reer burco iyo sawirka maxamuud xaashi maxaa kala qabsaday😂😂

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 21

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 6 днів тому +3

    Maxamoud Xaashi Dalka in uu Cadow Ka difaaco diyaar uma Aha. Reer Somaliland Ceerigaabo Cadowga halaga difaaco maanta.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 днів тому +3

    Ina xaashi waakhaayin khiyaameeyey dalkan

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 6 днів тому +2

    Kaa uugu horeeyey
    Wuxuu astaan uyahay waxa kakhaldan reer Somaliland.

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 6 днів тому +1

    Waa daanatii beesh HJ
    Sakariye miyaanu soo dhaafin
    Bariga Burco

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 днів тому +2

    Reer somaliland markay noqoto qaranimo ka daaya qabiilka

  • @jamahuseen9113
    @jamahuseen9113 6 днів тому +1

    Cumar Binu Khadaab Meel ha uga Dhicina RADIYALLAAHU CANHU.

    • @user-fd6pn9jg4y
      @user-fd6pn9jg4y 6 днів тому

      Xaaraha.tuugaa.c.binukhadaàb.haku.sheegin.xaarayahow

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 6 днів тому +1

    Niinka hangararacaa ayay amanayan

  • @maxamuudbare5874
    @maxamuudbare5874 5 днів тому

    Waa iga reebtee

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 6 днів тому

    Oday ga waa runtii nimankii reer Burco waxba inoomay qaban.

  • @BlackDemonofJapan
    @BlackDemonofJapan 5 днів тому

    🎉🎉🎉yo my nigga mohummoud😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 5 днів тому

    Jookarka siyaasadeed somaliland Mr Hashi

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq 6 днів тому

    Acuudu billah,iimaan la aan iyo xoogaa dheemaal ahvayaa loo qubay iyo qabyaalad baa ka qaylisiinaysa.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 6 днів тому +1

    Ki hawada iibshay maha ? Reer Burco asaxaabal kaaf baa ? Siyada dalka kasocota ma ogga ee dalki lagu so dulay.

  • @MUBAARIGBunni-hz4nr
    @MUBAARIGBunni-hz4nr 6 днів тому

    DAANTU MATII HABARJECLADA MISE HABARYOONIZ 😂😂😂

  • @Gudhuudhe058
    @Gudhuudhe058 6 днів тому +1

    Waa tuugii dalka cunay

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 6 днів тому

    Walaahi buu yidhi jaahilnimo wataa kolka
    La waraysigan ciyaalka noloshu suuqa ku dhaaftay. Jokar booli qaran waxaa isagaa lacag ku bixiyay nin yaroo xayraana uu michrophone u dhiibaa iyo $50 sarifan mar kaasaa afar suuqa jooga oo amaana la yidhi meel lagu sii balaminayaa.

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 6 днів тому

    Reer burco Ka wareyso arinka abwankii yidhi amxaaro ayaa walalanhy oo iga xigtay Xamar iyo garowe

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 6 днів тому +1

      Allah ha sharfo Daaha Gaas
      Xaqiiq buu sheegay.
      Danbaa xaasidkaaga tidhi
      Ka guur dariskaaga xune
      Ma lihin cadaw xamar ka daran
      Garoowiyo kuwa xintama
      Waxaa iga xiga amxaar
      Xurmiyo sharaf igula nool
      Allah ya cizak Daha Noolow

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 днів тому

    Dadku kulmiyey dooranayaan

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 6 днів тому +1

    Ki hawada iibshay maha ? Reer Burco asaxaabal kaaf baa ? Siyada dalka kasocota ma ogga ee dalki lagu so dulay.