Nolosha Ardaynimo ee Dugsiga Hoose| A life of Student in the middle school. 👦

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 40

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 2 роки тому +4

    Mansha Allah xasuus qiimo le ayad i galisay bro dugsiga hoose dhexe Sh/xasan nuuriye waxn kuso qaatay waayahaygi waxbarasho intii ugu badnayd xagaasi wxa iga muuqda mY class 8B wdku mhdsan thy bro muqaalka 🥰

  • @Suldankayare9851
    @Suldankayare9851 2 роки тому

    Maansh Allah inakasto aan ka barani school lakiin wn aga mari jiraya 🌎🌎🌎🌎🎓🎓🎓🎓

  • @cabdifataxbuudhi929
    @cabdifataxbuudhi929 2 роки тому

    Xuzuuz iga dheh wlhi dugsiga Sh xazzan nuuriye 8c ismujiya

  • @cabdifataxbuudhi929
    @cabdifataxbuudhi929 2 роки тому

    Mach Allah

  • @mollyotix7569
    @mollyotix7569 2 роки тому

    Thanks nayko xasuus hore. Wlhi

  • @ahmedhassanabdikariim7988
    @ahmedhassanabdikariim7988 2 роки тому

    Maansha allaaah

  • @muparikmedia8894
    @muparikmedia8894 2 роки тому

    Brother guulayzo

  • @bilehaddi8826
    @bilehaddi8826 2 роки тому

    MashaAllah Ato Nayko and Ato Xamse Xasuus waayo waayo ayaad na galiseen.

  • @ifrahifka160
    @ifrahifka160 2 роки тому

    Waa class ulada ku bilawnay ani iyo Hussein neyko iyo hamse ba 😂😂 xusuus dheer wlahi magaladaydii allaw ardayda noo dhawr mashaa allah maxaa ka qurux badan 💯❤️❤️

  • @najmamuhumed2991
    @najmamuhumed2991 2 роки тому

    Remember

  • @najmamaxamed3149
    @najmamaxamed3149 2 роки тому

    Mnzha alh abti horumar wcanbaan kurajynyaa

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 2 роки тому

    Mashalah allaha barakeeyo caruurta laakin way iga qosashiyeen marki layidhi maxad mustaqbalka rabta inaad nooqota qaarba yidhi gaadhi xumaarle qaarna kaaryoonewade kkkkkkkkkkk

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 2 роки тому +2

    M.a amazing vedio wllahi
    Dareen aan caadi ahayn io xususban galay
    Ustaad nayko thanks 😊 🙏

    • @naykoabdi950
      @naykoabdi950  2 роки тому

      Aad baad u mahadsan tahay bro. 🙏

  • @dramiinofficialchanel7124
    @dramiinofficialchanel7124 2 роки тому

    Waaaw

  • @Suldankayare9851
    @Suldankayare9851 2 роки тому

    Wlhi aweber xasusa weeyan bayay Igu leedahay ma ilawo dad wcn baa jooga

  • @hamdadaahir6037
    @hamdadaahir6037 2 роки тому

    Manshallah xasuus nagalaisay legend 👍

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq4270 2 роки тому

    Masha Allah runtii waxad nagalisay xasuus sxb
    Waad ku mahadsantahay dadalkaad wado

  • @mahamedlyrics5768
    @mahamedlyrics5768 2 роки тому

    Waa xusuuskale wlhi wan xasuusatay
    Masha allah dugsigeeni Husseinow
    Wanku hambalyayna hawsha aad hayso
    Horumar wanaagsan ayaan ku rajaynaya sxb 💯🙏🏽

    • @naykoabdi950
      @naykoabdi950  2 роки тому +1

      Aad baad u mahadsan tahay saaxiib. 🙏

  • @Faynuusmedia8328
    @Faynuusmedia8328 2 роки тому

    Msh alah nayko.abdi horey usoco zhb

  • @taamirhashi5978
    @taamirhashi5978 2 роки тому

    Msha allah
    Dugsiga hose dhexe
    Sheikh Hassan nuriye
    Wa mid xasuus qaliya nagu leh
    Wa mid an ku qadanay wkhtigii ugu badnaa
    Wax barashada
    Wana dugsi aflixiyay
    Madax badan o mnta ah
    Dhkhaatiir
    Macaliniin so saraty malayin ardya
    Si gara zxp mahadsanid xasusta ad na galisay #naykoabdi🥰🥰🥰🥰

    • @naykoabdi950
      @naykoabdi950  2 роки тому

      Adigaa mudan sxb @TaamirHashi 🥰

  • @hamzeifankaofficialchanel2852
    @hamzeifankaofficialchanel2852 2 роки тому +1

    Masha allah dugsi xasuus igu leh

    • @naykoabdi950
      @naykoabdi950  2 роки тому

      Aad oo wayn bro.

    • @Raho339
      @Raho339 2 роки тому

      @@naykoabdi950 Huuno Halkan Waa Magaaladee Ciwaanka Kumaad Sooqorine

  • @asmamohamed6812
    @asmamohamed6812 2 роки тому

    Mzha Allah xasuus qaliya iyo schoolkii aan wakhti bdn kusoo qaadanay 8A xasuus gaaru igu leeyhy go forward bro thanks

  • @dramiinofficialchanel7124
    @dramiinofficialchanel7124 2 роки тому

    Masha alllaah dugsigiiii annkasoo baxay

  • @hindaali9849
    @hindaali9849 2 роки тому

    Masha Allh wlhi xasuusbaa igalisay dugsiga wax kuso Barty my class 8A thanks bro mar walba😍💯

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 2 роки тому

    Hablaha maxaad u siin weyday ice creamka……..

  • @dramiinofficialchanel7124
    @dramiinofficialchanel7124 2 роки тому

    Hussien abdi hassan

  • @ifrahifka160
    @ifrahifka160 2 роки тому

    Class 8A cidii ah halkan iska soo muujiya 😂😂😂