هذه والله فتوى علمية مباركة . ولله درّ شيخنا أبي محمّد، -لا فضّ فوه- فقد أجابَ وأوجزَ فأصابَ وأفاد ، وأبان المحجَّة البيضاء فأجادَ . فجزاه الله خيراً وسدَّده وبارك في علمه وعمره .
Taas macnaheeda waa in culimada caanka ku ah fiqhiga shaaficiga ay ashaacira yihiin, illeen sheekha culimada uu sheegay ma aha culimada caanka ku ah fiqhiga shaaficiga.
Waxaad sheegtay in xanaabiladu la xishooto bisinka. Laakiin bal eeg xadiithkan صَلَّيْتُ مع رَسولِ اللهِ صَلَّى اللَّهُ عليه وسلَّمَ وأَبِي بَكْرٍ، وعُمَرَ، وعُثْمَانَ، فَلَمْ أسْمَعْ أحَدًا منهمْ يَقْرَأُ {بِسْمِ اللهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ}. الراوي : أنس بن مالك | المحدث : مسلم | المصدر : صحيح مسلم Markaas ma xanaabilo ayaa tidhi mise? Intaad is leedahay suufiyo difaac meel hakaga dhicin Nabigeena ﷺ
@@manhajonline Horta ninka aad sheekh kusheegtay shiikh iima aha. Qof abtirsiga diintisu ibn cabdulwahab ku egtahay diin kama qaadano. Kow: waxaad sharaxdaa meeshad kakeenteen tawxiid sadex ah. Ma Quraankaa kakeenteen, ma xadis baa kusoo arooray? Wada hadal waxa kahoreeya tawxiidka aan heysano inaan isla fahano oo aan kamideysanahay. Laakin hadaad sadex sida masiixiga udhigtay tawxiidkii in lagula hadlo maba banaana. Marka reer Taymiyoow ama wahaabiyooy keena daliil tawxiid sadex ah. Hadaadse leedahay ibn cabdulwahaab baa loo waxyooday Nabigeena suubanaa ee kheyrul khalkhiga ahaa iyo khaatumul ambiyaa Mohammad صلى الله عليه وسلم kadib bal noo cadeeya.
الإمام الشافعي وتلاميذه ليسوا بالأشاعرة. ١. المزني تلميذ الشافعي ٢. أبو العباس السريج ٣. محمد بن جرير الطبري ٤. محمد بن إسحاق بن خزيمة ٥. ابن منذر ٦. محمد بن نصر المروزي ٧. أبو بكر الإسماعي ٨. أبو عثمان الصابوني ٩. أبو سليمان الخطابي ١٠ آجري ١١. اللالكائي ١٢. أبو القاسم الزنجاني ١٣. المقدسي ١٤. البغوي ١٥. يحيي بن خير العمراني ١٦. أبو المظفر الصنعاني ١٧. أبو البيان ١٨. البيهقي ١٩. الخطيب البغدادي ٢٠ إمام الذهبي ٢١. التيمي
Masha allah .sheekh cabdi karum xasan xoosh allah ha barakeeyo cilmigana ha u siyaadiyo caalimka soomaaliyeed waa isaga
حفظكم الله شيخنا ، وجزاكم خيرا
Ilaahay ha barakeeyo sheekhan. الله اكبر
Maashallaah allaah hakubarakeeyo
Alle khayr hasiiyo sheekheena cabdi kariim
Sheikh Abdikariim hassan Shukran sida wanaagsan
هذه والله فتوى علمية مباركة .
ولله درّ شيخنا أبي محمّد، -لا فضّ فوه- فقد أجابَ وأوجزَ فأصابَ وأفاد ، وأبان المحجَّة البيضاء فأجادَ . فجزاه الله خيراً وسدَّده وبارك في علمه وعمره .
جزاكم الله خيرا فضيلة الشيخ
جزاه الله خيرا جزا
حفظك الله شيخنا الفاضل الشيخ عبد الكريم حسن حوش
Maasha Allaah
Msh allah🥰🥰
حفظه الله الشيخ العلامة عبدالكريم حسن حوش
رحمك الله❤
Taas macnaheeda waa in culimada caanka ku ah fiqhiga shaaficiga ay ashaacira yihiin, illeen sheekha culimada uu sheegay ma aha culimada caanka ku ah fiqhiga shaaficiga.
هل ممن يلخصنا ما قاله الشيخ في كتب علماء السادة الشافعية من أهل السنة ، ويتبرع في وقته لخدمة العلم وأهله
Aad noogu cadeysay
Salafiyadu been badanaa.
Beentooda waxaa kamid ah:
1. Salafka ayaan raacnaa ayeey yiraahdan oo been cad ah. Ibn Taymia, Ibn cabdulwahab, Albani, uthymeen, Bin baz, Madkhali iwm. Intaa ay raacaan salaf umasoo dhawaan.
2. Waxaan raacnaa xadis iyo quran ayeey ku andacoodaan laakin taasna waa been. Tawxiidkooda sadexda ah uma hayaan xadis ama ayad quran aykasoo xigteen. Waxaa aliftay shiikhyadooda ay kaweyneysiiyaan axsaabta iyo imaamyada madaahibta 4ta ah. Waa ibn taymia iyo ibn cabdulwahaab. 3 tawxiidka waa kii uu ibn cabdukwahaab kugumaadey muslimiintii xijas iyo najdiya. Bidco kaweyn majirtaa tawxiidkii masiixiyada e 3da ah.
3. Waxay yiraahdaan ha raacina madhab laakiin markaad ufiirsato waxay kawadaan shaficiyada ha raacina (100% ummada somamiyeed waa shaficiya) ee raaca tii Xanabiladda ee bisinka laxishoota, qunuudka diidan, ducada jamaca ah diidan, saliga nabiga diidan - waa tan laga keenay sacuudi iyo raga dollarka siiya.
4. Hadana waa tan beenta ashaciro iyo shaaficiyo kala fogeeyey. Bari waxay dhihi doonaan somaliya waligeed shaaficiyo ma noqon.
Shiikhu addilu iyo burhaan buu keenay eh bal adigu keen hal aayad ama hal xadiith.
Waxaad sheegtay in xanaabiladu la xishooto bisinka. Laakiin bal eeg xadiithkan
صَلَّيْتُ مع رَسولِ اللهِ صَلَّى اللَّهُ عليه وسلَّمَ وأَبِي بَكْرٍ، وعُمَرَ، وعُثْمَانَ، فَلَمْ أسْمَعْ أحَدًا منهمْ يَقْرَأُ {بِسْمِ اللهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ}.
الراوي : أنس بن مالك | المحدث : مسلم | المصدر : صحيح مسلم
Markaas ma xanaabilo ayaa tidhi mise? Intaad is leedahay suufiyo difaac meel hakaga dhicin Nabigeena ﷺ
@@manhajonline Horta ninka aad sheekh kusheegtay shiikh iima aha. Qof abtirsiga diintisu ibn cabdulwahab ku egtahay diin kama qaadano.
Kow: waxaad sharaxdaa meeshad kakeenteen tawxiid sadex ah. Ma Quraankaa kakeenteen, ma xadis baa kusoo arooray? Wada hadal waxa kahoreeya tawxiidka aan heysano inaan isla fahano oo aan kamideysanahay. Laakin hadaad sadex sida masiixiga udhigtay tawxiidkii in lagula hadlo maba banaana. Marka reer Taymiyoow ama wahaabiyooy keena daliil tawxiid sadex ah. Hadaadse leedahay ibn cabdulwahaab baa loo waxyooday Nabigeena suubanaa ee kheyrul khalkhiga ahaa iyo khaatumul ambiyaa Mohammad صلى الله عليه وسلم kadib bal noo cadeeya.
Allah beenta
الإمام الشافعي وتلاميذه ليسوا بالأشاعرة.
١. المزني تلميذ الشافعي
٢. أبو العباس السريج
٣. محمد بن جرير الطبري
٤. محمد بن إسحاق بن خزيمة
٥. ابن منذر
٦. محمد بن نصر المروزي
٧. أبو بكر الإسماعي
٨. أبو عثمان الصابوني
٩. أبو سليمان الخطابي
١٠ آجري
١١. اللالكائي
١٢. أبو القاسم الزنجاني
١٣. المقدسي
١٤. البغوي
١٥. يحيي بن خير العمراني
١٦. أبو المظفر الصنعاني
١٧. أبو البيان
١٨. البيهقي
١٩. الخطيب البغدادي
٢٠ إمام الذهبي
٢١. التيمي
Been badanaa.
بارك الله فيك