KIISKI UGU WEYNAA - Nin ilmaha Xooga Uga Qaatay Xaasaskiisa una diiday| MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 184

  • @wavyali5768
    @wavyali5768 18 днів тому +4

    Dahir calsow waxaybah hawenku maryan ma qiyasadi karaysi ee dadaal illahay ha idinlajiro aamin aamin aamin 😢😢😢😢😢

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +41

    DOWLADA AABE SIYAAD ALLAHA U NAXARIISTO JANADA FARDOWSA ALLAHA KA WARABIYO WUXU DIFACI JIREY DUMARKA CARURTA

    • @abdirizakartan
      @abdirizakartan Місяць тому +7

      Ilaahay haw naxariisto

    • @user-ft9qg3uh5x
      @user-ft9qg3uh5x Місяць тому +2

      Saxiix Wlhy waaxaa leheyn maxkamada dumarka u dacwoodaan leeyehee 😢😢😢😢😢😢

    • @marirabosshamdi7756
      @marirabosshamdi7756 Місяць тому +1

      ​@@abdirizakartan¹¹¹¹¹ĺl

  • @mohamedali-ru7iw
    @mohamedali-ru7iw Місяць тому +16

    Dahir Calasow walaalkey shaqo wanaagsan ayaad heysaa illahey ha kula garab galo aad & aad kugu tagersanahay thank you walaalkey

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 Місяць тому +6

    NIMANKA SOOMAALIYEED MARKEY ILMAHA QAATAAN MAXEY HOOYADA UGU DIIDAAN? HADEY HOOYADA KORSANEYSANA AYSAN DIB UGU SOO NOQON ILNAHOODA? SUBXAANALLAAH. ILLAAHAY HA U SAHLO MAAMADA ILNAHEEDA INSHA ALLAAH. AAMIIN

  • @hudafarah1501
    @hudafarah1501 Місяць тому +4

    Maansha Allah daahir kheyr alaha kusiiyo dad xanuunsan waajiraan raadiya oo caaliya shaqo fiican AA wadaa bro caruuurtaada alaha kuu xafido bro

  • @uivuv
    @uivuv Місяць тому +5

    Dahabo allaha ugargaaro walhi dahir dahab boqorka shanta somaliya iska dhaf darood iyo hawiye thanks wale❤

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 22 дні тому +1

    Masha Allah, Baaraka Laahu Fiik Dahir tani waa isbedel wacan.
    Xuquuqda Gabdhaha Somaliyeed waa arin muhiim ah

  • @user-zx9uq1zy2t
    @user-zx9uq1zy2t 24 дні тому +1

    Ilaah ha kuu sahlo caruurta hooyo aamiin ❤🎉

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Місяць тому +4

    Ilaahay Iimaanka kaaqaad naxariis daraa ninka gabadhaas ina adeer tiisa oo dan-yarta ah saas ugu dhibaateeyay ilmaheeda. Qabyaaladeey Awoowe Awoowe Alle kuucadaab. Hadii aay sharaf leedahay ina Adeerkeed baa saas u galaya bilaa naxariis laawa. Soomaalaay hadii aqligiinu shaqaaynayo waxaa nugu filan cadaalad tusaalena waxaa noogu filan Maxkamada Daahir Calasoow ALXAQIIQA

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Місяць тому +2

    Masha allaah walee daahir iyo team kiisa khar baa alle idinla damacay waayo dad badanbaa muriigo ka qaaden illaahay hadin xiftiyo aamiin aamiin 🙏🏼

  • @uivuv
    @uivuv Місяць тому +4

    Dahir thanks wan iska ooye anigoo gabar marexana walal ninkaa gabadhaa caruurta halooga soo qabto waxna haloo aruuriyo lacag😢

  • @user-zy2wg8bu7v
    @user-zy2wg8bu7v 10 днів тому

    masha allah dahir calasow shawo fican ayad haysaa allaha kugu garabgalo wll

  • @fadumoabdiali4702
    @fadumoabdiali4702 Місяць тому +2

    Ilahau jaku xafido dahir calasow wlhi wan ooyey dhaman kissaska aad xaliso

  • @wavyali5768
    @wavyali5768 18 днів тому +1

    Mashallaaha mashallaaha mashallaaha

  • @hannahaskar4799
    @hannahaskar4799 Місяць тому +4

    👍 good job Daher

  • @MacalinYaasiin-v6c
    @MacalinYaasiin-v6c 10 днів тому

    Daahirow warkaaga wow cadyahay❤ guul iyo gawanimo

  • @Duncarbeed
    @Duncarbeed Місяць тому +5

    Haday sidaa ay sheegeen maamooyinku xaalku yahay oo aanay ilaa xiligaa ubadkooda wax xidhiidh ah aanay lasamaynin oo aabuhu u diiday walaahay waa dulmi weyn
    ninkaasi illahay haka baqo aakhiro ayaa danbaysa gaar ahaan xaaska uu hada qabo dulmigaa hayska fogayso oo odaygeeda haw caqli celiso

    • @Beingme541
      @Beingme541 Місяць тому +2

      Dumarka wa isku cadaw wa instrument ee nimanka isu isticmalan ma arag miya mid dhaheyso waxi lagugu nacaa qabtaa ana lejeclyahay nimanka baa remote Ka uhaya oo iskudira

    • @Duncarbeed
      @Duncarbeed Місяць тому +1

      @@Beingme541 illahay naxarariista inagama qaado waar ninku naxariis daranaa

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 Місяць тому +4

    CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +3

    HOYADAAN NIMAN SHUFTA AYA HELEY O DHAWACEY O ILMAHEEDI DHAGAR UGA QATEY

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +3

    WA MASKIIN WEY DASHEY 😭😭😭

  • @khadrahilowle4877
    @khadrahilowle4877 Місяць тому +2

    Salalahu caleyhi wasalaam salalahu caleyhi wasalaam salalahu caleyhi wasalaam ❤❤

  • @Zahur276
    @Zahur276 Місяць тому +1

    Wllhi waayaab ilmahaan hadeey 20 jirayaal yihiin maxeey hooya dood uraadsan waayeen Subxanallah

    • @daimondumuanas8622
      @daimondumuanas8622 Місяць тому +3

      Walal caruraha marka lagaa fogeyo inaad nacday oo ku tuurtay iyo balayaa laga buuxinaa marka caruurta eed malaha waalidka caruurta haya oo korinayaa laga doonayaa inuu waalidka kale wanaajiyaa lkn dadka qaar waa yahuud soomaali midibka ah

  • @user-fy2ph5kc4p
    @user-fy2ph5kc4p Місяць тому +1

    Waa xaaraan in hooyo lagu dhibo ilma heede

  • @FoFo_2330
    @FoFo_2330 Місяць тому

    Daahir calasow waa ahlu qeer ilaahey ha ka aqbalo 🙏🏼🙏🏼

  • @miskinah2036
    @miskinah2036 Місяць тому

    King Dahir Allaha ku xafido! Sida aad dadka u caawinaysid Allaha kuu caawiyo!!!

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +3

    WA ABE KALA FOGEYEY HOOYO IYO ILMAHEEDA WA CADAW WUXU QALBADA KA DILEY XATA ILMAHA

  • @leylobbleylobb5812
    @leylobbleylobb5812 Місяць тому

    Dahir cimrigiisa allaha u dheereeyo iyo cafmadka iyo cibadada

  • @IbrahimAbduleAliIbrahimbufle
    @IbrahimAbduleAliIbrahimbufle 20 днів тому

    Walee dahir cade shaqo nin weeyn ayuu haya allaha ku xafido bro cade

  • @luulabuuni3735
    @luulabuuni3735 Місяць тому +7

    Umadani xagay kuxidhnayd o ilayn dumarba manoola

    • @Beingme541
      @Beingme541 Місяць тому +1

      Qari iyo ceeb be inta kuso gartay walah waxan aqana hoyo gabdheda ninki qabay kufsaday 4jir rerki dhaqanesy aydo leh wa gabaryaro wa abahed okale xiligu faraxumeyay operation bey ehed ilmahis lagu qalay intas bu jaanis u arkay gabdhi bu iskusi faruray

    • @daadihiso
      @daadihiso Місяць тому

      لا حول ولا قوة الا بالله😢maxay dumar ceeb astureen😢

    • @LearnEnglish-gw4hu
      @LearnEnglish-gw4hu Місяць тому +1

      ​@@Beingme541ma gabadhisu kufsaday oo asiga dhalay mise gabadha gaar wye nin kle dhalay

    • @Beingme541
      @Beingme541 Місяць тому

      @@LearnEnglish-gw4hu ninkale Ka dhalay hoyada fool dagdag kuso boday operation malmahe kujirtay kaga faidestay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +3

    NIMANKA SOMALIDA BOQOLKIIBA SAGASHAN DUMARKA WEY XUMEYAAN

  • @libannur9756
    @libannur9756 Місяць тому

    Inaa lilaahi waa inaa ileyhi raajicuun xaasidsanaa ruuxu.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +4

    WA ADUNYO GADOON GUNIMO CADAW ABE KALA FOGEYNAYO ILMO IYO HOYADOOD

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 24 дні тому

    Amiin Amiin Amiin

  • @Hooyodamac1
    @Hooyodamac1 Місяць тому

    Cabdicasiis ILINTIR baan ka daawadey hooyooyinkiaan,,alloow u gargaar

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Місяць тому +3

    War ninkan Hooyada ilmaha u diidan
    In sharci kayaal ma oga miya caruurta 20 jir iyo 21 jirka ah inay xor yihin ma oga miya oo hooyadood la hadli karaan
    Wali tanoo kale

  • @CuruboFlimsHD
    @CuruboFlimsHD Місяць тому +1

    Waxan Kusiiyy 2 Maalin Hadda Muuqaladeyda ii Dhaafi weysoh Copyright Isku Diyaari Haddaba Digniin Waad Qabtaa???

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg 13 днів тому

    Mash.alah❤❤❤❤🎉

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Місяць тому +1

    Aamiin yaa rabii shukran

  • @jasonhimothytatum4439
    @jasonhimothytatum4439 Місяць тому

    walitkada habatka e ilmahada kudhibesit habar mahan

  • @shamesmohamed1604
    @shamesmohamed1604 Місяць тому

    Asc ❤

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg 13 днів тому

    Alaha.hakugargaro.abayo.haoyin

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Місяць тому +1

    Ha..La..Caawiyo..Hooyada

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 Місяць тому +1

    Naagto uu hada qabo may Allah ka cabsato miyaysan hooyo aheyn subxanalaah.

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 Місяць тому

      Maxay ka qaban karaan

    • @hodanahmed1456
      @hodanahmed1456 Місяць тому

      ​@@hawohosh9198ninka qabo ayey lahadli kartaa.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    WA MASKIIN HADEY KA DACWEYN LAHEYD AMBASHATADA ITOPIA AMA KENYA O HOLLAND LEDAHEY WAXA LA KENI LAHA YURUB

  • @adancubeyd6764
    @adancubeyd6764 28 днів тому

    Queen soy soy aaway cawada

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Місяць тому

    Nin doqoon ah walaahi😢😢😢😢😢😢😢

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Місяць тому +23

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 8 днів тому

    ❤❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +2

    NAAG EY DUDUBEEN AYEY DHAHEEN WA GABADHADA YAAB

  • @aishaluul5594
    @aishaluul5594 Місяць тому +4

    Maxkamada noo fur caawa

  • @team_isha
    @team_isha Місяць тому +2

    Asc daahir calasso. Waxaan kaa rabaa a arin inaa kuu sheego

  • @diishitaar9235
    @diishitaar9235 Місяць тому

    Dahir wlhi maxkamada dowlada waxa ka shaqo baddan maxkamada dahir alasow oo run ah wlhi

  • @abdikarimhassan5740
    @abdikarimhassan5740 Місяць тому +1

    Asc, waacajiib, ninku qalbi adagaa.

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 Місяць тому +1

    Mamadan Wala Dulmay Reerka ay Ka dhalatayna Way Dulmeen oo Caruurteedii Ayay Dhaheen iska Dhiib Kuwa ay u Dhashayna Way Dulmiyeen Dahir Mamadan Caruurteeda Halala Hadalsiiyo Waliba oo Haloo Keeno Mamada Caruurta Ha Soo Dhoofiyan

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 Місяць тому

    Naagta somaliyeed waxa u cadow ah Naag kale. Hada hooyadaan waxa dhibaateeyey oo caruurtii ka fogeeyey Ninka Hooyadiis SODOH, 😢WAANA DHAQAN Somali in Hooyada caruurta laga qaado oo Sodohda iyo eedooyinka loo geeyo,si hooyada dhashay looga fogeeyo.

  • @FarrxioMohamed
    @FarrxioMohamed Місяць тому +1

    Abayo waruntet

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula2311 Місяць тому +1

    Daahirow gabadhan safarad holan gee haka dacwooto

  • @user-lf6hp5hz5x
    @user-lf6hp5hz5x Місяць тому

    Isagaa ba danbi kujooga
    Qofkii been ku sheega magaciisa iyo qabiilkiisa
    Sharcigiisa ayuu weynayaa
    Bal usheega .maamadaas iyo maamada kaleba xaqooda ilaahey wuu soo ifbixiyay
    Isagaa shaleyto ku danbeyn doono inshaa allaah

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 Місяць тому +1

    Waxaa wanaagsan in Ilmaha si qaas ah loola hadlo loona sheego in loo diidan yahey hooyooyinkooda number hala siiyo si private ah haloola hadelsiiyo.

  • @yurubhusen
    @yurubhusen Місяць тому

    Dahir waa ba boqor shaw❤❤❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Місяць тому +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @user-umuAli
    @user-umuAli Місяць тому

    Hooyadan alle ha usahlo ilmaheda teda kale waxaan layaabay hooyinka somaliyed ninaa ilmo kaqaatay ninaa dahabkayga ugaday ninaa noloshay ubaa bi iyay ninaa lacagtayda yurub ku tagay naagaha maxaa ka qaldan nimanka qaar cashar ayaa loo dhigaa nimanka qaar saqajaamo waaye alle hakeeno nin oonaayo

  • @user-mw4th1zc7l
    @user-mw4th1zc7l Місяць тому

    Mashaa allaah guul gobonimo

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Місяць тому

    Ala nimnka soomalida waxay ku cadaab galayaan dumarka iyo caruurtooda intay tmraga calamku dayaxa gareen iyaguna hoostooda ayay ka fhamaan laayahiin😢

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    WA AABE XUN

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 Місяць тому +1

    Subxaana laah ninka waa baahal

  • @shamesmohamed1604
    @shamesmohamed1604 Місяць тому

    Mashalaah❤

  • @MaslahBarkhadle
    @MaslahBarkhadle Місяць тому +1

    Oh my god

  • @user-ty3uz4rs8m
    @user-ty3uz4rs8m Місяць тому +2

    DAHIR dahab sunta raga kaoyinsiso hhhhh

  • @madiinocaraaymaxamed7445
    @madiinocaraaymaxamed7445 6 днів тому

    Hambalyo Daahir Maxkamada been beenta ahoo aad meesha ku heyso

  • @houusseinsaid
    @houusseinsaid 27 днів тому

    Asc dahirow ninyahaw gabdhaha calaacalkooda caloolxumo Ayaan kaqaaday alahadhibo raga gabdhaha sidaas udhibaaya

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +3

    ILMAHA LA QADANAYO O HOYADA LAGA QARIYO CUQDAD AYEY KU KORAAN QALBIGOODA DHAWACMA

    • @maxamedcalixasan9233
      @maxamedcalixasan9233 Місяць тому +1

      Aad iyo aad xaqiiq weeye mahadsanid wllshay qlli anigu gabadh aanu kala tagnay wiil ayaanu isu dhalay Intaay tiri ifur cinugana adigu hayso ayaan sidii ku kala tagnay hadana cunugii Intaay hooyaday aan u geeyey ka xaday ayaay hoyadeed oo baadiye ama miyi degan u geysey dibna ugumay noqon wax daryeelna kuma qabo anigoo sharci u leh inaan ka Soo qaado maamada hadana ilmaha laysku qabqabsado cuqdad iyo xanuuno ku dhaca sidaa ayaan kaga maqanahay inaan la hadlo macaa waa lay diidey waxaa intaa Dheer in cuqdad iyo nacayb lagu beeray cunugii yaraa lana leeyahay aabe ma lihid Cid ma lihid illaahayow anigu cunugaa yar denbi kama gelin 😊😢

    • @Beingme541
      @Beingme541 Місяць тому

      ​@@maxamedcalixasan9233biilo markad hesatay Hadi xarirkina wacna we Ku xaririnlahed lakin in marks eh dhib tabanesysa lagayaba iyo amuu markale Ka qata uu labaxsada kalsoni Gali inad lakorsaneside kalana tasho mustaqbalkisa waxbarashdisa Ada Ka mazel ah melkastu jogo

  • @kaltunmursal5660
    @kaltunmursal5660 Місяць тому +1

    Ninkan waa tuug

  • @user-cv1zz7ok3y
    @user-cv1zz7ok3y 5 днів тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @WiiloQaasin-lb3wr
    @WiiloQaasin-lb3wr 7 днів тому

    😢😢

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n Місяць тому +2

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @user-fy2ph5kc4p
    @user-fy2ph5kc4p Місяць тому +2

    لإتضار والدة بولدها

  • @madiinocaraaymaxamed7445
    @madiinocaraaymaxamed7445 6 днів тому

    Muslimka beenta ka da waa lagu ogtahay waxa tahahy

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Місяць тому +2

    😢😢😢

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    MUXU U WADI WAYEY HOYADA IYO ILMAHA HAKU KORSATO YURUB

    • @adarsheikh-ali9290
      @adarsheikh-ali9290 Місяць тому +2

      Naxariis taas haduu qabo kamaba qaa teen soo ma aha

    • @AmazedBywacan
      @AmazedBywacan Місяць тому

      @@adarsheikh-ali9290aad iyo aad wadis bay ka sheekenaysa oo ay korsato codkooda ayuu maqashiin waayay oo uu diiday

  • @jasonhimothytatum4439
    @jasonhimothytatum4439 Місяць тому

    waku habara ilmahada dhiib

  • @abdulahiesse5946
    @abdulahiesse5946 Місяць тому +1

    Subxanallah

  • @Amalshiire
    @Amalshiire Місяць тому +1

    Bro

  • @jaamachaaji4903
    @jaamachaaji4903 12 днів тому

    Taladaan qaata waxba ha ku mashquulina ninkaañ caruurtii hada way Korean iyagaa iska masuula una baahan hooyadood labada gabdhood iyo wiilka la hadalsiiya hooyadood halkaasna ha ka xariireen.

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 Місяць тому

    Aamiin yaa rabi

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    DUMARKI ILMIHI WAXA HELEY CADAW

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j Місяць тому

    Bahaada laga fa isata sorry hooyooyinka somaliyeed 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +2

    ILMO NOL AYA HOOYO LOGA DUCEYNA YAAB

    • @Beingme541
      @Beingme541 Місяць тому

      Monestors waye xata mocking the death even Saitan confiused hasbuna Allah waxey kanaxayan maleh

  • @FoziaMohammad-px3uw
    @FoziaMohammad-px3uw Місяць тому

    Oo maa laiskadaayo haduu kufilanyahay caruurtiisa

  • @Beautiful-lady-one
    @Beautiful-lady-one Місяць тому +2

    Waan oyay wlhi. Allow caawi maskiimyaasha

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    AABE SIYAAD MARKU JOGEY WUXU DIFACI JIREY DUMARKA ILMAHA CUNUG AN HOOYADIIS WADINA DALKA LAGAMA BIXIN KARIN

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be Місяць тому

      Yuu aabo uyahay ma aabahaaba ?

    • @Username11249
      @Username11249 Місяць тому +1

      Naarta jahanama ku jiraa hada intuu amarkiisa lagu laayay isaaq boqolaal kun culimadii xamar hawiye hadhoowna orod kaga baxay ilaahay naarta haku fogeeyo

    • @canabiinadia
      @canabiinadia Місяць тому

      ​@@Username11249Naarta ma adaa geliyay adigu Jano Miya ku sugeysa ishek

  • @kaafiamohamudyusuf57
    @kaafiamohamudyusuf57 Місяць тому

    Ala axmad Cali glued wayaqan

  • @axlaammaxamed1681
    @axlaammaxamed1681 Місяць тому +1

    Beenta ay sheegeysay day naayaa xaqiiqada maad ka hadashaan

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 Місяць тому

    Subxanalah Subxanalah 😮

  • @CaliFarey-ch6oi
    @CaliFarey-ch6oi 23 дні тому

    Maamadaas waa maamo dumar kaiimabadan oo dux iyo Darren lehe halacaawiyo
    Haday markii hore garatay waxmahaysatide reerohoodii sii hadayicine haddana aydoonayso ubadkeedii rabto inay lamidowdo
    Waa qof cajiiba EE halacaawiyo

  • @user-zy2wg8bu7v
    @user-zy2wg8bu7v 10 днів тому

    dahiir calasow yaa ku baray fataxada

  • @luisfangal1437
    @luisfangal1437 Місяць тому

    Dunidaan maanta aan joogno..maxaa dulmi ka buuxo bal eeg hooyo ilmaheedi inlala hadashiiyo loo diiday waa la yaab

  • @Fotballmo
    @Fotballmo Місяць тому +1

    Waa maxiishode caruurta ku tugsada cartu ku cuna hoyoo lantarbetare lasheegu ku qata

    • @axlaammaxamed1681
      @axlaammaxamed1681 Місяць тому

      Naayaa wax hubso intaadan umada jaaifeysanin

    • @Fotballmo
      @Fotballmo Місяць тому

      @@axlaammaxamed1681 ma hubsiina hadhay sowta hooyoyoyiinki caruurta dhallay hallka saranyiihin maxan ka jaifeeya duulestahan

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 Місяць тому

    Gabdhaha somaaliyeed 37:39 wey dulman yihiin Allaha u gargaaro

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 Місяць тому +2

    HORTA NAAGTAAN SAAFI LA DHAHO HADAL BADANAA BISINKEE MABA AAMUSEYSO

    • @Username11249
      @Username11249 Місяць тому

      Markii la kufsaday dhakhtarka maskaxda gashay iska dul qaado