It's not a matter of diin sabab dadkaan social system fcn bey heystan wax walibana khalad wey yeeshaan lkn waa very simple waa la xalin karaa marka bulsho saas u akhlaaq fcn in loo mahad celiyo waaye marka hore
Universal tv waxaan kula talin lahaa iney subtitle isku daydo sabab dadka waa weyn markii la daawanayo waxay mudan yihiin in hadalka lala wado ta kalana luqada somaliga ayaa ku faafeyso dadka ka aqoon ahaan
Hoodo ibraahim iyo Ahmed Fadlan khilaafka joojiya. Hadii ay Quran ama Sunada Nabi Mohamed SCW aad ku haysaan wax diidaya fadlan siday tahay u soo gudbiya. Sheekada ah sidaa ma aha ee waa sidaa joojiya. Sheekada aniga bay ila tahay, waxaan ka dhaxalnay dil iyo burbur. Mida kale maad ka hadashaan khawarigka Al Shabaab iyo dhiiga Muslimiinta ay xalaasadeen. waxaan aan Kitaab iyo Suna ahayn ha noo sheegina.
Bro waa runtaa, adigaa igabadiya, lakin waxas un baan maqlay, somali meelkasta way ku dhibantahay, xataa mareekanka aan joogo dadka qarkood kuwa cusub dhib baa heesta, lakin dad jooga wadankaas zambia ayaa igu yiri dhinaca safety ga way dhaantaa wadamada kale sida kenya iyo south africa
Look at the Somali people kneeling down and greeting the Jareer guy like they met a Prophet or something, but they can’t talk to their leader in Somalia with respect. Cajeeb! 😳 I will never kneel down to anyone except Allah.
War waa sidee aduunkii waa gadoomey African baad u jilba jabsaneysaan Allah A Cisa war toobad keena oo diida gaalada aad isku duleyneysiin Allaw nahanuuni
Waan aqaana Zambian ka waa dad ixtiraam badan wadankooda wuxuu kamid yahay wadamada Africa ugu ammaan badan sabab tuna waa aad bay sharciga u ilaaliyan hadaa ajnabi tahay sharci la.aan kuuma ogola inaa wadankooda ku joogto
Iminka baan daawanayaa oo ah 13/10/2024 waxaan rabaah in aan imaado qofneh kama aqaan qofkii arko farinteyda please ha iisoo jawaabo si aan xog ugu heli sida ee tahay hada mahadsanidin.
Aaad baan agu farxay wariye somalida kuween ee aan doonaye inaan mar un arko inaan Zambia ku arkay wariye cabdisalan Mar kowaad iyo Mar lawaadba so dhawow
5:30 WAXAA LAGA QODAA AYUU YIRI KII KOOFIDA SITAY COPPER WAXAAN IS IRI WERIYAHA TIMAHA XIIRAN AYAA AF SOOMAALI U BEDELI DOONA SAA WUUBA KASII DAREY OO INGIRIISKI AYUU ASNA CARABI KUSII TURJUMEY HALKUU MAAR ORAN LAHAA WAA NUXAASTA KUYE WAR YAA TANOO KALE ARKEY😂😂😂
jilbaha aad dhulka dhigaten ma didin oo laga yaba inay dhaqan tahay wana dad wadankodi idinku marti galiyey lkn waxan diday markay salamayan siday uu forarsanayan ee ay gacmaha labadaba ugu salamayan hadi madaxwanihina farmajo salama la yidha si kibir ku jiray uu salami lahayen somali iyaga iska adag isma xushmeyen
It's not a matter of diin sabab dadkaan social system fcn bey heystan wax walibana khalad wey yeeshaan lkn waa very simple waa la xalin karaa marka bulsho saas u akhlaaq fcn in loo mahad celiyo waaye marka hore
Sujuuda allah cid aaheyn oo loo sujuudo ama loo rukuuco waa xaaraan , mararka qaar in Gaalnimo noqoto ayaa dhici karta , nimaanka dadka yaqaano ha unastexeeyaan
runtii wadan fiican weeyaan inagu somali hadaynu nahayna meelo badan inaynu kaga dayano ayaa loo tusaale ahaan sida madax dhaqameedkoodu u dhaqmayaan aa si fiican marka kuweena dadka isu diraya loo eego iyo waliba sida fiican ee ay ula macaamilayaan soo galeetiga
wadankaas 2007 kii ayaa la iigu xeray anagoo somali badan south africa usocono xusuus wlh ndola iyo lusaka waa maray hadoo yurub ku noolahaay waa booqan doonaa wadankaas insha alaah
Sambia hoyaday mcn aan ifka ugu jeclahy iyo habaryrty iyo ciyalkeda ku nool ilahay haykiin dhaafo dhmntiin 😍😘
Qof Sambia joga ha ila soo xidhiidhi war bixin ban karaba my UA-cam jooge media thanks
Mzha alllH Zambia adeerady badanbaa ku nool oo compnyo ku leh alle ha idiin barakeeyo adeer Ciise geestiir guul iyo gobanimo
Dadka wa ugu sharaf badnaa nabigeyna muxamad csw lomanajilba jabsan jirin
It's not a matter of diin sabab dadkaan social system fcn bey heystan wax walibana khalad wey yeeshaan lkn waa very simple waa la xalin karaa marka bulsho saas u akhlaaq fcn in loo mahad celiyo waaye marka hore
Universal tv waxaan kula talin lahaa iney subtitle isku daydo sabab dadka waa weyn markii la daawanayo waxay mudan yihiin in hadalka lala wado ta kalana luqada somaliga ayaa ku faafeyso dadka ka aqoon ahaan
Wallakey walahi waa runtaa
سبحان الله
لا إله إلا الله محمد رسول الله
Wallakey Ahmed
Run bad sheegtay
لا حول ولا قوة إلا بالله سبحان الله
أخي أحمد جزاك الله خير وجزء
Hoodo ibraahim iyo Ahmed
Fadlan khilaafka joojiya. Hadii ay Quran ama Sunada Nabi Mohamed SCW aad ku haysaan wax diidaya fadlan siday tahay u soo gudbiya. Sheekada ah sidaa ma aha ee waa sidaa joojiya. Sheekada aniga bay ila tahay, waxaan ka dhaxalnay dil iyo burbur. Mida kale maad ka hadashaan khawarigka Al Shabaab iyo dhiiga Muslimiinta ay xalaasadeen. waxaan aan Kitaab iyo Suna ahayn ha noo sheegina.
zambia waa meshan u guuri doono masha allh waa meel ay somalidu wanag kasamaysay aad ah
i went to Zambia 🇿🇲 may 2017from Nairobi for a vacation,Lussaka is Beautiful city
And where are you now
Yaasalaam hareri macluumaad fiican ayaad inoo soo gudbisay.
Runti aadbaan kaaga mahadcelinayaa.
Waligay matigin Zambia lkn waxaan maqlay waa wadanka ugu fiican Somalida. Aad iyo aad ayuu u ixtiraamaan Somalida ayaan maqlay, waana wadan nabad badan. I wish to visit Zambia inshallah
Bro anagaa joogna somalida adunka meel laga ixtiramaa maleh adoo sharci iyo degenansho haysta ayaa la iska kaa xiranaya bilaa dambi intii aad donto ayad xirnanaysaa
Bro waa runtaa, adigaa igabadiya, lakin waxas un baan maqlay, somali meelkasta way ku dhibantahay, xataa mareekanka aan joogo dadka qarkood kuwa cusub dhib baa heesta, lakin dad jooga wadankaas zambia ayaa igu yiri dhinaca safety ga way dhaantaa wadamada kale sida kenya iyo south africa
Haaaa bro zambia waa save amnigedu waa oky lkn immigration keeda ayaaa qashin ah
@@abdiazizfarah5915bal xaga ganacsiiga ka waraan walaal ....lacag ma talaa?
@@ismailhassan6933 haaa hadii aad hadii aad maskax iyo lacagba la timado
Mansh.allah wariye hareri aad iyo aad baan ugu xirnahay barnaamijkagan socdaalka calamka halkaas nooga siiwad
Mansha Allah C salan Hereri Barnaamijkaga wan Ku xidhanahay
nimanka boqorka juwala utagay way khaldamen ilahay waxka hoseya o bini adama madaxa loma forarinkaro
Suldan Cali Baashe Waa Nin Qalbi Fiican Somalida Jecel Turkey Ayaan ku kulanay
Allaylehe in aydin oday yar oo gaal ah jilbaha dhulka u dhigtaan may ahayn. waad gafteen.
Alley u toobad Celiya.
Maasha allah wariye sare cabdisalam hereri aad baad umahadsan tahay
Hadaad ka heshay Barnaamijkaa like isaar
Look at the Somali people kneeling down and greeting the Jareer guy like they met a Prophet or something, but they can’t talk to their leader in Somalia with respect. Cajeeb! 😳 I will never kneel down to anyone except Allah.
Excellent and informative video, Abdisalam!
zambia Abtigy Aan aad u jeclahy aya ku noool
allaha idinku amaansado
Waa danbi aad iyo aad uween qof bili adan ah u jilbo fariiso kabli karuursi ayaan maqli jirey
Waale waa isku miid africa waxan tage 2003 ivory Costa waa iskuma miid walaahi
Hereeri guriban doonaya inaan kaa ibsado guuri ee baal waar ii see
Anaa ku siinaya oo jooga ee ila soo xidhiidh
Masha Allah, Anaa dilal ka Ah xagaas Ee ila soo xidhiidh.
@fayselhassen4681 Ana u bahan wll halke ban kala so xidhiidha
War waa sidee aduunkii waa gadoomey African baad u jilba jabsaneysaan Allah A Cisa war toobad keena oo diida gaalada aad isku duleyneysiin Allaw nahanuuni
Waan aqaana Zambian ka waa dad ixtiraam badan wadankooda wuxuu kamid yahay wadamada Africa ugu ammaan badan sabab tuna waa aad bay sharciga u ilaaliyan hadaa ajnabi tahay sharci la.aan kuuma ogola inaa wadankooda ku joogto
Passport Somali malagu Tegi Karraa Horta Mana Lagu Noolaan Karraa Adigoo Sita Passport Somali
@@mohamedaamiin1330 haa wlle
Wll wxn ku wydiiina sharcigoooda sideee lgu hyli kara
Asc
Waan xasuustaa zambia oo joogay 2004 kadibna southafrica katagay luzaka iyo ndola aadbaan uxasuustaa dadkan uu wariyuhu waraySanyo siiba oday ciise geestiir oo kamida gancsatada waa wayn ee Zambia meeshaas majeerteen baa jooga oo wax kuhaysta
Waa Soomaali sidaas bayna ku faa'iideen qurbuha qabiilku Soomaali wuu qiimo tiray ee ka daa Majeerteenka aad faanka ka dhigayso
Halkaa danbe ayaaad Ka xumatay qabiil aaad sheegtay
@Yussra Yassin sax walal
Liban Ali Zambia 2009 ki baan joogay. Majerteen baa u badan lkn ninki Somalida Zambia iyo Botswana ugu taajirsan waa Axmed Dheere oo Mareexaan ah
Walaal Aad Baan Meeshaa Niyada Ugu Hayaa Waxaan Jecelahay Innaad Information iga Siiso Dhowr Jeer Ayaa Lay Sheegay Innay Ganacsiga Ku Fiican Tahay Meeshu,
Aduunka meel kasta qof somali ah waa laga helaya anigu waxan tegay addis ababa qurbihi igu horeyay... markad dalkaaga ka tagto xata dalka deriska waa qurbe
wa ka habarsaden cabdi salan hareri jilbHa ku is taag ay dhahen😂😂😂
😂😂😁😁😁😂
Waxaan joogay 4sano sambia dadku reer sambia waa dad aad u xun .ikn dowlaada ayaa soomalida jcll .. waxaa waadii jiiray truck haaadana waxaan jooga canada ..asxb aad qaali igu ah ayaaa.joooga
Somaalida sambia waa dadka kaaliyaa ee is caawiyaa aadna u shaaqaysta waxaay kaga jiiran kaalinta .1kowd dalka sambia
Hassan Warsame sxb meeshaas waan soo maray markaan ku soo socday South Africa Kaneeco ayuu igu madhisay meel wacan ma ahayn
@@hassanwarsame8901 sax waye sxp
Wlll business ka meesha kawaran ?
Walal adoo mahadsan meeshaa niyada ayaan ku hayay in Baddan waayo waxa laysheegay dadka dalka u dhashay innaanay shaqaysan lakiin ajahanibku shaqeeyaan ganacsiga iyo dhaqaalaha waddankana gacanta ku hayaan markaa waxan u arkay innay taal fursad shaqo laguna noolaan karro markaa warbixin kooban iga sii walaal, passport Somali malagu tegi karaa malagu joogi karraa
Jilbaha dhulka hala dhigto ka dhacday🤣
Waxan so xasustay #sheikheygi kitabka igu aqrin jiray miyiga #mudug 🤣
Jinfd
Iminka baan daawanayaa oo ah 13/10/2024 waxaan rabaah in aan imaado qofneh kama aqaan qofkii arko farinteyda please ha iisoo jawaabo si aan xog ugu heli sida ee tahay hada mahadsanidin.
Barnaamijkaan muddo dheer baan sugayey, Somalida Zambia aad bay uga duwan yihiin waddamada kale, waa dad shaqaysta, isku duuban, Somalinnimo leh, haddana is caawiya waddankiina caawiya sidoo kale .
wll adiga zambia miyaad joogtaa?
Daldhis Daljir auyp,u
Odaygan waxaan ka helaa marku yirahdo "Haaye Haaye Haaye".
Lol Me too
Boqorka si fiican baad u sharafteen. Sidaas si la mid ah Ugaasyadiina u sharfa.
Gorahanba wan sugayay barnamijkan hereri iyo zambia wan ku faraxsanhy in an noqday qofki 172aad e dawada barnamijkn💪💪💪
Suasha ugu danbeysa odeygu khalad bu uu yar fahmey hereri wuxu ka wadey wadanku wadana kale muxu kaga duwanyey somalida dhexdooda kaama uu wadin
laa ilaaha ilalaahu muhameda rasuulu laah nabigiina ku saliya soomaliyay kiini akhriyaba 3 jeer nabiga csw haku saliyo kolay anigu ixtiraamkasta oo la ixtiraamo waxay ila tahay sidan ragu sameyeen waxay ila tahay sujuud ilaahay mooyee cidkale sujuud ma mudna
Mardhow ayuu America joogeybe goormuu Africa aaday
Anigu Hargaysa ayaan isu aragny bishii January.
Siad AFWEYNoo dawoo waxaa dhaxaal u ka tagtay SOMALI iney 🙉 i su shudaan.. YA LADIIF
YA RABII 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Waan. Salamaya wariye c/salan iyo odayasha somaliyed e zambia
Aaad baan agu farxay wariye somalida kuween ee aan doonaye inaan mar un arko inaan Zambia ku arkay wariye cabdisalan Mar kowaad iyo Mar lawaadba so dhawow
Ader halka Zambia miyad jogta nio south africa iyadaba ka roon
5:30 WAXAA LAGA QODAA AYUU YIRI KII KOOFIDA SITAY COPPER WAXAAN IS IRI WERIYAHA TIMAHA XIIRAN AYAA AF SOOMAALI U BEDELI DOONA SAA WUUBA KASII DAREY OO INGIRIISKI AYUU ASNA CARABI KUSII TURJUMEY HALKUU MAAR ORAN LAHAA WAA NUXAASTA KUYE WAR YAA TANOO KALE ARKEY😂😂😂
MUDANE SOOYAAL Somali adigu KU sheeg
Abdisalan Herari Magaciisa waa Dalmar
Hargeisa ayaan Ku arkaa Hereri dhawrkii biloodba mar...
Kkkk aqli badanaa somalida wee u seexseexdeen boqorbeenaadka
In la seexseexdaa roon intii leys kibrinlahaa
Suldaamadena ayaagaa wax ku soo siinaya hadii ay ku arkaana fadhiga ayayba kaaga kacayan walee maamus iyo sharaf naguma dhamo
Herari iyo Kolba Wadan Waa barnaamij aad ufiican oo faa,iido leh
Cabdi salaan harari waad ku mahadsan thy barnaamijadada quruxda badan
Midnimada jaaliyada Zambia waa ta usababtay inay jaaliyadu horumar gaadho
سبحان الله لا حول ولا قوة إلا بالله
Mashaa allaah hareri ixtiraamkuu ixtiraamkuu ixtiraamay dhaqanka zaambiya
Abdi salana harre waa uu cusuladeya. GYM TAGA DHAAH
waryaa Diin wa ka hadlysaa dad Allah abuurtay na Adoon aa ku leedahay before you breach guide yourself
Zambia 5 cisho joogay anaa ka imid Lumumbashe DRC wa wadan fcn lkn somalida jooga wa dad isku duuban runtii sharciga ilaaliga MG ha u badnadene
Boqorka Zambia jilbahaan u dhigannay lkn Soomaali inay is xukunto lama ogola oo waa rerr hebel ma rabno
Asb cali baashe iyo hiiraan aadbaan idiin salaamayaa rag adag
Hareeri waxaad waayo martaba ma jilbaheey dhulka kuu dhigeen maanta kkkkkkk
Angola barmaaji kaso diyaariya pls
Afrikan xukun haysta hungiri raadis udaa waar cadaan ku wayka xishoodaan in raashin loo keeno hadiyadu waa ubax yar bisinka
jilbaha aad dhulka dhigaten ma didin oo laga yaba inay dhaqan tahay wana dad wadankodi idinku marti galiyey lkn waxan diday markay salamayan siday uu forarsanayan ee ay gacmaha labadaba ugu salamayan hadi madaxwanihina farmajo salama la yidha si kibir ku jiray uu salami lahayen somali iyaga iska adag isma xushmeyen
Waa uskag
Africa eleeeeeeeeeleeeeeeeee
😂😂😂😂
Qof hadiyad loo keenayo hadana leh jilbaha dhulka halay dhigo! Somalida waxa seegtay inay ku dhahaan jilbaha dhulka ma dhigno ee maxaa xal ah??
👌❤
Waa dowlad ninkuyee waxaan moodey kuweenii oo kalee
Wallahi waa baashaalay he went all the countries in the world 🌎
War waa mid gaajjo baqtiisay oo cunno dadka ku xiri hhh kulaha keena hadiyad
Yacnii ninkaas miyaa boqor ah yacnii Funaanadda ma ka habeyaan boqor ka wixii bay meeasha ku baabbi'iyeen boqor ka
Cabdisalaanow boqorka garanaye boqoradi meeday maqbiya miyaa alloow alle.adane war la,
CAJIIB NIN NOLOW MAXA ARAGTI KULABAN KULAHA HADYAD ILAA LOGEYO LAMA ARKIKARO SULDANKA DEGAANKA
Amiga Zambia waa sidee
It's not a matter of diin sabab dadkaan social system fcn bey heystan wax walibana khalad wey yeeshaan lkn waa very simple waa la xalin karaa marka bulsho saas u akhlaaq fcn in loo mahad celiyo waaye marka hore
Sujuuda allah cid aaheyn oo loo sujuudo ama loo rukuuco waa xaaraan , mararka qaar in Gaalnimo noqoto ayaa dhici karta , nimaanka dadka yaqaano ha unastexeeyaan
Waan jeclahay hereri arrimo muhiim ah ayuu ka hadlaa
Ma adoonkan in lo jilbo jabsaado ayaad tageeraysa ilaahey baa nagu leh cabuudid
Uganda nooga soohadal
runtii wadan fiican weeyaan inagu somali hadaynu nahayna meelo badan inaynu kaga dayano ayaa loo tusaale ahaan sida madax dhaqameedkoodu u dhaqmayaan aa si fiican marka kuweena dadka isu diraya loo eego iyo waliba sida fiican ee ay ula macaamilayaan soo galeetiga
Abdikadir Seed soomaaliyi puntland hakaga dayato odoyaal dhaqameedka walaalihiin baa idinkugu filane hhhhhhhhhhhh
Madax dhaqameed waa Jaahiliyaddi hore. Runtii Dunida Dustuur ayaa taliya isagaana lagu kala baxaa.
Abtigay igu qaaliyaa ku nool abtigay cabdirisaaq yaxye maxamed muuse(alamsey)abti sharaf iyo cisi ku noolow geesi geesi dhalay
26:46 Hareri kuma qancin jawaabta. Ugaaska si ayuu ugu wareeray suaasha.
*walaaahi inaaan jilbaha dhulka dhigteeen umana tageeen shakhsi sadaaa iskula weyn xataa haduu yahay saxaabdii suubanaha rasuulkeenna kariimka walahi inama jilbaha dhulka u dhigeeen sidaasi waa in aaad is duleeyso*
Gabadhna waan ka jeclaa addis ababa meel aan ciyaar ka daawan jirnay ayay ka shaqayn jirtay
Gabadh xabashi ayay ahayd
SIDASAA IMARAA IN SOMALIDA NOCAAS JILBAHA DHULKA U DHIGTAAN.ANAGANA MADAXA ISKU TAAGNO OOO MADAXA ISKA JABINO.MANTA JILBAHA WAYE BERI AMA SAAA DAMBE INAA U SAJUUDAAN AYN SUGAYA SOMALIYEEY.IDINKA LAANDHEERA ISKU TIHIIIN.BALSE ANAGA OODHAN CALAMKA KALE AYAAN U NAHAY LAAN GABAYAAAL
Jareer weyne guul hadoo somali joogi lahaa adoonkaan ayaa dhihi laheedeen lkn adinka u tagay hada
Hhhhhhh
Jilbo jabsi ayaa kadhacay..
Jareer neegaar
Somalidu ninkii awood leh maalna haysta ayay ixtiraamta jareer iyo jileec wuxuu rabo ha ahaado hhhh
yahye husein hhhhhhhh
SOOMALI MEEL KASTA AY JOOGTA WAA BILAA CAQLI BAL WADAN KOODA MAY DHISTAAN OO HORMARIYAAN INTAY WADAN AY U DHALAN DHISAYAAN
0:51 suldaanka qurbaha wuxuu yidhi caacdii hereri lagu yaqaanay ee haaye haaye haaye markaasuu yaabay hereri.
Cmerada ISKA HAGAAJIYA UNV WAARIYAHA CAALMIGA AH WADANOO KALE LOOMA DHIIBO
Xee tahay rakuucaan rakuuc Allah ha idinku leh
Sida somalida iguma xurmeeyan
Barnamijka sidisa kale wankafaideysatay hareri wamaydsanthy
Wallaahi dhaqankii soomaaliyeed waxaan isleeyahay waxaa saldhig u ah raggaan berisamaadkii yimid iyo waagii aan caafimaadka qabnay
jiif juwaale royal highness shaafta la,aan loma tago teeda kale in loo jilba jabsdao looona sacbiyo buu rabaa yaab
Aabahay baa kunool Zambia
su aasha ugu danbaysa ma uusan fahmin odaygu walalw uu wariyuhu laba jeer ugu celiyay
Shekadan, wan ka helay nin walbbana, arakdi kaar ah ayuu leeyahay, hareriyow,
Cuqaasheeni way sharaf dhaceen kadib markay ku milmeen siyaasiyiinta
Thnks hareeri
Herari nin meelwalba maray
Wale inana ruux bila adana oon ahayn walidkay anan u jilba joogsadeen waba see kan sanka wayn
maxad ninka abuurtiisa ku cayday
somalidi jahilka ahayd waa sii dhaman rabtaa xabad xabad baa kasoo hartay aad ka midtahay
Alla jilbaha 😂
Haduu ninkani intaas wadamadsn reergalbeedka joogi lahaay sidsn uma quruxbadnaan laheyn
War south africa waban iskaga so tegena Zambia haday sidan tahay
Hhhhhhhhhh war boqorku dhaqan xumaa
cajaaib zheekhow
Jilbaha dhulka hala dhigo!!!!
War waxan Maxay tahay jareerka masoor uun buu doonayey! Jilba jabsigu waa shame and unacceptable!
Ar iga wale waa dhac qarsoon suldaankoodu dheregba lkn kuweena qabyaalada iyo xukuumad ku noolka e laaluusha iyo xaaraanta umada cuna wuu dhaama
👍👍ZAMBIA 👍.