NETANYAHU OO BAXSAD U AH DAGAALKA IIRAAN | XADKA PHILADALPHIA OO MASAR IYO ISRA4L ISKU KHILAAFSAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 39

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 Місяць тому

    Iran carabta waa dhaanta wlle carabi maanta ayey ugu liidata madax calooshooda ushaqaytayaala baa hayta allah haka dulqaado

  • @hamzamohamedbulhan2587
    @hamzamohamedbulhan2587 Місяць тому +2

    AX AX AC 😭😭😭😭😭 allow Adiga ayaa u Maqan reer Gaza 😭😭😭😭

  • @user-wz6ep5wg8o
    @user-wz6ep5wg8o Місяць тому +3

    Utaaad mahadsanid

  • @saida2003
    @saida2003 Місяць тому +5

    Xasbunallah wanicmal wakill illahaw uu gar gar shacabka reer falastiin ammin Yaa Raxmman 😢

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Місяць тому +1

    Lacnatullah yahuuda iyo ingiriska iyo siisi

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Місяць тому

    ❤wcs ❤alahu ❤akbar ❤guul weyn ❤

  • @MaxamethAbdilahi-hx7sr
    @MaxamethAbdilahi-hx7sr Місяць тому +4

    Inagoo u jeedna in maraykanku israail garabtaagan yhy maxa u diiday ruuska in uu iiran garab istaago😢

    • @sumisorry6078
      @sumisorry6078 Місяць тому

      Naxris kama ahay ee gaalpa gaalka kale japkisu midpa mid kale utagera

  • @sumisorry6078
    @sumisorry6078 Місяць тому

    *اللهم في صباح يومنا هذا اجعل لنا من كل ضيق فرجا، ومن كل همٍ مخرجا,اللهم ما بشرنا بما يسُرنا وكف عنا ما يضرنا وابعد عنا كل شيء يؤذينا,اللهم افتح لنا فتحا مبينًا، واهدنا صراطًا مستقيمًا، وانصرنا على القوم الكافرين❤

  • @UbdikafiBurale-hy1ud
    @UbdikafiBurale-hy1ud Місяць тому +2

    Fist comment like

  • @saacidxasan1461
    @saacidxasan1461 Місяць тому

    alle ha jabiyo yahuuda amiin

  • @jaaluud5395
    @jaaluud5395 Місяць тому

    Oofaarka waaku daarantahay hada❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Місяць тому

    .sheekada waa leynta reer qasa laakiin falastiin alley leeyihiin ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha mujaahidiinta xamaas aamiin

  • @farhiyaabdikero7201
    @farhiyaabdikero7201 Місяць тому

    Waa yaab ee owfaarku amuu dejaal nagu noqdaa umaa begin yuhuudkan

  • @muriidiabdukadirmohamed6990
    @muriidiabdukadirmohamed6990 Місяць тому +1

    Asc ustaad

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j Місяць тому

    Scw.scw.scw.scw

  • @engilyas44
    @engilyas44 Місяць тому +1

    shico iyo yuhud iyo rer gallbed

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii Місяць тому

    Iyaga maba celcelis ah wa aduun melkle usocdo Maracade meelkusheeg

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Місяць тому

    WCWRWB xasan Cusman idacada buulo xubey

  • @buraale134
    @buraale134 Місяць тому

    Mashallah bro ilahay yuhuda hajabiyo

  • @ahmedaweys9854
    @ahmedaweys9854 Місяць тому +1

    Maxaa ku dhacay maracade shoow ?

  • @Waris668
    @Waris668 Місяць тому

    Masar wax jira maaha

  • @Abdimalikhassan-sm2wn
    @Abdimalikhassan-sm2wn Місяць тому

    😀😍😍😍😍

  • @user-zt4tc2zw3i
    @user-zt4tc2zw3i Місяць тому

    ❤️🇮🇱🌹🇮🇱💐🇮🇱🌸🇮🇱🍂🇮🇱🌷🇮🇱🌺🇮🇱🌼

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak1 Місяць тому

    Guuleyso pro

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 Місяць тому +1

    Iran booto ayay haysaa waligeed wax ma weerari doonto waayo waxaa ayaka laga dilay madax sar sare tilaaba meeysan qaadin hada oola dilay nin ayaka aan udhalanin ahada aan ku mabda ahayn miyay udagaal galeeysaa arintaan waa wax kama jiraan Iran waa fuleyo waana lagu dhex jiraa jaajuusiin ayaa ku milmay mar hore waxaa lasii ogaan karaa waxa eey rabaanba.

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o Місяць тому

    Iran booteey wadaa kuma dhacdo weerar culus lkn dhul lama degaan ah iney duqeyso macquul

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 Місяць тому

    Sii sii waa munaafaq muxuu u ilaashan waayay Faldelfiya iyo Rafax waa dhal yahuud

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Місяць тому

    Maraykanka way soo qorsheeyeen dagalka marku tagay eyga natyhu marykank iraan ma weerarayso hada waxay kall habaynasaa dhamaan kabayasha muhimka ah ee laga burburin karo shaqo baddan yaa ka horaysa weerka waxan laga yaabaa xataa in ay wakhti dheerqadato dagalka marykanku waa u diyaar iyo carbtoo taageraysa maraykanka waa in iran heshaa asxab awoodle

  • @MahamedahmedYasin
    @MahamedahmedYasin Місяць тому

    Argagaxiso allha ku rido yuhud waxaa loga asag yahy argagaxisada oo ilahy ku riday oo ay hurdo sexanaynini

  • @xasanaxmed9605
    @xasanaxmed9605 Місяць тому

    Ustaad 7 iga so horeyse 😂😂

    • @MohamedAli-so7zn
      @MohamedAli-so7zn Місяць тому

      Hada kadib xili hore soo jarmaad 😂😂😂😂😂

  • @calicabdiraxmaan1296
    @calicabdiraxmaan1296 Місяць тому

    Waar eraan warer ma qaadayse beenbay sheegaysaa carbal haqado oo gantaal ha ridoo

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali Місяць тому

    Asww

  • @AliMohajim
    @AliMohajim Місяць тому

    Ha sugi waayin in iiraan fadhiga logu tagi doono inta ay afka lee ka booteynayaan 😂😂😂😂is

  • @user-np4uo1dn9q
    @user-np4uo1dn9q Місяць тому

    Masr? Hadday xuduudkeeda ilaashaneyso??? Maxay Israel uga ilaashan weysay xuduudkeeda mar hore??? Doqontu sideedaba walaalkeed ayey ugarruun weyn tahay???😂??

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Місяць тому

    Maraykanka way soo qorsheeyeen dagalka marku tagay eyga natyhu marykank iraan ma weerarayso hada waxay kall habaynasaa dhamaan kabayasha muhimka ah ee laga burburin karo shaqo baddan yaa ka horaysa weerka waxan laga yaabaa xataa in ay wakhti dheerqadato dagalka marykanku waa udoyaar iyo carbtoo taageraysa marka waa in iran heshaa asxab awoodle

    • @user-kq5ch9qg5x
      @user-kq5ch9qg5x Місяць тому

      ma isledahay carab ba garab istaagaysa iran