Wiil Reer Somaliland Ah Oo Dood Adag Ku Karbaashay Wiil Reer Somaliya Ah Abdinasir Sola Vs Siciid

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 50

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 3 місяці тому +5

    wiilka reersomaliland waa nin og history badan oo aqoon sare leh mash allah waxyaabo badan buu daaha ka rogay

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 місяці тому +4

    Niyow nimankan reer konfur wlhi waa siiro ninkan reer somaliland ba ka caqli badan waa niman talyani madaxa ka garacyay aqoon lahyn 😂😂😂

  • @AliOSMAN-mx3ol
    @AliOSMAN-mx3ol 3 місяці тому +1

    Definition of the States according to montivideo, learn. Somalia has not fullfilled it. SOMALILAND HAS

  • @iftin2024
    @iftin2024 3 місяці тому +1

    Ninka reer somalia waa uneducated halka ninka reer somaliland yahay well educated 😂😂 the man from somaliaa doesn't know nothing about the history, guul somaliland guy 🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 місяці тому +1

    Absolutely Genius Said Somaliland

  • @mohameddahir3227
    @mohameddahir3227 3 місяці тому +1

    Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk jecliya markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed Way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 місяці тому +1

    Doodan Qaybteedii labaad mala heli karaa saaxiib?.

  • @cabdiqaadirmaxamed5556
    @cabdiqaadirmaxamed5556 3 місяці тому +1

    Somaliland iyaado Somalia aan xor ahayn bay ahayd xor somaliland

  • @aminaali5323
    @aminaali5323 3 місяці тому +4

    Qadaad weyneey macalinka sifiican u dhegeysta waa cashar muhiima afar xaboo English jajaba dooda lalama soo fadhiistee wax aad wax kataqaano ka dood ama ka tood👏🏽👏🏽👏🏽Somaliland❤️❤️

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 3 місяці тому

      91KII KADIB ayaa dhalatay goojacade ayaa lagaa xoreeyay idoor inan gumeed waaxay aqoontaadu jaahil baa tahay

  • @CismanMaxamed-k8i
    @CismanMaxamed-k8i 3 місяці тому +1

    siciid wuxuu si sax ah uga jawaaby dhamaan su.aashii aad waydiisay ee waxad aqoon u leeday ood hubto waydii dhamaan
    wuxuu idiin shraxay dhamaan sedexdii suaalood si sax ah

  • @mohameddahir3227
    @mohameddahir3227 3 місяці тому +1

    Masha allah somaliland guul iyo gobanimoo lojojin mayo ciid kasta oo kasohorjeda qadiyada iyo qaranimada qaranka somaliland Xadudaha somaliland wa lamatabtan wa muqadis Somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfureed
    Wallohayo itobiyaa wanuu sodhaweynayna hadanunahay shacabka rer somalilan

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr 2 місяці тому

    Siciid Geopolitics a young Somalilander remarkable politician has emerged from us.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 3 місяці тому +2

    Ogaadeen waxay raali ku ahaayeen in la haysto hadana waa ku raali in ay gumaysi ku jiraan.

    • @KAYREIGHROBLOX2024
      @KAYREIGHROBLOX2024 3 місяці тому

      Ogadeen so kii awowyasha gumeysiga kasare , dulka wad waadha degentihin eh maxaad udagaalame weyseen ? Jahilmada meshasha kalateeg ., ogaden baa adhiga kugumeysto somahaan😂😂

  • @abdulrahmanmohamad4076
    @abdulrahmanmohamad4076 3 місяці тому +1

    Doodahan soo badi libaax live kaa X space waan ku jiray ninkaa hadlayaa waa aqoon yahan aad uga dooda qadiyada Somaliland aad ha loo follow gareeyo.

  • @AliOSMAN-mx3ol
    @AliOSMAN-mx3ol 3 місяці тому

    The following is a historical fact. Somaliland became independent on the 26th of june. It voluntarily joined Somalia on the Ist july. In 1991 it decided to disolved tge union, just like Gambia and Senegal. Ethiopia can recognize Somaliland, just like Sweden recognized Palestine, or many countries recognize Kossovo or Bosnia. So plse your intepretstion of facts is full of holes. Countries recognize countries.The other fact is Somalia has no control over Somaliland, and your official cannot set their foot in Somaliland. We do not need to be a member of the UN, Switzerland is not a member of the United Nations. I do not hate you. It a training planes. BLINKEN USED A DIPLOMATIC QUESTION. LETS WAIT AND SEE. ETHIOPIA WILL RECOGNIZE SOMALILAND. IT WILL HAPPEN SOON.

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr 2 місяці тому

    What were you doing in Addis Ababa Airport couple years ago? Obviously to make few dollars on UA-cam kkkk

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 3 місяці тому

    Adaa ka xun oo somalie👇👇👇oo raaba daaad taashay innu xaasuqo somalie ah igu qaaaban👇👇👇👇

  • @AliOSMAN-mx3ol
    @AliOSMAN-mx3ol 3 місяці тому

    What about Somalia? Is it a State in control of itsterritory . Thats the problem with southern Somalis cherry picking facts and missintrepting historical facts.

  • @abdisalamjamal2128
    @abdisalamjamal2128 3 місяці тому

    I hereby salute you, my Somalinder brother, tell them the fact.they are already shocked with fact.this Somalia person knows but he does not want to accept the reality.

  • @ceelkaomar
    @ceelkaomar 3 місяці тому +3

    Wiil reer waqooyi ah iyo wiil reer koonfur ah inaad u dhigtaa ayay ahayd

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 3 місяці тому

    Hadaydaan Soomaali ahayn Aboland labaxa😂
    Leftinegaa 😂 Aarkuwanaa! Waa caruur caqligooda!
    Dawlad matihiin, ma’aydaan ahayn mana noqondoontaaniin😂 ilaa aad aniga cagaha igadhunkatan😊
    AMA cirka aada ama Oromo aada😊

  • @cabdiqaadirmaxamed5556
    @cabdiqaadirmaxamed5556 3 місяці тому

    Somaliay aqoonsig imika ku fadhida kii somaliland weeye Somalia Gormay xor naqtay mabay noqon maxkamd baynu galeyana

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr 2 місяці тому

    Sola ayaan Somali ii sheeganaya kkkkkkkk miyaanuu EYLO ahayn xaguu Soomaali Ka soo galaaa? Car ha sheego?

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 3 місяці тому

    BAL NINKII XAMAR HAYTAYBAA SHAADH CAD GASHAN KII SOMALILAND HAYSTAYNA CALANKII XAMAR BUU GASHAN YAHAY.
    CAJIIIB

  • @Ahmed-i5n8o
    @Ahmed-i5n8o 3 місяці тому

    Baba the speaking person was a rap person a lady in Dubai

  • @haboon180
    @haboon180 3 місяці тому

    Waxa ruwayad ah, Somalia oo golihii amanka aduunka xubin ay ka dhigeen. Waa cay dad la caayo tii ugu xumayd. Waa Ilhan tii nin meher ku qabtay, ee nin kalaa iqab tidhi. Somalia waa taa, dadnimo iyo diin, midna ma laha. Dayerka ayaa dharma.

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 3 місяці тому

    Somaaliyay bishaaro. Maadaama aanu xukun ku hesheen waynay jeclaada kuna faraxsanaada ilaa aduunyadu ka dhamaanaysa xukunka qabyaalada iyo qabiilka

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 3 місяці тому

    Masha allah ilaahay run iyo been ma simo Ninka reer somaliland waxa uu ka hadlayaa aqoon iyo war hadafkiisu ku qotomo run gundhigiisuna yahay wax qayaxan oo aan laablaab lahayn Halka ninka kale ee koonfur somaliya u hadlayaa warkiisu yahay iska dheh iyo been borobagaandho u dheertahay oo aan macno iyo asal ku dhisnayn.

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 3 місяці тому

    Iam Somali my country Somalia 🇸🇴 what is the land

  • @cabdiqaadirmaxamed5556
    @cabdiqaadirmaxamed5556 3 місяці тому +1

    Somaliland waadnka ayey heshiis laga layso somaliland bay u tala somalia waxaa u yalaa maha ee haku wararina

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 3 місяці тому

    But i want to say that Somaliland and Palestine are not the same case.

  • @somal1pirate
    @somal1pirate 3 місяці тому

    Siciid legendary

  • @JamalSharif-ze6gc
    @JamalSharif-ze6gc 3 місяці тому

    Waxaan been badanaa

  • @cabdiqaadirmaxamed5556
    @cabdiqaadirmaxamed5556 3 місяці тому

    Somalia tiina ka hadal

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 3 місяці тому +1

    Ogaden had never been part of Ethiopia.It was annexed by by Ethiopia.There is no entity known as called Somaliland.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 3 місяці тому

    WAAR WAXAN IDIN FARAYAA,
    ILMAADERAYAAL,
    NIMANKAN WADANKA SOMALLAND,
    MADAXDA KA AH IN LOOGA DIGO,
    SHADHADHKAN BULUGA AH.
    CALIKII SOMALIA AYAA WADA
    GASHAN YIHIIN.
    INAGIIBAY RIWAAYAD INOO DHIGAYAAN.
    INTOOY CALANKII BABAY EE LAGA SOO GUURAY KOODHADHAD KAWADA TOSHEEN,
    AYAAY INA LEYEHIIN,
    XAMAR WAYNU KALA TAGANAY!
    WAA YAAB IYO YAABKA YAABKII.

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 3 місяці тому

    Manchallah cilmi baa lobahanyahay marqaad meel sofadhisanayso rer somaliland histarigoda aad bay u takhanaa

  • @libanabdi-qf3fh
    @libanabdi-qf3fh 3 місяці тому

    ❤❤the brother killed it with facts❤❤

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 3 місяці тому

    Inaku soomaaliya ma nihin magacu waa af talyaani tayaanina meel kamasoogalo Soomaaliland guul

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 місяці тому

      Hada somali ehey oromo tahay isaq dan wa oeomo

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 місяці тому

      Oromo

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 3 місяці тому

      Oo maxaad qoreysaa kuna hadleysaa 😂😂😂noo daa luuqada 😂😂