FICILADAN DUNIDA MA U HORSEEDI DOONAAN DAGAALKII 3-AAD OO NUKLIYEER LA ISKU ADEEGSADO?
Вставка
- Опубліковано 27 лис 2024
- FICILADAN DUNIDA MA U HORSEEDI DOONAAN DAGAALKII 3-AAD OO NUKLIYEER LA ISKU ADEEGSADO?
#subscribe ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia
🥺🥺 😪 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Asc mahadsanid maxamud.gobcinta ogaanshaha fagaan aragaiyo cabirka wanagsan
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Dagaal nuclear ma dhacayo waayo waaa la ogyahay in fhamaan saamaynayso oo wadanka xigaa xataaa wuu saamaynayaaa dhibaatadiisu si ay u saamaysaba dhaqaaale iyo siyaasadba waaata xigtee siyaasiyiinta waxaa ugu fudud trum lkn ma samayn karo in uu isticmaalo nuclear
waxa ku hanjabaya wa rush o kelia ah isagana dhab kama aha
Asc mowliid subax wanaagsan
Tvga marwelba waadhegeystaa malina igamabixiyaan livka
Xaley waxaan dhegeysnaaye 9saac hebeennimo
Asc Mohamed subax wanaagsan
Ma Dhacaya Dagaalka 3 Aad Laakin Dagaalka Wuxuu Noqonaya Dagaal Ku Eg Ukraine Private War Reer Europe Waxay Hada Diyaar U Yihiin Rushia Ineey Xasuuqdo Ukraine
Aloow inaga badbaadi❤🎉
Dagalki sadexad unba haysane ridade waxa haysan illahay haysku kin babiye
Kusaliya suubanaha scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw
Asc
Waat ku mahatsanthy warka
Asc. Diniboro war. Kakeen. Hadad. Khabiir. Tahay
Weli ruushka ma isticmaalin miyaa nukliyeerkii markuu dhaarta bilaabay wiilkii dhashay ayaa hada dahaaalka kujira
Xayeysiska yaree daqiiqadahiisa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nugliyerkaan Soo Tuura wa La Sugayaa reer Galbedoow Fuleysana Raashka Ha Umaleynina Carab Ha Guuleysto Rushku
Hbn war mesha kuma haysan benta kadaya dadka
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Rid dhex waxba kumhynee😂
SCW SCW SCW SCW❤
Gantaallada Shadow ay Ukraine ku duqaysay Ruushka ma waxaa siiyay maraykanka mise ingiriiska? wariyayaasha somalida wararkoodu ma😂 sugna
Doofaarkaa gaboobay ee biden oo ah qof caqli ahaan iyo jidh ahaan aan caafimaad qabin halis ayuu ku yahay nabada dunida
M M cade reero qiyaas
Qoraalkan Waxan ka soo qoray degmada Burtinle gobalka mudug
War jacayl kiibaa iga bataye ma dhagaysteen wariye yaashaan cunaha lawada haysto
Su,aal gantaalkan layiraahdo atamas madaama Aheyn haybarsonik wax looga hortago ruushku mahaystaan miyaa aawey s500 iyo s400
Afrika haiskudiyaariso qoxootiga ka imandoona qaarada yurub
Waa yelka aan hadli karin waa maxay nagatak
GAALADU ha isku jeedsato.way nadhibeen a intaas dadka.islaamka ayey isku dirayaan
Sabaabta Ukrainian lo tageerayo maxay tahy?
Bal nafansiya hbney
0k
🥺 🥺 😪 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho