MAXAA KEENO IN DHULKII GAALADA DHAQSI LAGU NOQDO? VIDEO DHAMAYSO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 9

  • @raqiyoabdulkader858
    @raqiyoabdulkader858 Місяць тому +1

    ASC abaayo aad ayaan umahadsantahay si aad noola soo wadaagtid Shukran
    Suaal abyo Mala hela macalimiin Masaarii ah oo guryaha quraanka kugu dhigi kara qaasatan gabdho macalimiinah qiyaasti imisa lagu helaa. Arabic iyo madooyi ka kale mala xelaa macalimiin kaa cawiniya . Abaayo just qiyaas celcelis noo soo jeeg hadii aad wax ka ogtahay. Jazakallah ayabo 🥰🥰

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 Місяць тому +1

    Abayo waa ruunta qofka sonoqonayo waxaa kenii karto siyaabo kala duwan iyo daruufo kala duwan lakin markasto hooyada iyo abaha iyo caruurta ineey hal meel kuu wada nooladan waa wax laga mar maan ah caruurta wey uu bahanyihiin abe laa koro oo ka ah qeeb nolooshoda aniga fikirkeeyga hooyada iyo abe caruurtooda kalama maqnan kara waqtii dheer lakin mudo kobaan maxaa yeleey hooyada waxaa eey uu bahantahay abee laa koriyo caruurta kali mahan bill sodir sanadkii hal mar ama 2 mar reerka sogaro waxaan kaa soo horjeeda reer kala nool mudo aad uu badan lakiin hooyada ineey samirto mudo koban iinteey caruurta deenta uu baranayan waa muhiim dhib kasta eey laa kulanto mudada eey dhaxda xirato alxamdulilah 3 sano ayaa qahiro kuu nolaa faido aan intaa lagu so kobiin kariin ayaa kala so noqooneey caruurteeydana aad ayeey uu yar yarayeen alxamdulilah ruuntii faidada eey ledahay inaad laa gurto caruurta intaa eey yar yaryihiin waa muhiim janiskas kuu ku dhafiin hada tahay hooyo caruur yar yar haysato ilahay hanagu xifdiyo melkasto aduunka kaa joogno

  • @hcs9766
    @hcs9766 Місяць тому

    asc docadaada ilahay ha aqbalo
    walaaley waxaan jooga sacuudiga inaan soo baxo aan rabaa ciqaamada ayaa iga dhacsan waxaan rabaa qof muqalas viisosoo diri karo ii dhameyo

  • @umeaara5480
    @umeaara5480 Місяць тому

    Address dukanka no so raaci sis

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  Місяць тому

      +20 1020001935 mustafa qabani wiilkaas laxariir iisoodir kudheh

  • @fatumaabdi2696
    @fatumaabdi2696 Місяць тому

    Asc abayo hadii laisku xiray iqamo la an lageen karin school maxa xal ah kaso hadal

  • @AishoYusuf-u1n
    @AishoYusuf-u1n Місяць тому

    Abaayo anigay igu dhacdaye maxaa dhacay saan ujeclaa masar markaan imona wan ku xanuun sadayba wax walba way ila xumadeen

    • @leilaomar5706
      @leilaomar5706 Місяць тому

      Masoo laabatay mise waad is adgeneysa