hassan shiikh madaxweynaha xaaraantii waa ku waashey xishoodna ma jiro umada beentas ayaa lala hor fadhiyaa dadka iyo dalka Allaha ka badbaadiyo kooxdaan aan waxey xeerinayso jirin
Doorasha qof iyo cod. Ma san aya lagu gala? 😂😂😂 Ninkan daqtar psychology ha loo geyo . 1) public participation/shacabka oo la waciya geliya aya ka horeysa 2) tiri koobki gud e wadanka lama haayo (😂) 3) karki lagu codeyn lahy lama hayo (😂) 4) goobaha cod bixinta lama haayo (voting stations)😂 5)cidanki amniga lama haayo (😂) 6) shaqalaha cod goyasha lama haayo ( election personnel has no to be traced)😂 7) maliyaadi lagu mareyn lahy lama haayo . Hassanow ,ma banadir aya doorashada ka qaban rabta ? War nio Illahy ka baq . Dadka juhala ma ahn
Hassan mar labaad ha loo sharxo awoodihiisa dastuuriga ah ee shaqo. Xassan wuxuu af duubay shaqadii dowlada keligiis ayaa isku koobay. War ha loo sheego Xassan dalkaan in uu federaal yahay . Somali way rabtaa mdoorasho qof iyo cod lakiin Xassan wuxuu u marayaa dariiq qardo jeex ah haday dhowdahay ha la qabto xassan wadanka yaan dib loo celin .
Yaaqeey Hassan qaladdaka to match dirrm waxan OO lacagah OO ku isticmales duminta dawaldda gobolleeyada xageekaeenta.magacabad raadineysa laakiin wa direme
Xasn shek kkkkkkkkk tendada tendada tendada u diyargorow. Kkkkkk. War kan rajadiisa wu ku qasaaray. Kkkkkk kan been badanaaaaa. Cod Allah kuma siya. Waa dorasha xasan iyo carurtisa iyo hooskiisa iyo xamza iyo madaxa i furan kkkkkkkkk
Kkk. Qof iyo cod . Way ficanthy balse waxay ledahy wada loo mara . 1) dib u heshisin ama public participation (shacabka wa ina la waciya geliyo 2) tiri koob bulsha ama shacab( labo sano ka hor ) 3) karka codeynta o la go'aya (labo sano ka hor ) Gobaha cod bixinta o la diwaan geliyo (how many stations) 5) cindanki qaban lahay melaha doorashada ka dhaceysa ama goobaha cod bixinta 6) lacag /maliyaad lagu qaban lahay o la diyariyey And so many other factors Marka hsm intu habeen iska so kaco o wadada la so istaago doorasha qof iyo cod aya somalia ka dhaceysa . Waxas iska qiyaali (dadka juahalada ayu ugu sheekeya waxas
Qaranku waa Kee war ninka xaraantii baa waashay
Hadalkaan wuxuu noqon doonaa mid aan la iloobi karin! Dadka caadi maaha falcelintooda
TUUG TUUG DHALAY DALKII IYO DADKII WAA IIBSADAY QACINUL WADAN JAAJUUS QABRI BOOB DHUL BOOB BILILIQO VILA FAMILY CALI GAAF VILA AHLU XARAAM TOOSA MIDOOBA SOMALIAYEEY 🇸🇴
hassan shiikh madaxweynaha xaaraantii waa ku waashey xishoodna ma jiro umada beentas ayaa lala hor fadhiyaa dadka iyo dalka Allaha ka badbaadiyo kooxdaan aan waxey xeerinayso jirin
Altagero dorashada qoficod
😂😂
Your vote is your voice.. Congratulations Mr President
Rer Somali waxkasta bilawga way adgtahay lkn Madaxweynixina grabsiya shaqo fican ayuwada.
Doorasha qof iyo cod.
Ma san aya lagu gala?
😂😂😂
Ninkan daqtar psychology ha loo geyo .
1) public participation/shacabka oo la waciya geliya aya ka horeysa
2) tiri koobki gud e wadanka lama haayo (😂)
3) karki lagu codeyn lahy lama hayo (😂)
4) goobaha cod bixinta lama haayo (voting stations)😂
5)cidanki amniga lama haayo (😂)
6) shaqalaha cod goyasha lama haayo ( election personnel has no to be traced)😂
7) maliyaadi lagu mareyn lahy lama haayo .
Hassanow ,ma banadir aya doorashada ka qaban rabta ?
War nio Illahy ka baq .
Dadka juhala ma ahn
Tuuganimadii ayaa umacaanatay Sidaas darteed Sandaqadaha inuu fiiqdo ayuu rabaa inuu kusoo gabagabeeyo !!
Ninkaan dadka dhageysanaaya, maskaxdii miyaa kamaqan?
Tuug, qabiiliste, qaraabakiil, shisheeye u shaqeeye,
Yaaaab.
Walaahay waa akhiru zamaan
Ilaahay ha naga dulqaado.
Sowdigan adiguba dhegaysanaya clipkiisa!
Robot 🤖 weye kuwa wqti kulumiya.
Mahadsanid mudane madaxweyne sanadkaan waa sanadkii aan isku sharaxi lahaay Gudoomiyaha dagmadeeyda mar walba waxaa laga dhigaa mid reer baadiyo eh laakiin markaan waa markeeyga codka xaafada ayaana sii diyaarsanaa hadana
WUU ISKA CIYAARAYAA HADUU SIDAA UU YAHAY WAA QAYRA MASUUL.
Doorashuu kuwaashay muxuu kadhex arkay ?
Ma Gelle ma falashey😅😅😅
Feerihiban naxanuuna sida u qosleynay
Duqa cimrigiisiiba hadal iyaa kaga soo dhaweeyey ee maad qabataan wuxuu noqday hadalkiisu dabayl socotee
Hassan mar labaad ha loo sharxo awoodihiisa dastuuriga ah ee shaqo.
Xassan wuxuu af duubay shaqadii dowlada keligiis ayaa isku koobay.
War ha loo sheego Xassan dalkaan in uu federaal yahay .
Somali way rabtaa mdoorasho qof iyo cod lakiin Xassan wuxuu u marayaa dariiq qardo jeex ah haday dhowdahay ha la qabto xassan wadanka yaan dib loo celin .
Gacanna doorashaan ku qabsanaynaa, gacanna Deni & Axmed baan kula diriraynaa. Somalilandna way mahadsan tahay. Xildhibaanadeeduna anay iigu shubi.
Xasanow weli hoyadi ilmaheda wax barashada rabta. Adiguna dabaqyadii qabiyada ah see ku heshiinaya😊😊
Xagee lags codeenaya?
Yaaqeey Hassan qaladdaka to match dirrm waxan OO lacagah OO ku isticmales duminta dawaldda gobolleeyada xageekaeenta.magacabad raadineysa laakiin wa direme
Waxaad u quur weyday in aad sheegto ninka yiri waxaa ka buuxa naceeb iyo qabyaalad xun
Xagee ka dhacaysaa habareey
KADAB TUUG AH BATAHAY KHAYIN WADAN
Xoog.sheegasho soo tired federaalka aan usaneysanay ma aha. Maquunin sow tii lagu kala tagey ma aha. Xaggee qof & cod ah. Doorashadaa dalka dowlad baa ķa jirtay, dagaalkuna itoobiya yuu ahaa. Waa sidee qiyaastaadu madaxweyne.
Wlhi isagoo suu jeeda ayuu riyoonaya xsn shkh
aniguu walahi waligayi hadal adkuhadasho makaaqoraayo ilabadi adsheegto meshadkutuurtayi iyo ciidanka ethopia adkasaarayiso wadanka barmadaawuyakamuuqaan
DURUUS TAARIIQI AH, NINKII FAHMI KARO! Isdoorta miyeey diidanyihiin Daaroodka?
Maya . Lama diidana qof iyo cod.
Karki lagu codeyn lahy awi ?
Tiri kobki awi
Voting stations awi ?
So many factors needed to be analysed
Everyone is running away from the country who would elect anyone
Please dadka Beenta ka daa qabri qoote Hassan garguurte
Dorasho qof iyo coda markey noqoto soma oga somali melkaste joogto ine codentondo adiigana ey kuu dhaamandonto ileen so noqon meyside
Isdoorta ayuu kuyiri inaad isaga doorato qasab maahan!waa macallin wax kubarayo! Jaamacado sameeyay,wadanka aan kabixin,ciyaalkiisa wax baray....maxaa kujaban???
Waan ku wateeray Somali ani 😂😂😂
Tuug xoolihii dawlada iyo masaakiinta burburiyay ayaa nagabadala
Xaa lagaa dhacaa ood heysataa?
Umuda reply ooga bax nacalad yahay@@omarhussien8958
Axmaed cali waa oromo waye wll
Xasn shek kkkkkkkkk tendada tendada tendada u diyargorow. Kkkkkk. War kan rajadiisa wu ku qasaaray. Kkkkkk kan been badanaaaaa. Cod Allah kuma siya. Waa dorasha xasan iyo carurtisa iyo hooskiisa iyo xamza iyo madaxa i furan kkkkkkkkk
Waaryaare odayga miyuu cabsanyahay waar 300 oo kun oo shacabka xamar ayaad barakicisay 4000 boos hanti dawladeed ayaad iibsatay 6000 oo askar ayaad dabka saartay oo shabaab dilern oo ahaa Well training badii baad xabshi siisay xamar un baad ka talisaa bal xasanow yeey tahay cida ku dooraneyso waar umada beenta ka daa waxaad doonaysaa inaad sii joogtid body language kaada ayaa laga garan mudo kororsi
😂😂😂. Ma aragtahy horta .
Daqtar maskaxiya u bahan yahy
Kuwa sacbinaya ma xi
Macallin, Nin kaa mutacalisay Somalia Uma talin! Wax bar isdoorta ceeb miyaa? Daarood, Beenta cayda joojiya? Ciyaalkiisuu wax baray waxoow kawadaa ciyaalkiina wax bara...so motivational for Somalis...Macallin guuleyso registergareey dhamaantoo....GEESI.
Kkk. Qof iyo cod .
Way ficanthy balse waxay ledahy wada loo mara .
1) dib u heshisin ama public participation (shacabka wa ina la waciya geliyo
2) tiri koob bulsha ama shacab( labo sano ka hor )
3) karka codeynta o la go'aya (labo sano ka hor )
Gobaha cod bixinta o la diwaan geliyo (how many stations)
5) cindanki qaban lahay melaha doorashada ka dhaceysa ama goobaha cod bixinta
6) lacag /maliyaad lagu qaban lahay o la diyariyey
And so many other factors
Marka hsm intu habeen iska so kaco o wadada la so istaago doorasha qof iyo cod aya somalia ka dhaceysa .
Waxas iska qiyaali (dadka juahalada ayu ugu sheekeya waxas
Adeer jooji dagaalada sokeeye
m.allah wan soo daweynaya dorasho qoof iyo cod ah
Dalxureeye forever soo laabo 2026
Ninka qof Aamusiya malawaayey war isdooro hadad rabto ee Aamus
😂😂😂
War ninkan waxaa ka waaalay ismaciil cumar geele oo ku yiri wadanka hayso oo doorashadayda oo kle qabso lkn xasan kama fekerin somalia jabuuti oo kle matahay runtu waxaa weeye xasanow teendhada ayaa ku sugaysa