SIDEE KU IMAN KARTAA SWEDEN 🇸🇪

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 17 днів тому +1

    Mahadsanid sxb

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o Місяць тому +5

    Somalia iiga roon Sweden irsaqa ilaah baa hayo wuuna qoran yahay nacnacda nala dhaaf hanoo xayeysiin dhul gaalo

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 7 днів тому

    💟💯🙏

  • @user-jx4ts2zr8n
    @user-jx4ts2zr8n День тому

    Zxpow sweden walshey ma ikeeni kartaa oo. Aabahey dhalay ❤

    • @AbdirahmanDayib
      @AbdirahmanDayib  День тому

      @@user-jx4ts2zr8n haa waa inaa 18 ka yarataa iyana 18 ka yarataa

  • @MohamedOmar-nl2qn
    @MohamedOmar-nl2qn 29 днів тому

    Alle ima geeyo. Anigoo wax waliba diyaar ii yihiin oo laygu dhahay dookha adigaa leh ayaan iska diiday.

  • @bilaaal5881
    @bilaaal5881 Місяць тому

    Adiga weyn hadii da'yar sheegtid caadi miyaa

  • @user-ox9ws5ji5z
    @user-ox9ws5ji5z Місяць тому

    yaa dhaqaalo badan sewden iyo luxembourg sxp

  • @haldoor4413
    @haldoor4413 Місяць тому

    zxp sweden inaa imaado rb lkn qof iima jooga maxaa xal ah

    • @AbdirahmanDayib
      @AbdirahmanDayib  Місяць тому

      Runtii way adagtahy zhp imika Sweden way yareeyen qaxootigii ay qaadan jireen

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 Місяць тому

      ​@@AbdirahmanDayibSomali badan Oo Sweden jooga oo dhibaateysan ayaa jirta Runtii , Oo aan waxba heysan , wax Nolol ah Oo taalaana Ma jirto sxb

  • @user-yk3ic8gg7m
    @user-yk3ic8gg7m 29 днів тому

    UA-cam kaga meel kaman so arag cidna ima so share garayn hda igu horaysa 2 video ee u sareya wn so dawaday wxnn goansaday dhaman video inan dawado like saro intan qadada karinayo xfda 😊😊😊 hhh mana ogi xta spptan kugu shegayo inan intasba samaynayo lkn wxn ogahay uun inad tahay wiil dhalinyaro ah oo u bahan dhiri galin uun peace ✌ ❤

  • @user-ox9ws5ji5z
    @user-ox9ws5ji5z Місяць тому

    qarashka laku imaado sewden meeqo waaye sxp

    • @AbdirahmanDayib
      @AbdirahmanDayib  Місяць тому

      @@user-ox9ws5ji5z meesha ka imanasid iyo sida ku imanaysid ku xidhantahy

  • @mohamedkobra2305
    @mohamedkobra2305 Місяць тому

    Zxb eedo aya joogta dacwad ah inay idhashay ma i xarayn karta o suragal matahay

    • @AbdirahmanDayib
      @AbdirahmanDayib  Місяць тому

      Maya zhp DNA la eega inay ku dhashay mrka laga yaaba inay tidhaa ana soo korsaday oo masuul ka ah hadi ay dacwad ku bilaabayso

  • @user-ox9ws5ji5z
    @user-ox9ws5ji5z Місяць тому

    labadaan watan yaa fiican sweden iyo luxembourg sxp

    • @AbdirahmanDayib
      @AbdirahmanDayib  Місяць тому

      Sweden ka fcn xaga qaxoontiga dad badan qadata Sweden lkn Luxembourg waa wadan yar ma qaatan dad badan

  • @ayaanosman1564
    @ayaanosman1564 Місяць тому

    Asc

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 23 дні тому

    Wll dadka somalidu runta way necebyihiin e beenta uga sheekee, waa dad caamo ah oo aan waxba baadhin dheg kaliya ayay wax ku maqlaan oo beri horaa laga dhaadhiciyay been ah yurub baa dhakhso looga taajiraa.