Itobiya oo Godey isugu Kentay ciidankedi cir & dhul 5-Aag difaacna dhistay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 173

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 2 місяці тому +4

    Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work 💯💯❤️❤️🥰🥰💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 2 місяці тому +17

    Guul Somalia 🇸🇴 mahadsanid wariye jaamac galad mahadsanid xabashi iyo amxaaro waka guuleysan dona inshaAlaah

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 2 місяці тому +2

    Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯💯❤️❤️🥰🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @abdirahmanhad
    @abdirahmanhad 2 місяці тому +6

    GUUL SOMALIA GUUL INSHALLAH

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 місяці тому +1

      Dalka Soomaaliya iyo Dadka Soomaaliyeed.
      Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga)

  • @dhirbaaxo5097
    @dhirbaaxo5097 2 місяці тому +2

    Waa jihaad ma'inagaaba nasiibkaale in ay xabashidu weerar inagusooqaadaan.

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 2 місяці тому +2

    Somalia 🇸🇴 power 💥isn’t easy

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 2 місяці тому +2

    Soomaalida Xurta Ah, Soomaalida Xalaasha Ah, Waa Udiyaar in Eey Difaacdaan Dhulkooda Soomaaliyeed iyo Dadkooda Soomaaliyeed

  • @AnsaarCarbeed
    @AnsaarCarbeed 2 місяці тому +1

    Guul Somaliland Guul Ethiopia. Hal cadow ayaaynu leenahay, Cadow-gaasina waa somaaliya.

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 2 місяці тому +5

    Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work💯❤️❤️🥰🥰💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 2 місяці тому +2

    Dadka ithiyoobiyaanka iyo Doowladooda Mida Eey Rabaan Waa in Eey Boobaan Dadka Soomaaliyeed iyo Hantidooda.
    Mida Kale Soomaalida Ayaa Eey Rabaan in Eey Ku Kaarta Baxaan.
    Masaarida, Eretareyaanka, Suudaanta iyo Turkidaba Waa inaanu Kaashanaa iyo Doowladaha Kale Ee islaamkaba.
    Mida Taangiyada Sabanada iyo Godadka Ayaa Loogaga Adkaan Karaa.

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 2 місяці тому +1

    Waxa Ceeb Ah In Nolaga Soo Duulo DDS Dhaxdeda Ma Waxaa Laga Waysan Yahay Dad Damiir Leh Oo Hor Is Tago
    Manta Waxan Ku Farxi Laha Hadii Dirirdhabe Kor Keda Ay Ku Ekan Lahayen Inshaa Allah Hadii Ay Soo Qadan Werar Ethiopian Ka Sona Galan Qeybta Somaliyed Cashiro Cusub Inan Uqoreyno Mida Ay Gumeysiga Ku Hayana Ka Kicin Dono Inshaa Allah

  • @saidmohamed5501
    @saidmohamed5501 2 місяці тому +1

    Somalida godey degan May shaqo ka qabtaan

  • @Khadija-i8s
    @Khadija-i8s 2 місяці тому +1

    WAA AXMAARTII HORE EE AY SOMALIDA IS YAQAANEEN MA AHA MID CUSUB
    HA QIIMEYNINA BOOTADOOODA
    WAA IIDEH

  • @CaliMaxamuud-l3h
    @CaliMaxamuud-l3h 2 місяці тому +4

    Hada Waxaan Kafaa Iidaysanaynaa Burburka Itoobiya Dhexdeeda Waxaanan Heleynaa Gobolkii Soomali Galbeed Haka Guro Oromkii Marhaduu Soomali Isku Soojeediyay

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 2 місяці тому

    All that is nothing we will return back land keep it up good work 💯❤️🥰🥰💪💪💪💪

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 місяці тому

    Soomaalida itoobiya dhulkooda haka saaraan maiiyagaale Soomaali intaaleeg dhulkoodii oromo mushaaxeysaa yaa Allah duliga naga qaad

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 2 місяці тому +3

    Itoopia iyo somaliland wayka guulaysanayaa qadaad waynta somali kusheegta

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 2 місяці тому

      Adig itoopia qaxooti u noqo ileen dadaawesata aheed

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 місяці тому

      Soomaali Land = Dhulka Soomaaliyeed.
      Dadka Soomaaliyeed Ee WOQOOYI GALBEED Ma Matashid ithiyoobiyaanoow

  • @DaawaZone-g2i
    @DaawaZone-g2i 2 місяці тому

    Insha allah DDS ama Soomaali Galbeedna way garab taaganahay Soomaaliya itoobiya Gudaheeda ayaan kabilaabeynaa

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 місяці тому +1

    ASC J GALAD WALLAAHI WAXAN AY WATAAN DUCUFADAN WALAGA QAADANAYAA EE ISKA DAA MAAL BAA NASOO DOONTAYE WANU KALA WAREEGEYNAA INSHA ALLAAH WAANA KA XOREYNAYAAN RAGA GEESYADA BIRTA AH EE SOMALIYA MAANTANA GABDHAHAABA KA ADAG ABIY WAXBA ISKUMA HAYO MINGISTAA HORE LOO CUNAY HADANA MAGACA AOMALIYA WAXA KU FAANA UKREYN WAYO GEESI HADUU JIRO CAALAMKA WAA CIIDAMADA IYO WIILASHEENA SOOMAALIYEED ❤GUUUUUUUL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴SOMAALIYA PAWER❤❤❤❤❤❤❤

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 2 місяці тому

    GUUL. DALKEENA SOMALIA 🇸🇴 ♥️ ❤️ 💖 😍 ✨️ 🇸🇴 ♥️ ❤️ 💖 😍 ✨️ 🇸🇴. WAX BAA MA. SHEEGSO.ETHIOPIA MASAR WAN SOO DAHWEEY NEY NAA.

  • @rageosman1726
    @rageosman1726 2 місяці тому +5

    Thnks General JAMAC

  • @Umo580
    @Umo580 2 місяці тому +4

    IN SHALLAAH WATII AYKUXAROBI LAHAD SOOMALIYA GALBEED🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abbdll
    @abbdll 2 місяці тому +1

    Waad mahadsan thy jaamac

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 2 місяці тому +2

    guuul cidamada difaaca dalka ethiopia 👍👍👍👍👍🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 2 місяці тому

      Af somali ayaad qori xaran baad tahay itopian kaa kuwasa daba duleel

    • @msx6576
      @msx6576 2 місяці тому

      Afkaa ka hadashay. Xabada nagaana sida loo ridee addis aya inoo balan ah nacala ku dhashee xabada bes inoo bilaawda sugaynaa

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 2 місяці тому +1

      Guusha waxaa leh ninka dhulkisa difaacanaya
      Ninki dhoof ku yimid bey geeradu dhibeysaa

  • @LeylaAli-t9j
    @LeylaAli-t9j 2 місяці тому +2

    Wariye muqdisho Konten kun. Ayaa yimid waxaana ka saartay habargidir kaliya maa sheegtid wariye

    • @HakiimHakiim-t8p
      @HakiimHakiim-t8p 2 місяці тому

      Doqoneey waxaa saartay majirto in yar un baa lagaa durkay gabre madax tooyada ayuu kuku maamuli jiray

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 2 місяці тому

    Guul itoobiya

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 місяці тому

      Acuudu Billaahi Minashsheeydhaanirrajiim

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 2 місяці тому

      Guul soomaaliya

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 місяці тому +4

    SOMAALIYA WAA U DIYAAR DIFAACA DALKOODA

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 місяці тому

      Soomaalida Xurta Ah, Soomaalida Xalaasha Ah, Waa Udiyaar in Eey Difaacdaan Dhulkooda Soomaaliyeed iyo Dadkooda Soomaaliyeed

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 2 місяці тому

      Aniga diyaar ayaan ahay

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 2 місяці тому +1

    DEE MIYAD DAGAL BILA ISAAQA INANAY SOMALI ISKA CELINKARIN ETHIOPIA SOOWDIGI HORE ULAHA ETH. ISAAQ AYAA JABIYEY

    • @HakiimHakiim-t8p
      @HakiimHakiim-t8p 2 місяці тому

      Adeer rag kabaha gacmaha ku qaadanaya loo ma baahna

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 місяці тому

    DDS way xoroobi inshallah

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 2 місяці тому +1

    Hassan sheikh soomaaliya daba ayuu suraye masara waa cadoow inaye Ethiopia 🇪🇹 halaka ka weerato waayo masar Ethiopia biyohii waa kaga adkataye hassan sheikh Allah soomaaliya ha ka qabto

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 2 місяці тому

      Aqbaarta aduunka dhageeso Madaxwayne H shiek wax uma dhiwin

    • @dashco396
      @dashco396 2 місяці тому

      Ruufiyaan

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 місяці тому

      ithiyoobiyaanka Saaxiib Walbo Waanu Ukaashaneeynaa.

    • @msx6576
      @msx6576 2 місяці тому

      Ethopian af somali bartay maqla waxuu inoo sheegaya 😂😂😂😂😂😂

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 2 місяці тому

      Xasan shiq wax kale waa ku mucaaradi karnaa lkn mar hadii cadow shishiye yimaado dowladena aya dalkena ayaan la dhimaneynaa

  • @KhalidcabdiXashi
    @KhalidcabdiXashi 2 місяці тому

    Qaniimay noqon insha allah

  • @mustafadahir9206
    @mustafadahir9206 2 місяці тому

    Ciidamada Itoobiya waxaanu ku soo dhawaynaynaa airportka Berbera si ay u duqeeyaan Soomaaliya.

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc 2 місяці тому

    CIIDAN FIDRAL HA NALA KEENO AWDAL STATE IYO DADKI REER AWDAL HA LA HUBEEYO REER AWDAL STATE MIDNIMADA SOMALIA AMINSAN YIHIIN SOMALIA HANOLATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 2 місяці тому

    Thank you Mr.Jama glad for your latest updates news and information
    Abi Ahmed regime prepared for war
    Is Somalia and it's Alliance Egypt and Turkey ready for that? Let's wait and see

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 2 місяці тому +3

    Abiya wantd to silence and united his oppositions. But who will buy this mantras. Somalia is for Ethiopian colony and somalia has every right to commit agreement. Ethiopia long term enemy if Somalia but she was showing some fake charitable activities.

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 місяці тому

      Laakiin Afsoomaaliga Ku Soo Qor Faaladaada

    • @muhadbarre1821
      @muhadbarre1821 2 місяці тому

      Abiya waxa uu rabaa in uu aamusiyo iyo in uu mideeyo mucaaradka.laakiin cidi kana akhrisanayso is yeelyeekiisa been brenta ah. Somaaliya mahaan isticmaar Itoobiya.

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h 2 місяці тому

    War hooyada umadu wastaye yaad khaldaysaa m hawiye dameer adagu ehel kagu waa itobiya ne

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 місяці тому

    Waalagugu karindhe hadaad nagusoo xadgudubto inshallah

  • @najeepjabriil5262
    @najeepjabriil5262 2 місяці тому +2

    Ninki dhof kuyimid bey geridu dhibeysaa iyo dabadhilifkoda

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 2 місяці тому

    Soomaalideena Ahaan Cadowga ithiyoobiyaanka Waanu Ka Adkaaneeynaa.
    Soomaalideena Ahaan Dagaalkooda Diyaar Ayaanu Unahay.
    Gumeeysta Raaca Adoomada Ayagana Waanu Ciqaabeeynaa.
    Dadka Soomaaliyeed Guul Badan Ayaan Urajeeynaayaa.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 місяці тому

    Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 wllhi Ethiopia 🇪🇹 waa quwad bal Hubka Soomaliya 🇸🇴 sodon Minid bay ku qadan Mayse Hubka waxa lagu burburinaya Masar

    • @maandhay
      @maandhay 2 місяці тому

      Ilaahey cuqdada Somalida ha idinka saaro walaal

    • @ZiadAbdi
      @ZiadAbdi 2 місяці тому

      @@sidiiqmaxamed-pg6nm walalka umbaa ku huran ee toos walaal

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 місяці тому

    WAR ISKA DAA KAASI WAXBA MA AHEE WAA ISLAAN 100JIRA HADANA INDHIHII BEESHAYE RAGU WAA SOOMAALI KUWA DADKA IYO DALKA AANAN KA CIYAARIN HADII UU YIMAADO DULMIGAN CAD OO KALE 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 2 місяці тому

    Oo madsar iyo itoobiya miyaa doonaya inay soomaliya ku dhex dagaalamaan taas micneheedu wadan cidi leedahay maahan😮

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 2 місяці тому

    Waa ina guud ahaan shacab iyo dowlad gacmaha isu qabsanaa dagaalka cadowga hal mid aan iska ilaalino inan jabhado iyo argagixiso noga faidestan xaaldaan waa inan uga dabbeyna dowlada hogaanka difaaca

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 2 місяці тому +1

    Masar haday cid wax tarayiso falastiin bay wax tari lahayid galadaw

  • @Allsportshighlights1600
    @Allsportshighlights1600 2 місяці тому +1

    Dagaal waaba rabnaa, Amxaaro iyo TPLF aan garaacey ma Oromo loo daahaa

  • @caliyuusuf8278
    @caliyuusuf8278 2 місяці тому

    ya xabasho bunbuniyay

  • @AbdinasirAhmed-bd6wl
    @AbdinasirAhmed-bd6wl 2 місяці тому

    Galadow soomaalida dalka wada difaacaneysa xageed ku ogtahay

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 місяці тому +2

    tabaryari ma aha ee soomaalidu a koofur cid wadani ah wey ku yartahay wadanigii waxna sariiraha gudzha iyo banaaka ayey saaran yihiin waxna wey dhinteen waxa soo harey gun baahan oo wadankuba waxuu yahay aan aqoon ee u heysta dowladnimadu xagee ka gadaa maxaad cuntaa xagee guri ka dhisataa kaliya u kala ordaya wadanku inuu yahay hooy lagu soo hirto soo wareeg ugu dambeyn asagaad u soo noqon

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 2 місяці тому +1

      Beenloow shacabka koonfurta un baa ugu wadanisan uguna geesisan walaahi Ethiopia caano uma ka banaayaan ee hal mar meey Ethiopia dagaal nagu soo qaado adigaa arkidoona in Ethiopia aan ceejo ku dil nee

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 2 місяці тому

      Huuhaada kala bax shacabka ha caayine

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 2 місяці тому +1

    Somalia futadeeda ayaa diyaar u ah, ciddii wax galisaba way u
    Hoorsaneysaa !!!

    • @KismaoTv_D5
      @KismaoTv_D5 2 місяці тому +2

      Abaarso futada soo dhigatay markaasaad rabtaa in somali oodhami dhigato si ay xanuunka kuula arkaan lkn futadaada adaa ka masuula ee bal car aannkaayeelo inaad xaarka ceshato

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 місяці тому

    fuley ula badanaa Oromo Waa tii ku jebi laheed isha allah

  • @HanadCabdiwaxid
    @HanadCabdiwaxid 2 місяці тому

    Guul Somalia 🇸🇴🫡✊

  • @AbdulkadirIssa-o2n
    @AbdulkadirIssa-o2n 2 місяці тому

    Warka Boosii weriye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 місяці тому

    Soomaali intey iyagu isdilayaan cadawga ha umidoobaan nolol u. Ogolayn

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 місяці тому

    Sidii ereteriya hadaan dhagaha kudhufanlahayn maynasoo hawaysan lahayd

  • @guledsm
    @guledsm 2 місяці тому

    Dawladda Somaaliya waa ineey aqoonsataa jabhadaha la dagaalamaya Raysalwasaare Abiyi.

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 2 місяці тому

    Inshaa Allah waa laga furan doonaa oo lagu layndoonaa haka wal walina soomaaliyeey . Waa hadaan qabyaalada iyo argagixisada la dagaalano

  • @Khadija-i8s
    @Khadija-i8s 2 місяці тому

    WAA BOOTO CABSIGA,IN SOMALI WAXAAS MA AAMINTO OR LOOMA SHEEGO WAA CIYAAR CARUUREET.

  • @AbfiAli
    @AbfiAli 2 місяці тому

    Meeday masaridii tuigta ahayd
    Ha idinka difaacaane hawiyow

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 2 місяці тому

    Jaamac somaliya iskaa daaye anaaga o ah shaacabka soomali gaalbed ama ogadenya maaxa noo xaala baal😢😢

  • @bossman1024
    @bossman1024 2 місяці тому

    Jamac lagayagay indha kala qad ha Isku qabane

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 2 місяці тому

    Doowladda Soomaaliya iyo Dadka Soomaaliyeed Maba Ubaahno in Eey Dagaal Toos Ah La Galaan ithiyoobiyaanka.
    Sirdoonkeena Dalka Soomaaliya iyo Sirdoonka Dadka Soomaaliyeed Waa in Hanti-Geliyaan Jabhadaha ithiyoobiyaanka Kuwooda Tirada-Meel-Dhexe Ah iyo Jabhadaha Dadka Soomaali Galbeed.

  • @jandraravi9816
    @jandraravi9816 2 місяці тому +1

    WAR GALADOOW MAXAA IS KAASHANAA SOOMAALI AHAAN......
    MUUSE GAAL IN MEESHA LAGASAARO OO LA DILO MAAHINEE....MEESHAAN SOOMAALI RAG BAA U TASHTAY OO WADANKII KALA GOOGOIYAY OO KUWAAN WAXNA AQRIN WAXNA QORIN AA GONOLKASTO MADAXWEYNE MADAXU HA GOEE DHEEGANAAYO MARKA ILAAH BAA NOO MAQAN EE HORTA HORE WADANKA IYO GOBOLADIISA WAA IN LA ISKU KERNO KABACDI AMXAARO FUTADA LAGA GALO.

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 місяці тому

    Markaa masoomaalida dhulkoodey duulimaad kutahay

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 місяці тому

    Bootey hayaan laakiin soomaalida ayey jabsanayaan dhulkii horaa lainiga xoreyndhe waad joogiwaydeen nagusoo iimaanbeesheene

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 2 місяці тому

    Jaamac xasan shiikh imaaraad ayaa doortay sababtuna waa in itoobiya badd hesho In ciidankii soomaaliya uu burburiyo dalkana uu qabiil dhex dhigo ma.aragtaa

  • @phprince5153
    @phprince5153 2 місяці тому

    Saraakiisha oromada dheh

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 2 місяці тому

    Warbaahinta qaranka itoobiya ayeey u adeegtaa

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 місяці тому

    Sodigi caduga kushegayay ragii shishayaha horijiray dabadhilif munafaq

    • @HakiimHakiim-t8p
      @HakiimHakiim-t8p 2 місяці тому

      ... oromooy waayo ragii horijiray aad sheegeysid

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 місяці тому

    SOMALIA DAA AADKA SHEAKYNSO 7:47 HADA MAJOGAN KUWO SHABAB BACSADO AAYA HADA JOOGA

  • @landsurveyingandmapping6485
    @landsurveyingandmapping6485 2 місяці тому

    shalay kii ethiopioa iska celiyena aniga uun buu ahaa walawayn watii badarka cunaysay siyaad barre na basaas baabu aaa dooayey inay jabaan ceedanka somalidu markaa waxad ku fanaysan wa macxay adeer ethiopia anaga heshiinay wada socona wadana soconay intii aynu inagu colka ahayn markaa adeer dhul somaliye leedahay kama maqnee dhulkan somaliland ba la yidhaah ee maad fadhiisan mise wa layskka waydiin dona

  • @Blackiislo
    @Blackiislo 2 місяці тому

    Jaamac galad ma ogtahatahay jigjiga in federal eithopia laga mid dhigi rabo waayo qoomiyado badan ayaa hada dagan godeey waa Ku xigtaa dhulkii ogaadeyn gacanta Somalida wuu kabixi rabaa
    Ilahey ha bad baadiyo 😢😢😢

  • @somali-l8i
    @somali-l8i 2 місяці тому

    dadka commanka ku taageeraya xabshida ha u jawaabina waa iyagii o magacyo somali ah sita ujeedkooduna waa iney dadka soomliyeed isnacsiiyaay

  • @AbfiAli
    @AbfiAli 2 місяці тому

    Ma tihid weriye usless hawiya ah quuso

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 2 місяці тому

    Faqash faqash dhalay today sealed kacesho car fulay gurigisikacaray

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 2 місяці тому

    Afqashuuushle waaakan adeer Ethiopia waa walaaladayo brooorta jooooji kan mamid Ethiopia fuuuulay

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 місяці тому

    Jamacow etopia iyo Somali wey isyaqaanan .
    Ragii aay warso aay kaceliyen hirna iyo hawasa weli wey,noolyihiin.walahi hadey oromada joogi wayaan waxaa noo ballan ah hadan nahay xoogii dalka Somaliyed intii kanool in aan tegi doono oo walliba dhafi doono meeshii rashka iyo kubi naga Soo celiyeen

  • @AbdulkadirIssa-o2n
    @AbdulkadirIssa-o2n 2 місяці тому

    TALOBIXiN Weriye jaamac warka Boobsii waad kudaahadaa waqti lamahayo

  • @shirmakefarah1419
    @shirmakefarah1419 2 місяці тому

    Dawladee soomaaliyeed maaragtay sideedbilood xaxeexii kabacdi wax gudaha kasocda

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 2 місяці тому

    Oo kuwii lahaa waa la aqoonsanayaa Ethiopia ma xoog ayey kuqabandoonan

  • @CabdiMuxumed-v7e
    @CabdiMuxumed-v7e 2 місяці тому

    Jaamac fikirka saaxiib meelee

  • @AdenBarreh-kh6kh
    @AdenBarreh-kh6kh 2 місяці тому

    الدولة الإثيوبي هل نسيت ما حدث1977

  • @abbdll
    @abbdll 2 місяці тому

    Intii ay masar imaanin ayay rabaan in ay soomaaliya hub ay soogiliyaan si ay uqarsan oo qabaa'ilada lays kugu diro

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 2 місяці тому

    Itobiya iyo somaliland guul

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 місяці тому

    Halyay.jaamac.galad..yes.bulshadu.waxay.rabtaa.madaxwadaniyii.oouadeega.dhibta.kasaara.dhaqqaale.usameya.daafaca.abaabula.cadowga.gacan.bira.utaaga.toalo.waa.taa.jaamac.biciyay..waadani.adhabadheh.

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 2 місяці тому

    Ciidankii cirka ayaa inaga maqan gambi aanba

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 2 місяці тому

    carab iyo afrikaanba way ina neceb yihiine iran aan heshiis difaac la galno bad iyo berriba saldhigyo ka siino

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 місяці тому

    Xaarka naga weecidhe abi tuugoow gardarada waxaad kaheshaadleedahy sidii xamar 2007 laguugu karindhe hadaad soodhawaato

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 2 місяці тому

    adc goday wixi laha xagay aden maxase lagudboon in qof somali ah lagu dul dhanteeyo ooye geesinimo kale mahayan dhanka kale sida nagaha yaa loowaca

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 2 місяці тому

    XAMAAS OO INOOGU SOODEEQDAY 6KUNTEENAR OO AH ALYASSIN RPG105 MADE IN YEHYA SINWAR AH SI AAN NAKTA UGA GELINO TANGIYADA ORAMADA QUSHASHADA AH😂😂😂😂😂😂

  • @sporttv24timmar
    @sporttv24timmar 2 місяці тому

    war hanoo faanin amxaarta waan karsanaa waxaas

  • @cabdisalaadaxmad2440
    @cabdisalaadaxmad2440 2 місяці тому

    Somaalilnd ayaa ka sukeyso ma waxaa leedahay dhagaha halaga garaaco somaliland

  • @khadarahmed8473
    @khadarahmed8473 2 місяці тому

    Aad baan Kuu tageeraa jamac waxaan hayaa cog wayn halkee xagee goor tee

  • @abbdll
    @abbdll 2 місяці тому

    Masarna la iskuma haleyn karo kkk waxaa ku filan in amar lasiiyo oo la yiraahdo ma tagi kartaan soomaaliya

  • @kamalkani5258
    @kamalkani5258 2 місяці тому

    Hal habiin somaliya uma cabsanin (1000 itoobiyku 10 somali Kuma diiran karaan ) lknse Kala qaybsanaa nta dadkeena ayaa xanuun badan igu haysa

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 місяці тому

    Soomaliyay.marka.aan.idin.leeyahay..etiopia.noockasto.heshiisa..oobada.ah.yaan.lalagalin.tan.ayaan.arkayay.hada.waxay.inuugu.hannjabaysaa.dal.awoodleh.baanu.nayay.oocagta.marin.kara.cidwalba.ogaada.waxay.idiinku .hanjabaysaa.waa.bub.hubka na..waxaykalasoodagtay.dakadihiina.somaaliyay..ufiirsada.waataa.etiopia

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 місяці тому

    Dhulka soomaalida eebaaxadaale miyey dhexmushaaxayaan oromo

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 місяці тому

    Etiopia.waxay.arag.tay.jilic.sanaanta.somasliya.markaa.inay.ciidamadeedu.kudhexqaadan.badahaagana.damaacido.akhbay.uleedahay.kiilahaaba.haduu.tuug.yahay

  • @zahrahajji2570
    @zahrahajji2570 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 2 місяці тому

    mamul gobaled hadad maqashay waxey u shaqeyaan ajaniib uun

  • @jacobxj387
    @jacobxj387 2 місяці тому

    Somalia hatageerta jabhada tplf o Tigrey

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 місяці тому

      Run, Hubaal Waa Sidaas.
      Doowladda Soomaaliya Dheh.
      Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga).