Yeah, waa dhacdaa waana soo dhici Jirtay waana dhici doonta Hadii aan La Helin Dad Ka wacyi Galiya Bulshada oo Sidan som action oo Kale Dedaal Badan ku bixiya sidii ay Bulshada wax udareensiin lahayeen. Well Done sxb @faisal_bile iyo team kiisa waa Short film Dhinac Kasta ka Dhisan Horumar baa ino Balana.
They deserve more Views❤️
way jirtaa gabdho badan oo ragu sidaa ku xujayataan war inamaw daaya hablihiina hal habeen oo jawi gashid waxa ku dhaanta noloshaada inta ka dhiman gabadh aad wada nolaataan waa midkee yuuna jinku niga awood badan waa balaayeee shaydaanka iska naara
uma maleynaayo in sharaxaad ubaahantahay jiliinka iyo nolosha caadiga, waxan lahadlaa Saxibada khaled umaleynaya inuu sigaar cabo kkkkk
Khaalid wuu la dhuuntaa bahalka day sidu sankiyo afka uga sii daynayo😂
@SomActionfilms waryaa waxaad Rabto hanoo sheegin qof Aan sigaar aqoon sidaa uma cawi kareee
Wlh It's true weyna dhacdaa sidaan🥺
Cajiib😍 waa run way jiraan rag badan oo gabdhaa raba inay kaga faaiidaystaan duruufta ku gadaamman.
Aad iyo aad..
Haa wllhi wey jirta taas xaqiq waaye
Hubaal weey jiraan rag ka Faa, iideeysta duruufta gabdhaha!! Cakuye mexeey rag bilaa damiir ah dunida joogaan illahow doqon baahidiis hana badin!!
Haa wan Amin
Sanahy run ahanti
Waydacda Marka
Qar
Yeah, waa dhacdaa waana soo dhici Jirtay waana dhici doonta Hadii aan La Helin Dad Ka wacyi Galiya Bulshada oo Sidan som action oo Kale Dedaal Badan ku bixiya sidii ay Bulshada wax udareensiin lahayeen.
Well Done sxb @faisal_bile iyo team kiisa waa Short film Dhinac Kasta ka Dhisan Horumar baa ino Balana.
Thank u man..
Xaaaa weyjiran
Wwww mashaallah beautiful girls, actress movies and legends actor too
Masahalh tabaarakalah
www Good Job #TeamSomactionFilims
Shaqada halkaa ka sii wada sxbyaal❤🔥💯
Excellent Faysal bille and keep going Sir
Gabadha sharafteeda ilaa shato waa mid Aad uqiimo badan tanoo kale marar badan ayey dhacday
waa story qalbiga taabanaayo mashaalaah waa iga gadan yahy keep going
Haa gabdhu wa masakiin
Yaasir actor so jabay wyw
Shaqo fican ayaa qabateen run ahantee waxaa tiheen Dad jacel bulshada danyarta eh dhipka lagu haayo inaa cadeeysaan waana edinku tageersanahy 💙💎✅🇸🇴 mahadsanideen
Wll Khalid waan ku wataaa
Haaa waan aamin sanahay waxan dhahayaa iska dulqaata maalin uu waad kabixi doontan i.a
Wey jirtaa dhibaatadaan
Horey usoco sxb macaane🙏respect
M.a horumar wcn pro
100%80 arinka waa u ka dhaca dalkeyna balse weli ma arkin wax u dooda arinkaan
Allahu Akbar 💔
Wow amazing m.a qaabka loo duubay iyo editinka inaba caadi maaha cenamatic color
Aad iyo aad wajiran dad sidaanoo kale kudhacday alla nama tuso😥
Of course
Wlaalaha reer xamar
Ayay ku badan yihiin.😎
Wajirta tano kale
Flimda noso badiya zxpyal wan idin jecelnhay
Hhhhaaaaaaaa aaad iyo aaaaaad🧕🧕🧕❤️❤️❤️❤️♥️♥️
War sigar macabi kartid marka iska dhaf
haaa
Haa waan sugeynaa balse codka jilayaasha dhadhan maleh ee qolada aflanta turjunta haloogeeyo
Abwe sigaarka Iska daa plz cafimadka uma roono
jiliinka iyo dhabta makala saari kartid miya
☝️
Aad io aad wax yhpan cml in gabdhahena somaliyed lagula dhaqmoo waa qalad manna ogolandono in wlalahena san cml lola dhaqmo
Asxaabta subscribe iisaara alla ha idiin xafidee.
Khalid sigaar miyaa cabtaaa
@D J Khaled wllkay khaalid waan jeclahay jilinkaaga nosoo badiya filmada
Wali ma fahmin muuqaalkaan, videoga wuu quruxbdnyahay lkn ujeedada mafahmin, gabadh lagac loodiiday, kadibne iska tagtay unbaa arkay libaax
asxaaabta subscribe ii saara ua-cam.com/channels/ieMmFkhJTnXMyXpbBuesdQ.html