WaxaN u malaynayaa xitigta loo yaqaan comat ee sidA gantAalja u samaysan ee marmar la arko inay ahayd waxaa dulmaray ethiopia iyo kenya.arrintaa waxaad ka heli. Kartaan buugga la yidhaahdo our. Wonderful universa .
Waxaan u dardaaramayaa Reer saahil oo Cabayso weerar ku heesto waxaa u dawo ah hadii qof qaniinto Cabayso amaa Mas Toon iyo Malmal iyo Milix inta la isku shiido ama latumo ayaa lamarinaya halakii Cabaysadaas qofka ka qaniinto ama Tubaako wax Buur loo yaqaano baa la waraabinaya biyeheeda Suntaas ayaa laga mantajinaya.
Wardrobe somaliyeed ilaahay BARYAYE MASIIBOOYIN weeyee waxaanu dhiigii baa faraha kabataye subxaanallaah
Allahu Akbar Allahu Akbar yaarabi Yaarabi Yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️⚠️⚠️⚠️⚠️
Dhulku wuxu noqinayaaa somaliland iyo in lagu qurxiyay masha allah
Caasho carabdher cirka noo daa ayan dhihi jirnay
Cagdheer hadday joojin waydo caruuraha iyo cirroolaha masakinta ah shacabka masaakinta ah. Waklee cuqubo ayaa u soo degdegaysa.
WaxaN u malaynayaa xitigta loo yaqaan comat ee sidA gantAalja u samaysan ee marmar la arko inay ahayd waxaa dulmaray ethiopia iyo kenya.arrintaa waxaad ka heli. Kartaan buugga la yidhaahdo our. Wonderful universa .
Gooni. Iyo. Bidhaam. Waa. Beenaalayaal. Aan. Ilahay. Aqoon. Waar. Xishooda. Oo. Ilaahay. Garta
Waxaan u dardaaramayaa Reer saahil oo Cabayso weerar ku heesto waxaa u dawo ah hadii qof qaniinto Cabayso amaa Mas Toon iyo Malmal iyo Milix inta la isku shiido ama latumo ayaa lamarinaya halakii Cabaysadaas qofka ka qaniinto ama Tubaako wax Buur loo yaqaano baa la waraabinaya biyeheeda Suntaas ayaa laga mantajinaya.
Waar cafanfarta haddaad maanta ku faraxdo.ogow ma jirto cid masiibada la dhalatay ma jirto laga yaabe inay adna kuu soo socot
Xidigo dhimanaya ayaad aragteen way dhacdaa markasto yaan lalayaabin .