiim
Shaqo ma ku heshay abaayo telecomunication kiii
@@shaaficixasan5157 may kuma shaqeeyo iminka accounting bn ku shaqeeya
@@hoodofaisal6709 acounting ma jaamacad baa u gashay mise collage baad dhigatay wllo
@@shaaficixasan5157 maya wllo account iyo IT ba diploma ayan ku dhigtay lon update bn isku sameeyay calashan research bdn ban sameeyay
Marka adigu hadaad telecommunication tahay kaligeed in haku ekaanin sababta o ah inta badan qofn who dhigo kuma shaqo tago
Tnx eng aad bd u mhdsn tahy
My teacher 👩🏫
I am telecommunication engineering
Abdinasir hersi zhp ma ka qalinjabizey mize wali ardey bd tahay wxn rapaa inan jabkeeda ka warayztee ardey fresh ah ayn sure😃😃😃😃
hhhhh jabkeedu ma yara 2018 ma dhamaysay
Zxp wlhi hada i hortala kale doorashada labo faculty computer science iyo telecommunications welba mida aan doorto sabtiga bilabaya talo iga sii isgaadhsinta
@@smarttv3942 telecommunication Engineering doro lpx waligaa aduunka wax cusub aya laku so kor dhiyaa
Olse i am
Abdirahman babur waa macalinkaygii ii dhigayey courseka optical fiberka runtii talo bixin fiican ayuu so jeedayay wanan ku bogaadinaya engineer is engineer becouse he is engineer
Thnkz eng bandhiga fcn o sameysay eng
Thnks eng
I will be Telecommunication Engineer
If Allah say
Waxaan idiinkula talin lahaa inaad Tv-yada kasoo deysaan Talo bixintiina aad iyo aad ayaad Ardey badan ayuu anfacaya
Walal waan jeclahay inaan Barto telecommunicationka fadlan warbixin dheerada hadaad igu caawin kadho iiso jawaab. Mahadsanid😍
@@zadiiqsomali4086 Waxan ku idhi zxp halke Jogtana
@@mucaadyusuf5238 wll ani muqdisho joga war bixin iga sii kuliyadan
@@mucaadyusuf5238 Sxb ila sooxirir Waxban kuwaydiin lahaaye Waad Mahad santhy
@@fadumiinaabdilahi2982 Adiyo Mucad sigaara ban idin rabaa
Thnx eng
i dont loike tel because i am doctor
its important telecommunication in the world