Gabadha Jinka u Galmooday oo Qalqal Gashay markii laga shakiyay ine Muslim ☪️ ahayn lkn Ashahadatay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 109

  • @masaai-cw4lz
    @masaai-cw4lz 5 місяців тому +7

    Subxaanallaah! War gabadha lskadaaya hadii tiri qof Muslin ah baan ahay maxaa mashquulka keeney

  • @zaynabohio9052
    @zaynabohio9052 6 місяців тому +16

    Illaahoow bini aadan hanoo baahin amiin intay dhib ugaysanayaan baakabadan intay utarayaan

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 5 місяців тому +1

      Haa walahi somali biliadem maaha maa mooda kuuwA malyuunade doonaya kuwan ilahaye nooma baahiyo 😢😢😢 sorry walahi

  • @kariyehayle4671
    @kariyehayle4671 5 місяців тому +2

    Qofkii Rasuulka caaya scwsl ma mudna in lacaawiyo ee taas Ogaada Qofkii Alle caaya iyo Diinta intaba

  • @zeyzey2533
    @zeyzey2533 6 місяців тому +13

    Lunah has abig heart may Allah bless u ,lunah the best humanbeing ,i wish all human can b like lunah❤❤❤

    • @suleimanissa4595
      @suleimanissa4595 5 місяців тому +1

      Asc naciimo waa ficneed oo oo arinta uu tasuulka yiri miyaa ku qacin oo maxaa islan ka tahay adaa munaa faq ah

  • @namelos2963
    @namelos2963 6 місяців тому +9

    Ilaaahow adaan II baaheeen somali maryooleey waa isku wada xaaasiid😮balaaya wax idin waydiisataa😮

  • @user-rl9wk7sf4f
    @user-rl9wk7sf4f 5 місяців тому +2

    Waa qalad qof ashahaadanayo inaanan la aaminin gabdha caawiyaama iska daaya

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 6 місяців тому +6

    Gabadha waad kagardarantihiin

  • @fauziahashi8469
    @fauziahashi8469 6 місяців тому +2

    Waxa ku dhex jira inay idin dardaaran miyaa ad ka baqeyn. Subxaan Allah

  • @kaireoma6206
    @kaireoma6206 5 місяців тому +1

    Asc somaliyeey su'aal maxaad ugu mashquulYsan gabadhan haddii aad caawinaysaan miyaad u caawisaan somalinimo iyo bili aadanimo?

  • @mukaram2018
    @mukaram2018 5 місяців тому +1

    waa ka qaldan tihiin gabadhan ...runtii waxan oo kale suurta gal ma aha inaad sameysaan..
    sheekadu waxa gashey qabiileysi iyo xan..

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 5 місяців тому +2

    Ilaahow bini aadan Hana badin amen Midas kale sidee caafimaad udalbadaa qof USA jooga

    • @ashaabdullahi4659
      @ashaabdullahi4659 5 місяців тому

      Waatan garan la ahay ma caruur ayey haysataa haday singal tahay bisii ayey samaynaysaa 2500 ugu yaraan haday caruu leedayna dawlada ayaa udiyaar ma dadka yurub iyo maraykan jooga ee caawimada dalbanaya maxay uga badantay qofkii kiis ku socdo looyar waa laga caawin lakiin waxa kale waa kalad

  • @yasminmoha736
    @yasminmoha736 4 місяці тому

    somali waaa cawaan billaaa naxariiisaaa

  • @fardowsaabdi949
    @fardowsaabdi949 6 місяців тому +4

    Subhannallah

  • @mariamismail147
    @mariamismail147 5 місяців тому +2

    Inan ka Dhabisa waa inan Caqli badan mansha allaah

  • @fadumamohamud7586
    @fadumamohamud7586 5 місяців тому +2

    Walalwo ilaahey ka cabsada

  • @bmigil8178
    @bmigil8178 5 місяців тому +1

    Wallaahi dadkaan waa cawaan jaahiliina. Gabadhu way asha haadatay. Waa in halkaa aad kaga hartaan. Wixii u qarsoon waa iyada ILAAHAY.

  • @maymuunabdullahihassan1039
    @maymuunabdullahihassan1039 5 місяців тому +1

    Walahi warun waxa laga shegayo ana aqaan

  • @abdiosmaan8059
    @abdiosmaan8059 5 місяців тому +3

    War diina ma taqaanaan inaad diin difaacdaanna waad rabtaan ee gabadha caawiya ama nacnacda kala taga hortiinay ka ashahaadatay maxaad kalood ka rabtaan

    • @nouriaahmeth8499
      @nouriaahmeth8499 5 місяців тому

      Wlhi dhibkan oo kalay leedahay markad rabto inad diinta difaacdo hadana aanad cilmi ulahayn

  • @khertohussein
    @khertohussein 4 місяці тому

    Shaaruu gabadha waagadhaxanuusan waaquraan aayatakursi 7obaatan aayatakurrsi mar walba aqri mar walba

  • @user-pm4cf3ol3d
    @user-pm4cf3ol3d 4 місяці тому +1

    صلي الله علیه وسلم😢

  • @laylaomar-vv1wt
    @laylaomar-vv1wt 6 місяців тому +3

    Saxiix. Subhanallah

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 6 місяців тому +3

    Qof islaam sheeganaya ,in aad kashakidaan waa xaaraam.balaayaad baaraysaan.war Diinta barta jaahiliin baad tihiin.

  • @user-qs2sh9oy5m
    @user-qs2sh9oy5m 6 місяців тому +2

    Subaxanallah Subaxanallah this is too much 😮

  • @basrajees4673
    @basrajees4673 6 місяців тому +2

    War waxaan cawaaanta ah ma dadka ayeey diinta ka xigaan

  • @user-vy1ki6cd5s
    @user-vy1ki6cd5s 5 місяців тому

    Maxey caawiyan iyadiibeyba dacwa u qabsadene somalidu waxeyiska dhigan sidi iney diinta Allaah masuul ka yihiin

  • @abshirofficial9474
    @abshirofficial9474 5 місяців тому +1

    Ayado maraykanka jogta mey toogsanaysa qoftu hhh

  • @nasirtalyaani5887
    @nasirtalyaani5887 4 місяці тому

    gabadhan way ashahaadatay .uurkeda Alaa xukuma Lakin anagu afkaan xukumaynaa

  • @yusufabdi7272
    @yusufabdi7272 5 місяців тому

    Naima,
    Calafdoon waxa uu
    Isku badaley.
    Hablo is ha ruufaya,
    Ee walaal gabadha
    Waa laga qaldayahay

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 5 місяців тому +2

    Lunah is right you have to help or leave her alone why you so aggressive guys?😂

  • @abdullahihassan4734
    @abdullahihassan4734 5 місяців тому +3

    Diinta aad haysato maxay tahay Nacimo adiga

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 4 місяці тому

    Culuumada halo gudbi fadlan ariinkan laa ihaa ilaaha xageed ka galaysan Naciima rabi ka caabso.

  • @anoor7560
    @anoor7560 5 місяців тому +1

    Qol waxaad timi dad iyagaba u baahan inay diinta bartaan oo qaldan
    Gabar leh muslim baan ahay oo ay si qodqodayaan waxay ku tusin diin yaridooda

  • @ikhlasabdirashid5133
    @ikhlasabdirashid5133 5 місяців тому

    Walahi warrantiesa warilahey kabaqa hadhihina gal. Subxaanalh

  • @maryama1487
    @maryama1487 5 місяців тому +2

    Inantu siwacan u ashahadan meeso ee su alo diintah waydiiya

  • @cabdizayid5016
    @cabdizayid5016 3 місяці тому

    Nasab quluubta allaah baa daalacda ee aadanaha waa iniuu daahirka qiimeeyo

  • @user-vy1ki6cd5s
    @user-vy1ki6cd5s 5 місяців тому

    Gabadha ayada dhegeesta kuna qanca cawanbad tihiine soomalidu waa dad dhibadan

  • @maymuunabdullahihassan1039
    @maymuunabdullahihassan1039 5 місяців тому

    Naagtu ayada tiri galan ahay kaniisada galaysay surweel qabtay madaxa qaawisatay gabdhaheda qangarkana ayada qawani ku qasabtay oo wiilashiina ay ka carareen waana tuugo muslinka xada anagaa naqaan maxaa u difaacaysiin inay ayadoo yar galowday na ayada sheegtay oo tiri waxan ku galobay sucudiga waa naag qof nool haday liqdo anlaso marsiinayn familkedana joga oo og

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 5 місяців тому

    Dear Brother's sister's
    I am Somalia and I am Muslim
    I here from you about lady she have problems
    With something then you guys first place try to help that's great but after one lady she bought new so that new can you proof video reorder or you guys did you funded out ? Please even she done let help that lady what she needed
    Please that lady she have children please just help please

  • @maymuunabdullahihassan1039
    @maymuunabdullahihassan1039 5 місяців тому

    Wiilal way dhadhay say kanisad ugu xaraynaysay ayay ka carareen abahod ilmaha oo nool bay u dirtay hoyadeedna sweedan bay jogta

  • @user-vy1ki6cd5s
    @user-vy1ki6cd5s 5 місяців тому

    Maxey caawiyan iyadiibeyba dacwa u qabsadene

  • @fadumamohamud7586
    @fadumamohamud7586 5 місяців тому +1

    Walalyalow qof idin dhahayes waxan ahaaye muslin ah see u dhahaysen galba tahay

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 5 місяців тому +2

    Waaba gaabadha duulbadan xaata haaday gaaltahaba somalidu iyaaga waala daaka biisinke iyo raabiiyow wiixi ay idiin sheegatay kuu qaata biilis

  • @queenema216
    @queenema216 6 місяців тому +1

    abaayo miski gado hoosta marso ooquraan ku aqri

  • @user-us2gk4ol1u
    @user-us2gk4ol1u 4 місяці тому

    Umad waalan. Siiba Kan Mohamed Wali la dhaho.

  • @feisalamin9213
    @feisalamin9213 5 місяців тому

    Hibaq very outstanding

  • @MrBravo24b
    @MrBravo24b 5 місяців тому

    Soomaalida waali bey ku darsadeen qof muslimad ah ayeey waxeey ku qasbaayaan gaalnimo ineey ka dhigaan yaan lagu mashquulin gabadhaan muslimada ah ,
    horta Soomaalida islaam mayihiin ama diinta islaamka afka ayeey ka sheegataa

  • @fardowsaabdi949
    @fardowsaabdi949 6 місяців тому +2

    Lunah mashallah gabar aad u qalbi wanaagsan😘

  • @maxamaddaud4329
    @maxamaddaud4329 5 місяців тому

    subxanallah salallahu caleyhi wasalam

  • @mukhtarmoalimali8058
    @mukhtarmoalimali8058 5 місяців тому

    Faadumo laba aplenty iskadhaaf

  • @nasirtalyaani5887
    @nasirtalyaani5887 4 місяці тому

    ninkaasaa ka hadlay xadiisjii saxda ahaa wax ku qaado bigsan diinta wuu yaqaanaa

  • @user-vy1ki6cd5s
    @user-vy1ki6cd5s 5 місяців тому

    Dumarku warjecela acudubillah

  • @mubamubanen8562
    @mubamubanen8562 4 місяці тому

    naciimo adiga madaxaaga sow ma qaawano adigaa ubaahan in laguu sheego xaqa alaha ku tuso

  • @user-jz6fd5wj9n
    @user-jz6fd5wj9n 5 місяців тому

    Abayo dad badan Ayaa ku soo gala wadan chuch soo qaado

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 6 місяців тому +1

    Asc. Illaahow Bini’aadan ha noo baahin Yaa Rabi. Bal yaa Rabi Illaah ayaa xisaabinaya.

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 5 місяців тому

    Illahow bili,adam hanoo bahin

  • @maymuunabdullahihassan1039
    @maymuunabdullahihassan1039 5 місяців тому

    Magaceeda waa falis ee ilaa haday been shegaysa

  • @user-ue4jv5zv1o
    @user-ue4jv5zv1o 5 місяців тому

    Warya mxamed in wax labixiyo raali kamatihid waayo qofka ilaam nimadiisa toxiidka kaga filan

  • @basrajees4673
    @basrajees4673 6 місяців тому +2

    Bal qof ashahadanaayo baa la leeyahay waa gallo nacalaa sheydaan ku yaallo😡

  • @user-rl9wk7sf4f
    @user-rl9wk7sf4f 5 місяців тому

    Ilaahey ka baqa

  • @SafiyaMohamed-ny1wn
    @SafiyaMohamed-ny1wn 5 місяців тому

    Warheedaha dadka qaar e qoxootiyada kurafaadsan weydhacda qaar iney gaalnimo sheeting lakiin dhabkama aha e dhaqso halaguqaade SaaS usameyaan.

  • @Umu_Liso
    @Umu_Liso 5 місяців тому

    I rather die and starve then ask my own people for help seriously. Ilahay leeh wax weydinsan laha.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 4 місяці тому

      Good. Hadii gaalnimo lagaaga shakiyo waa in xaqqiiqda la hubiyaa. Sidee qof Muslim loogu tuhmi karaa gaalnimo? Soomaali way fududahay, waxna ma fahmaan waxna ma hubsadaan? Qof baa gaalnimo lagu tuhmay sidee looga gudbaa ayadoon la hubin?

  • @maryama1487
    @maryama1487 5 місяців тому

    Indha adeegeedan arkaa waxbaa jira

  • @ikraanshariif1234
    @ikraanshariif1234 5 місяців тому

    Subxanallah gabadha haday tiri muslim ah why gaalaa tahy dusha logasaarayaa wana runtayda qaxootiga kampla qaxootigeeda kiis lasamestaa ama wax malaguu qabanyo anaana mrqaati ka ahaa unka ootirikobka guryahya sameenaya ani laisogalay waxana iri qoxooti ahy wadankayga hoyo dagaal sogeeya ugasoocararay gabadhkale oodarisnahy loogalay guryaheenana aad iskugu dhaw mrka GAbadhii waxay tiri wilkaan saxibtimo kudhalay Subxanallah wana wiilkeeda xalasha ahaa ani wana yaabay walhi gabadhaas iyada ah durbaba walaqaaday Ana ilaa iyo hada wan fadhiyaaa alxamdullillah mrka walshen hkudagdagina

  • @hamsemuhumed1680
    @hamsemuhumed1680 5 місяців тому

    Luna waa saxan thy

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 6 місяців тому

    toowxiid waxakadambeeyo oo Aad Aamineeyso maxeey tahay m,waliyoow gabadhaana dagoodiye ineeytahay waiskacadahay❤❤❤❤

    • @user-up8no3wy6r
      @user-up8no3wy6r 6 місяців тому

      Na Aniga aya aqaano nagtan waa gaal wana shiqal qaxotiga uganda kaimaaday nakvali aya ladhahaa waliba somalida wey kagurtay waxey tiri madama an dintoda kabaxay wey idilayan kadib Ethiopian ka aya lageyay halkas ayey kaso dhoftay

  • @laylaalin7530
    @laylaalin7530 5 місяців тому +1

    Dadkani waxed moodaa in ay camal ka dhegteen

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 5 місяців тому +1

    Gaabadha haaday taahay muslin o ay qaalowdo idiinka kaamasula

  • @Shamso-dp1tg
    @Shamso-dp1tg 5 місяців тому

    ❤pisinka

  • @SaadiyaAliAbdulla-th8jx
    @SaadiyaAliAbdulla-th8jx 5 місяців тому

    Faadumo shaydaan waaye waxba ma hubsato bisinka

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 5 місяців тому +1

    Qiimeeya ashahaadka run iyo been kuqaado

  • @Minagamzel
    @Minagamzel 5 місяців тому

    Gaaalka in la cawiyo hadow bahanyahay ya diday somali jahliga iska daya yab badana

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 5 місяців тому +1

    Raabi yoow somli baahiidena haatuusin

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 6 місяців тому +1

    War maxa jaahilin meesha isagu timid. War diinta islaamka miyad wakiil ka tihin . Wax kasta waxa ka sii daran mid sarqaan ah iyo mid gaal cadan ah xaaran ku haysto aya qof islaam ah gaalnimoo ku sheegayan . Yaaaahuuuu

  • @yasminmoha736
    @yasminmoha736 4 місяці тому

    america yaaa kinisadahaaa gallabaaa

  • @fadumomaful3973
    @fadumomaful3973 5 місяців тому +1

    Soomali awlaba wali ku jirey hadana suuq caalmia heley 😅😅😅😅

  • @siyadomuhumed9304
    @siyadomuhumed9304 5 місяців тому +1

    Yaahuden naciima prank ayada lunsan

  • @user-tl8jw8yb7g
    @user-tl8jw8yb7g 6 місяців тому

    Asc

  • @laylaomar-vv1wt
    @laylaomar-vv1wt 6 місяців тому

    Saxiix

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 5 місяців тому

    Maa naaga liisu ruumista haaday doonto waaxasiidad kaaxun noolosheede

  • @Shamuuri247
    @Shamuuri247 5 місяців тому +1

    Ninka dumarka ku dhex jiro waa nacas

  • @farhiyamahamud2315
    @farhiyamahamud2315 5 місяців тому

    xijaab

  • @zamzamaanka8
    @zamzamaanka8 6 місяців тому

    Waarunted gabadhan dadka buufiska waxkastu kukalifa xitaa dad dhahaya lesbian baan ahay baakubaxa ee qalad ay gashay markaas yaanlagu daba galin qof

  • @maryama1487
    @maryama1487 5 місяців тому

    Wasax

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 5 місяців тому

    Sacdiyo 😂

  • @qabinmaxamud1158
    @qabinmaxamud1158 6 місяців тому +1

    Idinku ilahay ka yaaba

    • @fauziahashi8469
      @fauziahashi8469 6 місяців тому

      Ha kad wax u hubinaysan aya qaldan. Dadka aad keenay san inay cadowgeeda yihiin oo dadka sixray a yihiin maxaad ka ogtihiin.

  • @qabinmaxamud1158
    @qabinmaxamud1158 6 місяців тому

    Gurigu wuu golanyahay

  • @fadumomaful3973
    @fadumomaful3973 5 місяців тому +1

    Allow soomali hano behind 😅😅😅

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 4 місяці тому

      Maxaa keenay tuhunka in gaalnimo looga shakiyo? That's very important question.
      Soomaalida waa dadka ugu deeqsisan dunida uguna naxariista badan. Balse Soomaali waxay sheegto waxbaa ka jiro hadii qofka gaalnimo lagu tuhmay waa qasab in la cadeeyo intaysan bulshada noo dhex gelin oo ubadka naga fasahaadin balse Biniaadamnimo loo caawiyo. Haday cadaato inaysan Gaal aheena loo caawiyo Muslimnimo iyo Soomaalinimoba.

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 4 місяці тому

    Nunka dhahaayo been waa la sheegi karaa Diinta baro. Gaalaan ahay wax lagu been sheegto ma aha. Xasbunallaahu wanicmal wakiil. Hala hubiyo inau gaal murtad tahay iyo inay Muslim tahay. Markay labada dhinac mid u dhacdo. Ama biniaadanimaa loo caawin karaa ama Muslimnimo iyo Soomaalinimo. First hala hubiyo.

  • @AliCaawiye
    @AliCaawiye Місяць тому

    Nimco adiga waxaa tehy qof,xun ayaa,thy adigaab gaaal aah sharmuuto tehy

  • @qabinmaxamud1158
    @qabinmaxamud1158 6 місяців тому

    Cws

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 6 місяців тому

    Somali oo wada sirdoon ah😂😂😂😂

  • @feisalamin9213
    @feisalamin9213 5 місяців тому

    M wali he is too much too petty and nonsense

  • @sarahm570
    @sarahm570 5 місяців тому

    Sleep paralysis weeye

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 5 місяців тому

    Yaab

  • @halimoosman7428
    @halimoosman7428 5 місяців тому

    Kkkkkkkk

  • @abdullahihassan4734
    @abdullahihassan4734 5 місяців тому

    War yaa sharmuto wax waydisan jiray Naciimo ayadaba Gala ah

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 6 місяців тому

    Rabiyow masiixow Muslim hanabadan
    War muslimow sowtan idinka laydin caawiyo kaniisada yaa caawisa dhamaan dadka somaalida
    Muslim daciif

    • @Abdi537
      @Abdi537 5 місяців тому +2

      Imanka Alle kaqad ma rabi an rabul calamin ehen ba jira

  • @qabinmaxamud1158
    @qabinmaxamud1158 6 місяців тому

    Shooshaka ayaa ka bixinaya