Ahmed Yassin Digfeer

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 37

  • @Nuurcabudhiye
    @Nuurcabudhiye 14 років тому

    wow, nafsi waa balaayee anigoo bulshoo jooga banka Qorraxay.
    waa heestaydii alaaya cisag digfeer. Wuxuu ahaa fanaan Reer Qorraxay ah oo kubar-baaray Halkaas.

  • @abdirsachirsi8322
    @abdirsachirsi8322 Рік тому

    allah haw naxariisto ahmed yasin digfeer

  • @mukhtaarxuseen2242
    @mukhtaarxuseen2242 8 років тому

    aalllllle ha u naxariisto axmed yasin Digfeer.
    waa fanan qaali ahaa umada somaliyed wabari legend

  • @CqrAynleqaala
    @CqrAynleqaala 16 років тому

    naxariistii jano ilahay hakaa warabiyo
    anigoo bulsho ah banka joogo qoraxay
    thnks 4 this videoclip

  • @ugaascadde
    @ugaascadde 15 років тому

    gabadha caadi ma ahan marnaba alla ha u naxariisto digfeer he wa a hero

  • @sabriinabinturuqiy6308
    @sabriinabinturuqiy6308 8 років тому +1

    Allah u naxariisto digfeer heesahiisa waa xasuus qaaliya mnsh Allah allow u naxariiso😍😍😍😘😘

    • @abdallaabshir7799
      @abdallaabshir7799 8 років тому +1

      +sabriina Bintu ruqiy ahahaahah kawrn heestiisii ahayd { saxiib miyaan ahayn sadex saw kugu ma qabin ] lol

    • @amalmed1121
      @amalmed1121 7 років тому

      sabriina hhhh Bintu ruqiy

  • @XAASIDAA1
    @XAASIDAA1 15 років тому

    Aloow kuu Naxariiso Digfeer Aamiin

  • @abdullahi1988
    @abdullahi1988 16 років тому

    waan gartay ilaahay how naxariisto digfeer
    and also god bless who ever keep it this song

  • @vaysal59
    @vaysal59 14 років тому +3

    Alaa yaraxma fanankii caan baxay ee hobalidii horseed ee wadankayaga AXMED YASIN DIGFEER waliba aniga waa igu weynyahay oo ilmuhuu dhalaan sxbo nahay

  • @najiid123
    @najiid123 14 років тому

    fanankii caanka ahaa alah haa kudayo yasin digfeer

  • @ahmednuur6681
    @ahmednuur6681 8 років тому

    Allaah haku naxarisdo,
    Wuxu aha fanaan qliya

  • @pharelyare4592
    @pharelyare4592 8 років тому

    Ilahow ku naxariso baba digfeer

  • @abdirsaqnasir7037
    @abdirsaqnasir7037 Рік тому

    Ax ax waxan xasuustay wayihii wacnaa yaasiin axmed digfer fanaan lahòlin waayay

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 10 років тому

    Dhammaan ama badi heesaha Digfeer qaado waxaa hal abuuray hal abwaan. Dhamaan waxay ka hadlayaan dhacdo dhab ah ee abwaanku la kulmay. Gabadha ay abwaanku u dhaxday ayey ka hadleysaa. Ganadha & abwaanka labaduba indhaheyga ayaan ku arkay.

  • @maxamedtaajir3230
    @maxamedtaajir3230 8 років тому

    yasalam digeeer viiaaa allaha u naxariisto

  • @amunhassan9477
    @amunhassan9477 9 років тому

    illahow ku. naxariiso qabariga ha ku nuriyo

  • @garejir
    @garejir 12 років тому

    waw heestaan waa ka fakaday odagu

  • @khaalidkilaaz4991
    @khaalidkilaaz4991 9 років тому

    illahey u naxariiso marxuumka

  • @mohamedismail-rh7hn
    @mohamedismail-rh7hn 9 років тому

    may soul rest in janatul firdowsa

  • @roblehussein220
    @roblehussein220 7 років тому +1

    The best of digfer

  • @mustafaaadan9982
    @mustafaaadan9982 7 років тому

    Digfer alah yaramu

  • @abdinurhambalisayid7576
    @abdinurhambalisayid7576 7 років тому +1

    banka qoraxey iyo qurushta qabri dahar

  • @mawgashiine9760
    @mawgashiine9760 8 років тому

    bahaladiii yaaxaaskiyo jabi saw imaaad baran waa hees xusuus igu leh

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 8 років тому

    waxaan deydayayaa wiil andhaley oo ahmed jamac ali? iiguna dambeysey sadex sano ka hor hooyadna waan kala tegney

    • @FF-li1bu
      @FF-li1bu 8 років тому

      Jama Hussein , illahay haku sahlo walalkey. ehelkeedii iyo xafadii ay daganeed ka raadi.

  • @Nuurcabudhiye
    @Nuurcabudhiye 14 років тому

    Dad badan ayaa layaabi markan dhaho reer Qorraxay oo qabil iyo waxan loojoogin meesha soogalin. Runtii ninkan halkaas ayuu yaraan tiisii joogi jiray adeerkay ayaa ii sheegay oo ay is yaqaaneen walaahay.

  • @sooluudicaashaqa1689
    @sooluudicaashaqa1689 9 років тому

    bahaladii yaxasikiyo jeertu soo imaadan barin

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 16 років тому +1

    I know that he is a L G E N D. Allaha u naxariisto

  • @danielmohamoud8887
    @danielmohamoud8887 12 років тому

    ninkan markan dhintay ?
    when he die ?

  • @lacala86
    @lacala86 15 років тому

    shit wara nagaha san dhan may xasid u yihin anigo u bahan bidhantada inanyahay ayan bodka reraha ku barya habenki xabado waxma garada ku so aday yah