Xasan Sheekh oo tuug-nimadi ku darsaday kalitalis-nimo iyo cabburin xooggan oo bilaabatay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 117

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 4 місяці тому +10

    Abwaan waxaa caloolxumo ah. In Nin sidaa u burburinaya somaaliya, layska daawado sidii in wadankuba isaga mashruuc u yahay??

  • @siyadabdirahmanarte4810
    @siyadabdirahmanarte4810 4 місяці тому +8

    Ninka maanta leh muransade muqdisho malahaan Ayaan ka sugeyna somalinimo iyo qaran in an wado yeelano xamarna casimad ahaato Maya Maya

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 4 місяці тому

      Wax ay leeyihiin maleh xamar 😂😂

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 4 місяці тому +8

    Xassan gurgurte WA tuug baahan wlhi Cid U takin Kara majirto tuugas munafaqa ah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 місяці тому +3

    Sow adigii jeclaa in nin hawiye ihi madaxweyne noqdo la boodbood hadda isaga

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 4 місяці тому +4

    XASAN SHEIKH MARNA WAA TUUG MARNA WAA QABYAALADII OO QOF WAA DHIB QABA DADKA MUSTAQBAL KA SUGAYAA XASAN SHEIKH

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 4 місяці тому +3

    Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Karanle. Murusade. Waxay. Leeyihiin. Bad. Balaaran. Oo. La. Yiraahdo. Cows. Weyne. Oo. Waliba. Kaligood. Dagan. Cidkalenah. Aysan. La. Shegan. Karin. Karanle. Murusade.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 місяці тому +3

    Weli ma arag caasimad lagu faanayo unukaa leh

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 місяці тому +7

    Sax habo wadani ayuu ahaa siyaad allayarxama

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 4 місяці тому +9

    Siyaad Barre ka hor Somalia ma jirin jabhado asaga ayaa sababay kadib markii uu la yimid car juuq dheh iyo waa dil ama xabsi qofkii iga fikrad duwanaada oo hadla iyo xukun isku dhajin.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 4 місяці тому +2

    Masha Allah Xaqiiqada iyo Runta Isma Qariso Allaha Unaxariisto MD M.Siyad Bare

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 4 місяці тому +2

    Waxuuna xisaabta kudarsan waa xasanee in maalintii uukadego kursiga maxkamad lasoo taagayaa kulina xoolahiisa waa lasoocelinaa sidii ninkii nabuutisekoseeko waxuu ahaa bilyanneer kafanta waa looqaaramay xasana waa loo qaaraama kafantiisa insha allah safaradaha waa lasoo celinaa sidii tii kenia eehindiga laga gaday. Xasan waxaa sugaaya maxkamadii heeg waxaa larabaa shacabku ay isku tashadaan

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 місяці тому +2

    Rerkan waa kibray waxan u malaynayah in xasan moryan in u miyirsan donoh gor dhow waxan lah yabanahay waxaa lo dawanayoh tugan dhaqan xuun

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 4 місяці тому +2

    Waalee inaa Siyat Bare wuxuu ahaa wadeni dhaab

  • @nimcomuxumed3106
    @nimcomuxumed3106 4 місяці тому +2

    Sxb allah haku sharfo runtaad usheegtay xasan maxamuud ee ilahay haku anfaco
    Hadii kale ilahay umadda ha dhaafiyo oo mid kale oo wadani ah hanookeeno

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 місяці тому +2

    Habo ku. Darso one malyan

  • @anfac569-ps7es
    @anfac569-ps7es 4 місяці тому +1

    marka aad ka deeysay magacii baahane ahaa ayaa waxuu noqday nin nooc kaleah marka abwaanoow kabayare soo celi magacii baahane

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 4 місяці тому +2

    Waa hadal lagu qoslo team-ka xasan dhiiqo fikirkooda xun

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 4 місяці тому +1

    Xasan waxba kama yaqaan dawladnimo ee sida digir loo cuno yuu yaqaan wa nin aminsan qabiil iyo boob dhul iyo lacag boob wa madaxweynihii ugu xuma somali

  • @Maria28832
    @Maria28832 4 місяці тому +1

    WALEE XASAN SHEEKH FREE TO SBEECH BAA ADUUNKA DHAN KA JIRA NO DIKTATAR XASAN MUQDISHO KALIYA XUKUNTA OO HAWIYEH USC OO DHAN BAA LEH OO U DHINTEY KA DHAXEYSA MARKA MUQDISHO LA KALA XIRAN HAWIYEH OO HADE ABGAAL KAARAAN KALIYA LEEYIHIIN AWOODEEDEEY FUULAYAN HAWIYEH KALE MUQDISHO DAGAN HADE XASAN KARAN MADAXWEYNE U NOQON TUUG

  • @fatimaahmedwali6838
    @fatimaahmedwali6838 4 місяці тому +1

    Waxaad tahay aboor xasan maxaan cunaa ama maxaan gataa

  • @robleyusuf2566
    @robleyusuf2566 4 місяці тому +4

    Saaxiib sharciga u hogaansan. Mooryaanimada wado waa dhamaatay

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 4 місяці тому +1

    Sideedaba. Hiraab. Way ku. Fashilmeyn. Dowladnimada. Insha. Allah. Xilidanbe. Lama. Dooran. Doono. Somali. Danbanah. Cod. Masiin. Doonto

  • @ahmedjama6298
    @ahmedjama6298 4 місяці тому +1

    Xaraan biliyineer kkkkk nacalatulaah

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 4 місяці тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 waa sax nasiib daro

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 4 місяці тому +1

    Waa runtaa kan madaxwayne maha

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 місяці тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @mohamedjimale1070
    @mohamedjimale1070 4 місяці тому +1

    Iibnu xaarm ee joogi afka msjeerteyn ee ku badal af musurade

    • @Mooiokk
      @Mooiokk 4 місяці тому

      Afka murusade so u yela anaga yaab arknay 😂😂

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 4 місяці тому +3

    Siyaad Barre in qof ama dad la dilo aad bay ugu fududeyd, qof ama dad la dilo iyo dhul la bixiyay ama la gaday ama la gatay nafta dadka baa wax badan ka qaalisan labadana waa qalad.

    • @aminaali2334
      @aminaali2334 4 місяці тому

      Siyaad waa marxuun afkaga kala bax

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 місяці тому +1

    Kow iga dheh

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah 4 місяці тому +3

    XURMADLE DALXOREEYE XAFIDULLAH.
    MUDANE MADAXWEYNE PROFESSOR XASAN SHIIKH MAXAMUD.
    CADOWGAAGU MAQOSLO MANA CIILBAXO.
    HORAALOO SOCONAYAA.
    KABAYAROW ABTI YAAN TREEN KU KAATAGIN.

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 4 місяці тому +1

      kkkkkkk dalxaraadhe

    • @hanasheikhdon2808
      @hanasheikhdon2808 4 місяці тому

      Magacaaga Maad Qoratid Waa Adiga Magacyada Allah SWT Sheeganaayee?? Dal Xoreeye Ku laah Waa Dal Xaraashe Imaan Laawe Hunguriga Beelay Oo aan Lahayn Wax Qab Soomaliyeed & Han Soomalinimo Lahayn Xasan Dhiiqo Xasan Ma Dharge Hunguriga Beelay Allah SWT Dhinac Hanoo Dhaafsho Oo Ha Calfanin Dheh Xoolaha Aad Wadanka Ka Dhaceeysid Xasan Xoolow Aragaaga Allah Naga Hor Wareejiyo Hungurinimadii Waxuu Ku Sii Darsaday In Uu U Xuubsiibto Kaligii Talisnimo !! Labada Sano Oo Kuu Hartay Ayaan Sugi La’nahay Oo In Allah SWT Naga Kaa Hor Dhaqaajiyo Waabase In Aad Noqotid Kaligii Talisnimo Gacan Bir Ah Ayaa La Isaga Kaa Hor Wareejinaa Insha Allah Hadii inta Ka Horeeyso Allah SWT Naga Kaa Hor Dhaqaajin Waaya !! Almost Waa 80 Jir Xagee Buu Geyn Waxa Uu Dhacaayo Tan Kale Waligiis Ma Dharge Miyaa??

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 4 місяці тому +1

    Dowladnimadii oo qabiil lo bedeley

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 4 місяці тому

    Awood hadu leeyihin murusade ceelbuur bey xoreeysalahayeen fanka iyo nuusad meel lafadhiista

  • @BulaaleAhmed-m5b
    @BulaaleAhmed-m5b 4 місяці тому

    Kaalay doqonkaan goormuu dhashtay,Siyaad Bare haduu fiicnaa dhibaatadan ma'eey dhacdeen .

  • @MaxamedMuxudiin-z5p
    @MaxamedMuxudiin-z5p 4 місяці тому

    Adika Aya lagusoxera hadiad asledahay qurba ajogta. Meshada Aya laguguxera wa balan rufiyanyahow

  • @horyaaltv2686
    @horyaaltv2686 4 місяці тому +1

    Safaaradii Tanzania ayuu hada Soo gatay ee daarsalaam ayuu Soo gartay hada

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 місяці тому

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤

  • @dinfarsatacklare2229
    @dinfarsatacklare2229 4 місяці тому +1

    Allah ka cabsada waxaad ku hadleysan waa la idiin qoraal.
    Qiyaamana waa la idin suqalaa

  • @SacdiyoCali-bk8zp
    @SacdiyoCali-bk8zp 4 місяці тому

    Ujeedadiisa.waxaawaaye.dhulalka.in.uuboobo.an.lagahadlin

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 місяці тому +1

    Roble sharciga intee taalaa

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 4 місяці тому

    Neefkaan yaa kaliituu la hadlayaa. Dhulkiina aada qofkaan xassn shekh rabin. Reer maqaar cusbeeyiw cadaawe maxaad u qaban kartaan hortiina lagu qabtay uf

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 4 місяці тому

    Dhaqan xumada hada tagereso adigana inla gu xiro waye 😂tuugas mujaahid mahan afqabiil ku hadlayo

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 4 місяці тому

    war tuug adigaa eh fool xumo ku saaqdeye zinzibaar yahow la murusaaye garac yahow jareerkaa zinzibaar laga soo dhoofiyey hooyadiina tigree laga soo dhoofiyey xasan shiiq waa muumin waxna kama qaadi kartid lacag ayaa rabtaa ee yux istubid dog

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 4 місяці тому

    Asc heyhaatey katahay garguurte madharge inuu kaligi taliue noqdo wadanka dadedag halooga qabto allow farmaajo maxaa loohiloobey ooladulmiyey kuwii dulmiya maanta qaylinaayo oo habo adigu kamid tahay maeeden waadinkii qabiil ugu ololeynaye

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 4 місяці тому

    war kabayayow fool xumo badneede sidee dareemee mujaahid haduu yahay kaalay soo furo cadaawe ninkaas cajiinka u ega wajigiisa jeelka liinta ku caba guul madaxweyne dalxureeye

  • @hoggaansane9275
    @hoggaansane9275 4 місяці тому

    Madaxwaynaha haduu iska jooga ,maxaa ku jaban.
    Niman yahow carabtuba kuwaa iska haysta,maxaa dhacaaya anaga soomaali hadaan iska adeecno Hal nin.

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 4 місяці тому

    Adiga oo kale in lagu cabiro waa xaq, oo waxaa tahay tuug qabyaali qurmay, laakiin waxaa Rabbi mahadiis ah in aadan laheyn tabar aad dulmigaada ku fuliso...

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt 4 місяці тому

    Ma fahmin Soomaalidu meesheey rabaan ma ku noolaan karaan? haday HSM dalka duminayo maxay baarlamaanku u joojin waayeen?

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 4 місяці тому

    Qalaat miyaa degaankagaa leshiigaay ninka mudulud Maaxat kalod sheegilahaayt

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 4 місяці тому

    Adiigaa yakaqabiilistee baadeen sdiigaa guubay ninki jareerki ahaa gursadeey gabadhii muuruusadee waryaa beenta daaa

  • @aliwarfaa8946
    @aliwarfaa8946 4 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂
    RER OOYAAYE AMA RER QAXAAYE
    HUHAA IYO BEEN AAN RAAD LAHEEN MOOYEE WAX KALE WAX KUMA RAADIYAAN SIDA MIDGAAN NACASKAAN AH SHARANSHUUR SHEEGTA MJ AH

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 4 місяці тому

    Wallaahi Xasan waa musiibo soomaaliya loo soo diray. Ilaahoow naga qabo baarlamaan naga qabtana waa weyneye Ka dhimo lacagtaad dhaceysid Xasanoow

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 4 місяці тому

    Soomaaliyeey xasan ayax waa Nin indhala qaawan 'grcud gudaaya lakiin lacagta qabiilka uu indhaqabaa dad iyo dal dankamale sharaftabiyo iyo karaamaada foolxumo ayuu ka doortay

  • @siyadabdirahmanarte4810
    @siyadabdirahmanarte4810 4 місяці тому

    Xasan qabiil bu kajecelyahay qaran wa nasiib daro Somali ku dhacday Lakin kuwo doortay ba ka daran

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 місяці тому +1

    😂😂😂

  • @hoggaansane9275
    @hoggaansane9275 4 місяці тому

    Walaahay anigu waaban yaabay, bal haddii Hawiye dhexdiisa , ayba is lee yihiin, muqdish anagaa iska leh, iyo waxa taagan, anaga Soomaida kale ah, sideen caasimad nooga ahaanaysaa, sense meel beel sheeganayso loo lee yahay, caasimada qaranka ,mise qaranku waa Abgaal Cismaan keliya, yaab iyo yaabkii 😂

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 4 місяці тому

    Xasan maxamuud calasow Waa la boodle odagii qanjah weynaaye.. ina m

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 4 місяці тому

    Subxaana laah umad duqodoodii sidaan u dhaqmayso goormey asaagood wax la qaybsan maxaase dhalinyarada lagu eedin

  • @abdikarimqelow2607
    @abdikarimqelow2607 4 місяці тому

    Adaaa baxarka galshy eee ka fur xariga wadii la soo taagnaa waan lahadlay ee hadda ninka u gurmo caay wax ka gooy meeyso kobayarow

  • @a.j2428
    @a.j2428 4 місяці тому

    XASAN MURUSADOOW IDINKAA KEENEE KA SAARA MEESHA. HORAA LOO YIRI JINI NINKII KEENAA BIXIYA. GAYLAC IYO JACFAR IYO RAGII LAMIDKA AHAAY AA LAGA RABAA INAY XALIYAAN WAXAY KEENEEN

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 4 місяці тому

    wali lama arag nin daaroodoo nin daaroodoo madaxwayna ka ahwadanka oo intuu isasoo daago dhahaya madaxwaynhu waatuug waar nimankiinan hawiye ee yuutoobarka sheeaganaya maxishootan miyaa mise idinkaa iska adag oo waxaad tiaahdan kawayn

  • @AbshiroAskar
    @AbshiroAskar 4 місяці тому

    Cadaalad ha sugiina inta aad Diidan tihiin shareecada islaamka waligiin sidan isku haysta

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 4 місяці тому

    murusade iyagu waa adoon marba qola dulaaran Kuwait ilaa maanta way raranyihiin

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 4 місяці тому

    Ha iloowin Cali Wajiis, prof Caamir iyo Jawaahir Baarqa i.w.m

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 4 місяці тому

    Maxureeyyaay ceelbuur nin kat sheegeeysiid

  • @haaroonmohamed27
    @haaroonmohamed27 4 місяці тому

    Kuwaas maa la qabto waa wareeray ina kabayre qabiiliiste baa lagugu xantaa laakiin runta baad sheegtaa garta waad kala goyn kartaa

  • @jamacmire1911
    @jamacmire1911 4 місяці тому

    Xasan dalxaraashe wuu ka liitaa tuugta masaajidada kabaha kaxada

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 4 місяці тому +1

    Insha. Allah. Vxasan. Shiekh. Allah. Ku. Filan. Waana. La. Arkidoonaa. Isagoo. Sidii. Farmaajo. U. Tuugtamaya. Goordhow.

    • @sahrujainaali132
      @sahrujainaali132 4 місяці тому

      Farmaajo muxuu kaa biaiyay xaqiisii ayaa idin haayo xasan idinkaa u sacaba tumay

  • @XaliimoSacdiyo-n5z
    @XaliimoSacdiyo-n5z 4 місяці тому

    Ninkaas waa askari qaran ah qabiil ayuu isku daraayey hala xiro waa sax

  • @abduosman2852
    @abduosman2852 4 місяці тому

    Pls isku xiisho wll. Have discipline!

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому

    Murusadoo meeyd ku raran yahay a.maleele a dajiyay

  • @BulaaleAhmed-m5b
    @BulaaleAhmed-m5b 4 місяці тому

    Waryaa ninkaan ma kastuume abgaal miyaa,mise waa Kuwait.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 4 місяці тому

    Xasan gorgurde wa tuug tuug dhalay oo bahan

  • @BulaaleAhmed-m5b
    @BulaaleAhmed-m5b 4 місяці тому

    Kaalay naagtan ma Siciid Deni miyaa mise waa naag Somalia ah.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 4 місяці тому +1

    WCS ABTI👍

  • @AbdiArtan-o1e
    @AbdiArtan-o1e 4 місяці тому

    Adiga waxa hada kaa hadlinaya sow faara qabiil maahan

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 місяці тому +1

    Sax sax

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 місяці тому +1

    Cws habo ❤️

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 4 місяці тому

    Madaxweynee soomaliyaa guul

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 4 місяці тому

    Uwas waxba tileynaha madhihin

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 4 місяці тому

    beenaale abgaal galmudug 4 degmo qaar bada saaran yahiin bada gobalka galguud oo dhan abgaal iska leh mudugna ilaa xaradheere laga gaarayo bada abgaal ayaa iska leh murusade galhareeri kaliya ceelbuur hiraab kula leh galmudug murusade hal degmo waa galhareeri oo gudaha ku jirto bada galmudug ogow abgaal iyo habar gidir ayaa ku teedsan waryaa daanyeerow abgaal xaradheere ka bilow bada ilaa muqdisho cidna uma dhaxeyso murusade galhareeri iyo deyniile 2 degmo abgaalna xamar ilaa xaradheere bada iyo beri ku tixan kabayare is marji ma ishaada wax uga qaban shaqfuri istubid dog

    • @Mooiokk
      @Mooiokk 4 місяці тому

      😂😂😂 beentas yaa usheege marka o ka dhagysano abgal galmudug mursade kaga dhul badan

  • @dinfarsatacklare2229
    @dinfarsatacklare2229 4 місяці тому +2

    Madaxweyne Allah wax ha kula qabto.
    Xaasidkana Allah kaa qabto

  • @mohamedjimale1070
    @mohamedjimale1070 4 місяці тому

    Beenta jooji nijaas murusade

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 4 місяці тому +2

    Siyaad Barre cidna ma dooran, asaga ayaa kala diray Somali kala dilay is aaminaadii ay Somali xukunka isku aamini jirtay. Somali way kala shakiday Siyaad Barre bilaabay waxaas.

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 4 місяці тому

    Waadabaal kanu abgaalna mametelo

  • @RaxMo-mk9eh
    @RaxMo-mk9eh 4 місяці тому

    Laangaabnimadu waa iska sidaan markoo lahaa hg anaga xamar keenay soo nin hg ah maanta soo maxerin waligiin waa la idin talinjirnay isku dirka hiraabne waan idinku fahanay

    • @Mooiokk
      @Mooiokk 4 місяці тому

      😂😂😂 waxa malin walba la xiro so adi matihid rer faanye yaka langaabsan

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 4 місяці тому

    Farxiiya fisga gaa sheegeey

  • @AbdiArtan-o1e
    @AbdiArtan-o1e 4 місяці тому

    Faara qabiilka abgaal waa kaas

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 4 місяці тому

    Adiigaa iska dhaadhiciyay

  • @AbdiArtan-o1e
    @AbdiArtan-o1e 4 місяці тому

    Abaabulna kusoodar

  • @gaafowgaafow
    @gaafowgaafow 4 місяці тому

    Free cadaawe jiib

  • @AbdiArtan-o1e
    @AbdiArtan-o1e 4 місяці тому

    Abaabulna soo qabo

  • @cabdiraxman5032
    @cabdiraxman5032 4 місяці тому

    Adiga wax kama geshid meyd duugtoow kkkkkkk

    • @Mooiokk
      @Mooiokk 4 місяці тому

      Meydka hadi la duugin mala firsan lahay 😂😂😂

  • @mwarnerhighmarkcalibre6204
    @mwarnerhighmarkcalibre6204 4 місяці тому

    Calaancal la

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 4 місяці тому

    Xasan 😂

  • @AbshirCabdala-r9s
    @AbshirCabdala-r9s 4 місяці тому

    Asc. Cotmale

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 4 місяці тому

    Duutahaa haacaayniin

  • @حليمهسعديهمحمد
    @حليمهسعديهمحمد 4 місяці тому

    😝👎

  • @XaliimoSacdiyo-n5z
    @XaliimoSacdiyo-n5z 4 місяці тому

    Nin adagio askari

  • @RosiAswan-vv1zf
    @RosiAswan-vv1zf 4 місяці тому +1

    Hawiyoow is karbasha wa gun dameero
    Formajo wa maraxaan
    Guul darood mashll

  • @harun7450
    @harun7450 4 місяці тому +1

    Ciil baa ku haaye ina adeer😅😅😅