"Waxaan Wadanaa Udgoon Siyad", Beesha Waceeys Cali ee Katirsan Beelwaynta Adan Ali. FULLY ENDORSED.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • Musharaxa Kursiga Haweenka Gariisa Udgoon Siyad,
    "Waxaan kulan la qaatay jilib-culusta beesha waceeys Cali oo ka tirsan beelweynta Aden Ali.
    kulankani ayaa waxaa Hor kacaay Duqa beesha Abdi Daud Ahmed, Yahye Ahmed Bashir oo uu tartamaayo Kursiga golaha wakiilada ( MCA) iyo guddomiyaha dhalinyaradda, Abdinasir Abdullahi.
    Waxgaradka kulanka ka soo qeyb galay ayaa tageeren baadigobka aan ugu jirno raadinta kursiga Dumarka (Women rep seat) ee Kauntiga Garissa.
    Waxaan balan qaaday siyaasad ku dhisan is-ixtiraam, wadajir, hoggaan suuban, is-qancin iyo tixgalinta rabitaanka shacabka iyada oo la raadinaayo siyaasad wadar ogol ah ( inclusive politics) oo ay qeyb ka yihiin dhamaan bulsha weynta Garissa.
    Thank you rer abaheeyow . "

КОМЕНТАРІ • 2